Fananiinta Ugu Caansan Somalida Qabiladooda Wax kabaro part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 сер 2024
  • Fananiinta Ugu Caansan Somalida Qabiladooda Wax kabaro part 1
    #SUBSCRIBE___LIKE___SHARE____________________________________
    FADLAN KA MID NOQO ASXABTA KU XERAN CHANNELKAN SHABALAALA TUBE MAHADSANID
    #shabalaalatube_hodanabdirahman
    #shabalaalatube_taarikhda_hodan
    #shabalaalatube,wararka
    #shabalaalatube,warka
    #shabalaalatube,farmaajo
    #shabalaalatube,sheeko
    #shabalaalatube,dhacdooyin
    #shabalaalatube,qisooyinjaceyl
    #shabalaalatube,heescusub
    #shabalaalatube,ruwaayad
    #shabalaalatube,suldanseerar
    #shabalaalatube,muusebixi
    #shabalaalatube,hindiafsomali
    #shabalaalatube,hindicusub
    #shabalaalatube,mareekanafsomali
    #shabalaalatube,ugbadaragsan
    #shabalaalatube,ajakis
    #shabalaalatube,heesmacaan
    #shabalaalatube,geraarjaceyl
    #shabalaalatube,dayaxdalnuurshe
    #shabalaalatube,khadarkeeyow
    #shabalaalatube,maxamedbk
    #shabalaalatube,nimcaanhilaac
    #shabalaalatube,ugbadaragsan
    #shabalaalatube,qamarsugaani
    #shabalaalatube,qaaliladan
    Fadlan ka mid noqo asxabta ku xeran channelkan shabalaala tube si aad u hesho muqaalo ku xiiso galiyo mahadsanid

КОМЕНТАРІ • 462

  • @abuukar1667
    @abuukar1667 2 роки тому +35

    Dhamana waa dad somaliyed waan ku faana

  • @muslimabdurahman2302
    @muslimabdurahman2302 2 роки тому +20

    Nimcaan hilaac , ismacil danan nimcaan onkad , mursal muuse , Hodan abdilrahmam, idil barkhad all are. Viva samaroon

  • @asmacabdi2668
    @asmacabdi2668 2 роки тому +14

    Qamar iyo cabdi raxman iyo xamda qaali ciidagale♥️♥️♥️😍😍😘😘

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 Рік тому +7

    Wow dayaxDalnuurshe cl risaaq Anshax Dalmar yare yes my sheekhaal

    • @maxamedfaraxcumarweedow8575
      @maxamedfaraxcumarweedow8575 2 місяці тому

      Anshax shekhal mahan maxamed kal baa shekhal wuxuu isku qalday Nimco dareen iyo wuxuu isku qalday Nimco dagan iska sax

  • @zakariyeahmed3087
    @zakariyeahmed3087 3 роки тому +14

    Igaba daa fanaaniintii oo laka sheegtay qabiil alle idinka madoobee soomaaliyeey
    I’m soomaali it’s enough

  • @xasanadanabdi2713
    @xasanadanabdi2713 2 роки тому +6

    Haa ogaadeen💋💯💚💙❤xariiraxmed ilkacase suldaanseeraar

  • @economicsinsomali9674
    @economicsinsomali9674 Рік тому +14

    Meesha isaaq baa wada qabsaday.😂😂

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 3 місяці тому

      Dadkaaa dadkii fanka lahaa weeye dee

  • @yacqubcumarqawrax-cy9bg
    @yacqubcumarqawrax-cy9bg Рік тому +4

    ❤Viva samaroon ziciid❤
    Abdi sinimo io qadiijo balwo
    Cabdi wali furunle
    Abdi asiis jarmal
    Idil barkhad
    ismaci danan
    Amina farax wabar
    Nimcan hilac
    Hodan abdirahman
    Mursal muuse
    Habon nura
    ayaana
    Muna laki
    Nimcan onkod
    Fahmi heego

  • @yacqubcumarqawrax-cy9bg
    @yacqubcumarqawrax-cy9bg Рік тому +2

    Waar somali anagoo zamaroon ah ayaa diinta zaylac uga keeney fankana 2dii ugu horeeyey ee somali ku heeza ayaa naga dhazhay imikana anaguunba izkaleh
    Mursal muse
    nimcan hilac
    ismacil danan
    mukhtar dauus
    mukhtar bayrof
    nimcan onkod
    Hodan abdirahman
    Ayaana
    Haboon nura
    Waana dadka hada fanka izkale❤

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 роки тому +11

    Aa cuudu bilaah mina shaydaani rajiim
    Aa cuudu bilaah. Minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabyaaladu waa xaar walwaal

