Aniga waxaan ula jeeday calashaan sida gabdhaha kale timaha u banaan cml iyada fanaaniinta kale markii lala barbar dhigo waxaad moda iney ka asturan tahay marka fikir keyga waa sida ey aniga ila tahay
heestaaan anoo yar school dhigan jiray idaacada Horn afrik jimcaha laga soo dayn jiray 2005 xasuuus walhi magoool iyo dubeec aya si mcn u qaaaday heeskaani
Ayadii fananad ah miye half qamar ma so qadaty somalia wax u badalo met weyday maskinta wayo ilaborka markay ma so dagty ila heysan u danbeyso half qabar ayer wadata xita xalfadi inti ila aragty like I Sara had I e runtahy
Iskilajina mirayadaha ma dhigo dantuu u dhigi la,yhy Sacdia simana ay qamaar u dhigi la'dahay ma istiri walaxaaa ku duugan KAFTAN LEEE WAAA SOMALI MXMED 😂😂😂😂😂👌👌👌👌
2:45= Way KeeNtay Wlhi Intaaz Sababto ah Magool Gabadha kaliya Ee Somali Gacanta LO Taagay By ahyd Dhanka Codka Marka LA Jiidayo Rabi Ha U Naxariistee👍👌👌👌Sacadyo SiMan Sxiby Liin Sidaan U Wayn KuguMa Ogayn Ee MA Ookiyalaha Dhabarka Ayaa Si Khaldan U XidhaTay😀😀 Lama Kala Xanaaqan👌
heestuba ma dhamaane xageed commentiga ugu soo cararaysaan, heesta soo dhamaysta kadib fikirkiina soo qora intaan hersta ku maqnaa igaadeen anaa u soo horeeyay kulahaa
I originally from small fucking village in ogadenia 😅 I really enjoy watching this beautiful song 🎵 we're surely belong to beautiful people, culture and traditional foods and also we're one of the best people in the world right now. Although we're effected by the tribalism but I hope we'll recover as soon as possible as our people are developing. I'm watching this in Chicago USA 🇺🇸 2024 ❤❤
Sacadiya siman way iga yaabisey walee siday codka u jiidayso magool ayey ku dhaweysay hablaha kale ee fanaaniinta malaha shaah ayey badsadaan sikin eray ma jiidi karaan 👌👌👌
iidle tuugnimadiisi ma sacdiya siman buu baray hhhhhhhhhh iidle yare full respect wlhy nin daacada baad tahaye. waa ninkan fanaaniida hada jooga aan ugu jecelahay wlhy. waayo waa nin shaqadiisa daacad u ah cidna aan fara gashan. nooleeyaha fanka baan u bixiyeyba
Intaas in ay udhahdo sidii xalimo khalif baa sacdiya siman xoga waa ayso goobeysey sidii allaah xalima unaxaristee in ay uujiido bey ahayd laakin cod waa haysa sacdiya best her
Idle yare sxb igu cawa ninka heesa ku garaaco waa macalin waxan ahay arday jamacad berlin dhigto waxan barta cafimaad lakiin waxan aad u jaclahay fanka somalia qasatan garacida musica waxan heesta shihaado waxan ku soo bartay kuliyada dhaqanka jarmalka Waxan rabaa in aan la wadago qaab casri oo heesahayn ka dhigdoon ddn top
Waw waad ka baxsateen si fcn ayaad u jisheen waxaan ka helay marka sacdiyo ubaxa loo dhiibayo sida ay u jiahay qof aad ugu farxay oo kale naga dawa geeyo dunida waan ka harnee sxbayaal waan idiinku faraxsananahay runtii dadaalka sii wada videoga inta aadan soo daynina sidaan oo kale osoo qurxiya
Wiixi ka so horjeda hesaha ee quranka jecel like please
hamsik napolis mxad hlkn ka timi hdaad heezaha kazoo horjeedo 😂😂😂👍🍼
Hadii aad quraan jecshy maxaa hesaha meshoda ku keenay like unbaad barateene
hhhhhhhhh libaax caadi matihid
hamsik napolis mcne numberkadi wuu ikabaxaye iso naq
hamsik napolis Adiga see ku dhageysty Hadiiba aad necbanthy hhhhhh dheesha Ciyaarta ka daa
Sacdiyo siman manta labo wiil mataano ay dhashay MashAllh ha loo dhaho
Ma sha allh ♥️♥️
Allh ha udaysto walsheen mcn❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
😊
Waan jeclay walaalahayga reer Muqdisho walaalayaal like iisaara from Somaliland
Sacdiyo siman
Il ₩huh27th and jl&iii888iluuu-+-+^iliiiiii&9upp7pipu&ilip7p6p00000k+klii99&88888th p7i&io^o&?!lwwwwwiwoililoooi22222llili^^^plo9oi8i7uuy6yt
8
@@AsadAli-vg1ti p
asc manta waanku cusbahee toban like maheli karaa hadee somalinimo jirto
Hadaa tahay ruux Jaceyl QURANKA mar mar dhagesto Heesaha Like igu qabo
Haa anigaa jacel Quraanka
Sahvx
Much love from Eritrea 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 #international #hustla
Love you too 😘❤️ Our brother's Eritrea 👏❤️
@@iftiinkaosmaancilmi6308 😘😍😘😘
Asc
Xab
@@iftiinkaosmaancilmi6308 1bdr
