IIDLE YARE CAWO & AYAAN XUSUUSTII A/QAADIR SANKA OFFICAIL VIDEO BY AFLAANTA STUDIO 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 485

  • @sameraahmad7480
    @sameraahmad7480 5 років тому +91

    Fanaanka waa fanaan keliya oo heesaha hore soo nolenaya Waxaan rabnaa hadaan nahay dhalin yarada Somaliyeed inaan barano eraydii hore iyo music danbe in la isku sameeyo 👏👏👏👏👏👏

  • @hibaaqabdalla1461
    @hibaaqabdalla1461 5 років тому +270

    ninkan fanka horr inuu sonoleeyo inta tagerzan farta taaga🤘☝

    • @romancechannel6440
      @romancechannel6440 5 років тому

      ua-cam.com/video/XLbJBZc3ZVY/v-deo.html
      plz soo channelkaan tolnimo hadey jirto

    • @hodanobsiye1441
      @hodanobsiye1441 5 років тому

      Idle Yare keep going frere

    • @rahmadeeka6660
      @rahmadeeka6660 5 років тому

      Waan kuracsanhy soo nlynnta fnkii hore hdban fnaand ahaanlha waban lsoosarilaha ✌✌✌✌

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 5 років тому +134

    Ninka fankii hore dadka baro keep going alfanaan iidle yare😍👏

  • @Professor4555
    @Professor4555 4 роки тому +1

    C/qadir Sanka ilaahey haku naxariisto, stadium luujino ba ku fiirsadey aniga iyo walaalkey o 16 jir ah1995 ti, iidle allah ya cizak fannaan sare

  • @Ramliina8886
    @Ramliina8886 5 років тому +203

    Dadkaan kuhayo ninkaan hees malahan miyaa heesihii hore buu kor uqadaya hees lahaanshana maxay tareee fanka somalia sanadkaan eber wayeh fan waa kii hore dadna waa dadki hore keep going bro 🙏🙏🙏🙏❤❤

    • @khadijohassan8956
      @khadijohassan8956 5 років тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds 5 років тому +7

      Ani kuwaana kuhaystaaba
      Mida kale heesahaan macan buuba qaadayaaye maxu kac kac jacayl ukac kufalayaa 🤣😂nagadaaya ciyaarta

    • @qa690
      @qa690 5 років тому +4

      Ramla Xuseen Aadan Ramla Xuseen Aadan sax Hada Waxaa noo heeso faladagan iyo balbalaarka // hees Waa heesi hi hore

    • @zxxo8875
      @zxxo8875 4 роки тому +1

      Masha allah

    • @zxxo8875
      @zxxo8875 4 роки тому

      Wowwww 💝💝💝💝💝💝🌹🌹

  • @saynabjaamac6296
    @saynabjaamac6296 5 років тому +52

    Walhi idle wa uqalma in uu socusboney siyo hesihii hore ya igu raczn😘😘

  • @samiirkahaaji864
    @samiirkahaaji864 5 років тому +28

    Best Singer wlhi Iidle yare fanka adiga ayuu kuu shidan yahay heesihii hore hal hasoo dhaafin soo wada qaad bro

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 5 років тому +29

    Wlhy codkisa heesta waa kenaya asagaba kaga mcn kuwii hore mach weiter 🥰🙏

  • @A.kafi05
    @A.kafi05 5 років тому +3

    *C.qaadir sanka fanaan aan taageero Allaha u naxariisto😢 iidle wuu keenay heesta*

  • @hodanomar5982
    @hodanomar5982 5 років тому +10

    Iidle cabdulahi nuune fanaan aan jeclahay barteda ayaad dhigtay heesta alaha u naxariirste cabduqadar sanka

  • @liibaanxuseen8563
    @liibaanxuseen8563 5 років тому +20

    weligay like lama saarin ee reer youtup maanta like ii saara !

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 років тому +18

    Cawa iyo ayaan caanshaqa adaa,
    calanka usidee cana ila wadaag✌👈 cqadir sanka alla yaraxma.