    • @ahmedrainfall_umii_1
      @ahmedrainfall_umii_1 5 днів тому

      صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @zamzamcabdi7891
    @zamzamcabdi7891 Рік тому +3

    Maslax mideeye cawale adan raxma xazan zuhayb yare xayad ikraan maxabe ifraax and Amina afrik viva ciize wayne ♥

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waxan filaayaa inaad meesha basay nagatahay saan ama noocaan cayntaan ladhihidoono , intaan dhahay iyo kabadan inaad qoftan uquurilahaydeen bay ilatahay wax wanaagsan a aakhiro janno waa lysku quuraa , duni waxay tahay qofkii ama qiftii jimco joogeen jimco soo socoto inay gaarin oo hiblow aaway maleh hiblaayo aaway maleh, anafaa kuxigno jeerka danbe sooma aha waa xaqiiq , meeqaa itaqaanay aan is naqaanayna isku dhawayna , haaa saan uwada joognaayna aaway macsalaama aakhirow salamucalaykumay dhaheen , family nabad iyo weersan .mashalah.asww

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 2 роки тому +7

    Mansha allah daroodnimadu macaanaa🇱🇺🇺🇿🇬🇲💪💞💝🥰 From Madaxdi Mareexan🇱🇺♥️❣️💯

  • @ibraahimmoyer4778
    @ibraahimmoyer4778 6 днів тому

    Maxamed Bk , mukhtaar beeroof ,ugbaad aragsan ,cabdi hani .viva habaryoonis❤

  • @anwarmukhtaar5699
    @anwarmukhtaar5699 2 роки тому +7

    Viva Ciidagale ♥️

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m Місяць тому

    Qui est le meilleur chanteur ?c est le seul Isse ki es dedans ce Awaleh aden deheyeh bravo tout ils c classent derrier Awaleh ❤❤ horey u soco frere

  • @saciidomaxamed8136
    @saciidomaxamed8136 2 роки тому +7

    Sheeqaal 🥰🥰🥰🥰

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 2 роки тому +11

    Mid iidoor ah baa waxan soo hagaajiyay😂

    • @apthirachidali1097
      @apthirachidali1097 2 роки тому +2

      Halku dir isaaq ka odhan lahaa ayuu isaaq ka bilabaya

    • @muniir795
      @muniir795 2 роки тому +1

      Wadiga hayste iidor yaaka fananiin badan🤔

    • @Abdisadik28774
      @Abdisadik28774 2 роки тому

      Kkkkkkkkkkk ala maxad araktay Adesh intana igamaso horesa

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 2 роки тому

      @@Abdisadik28774 hhh haa sxb kujir xayle ahay

    • @CAX12554
      @CAX12554 10 місяців тому

      Ma hinaastay fankuba wa isaaqe😂mida kle qar Isaaqu hawiye ka dhigaybe😂

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 Рік тому +1

    We don't need No more Qabyaalad No more Dulmi No racism

  • @GuledNaleye
    @GuledNaleye 3 роки тому +6

    Wixii Majeerteen ah

  • @Khalidmaxamed24
    @Khalidmaxamed24 3 місяці тому +1

    Reer woqoyi fanka laguma gaadho wllh 😂😂❤

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 Рік тому

    Fanaaniin b and c wada ah A waa fanaan waa fiska bk awale yurub and my favorite demo afro inta kale qashinka ku Shubert fadlan they are two many with no f... talent

  • @naciimoqurux5756
    @naciimoqurux5756 3 роки тому +2

    Ani farxiyo kawo yare nolosha kuma ciisho Eedo mcn ama hbryr qali

  • @abdirashid6411
    @abdirashid6411 2 роки тому +2

    My friend xariir axmad my Ina adeer weye ha qaldamin wa nin darood mareexan Sade ah

  • @bilancadey9629
    @bilancadey9629 4 роки тому +6

    Farxiyo kabayre
    Farxiyo fiska

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 2 роки тому +1

    Awale adan my dhiga an dhuxa 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍🏻

  • @abdimalikabdikhalaq9557
    @abdimalikabdikhalaq9557 Рік тому +1

    Fanaaniinta Soomaaliyeed Inta Dir ah iyo inta soomaalida kale way isleeg yihiin ama Dirkaa badan.
    Dir waxa ah beelaha kala ah.
    1.Isaaq
    2.Ciise
    3.Jaarso
    4.Gado-biiserey/Samaroon
    5.Akhisho