Sacdiyo waa gabar qurxoon asturan xishood leh iidle waa qof marwaliba xaqiiqda ka hadla qeebta shactiradana waanku jeclahay
samsamiina nalka Ee
Sidaas miyaa asturnaantu u taqantaa adigu
samsamiina nalka subxaanalaah asturnaantu ma sidanbaa
Walal wax ey asturantahy majirto gabar islam ah sey uxijaabani lahayd umaxijaabna ee waxad uguduceysan illahy inuu hesooyinka kamadoobeyo
Aniga waxaan ula jeeday calashaan sida gabdhaha kale timaha u banaan cml iyada fanaaniinta kale markii lala barbar dhigo waxaad moda iney ka asturan tahay marka fikir keyga waa sida ey aniga ila tahay
heestaaan anoo yar school dhigan jiray idaacada Horn afrik
jimcaha laga soo dayn jiray
2005 xasuuus walhi
magoool iyo dubeec aya si mcn u qaaaday heeskaani
www msha allh sadia siman nice vedio iyo idla yare pest
Sido kale
hhhhh 2005 meeqo jir ayaa eheed
@@abuutariika22zamzam92 😲2005 qof schol dhigan jiraa abo hada 40 madaxa lagala umalena🤣🤣🙇♀️
@Xaliyaha Caashaqa😁 haihabarin nacalaye runwa maxa 2005 io schola duq ino yhy ma bena 😉😉😉😁😂😂😂😂
magool codkeeda wlhy inan ciyaarciyar lagu keenayn xataa ma aadan so dhawayn
Iidle yare Bililiqo isagaa dhalay🖒👍
Manoshahay sxp
Codki magool dhageyso
qoftaanua-cam.com/video/oECMAcHfHx8/v-deo.html
Iidle yare waa fanan qaliaya wuxuu dadka uso cusbonaysiiya heesihii hore walipa aago musik casriya ku tumaya haddana somalidu abaal uguma hayzo
Allow dadka xaqa tus aamin
waw wad shidantahiin labadiina
ileen xamar cadey aya.ku so bar
barteen rer muqdisho ilabax ayaga
laga.sogaray dadki igu racsan like isara
Idle
Magoool 2aad ☺️❤️❤️❤️ proud of you Sacdiya ❤️
War yaa kampala ka daawanaya hestan muqalka cajiibka ah leh like ta ha iga xasidina adoogiin banyaa 😂😂
Hambalyo ayaa leeyahay labadan fanaan sida ay u keeneen Boqorkii codka AUN Maxamed Suleebaan iyo Boqoradii codka AUN Magool. Hambalyo mar kale.
Reer muqdisho wey shidanyihiin ma istiri
Ma iztiri ha orn waaa shidn yihin dheh ppe
Idile Yare qoftaa kawadato
Oh waxaa isoo xasuusisen xaliimo qaliif magool iyo maxamed suleman tubeec thanks iidle
*Aflaaanta Studio*
*Muqalkii ugu shidnaa* 2018
*Sacdiyo Siman & Iidle yare*
*Horay usocda Abdijabaaar*
*Tar Tan baa ku jirtaa ciyarta*
*Igadaa Abdijabaaar Aflaaanta*
*Guul wacan Aflaaanta*
*Pin 👏👏👏👏👏👏👏👏*
subscribe igu sharaf anigana iga fillo
+Cowke Protection zxp subscribe iisar ciwanka aan kala hadlaayo
GOBSHO FILMS
GOBSHO FILMS akruqeyah
somali 20 a
ababaay eesh calaa cod iyo muuqaal qurxoon wlhi magòol ayaaba lamoodaa sacdiyo siman blhi weeka baxsadeen ayada iyo iidle yare waxaasaa cod lagaa dhahaa masha allaah hore usocda ill nacab idinma arkaane😍😍😍😍😍😍
Wixiii IIDLE JECEL LIKE IGU QABTA
Asd
Sgs
Ayadii fananad ah miye half qamar ma so qadaty somalia wax u badalo met weyday maskinta wayo ilaborka markay ma so dagty ila heysan u danbeyso half qabar ayer wadata xita xalfadi inti ila aragty like I Sara had I e runtahy
nimconita indho u roon wa runta wlh
Qamar la aan ayaa heeyso wax u badalana wey weyday
nimconita indho u roon heysaha nairobi ey ku qaday dhan hal qamar ayee wadata walh adi cadi ma thid sida u argty ayaan la yabay
Iskilajina mirayadaha ma dhigo dantuu u dhigi la,yhy Sacdia simana ay qamaar u dhigi la'dahay ma istiri walaxaaa ku duugan
KAFTAN LEEE WAAA SOMALI MXMED 😂😂😂😂😂👌👌👌👌
hhhhhh
heestu ma dhamays tir naha
waxan qaadi jirey
xalimo khaliif magool
IYO
maxamad saleban tubeec
alle naxariistii jano ha ka waraabiyee
2:45= Way KeeNtay Wlhi Intaaz Sababto ah Magool Gabadha kaliya Ee Somali Gacanta LO Taagay By ahyd Dhanka Codka Marka LA Jiidayo Rabi Ha U Naxariistee👍👌👌👌Sacadyo SiMan Sxiby Liin Sidaan U Wayn KuguMa Ogayn Ee MA Ookiyalaha Dhabarka Ayaa Si Khaldan U XidhaTay😀😀 Lama Kala Xanaaqan👌
wixii heestan kasoo hor jeeda sacdiyo iyo iidle way ku ciyaareen legends magool iyo tubeec heestooda like hay saaran
heestuba ma dhamaane xageed commentiga ugu soo cararaysaan, heesta soo dhamaysta kadib fikirkiina soo qora intaan hersta ku maqnaa igaadeen anaa u soo horeeyay kulahaa
nin quha ku bayhoofay hhhh. Anatomy. Igahadlaysa. Ban. Umalaynhhhhhhhl.