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 5 років тому +414

    Hadad kabo la,aan ku dawanayso liketa dhac igu si nacala shaydanka ku yale😂😂

  • @wizzhaadi3301
    @wizzhaadi3301 5 років тому +94

    Walaal Hami walbo Nolosha Ka Ledahay Alle Haku fududeyo #amen

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 5 років тому

    Adeeerkey aaabe la ahay ilmo adeeer ayaaa dhalay Abdulqadir Sheekh cali Sanka fadlan u soo duceeeya In Allah xabaaasha u waaasiciyo u nuuriyo

  • @faizafatush9142
    @faizafatush9142 5 років тому +13

    Hadii Ad Maqli Jirtay So No leyahya Fanaka Walle Wa Kan Iidle Keep Going Fanka Codkaga Ayad Ku Jogta Aflaanta Studio Nimanka Nairobi Iska leh Adinkana Waxan Idin Leyahay Shaqo Wacan Ayad Haysan 👏👏👏

  • @mohamedyusufmohamed6464
    @mohamedyusufmohamed6464 5 років тому +105

    Hada jiif ku dabaneso like dhac igu sii👍

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 років тому +18

    fanaanka fanka ugu sita 2019 Ka like ha hilmaamin walaal💕👉

  • @sakariayuusuf9950
    @sakariayuusuf9950 5 років тому +128

    inta nebiga jecel like ta wlayaal

    • @Ikraaminos
      @Ikraaminos 5 років тому +1

      Doqon baa tahay meelahan oo kale maahan inaad Nabiga kula soo roorto ee Allaah ka xishoo.

    • @sakariayuusuf9950
      @sakariayuusuf9950 5 років тому +1

      @@Ikraaminos mhdsnid wll lkn wll sifcn wx igusheg

    • @maryanlucky1232
      @maryanlucky1232 4 роки тому

      subxannaallah waxyalahano kale nabiga hakusolifaqin eee hadalka subiso

    • @Ikraaminos
      @Ikraaminos 4 роки тому

      @@sakariayuusuf9950 Dadka iyagoo og beey kas iyo maag u sameeyaan. Nabigeenna csw xushmo ayuu naga mudan yahay.

    • @abdirahamanmohamed8650
      @abdirahamanmohamed8650 5 місяців тому

      Salalaahu caleyhi wasalam

  • @karaamahassan1233
    @karaamahassan1233 5 років тому +9

    The legend is back inta aaminsan like isiiya hadaan idin dhaho ma idin xumeeyay 😣😣😣🤔🤔

  • @blossom8569
    @blossom8569 5 років тому +2

    Iiidle really heesahaa slo cusboonesise aad baan ujeclhy heesahaga dhana waa wada jeclhy keep going another legend aa thy❤🙏

  • @zahrasiyad3083
    @zahrasiyad3083 2 роки тому +1

    Sei meraviglioso é grandissimo artista somalo prego per te che la vita ti regalo salute soldi successo sei un ragazzo con straordinario talento Pieno di umanità al quale siamo legati iidle yare lunga vita per sempre

  • @munakey2756
    @munakey2756 5 років тому +57

    Gal mudug hambalyo hambalyo baanu leenahay 🤣😂😅😂😂😂

  • @safiyoaadan6093
    @safiyoaadan6093 5 років тому +8

    Iidle yare iyo xasuustii maxaa kala hesto sikastee ahaa raba keep going

  • @anasomar3081
    @anasomar3081 5 років тому +3

    Kii yuu beesani dhahyeen oo heestan saan looga raxeysanya kuraftay inta so aragty like 😂😂😂 iidle wa sanka oo yar 👍👍

  • @ayoubrouble3950
    @ayoubrouble3950 3 роки тому +1

    Laged iidle keep going Abdulqadir Sanka halkuu dhigay baad dhigtay xasuusiyaha Fankii hore

  • @moyaleeymedia1421
    @moyaleeymedia1421 5 років тому +3

    Waaaaw dhaxal sugaha heesaha somaliga .my big bro idle yare noloow aflaanta shaqo wacan in kasto aan aqoon magacaaga

    • @ABDIJABAR_ALI
      @ABDIJABAR_ALI  5 років тому

      moyaleey media cabdijabaar Cali nibte

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 3 роки тому

      Magacbaad uheshey qur,aanka kasoimacasnanlahaa isagoo ku aqriya

  • @mohamudhassan3706
    @mohamudhassan3706 5 років тому +5

    Idle fanan igu wen Alow nodaaa idle yare daadi kaweyne

  • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
    @gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 років тому +1