  • @rahmamahamed7420
    @rahmamahamed7420 3 роки тому +9

    Nimco yaasiin😂😂😂😂

  • @nafisonafta2799
    @nafisonafta2799 3 роки тому +6

    Viv hawiye abgaal🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 24 дні тому

    Dhaamntood wa Somalia 🇸🇴 guleysta 👌🏿

  • @ilkacassilka2047
    @ilkacassilka2047 2 роки тому +2

    Awale aden 😍😍

  • @asmocabdiraxman3339
    @asmocabdiraxman3339 2 роки тому +4

    Viva isaaq iyo hawiye

  • @assiasahal8334
    @assiasahal8334 2 роки тому +1

    Awaaleh aden Somalie dhamatod wa one ok bro

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k 3 місяці тому

    Papa Abdinuur Alale mama Hibo nuura mama Qamar cabdi harawo. Mama Khadija qalanjo. Mama Amina Farah Mama Fadduun ducaale. Ismail Danan Idil barkhad Nimcaan hilaac Hodan Cabdiraxmaan Raxma Cali Nimcaan onkod. Safia tusmo. Candiwali furunle wwwww viva fanaaniinta Samaroon siciid

  • @asmocabdiraxman3339
    @asmocabdiraxman3339 2 роки тому +2

    Nuur dalac maha habar jeclo waa sacad muse

  • @djkimovich
    @djkimovich 2 роки тому +2

    Liil baliil viva habargidir 🥰💯💯💯💯

  • @nadiifoabdirixmaan8132
    @nadiifoabdirixmaan8132 3 роки тому +6

    War Ugaadeen waa daarood maxaad uga reebaysaa

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 роки тому +4

    Al shiikhaaliyaha ❤❤

  • @abdiyaremohamed55
    @abdiyaremohamed55 2 роки тому +6

    Darodnimo io OGADEN 💯❤️

  • @ubaxcadeey8327
    @ubaxcadeey8327 3 роки тому +6

    idla yare nolashu kuma ciisho wll

  • @cumargadhoodhjamacgaas7504
    @cumargadhoodhjamacgaas7504 2 роки тому +11

    Samaroon , dhulbahante .isaaq i love legendary of Somaliland

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 2 роки тому +2

    Waryaa Nuur daalacay ma aha Habarjeclo waa Isaaq Habar Awal

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 2 роки тому

    Subxana Allah

  • @haboonaxmed8904
    @haboonaxmed8904 3 роки тому +7

    Zamaroon nimcanhilacviva zamaroon💋💋💋💋❤❤❤❤❤

  • @abdiabdullahi2594
    @abdiabdullahi2594 2 роки тому +2

    Dhamaantood waa ahlushar Allah hadoohadeyo

  • @maahirmaxamadaxmad
    @maahirmaxamadaxmad 9 місяців тому +1

    Liil baliil 🎉

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 роки тому

    Alduriya sheekhul isaxaaqiya 😍🥰😍🥰💯😍🥰💯😍🥰💯

  • @Bytity35
    @Bytity35 2 місяці тому

    Waa LITACAARIFUU barasho ee qabyaalad iuo xin iyo cidii ks gubanaysa waa gooni.

  • @lightsideguide893
    @lightsideguide893 2 роки тому +5

    1.Maxamd Bakaal
    2.Xariir Axmad
    3.Ilakacase Qeys
    NOLAADA VIVA OGADEEN LANDHERINIMO AYAA NIDAYAY LKNI WALIBA ILKACASE AYA ISOXIGA ANIGA .WAFATE ISMUJIYA 😍🤩💋💘

    • @Faramze
      @Faramze 2 роки тому

      Ilkacase

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 2 роки тому

      🇬🇲✊🏾💪🏾jig jiga ila Garissa

  • @abadirofle3860
    @abadirofle3860 2 роки тому

    waxaan raba in aan ogado cabdi caziz reale, hodan online,

  • @najaxjamac8842
    @najaxjamac8842 2 роки тому +1

    Dhamaan waa wallahay lkn ku waan isku qabilkanahay matirinkaro abar awal

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Yaaaa , haddba family aan xabadan yar ka ahay hadaba intay Janis iyo fursad jiraan meeshaba ka tanaa qaadaa oo ja tisqaada hadii kale fursad makusoo qadarinayso say kuu dhaaftay lee ahaanee, diin iyi dhaqan wsnaag ka qaata janno aan ka dooqno iyo aakhiro aan qqaadan, aan walaashiin ahay, hees bilaa musig haa buraanbur iyo murti sheeko ciyar iyo kabadan meel qarsoon haa dumarku kuma jirnaba anaga dhan baaba cawra ah , ragna gabay iyi maanso qiso iyo shir iyo diin buuxdo masajid dheel ciyar la ogolyahay baaba na kafiso oo rabi rali nooga yahay nafsadeensna raali ka tahay iyo kabadanoo fiicanoo wanaagsan farxadna keh.aakhiro iyo duniba.haa.jano iyo aakhiro noogu muhiimsan mana ka qadayno tan waa dhoolotusiyo maalmo kooban, ee inta ganbaleel nagu yeerin aan tawbada hayno madhalah.asww.