    Wwww masha allh walalkey idle kabaxsatay ow codka kuda

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 4 роки тому +3

    hadi adigo kabo wadato dawanaysid like i dhaf from somalia yaqshiid❤️🇸🇴

  • @qoojeabdi1559
    @qoojeabdi1559 5 років тому +17

    Best legend iidle allaha ku dhowro 🙏😉👌

  • @FAFA-ep3pj
    @FAFA-ep3pj 5 років тому +6

    Inta macawista iyo diracyada iyo googaradaha ku daawaneysa oo guryahooda jooga waa idin salaamey 😂😂

  • @caziizacadey7357
    @caziizacadey7357 5 років тому +6

    cawo iyo ayaan caashaqa adaa calanka u sidee caano ila wadaag ❤❤

  • @suxufisiciidcabdilahitiij1049
    @suxufisiciidcabdilahitiij1049 5 років тому +3

    Guleyso fanaan idle yare hore usoco afnaan studio thanks muqalka qurux badan

  • @elmeastro
    @elmeastro Рік тому

    Waa mid kamida sababaha aan Fanka fanaanka dhalinyarada ah u taageero, markale Soo noolee Fankii hore Oo dib uso qaad heesihii hore Iidle Yare

  • @hafsohafso9789
    @hafsohafso9789 5 років тому +5

    iqra yarey qurxda fananinta nayrobiii ilhi haka dayo walashay qali

  • @abbasmohamednur839
    @abbasmohamednur839 5 років тому +5

    Fanaanka Saransoor ee u soo Baxay Beesha Gaaljecel hadaad ila qabto fikirkaas Like soo saar halkaan maraxow (Maraxeey)

  • @amiirhd7658
    @amiirhd7658 5 років тому +10

    *AFLANTA STUDIO LEGEND SOOMALIYEED*

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 роки тому

    Heeski adeerkey abdikadir sheekh ali sanka allayaraxme idle yare nollow wlkey erayada inaga sax yaakhi
    Colna lays ku baaq codna lagu heshii waaye🥰

  • @xamdibilan1333
    @xamdibilan1333 5 років тому +9

    Keep going Geesigii Ila dhashow
    Iidle yare ❤🔥

  • @maslaxfilms9745
    @maslaxfilms9745 5 років тому +1

    Ish calaaaaaa cod wlhi Kep going aflaanta and iidle tageera 1 one
    2 million wa gaaare heestan inta igu racsan like bash igu sii 👍👈

  • @blueetoile5518
    @blueetoile5518 4 роки тому

    Wan ku duceenaa hadii aad so qaado heesti Gudniinka oo uu qaaday Allah u naxariste Sanka, (iidle ika duceeso )

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 4 роки тому

    Xasuus legend cabdul qaadir sh. Cali Sanka naxariistii janno allaha ku siiyo

  • @ifrahmuhidin4346
    @ifrahmuhidin4346 5 років тому +2

    Codka allaha ku barakeeyo iidle abdullaahi nuune ebow cade😍😍😍😍

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar985 5 років тому +7

    Iidle yare fan nooleeye

  • @somsheeko8107
    @somsheeko8107 5 років тому +4

    Meqa igu racsAn In u idle so cusbenesiyO heesa inaba caadi ma ahan 🔥🔥

  • @ahmednor4700
    @ahmednor4700 5 років тому +28

    10 daqiiqo iyo 30 comment dadka fara fududaa heesta barteeduu dhigey abtigey Iidle

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 5 років тому +7

    iidle nuunow funs like iisaara🙌

  • @Ummada21
    @Ummada21 5 років тому +10

    Shumaca Muqdisho❤❤ Saara

  • @suweydaquruuxqarankasomali8200
    @suweydaquruuxqarankasomali8200 5 років тому +9

    Guleyso boqorka codka brother

  • @rahmafoorfoorshe4206
    @rahmafoorfoorshe4206 5 років тому +6

    Fasta view daawada ahaaaa i cimaamada.

  • @hanadmuhudin8722
    @hanadmuhudin8722 5 років тому +32

    Daawadihii ugu horeeyay like Igu Sharaf sharaf malihidee 🤣🤣🤣🙏

  • @maxamadcali2149
    @maxamadcali2149 5 років тому +5

    gabaryahey casrigan calmashada kalgacal cirka lagu sharee
    best song

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 5 років тому +1

    Idle waxaan kujeclahay shactarada low codka iyo xasuusinti hesihi hore ee qimaha badnaa

  • @mohamedabdullahinour1073
    @mohamedabdullahinour1073 4 роки тому +3

    Yaa iladawanaya 2020

  • @mohayare8722
    @mohayare8722 5 років тому

    Fanaanintii geeriyodeen heesahooda inta la dhageysan lahaa dambigana ku badan laha ayagoo qabriga kujiraan kuwaan nool aan dhageysano ayaga wali towbada ufurantahee.

  • @deeqacabdi1202
    @deeqacabdi1202 5 років тому +4

    Viva iidle Yare my Wlalakeyga horay usoco ✍✍✍❤❤❤❤

  • @oumniayaqamarinta3767
    @oumniayaqamarinta3767 5 років тому +6

    Repris à nouveau 💟 Ma sha Allah
    Merci pour le partage

  • @malizaabdullahi6880
    @malizaabdullahi6880 5 років тому +1

    Idle intas ku jeclhy heesaha hore soo cusbeeya kalay iska arag 😘💯

  • @ااتلت-و2ر
    @ااتلت-و2ر 5 років тому

    iidle waan kuu qiray runti cabduqadir sanka wale waad keentay mash allah

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 років тому

    Celisee jawaab ku calool samaw
    Duulaan colaad nimaan ciidan wadaan ciil kama baxeee
    Cawo iyo Ayaan Caashaqa adaa calanka u sidee Caana ila wadaag
    👂👏👏👏👏

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 5 років тому +7

    Hadad adoo Mirqaamaya Daawanayso Like ta Hala dhaafin ✌️

  • @awomaxamuud5745
    @awomaxamuud5745 5 років тому +6

    Nice magacaygii cawo👸🏻❤️

  • @safiyamahomedmuse9172
    @safiyamahomedmuse9172 5 років тому +1

    Soo nooleeyahy fanka iidle yare horey usoco bro

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 5 років тому +1

    Nooleee yihii fanka♨
    Iidle yre iyo matantiisa iqra

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 років тому

    Horta heesihi hore masanad ayaa lashan jiray mise fananka fananka imika jooga kacod macaan faraqa udhaxeeya heesaha imika iyo kuwahore✅👌❤😍

  • @abdalabashiradam5538
    @abdalabashiradam5538 5 років тому +2

    Aflaanta studio best studio

  • @husseinabdulle578
    @husseinabdulle578 5 років тому +5

    Iidle yare top fan🔥

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +3

    iidle yare waa Tageera
    Horey UsocO king🤗🤗❤😍

  • @hidayomayrale3577
    @hidayomayrale3577 5 років тому

    Zack mansha allah my bro wuuu wuuu nolow waxan kasug naba wa hees kale macaan waxa dhamaday cod qurux mansha allah mansha allah wuuu wuuu wuuuu ❤️

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 5 років тому +3

    Axsan Fanaan Allh haku dhwro keeep going And Aflaanta studio

  • @katumcanada
    @katumcanada 5 років тому +4

    aflaanta studio production 🌏🌏❤❤❤❤❤

  • @abuudihassanhalane45
    @abuudihassanhalane45 5 років тому +8

    Iidle sanka ayuuba shaqo ka dhigtay😂

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 5 років тому +1

    Soo neeleyaha fankii hore iidle waa halyeey codkar ah ❣❤

  • @zowdiinazowturahma5003
    @zowdiinazowturahma5003 5 років тому

    Aflaanta🤙🤙 iidle yare 🤙🤙 iqrana inaa ka reebo maaHa 😁 iqro yareey🤙🤙 horey uzocda 💖💖💖❤❤❤😍😍😍🤙🤙🤙

  • @shuaibabdirahmanali8731
    @shuaibabdirahmanali8731 5 років тому +4

    Idle nin weyn ciyaalkeeena hadda jirra wax badan ka faa,idnay thanks Aflaanta studio keep going

  • @daadaadan5047
    @daadaadan5047 4 роки тому +1

    Iidle fananka maanta 2020

  • @hiboyusuf4932
    @hiboyusuf4932 5 років тому +1

    hesaha abdiqadir sanka Alle how naxariste iidle u guamadayba

  • @khadraali3136
    @khadraali3136 5 років тому

    Iid yare waa fanan kaliya ee heesi hi hore soo nooleeya, hore u soco leeyhay, cimri dheer iyo caafimaad ku noolaw

  • @halimakulmiye2849
    @halimakulmiye2849 5 років тому +10

    best song .......♥♥♥♥

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 років тому +6

    WlHi XasusBan Galay 18 Jir Ban Ahaa Markan Heestan Live U Dawanayey Cawana 99 Sano Ayan Jira Alxm