  • @yahyejabjacayl5502
    @yahyejabjacayl5502 2 роки тому +1

    Anagu naarta oomaana shaqaysanin waa inoo janada midkeeni lagawaayaa khasaaray hadaan gaadsan nahay masaajida iyo madaarista nagadoona🙋‍♂️

  • @alhamdulillhforislam458
    @alhamdulillhforislam458 Рік тому +1

    Faaniinta Gabooye waaya badan yahayan oo waliba caan ah
    Faaniinta reer sheikh Muse
    Cumer Dhuule Cali
    Sahar Cumer Dhuule Cali
    Hussein Yusuf Turubi
    Haboon Cabdualhi
    Ilhan xarago
    Hodan Cumer Dhuule
    Ahmed Inshaar Olol and more
    Fanniinta Madhiban
    Mohamed saleban Tubac
    Abdi tahali Warsame
    Ahmed Yasin Digfer
    Shay mire
    Rahma Rose
    Maryam Mursal and more.
    Fanniinta Tumaalo
    Abdi Nasir Macalim
    Barwaqo Qalanjo and more.
    Nimco yasin iyo Mubarak October xaata waa gabooye ka soo jada waliba anisa
    Marka waa maxaya hal ka faanan aa gabooye ka soo qadataya.
    Gabooye dadka faanka iska laha vive my people from reer sheikh Muse❤️🤍💛🇺🇸

    • @tomie592
      @tomie592 10 місяців тому

      Waxaa idinka dhashay fanaaniintii ugu codka qurxoonaa

  • @MaxmedSalebaan-xr2rf
    @MaxmedSalebaan-xr2rf 3 місяці тому

    Cali zaki faarax murtile goat fanku mee cabdikariim cali shaah 🦁

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 роки тому +12

    Vniva hawiye nimo
    Zhekhaal🇸🇴❤

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 2 роки тому

      Sheikhal gurme Hawiye nogdeen ?😂😂

  • @amenziadamenziad3479
    @amenziadamenziad3479 3 роки тому +2

    Am I ogaaden

  • @darajo1channel336
    @darajo1channel336 3 роки тому +2

    Liil biil

  • @nasramaxamed3245
    @nasramaxamed3245 2 роки тому +1

    Dhulbahante iyo ugaadeen

  • @abdallacaana4959
    @abdallacaana4959 2 роки тому +5

    Viva darood

  • @ahmedjr3788
    @ahmedjr3788 3 роки тому +5

    Xariiir ina adeer noolow

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 3 роки тому +4

    Intuba wa soomaali

  • @xaawaxirsi6831
    @xaawaxirsi6831 2 роки тому

    Waaw m.a daarood from dhulhante🐎💉🩸

  • @kalloboy6646
    @kalloboy6646 11 місяців тому

    Mukhtaar bayrooof maxamed bk cabdi hani ugbaad aragsan viva habaryoonis

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 5 днів тому

    10ka ugu waaweyn; Top 10ka, 5 kamida waa Samaroon❤1. N. Hilaac 2. H. Abdirahman
    3. Mursal 4. Ismail Danan 5. A. Wali Furinle
    Runtii waa Laandheere, hadal makarayaan🙏

  • @xamsegeedi8774
    @xamsegeedi8774 2 роки тому

    C/Kariin cali shaah mee saalax sanaag mee maxed tobanle mee kuwa badanbaa maqan

  • @xiddigxuseencabdi3147
    @xiddigxuseencabdi3147 Рік тому +1

    Axmed zaki mj waye dadka benta ka daa 😃

  • @azmalove6441
    @azmalove6441 3 роки тому +4

    Wixii garxajis ahba

  • @fatoumaaden9328
    @fatoumaaden9328 3 роки тому +5

    Aniga awale adan

  • @fardowsobashiirxasan6893
    @fardowsobashiirxasan6893 2 роки тому +2

    Shiiqaal

  • @mohamedHassan-ob8dk
    @mohamedHassan-ob8dk 11 місяців тому +1

    from shiikhaal🤞

  • @clwaasacxasanclwaasacxasan7820
    @clwaasacxasanclwaasacxasan7820 3 роки тому +5

    Mursal muuse .hodon c/rxman. Ismacil danan.farxan yare. Farxan kuriya.nimcaan hilaac.Alsamaronia

    • @abokormahamed7753
      @abokormahamed7753 2 роки тому +1

      Samaroon☆laandheere

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Ku dar Idil Idil barkhad, safiya tusmo, ayaana, nimcan onkod, Abdi curiye

  • @yaaziincrahmaanjaamac7548
    @yaaziincrahmaanjaamac7548 3 роки тому +2

    AHMETT arche keep going ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yurubqayre4562
    @yurubqayre4562 4 роки тому +2

    Hhhhhh wall

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 роки тому

    Ogaadeen Sama roon iyo sheekhaal baa ugu badane

  • @talobixiyeofficial1018
    @talobixiyeofficial1018 3 роки тому +3

    Qamar suugaani iyo c/raxmaan oday
    Ciidagale laws

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Рік тому

    I am ethnic waq randile borned kenya now i live in Djibuti i am francophone no commonwealt abwan song but projet is ready "gacalow liban" hesti

  • @Em_key_mageffe
    @Em_key_mageffe Рік тому

    Liil baliil guul iyo gobanimo

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 роки тому

    Faarax murtile, sabriina muuse, cali zaki, cabdi qaboojiye, waa haayada ama habarjecliya

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 11 годин тому

    Maxad ugusoodariwayden yshye kaldaweeye

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 3 роки тому +1

    All somali

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Рік тому +1

    Ogaadeen ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋❤️❤️

  • @190Giemailcom
    @190Giemailcom 2 роки тому +1

    Ogaden

  • @axmedturbinkaofficial3193
    @axmedturbinkaofficial3193 3 роки тому

    Axmed saki
    Ciisa muuse Reer iidle

  • @salmaannuune439
    @salmaannuune439 2 роки тому

    Sheekha

  • @ilkacaseqays4233
    @ilkacaseqays4233 3 роки тому +5

    Aniga majeer teen

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 місяці тому

    sheekhaan waa hawiye kuwa kale hawiye abgaa,, iyo mursade aa qortay cuqdada iska saar

  • @abdiazizbashi4689
    @abdiazizbashi4689 3 роки тому +3

    oooomaaar bar bar

  • @mrnaxnodaaloofficial9789
    @mrnaxnodaaloofficial9789 3 роки тому +4

    Wixi garxajisa uugbad aragsan mukhtar berof qamar sugani bike c/hani

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 3 роки тому +5

    isaaq ciidagale

  • @user-xb4hq8yh2y
    @user-xb4hq8yh2y 4 місяці тому

    😮

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka 2 роки тому +1

    Hoyadaa usheg nimca yasiin iyo xanfar mubark octobar waa yibiro kusoo dar qaybta labaad

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +2

    Nimcaan Hilaa, Hodan Abdirahman,Mursal, Ismacil Dannan, Nimcaan onkod, Farxaan yare, Fsrxan Kuriya, Idil barkhad, Abdi Abdi curiye. Viva taageero buuxda.🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✊✊

  • @xuseencraxmaan3375
    @xuseencraxmaan3375 3 роки тому +1

    Liil baliil hawiye nimo

  • @wehelsameinacawaale3429
    @wehelsameinacawaale3429 2 роки тому +1

    FAN IYO FANAAN WAA KII HORE
    "KUWANI MURTI & MADADAALO MIDNA MA LEH"
    "UJEEDO IYO KA JEEDO MIDNA LAGAMA HAYO"

  • @mustafecabdi7192
    @mustafecabdi7192 2 роки тому

    Kkk marka laga reebo izaaq somalida kaloodhan hadii laysku geeyo waxaa kabadan izaaq ooqudha izaaq waa dadkii izka lahaa fanka lahayzo pro

  • @fartunbashir3740
    @fartunbashir3740 3 роки тому +2

    Viv boqortoyadii laigabeere ogadeen💋💋💋💋💋💋💋💗💗💗♥♥♥💞💞💞💘💘💘💝💝💝💝💖💖💖💖💕💕💕🧡🧡🧡💛💛🖤🖤🖤💙💙💙💙💚💚💚💕💕💕💕

  • @qertocisman383
    @qertocisman383 Рік тому

    farxiyo fiska farxiyo Koba yare najiib alfa viva mrusade

  • @adenomar8052
    @adenomar8052 3 роки тому +1

    Cawale aden

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 2 роки тому +1

    Kiin jaamac deeqo afro❤️❤️❤️❤️✌️