    • @ifraaxfarax4461
      @ifraaxfarax4461 5 років тому

      AMIIN Production hhhhhh midhaa filkaga kuma wiidiyo

    • @hodanali7994
      @hodanali7994 5 років тому

      Ma 99 jir hadaa mad iska deysid

    • @hamzemartiniz3932
      @hamzemartiniz3932 5 років тому

      Akhir licib ayaad tahay ee cibadayzo ncalaa😂

  • @nahlaqueen5764
    @nahlaqueen5764 5 років тому

    Heesaha hore iyo music danbe wn isla rabnaa noso badiya

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 5 років тому +12

    Idlow iqro yareey hadi laso furo ada kamasula 90ka dhagta waax ugu sheeg😂😂

    • @maryanruun4644
      @maryanruun4644 4 роки тому

      Ani hada nin Ahn Laha ma qabi laheen maser Dartiis

  • @fatumalovely714
    @fatumalovely714 5 років тому +2

    Wwwwww nin rag ah idle yare keep going 👍👏👏👏👏👌👌

  • @Suldaanyare7952
    @Suldaanyare7952 5 років тому +2

    aad iyo aad aflaanta studio

  • @habibahousseinkatihabibaho898
    @habibahousseinkatihabibaho898 5 років тому

    Waaaw thanks you waa xusus qali ahhhh afkagana cano lagu qabay idleh yare

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 5 років тому +10

    Iidle ninka fanaaninta hore dadka suuxusuusiyo

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому

    Nice iidle yare lkin axmed biif ayaa kaaga fiicna inkastuu fanka ka baxay hadana heestan si fcn ayuu ugu luuqeeyey

  • @khadarsuldaanka8829
    @khadarsuldaanka8829 5 років тому

    Iidle yare Soo nooleeyaha fankii hore ku aaminsanhy sxb

  • @faadumoaadan5340
    @faadumoaadan5340 5 років тому +1

    heesta ninka qadey ayaa ugu wgsn Iidle yare MY Only fanan

  • @giinowmohamed6347
    @giinowmohamed6347 5 років тому +2

    Itaa somalinaad tageero u ah like ha isaarto😎

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 років тому +5

    Coppy dharaFleh hdaad rabtid iidLe udooNo aLfanaanu Fanaan Lpx labbo maaHa keep going sidokLe wllKy abdijibaar cali nibte

  • @sjcomps9514
    @sjcomps9514 5 років тому +4

    The best singer iidle ❤

  • @Wiil_Soomaaliyed
    @Wiil_Soomaaliyed 5 років тому +1

    Fanaaniinta heesta qaadeen madhinteen

  • @ubahiinalove8347
    @ubahiinalove8347 5 років тому

    Iqro yarey ilaahey amarkiis wan is jeclahay MashaAlalh qurux dumar

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 2 роки тому

    Kalmada badan buu iidle khalday caraabada weeye maaha caradaba halka horena waa khalday si qurux badan waa uqaaday laakiin kalmadihii waa khalday

  • @texyedomiami6952
    @texyedomiami6952 5 років тому +1

    Keyow ayaa kuleh hestan hadii ladoho...aroos ayuu kagathe asagabo😊

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 2 роки тому

    Lkn iidle sxp gabdha ma shawbaad usoo kaxaysay mana cayaarayso mana heesayso
    Siwalba waan kuwataa brother 🙌🙌🙌

  • @heegannewsproduction179
    @heegannewsproduction179 5 років тому +7

    Iidel yare iyo copay maxa kala heysta inta ila aragtay fartaag ninkan hees cusub muu fahmiwayey mise wax udhiiba ayu wayey fadlan subscribe isaar alaha idin sharafa inta igadanbeysa

  • @asiaamoonabdullahi8235
    @asiaamoonabdullahi8235 5 років тому

    Waa heesta kaliya aan ka jcley cbduqadir macalin sanka allh yarxama raximiin 😢celisee jawab ku calol samow ninman cidan wadin ciil kama baxee wwww taas aan Ben eheen iidle nollow inta noll jirto no soo celi hesatii hore wan kugu racsanhy hadii kale heesaha waxaan ku bireynaa dhagasishalkiisa fartuun balbalaarka iyo faladagan hadaabo ku qadni jacel iyo waqti xun dhagool nimo aan ku darsanee saan u dhageesaneyno mursal faladagan lol