nin qurbaha ku bayhoofay 😂😂😂😂😂
Sxbow...meel kasto waad jogta...
akhi yabda hhhhhhhj Saxiix.wankula.arkay
nin qurbaha ku bayhoofay hhhh
Masha allaah aflaanta studio big cameraman 🎥 Abdijibar ali nibte waxaan kuleyahay horey usoco
2021 wale hadi aad mar timid ama soo Boqotay heestan hailan dhafiin Like taa isaar wll
Allah kusoo hanuuniyo Abaayo Adoo Fisqi kusii dhex jiray
ilaahy wuxuu yiri Haweenku Hijaabadiina kusii daaaya Garbihiina Iyo laguhiina
maanta lugta jiixatay Subxanallaaah
iidle waa qof funny ah oo qalbi nadiif leh waxa rajeena asxptiis inesan xumeenin wiilkan wanaagsan
Waa ereyadii AUN abwaan Cabduqaadir cali Cigaal Ciro oo ahaa Axmed Cali Cigaal walalkiis wana riwayadii Jacayl boob uma baahna codka orginalka ah waxaa lahaa Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo Maxamed saleeban Tubeec lkn riwayada markii labaad ayay booska Baxsan gashay Xaliimo Khaliif Magool waxaa kujiray fanaaniin aad ukala dhacin Maxamed Saleeban Tubeec, Cabdikhadar Xasan Laari, Maandeeq, Baxsan iyo Magool oo sida kor ku sheegay gashay booskii Saynab Xaaji Cali Baxsan markii dambena riwayadii loo kala qaybshay Maandeeq iyo Magool. Inta dhimatay Allah uwada naxariisto dhamaantood inta noolna Allaha caafimad iyo cimri dheer ha siiyo ameen. Waa dhaxal aan duugoobin. Mahadsanidiin
thank you Idle yare and Sacdia Siman, I like this song. You are the best, bcs of you, we don't forget the great somali songs
Ham
Y😢😮cabdulaahi
I originally from small fucking village in ogadenia 😅 I really enjoy watching this beautiful song 🎵 we're surely belong to beautiful people, culture and traditional foods and also we're one of the best people in the world right now. Although we're effected by the tribalism but I hope we'll recover as soon as possible as our people are developing. I'm watching this in Chicago USA 🇺🇸 2024
❤❤
iidle yare Fanaan Sare 😍 Fan nooleeye ❤️ iyo Fanaanada Da'yar Sacdiyo Siman . Yaa ila daawanaya 2020
❤
War qoftaan caadi maahan, waa isaaqday runtii lkn waa fanaanad dagan ...iga gaarsiiya inaan jeclahay.. Love from Germany
Nabi Muxamded Scw
Allahu Akbar
Islam Is my religion
Igula Sali Xabiibkeena(SCW)
Scw scw scw
Scw scw scw ❤️
Scw scw ❤️
Scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
Scw ♥️♥️
Wali yaan kadhargin wali heestan kama daalo wlh xilli walbo xaafada aan joogo ama aan kamaqanahay waan dhageystaa waa hees jawi macaan loqaday liketa inta heestan love ku,ah
Www caadi mahan sacdiyo siman qurux iyo cod isku darsatay like igu caawiya
Asc
hees axsan fanan runtii heesihi hore waad nooleesay sxp✌✌
Waaw ar waa la shidanyahay Meeshaan 😁😁yaaah Nairobi in lajoogo see lagu garan hee❤️❤️❤️❤️
Ubah Konjoo qofta see Nairobi utagtay style ka losaxay wana lahaleyaya cml lol.wawenka kadigen
nairobi kuongalia mara moja dhiiqo mingi sana tlh✌
Waaaw sacdiyo siman 90% waad so dhaweesay i like qeebta siman qaadeyso guuleeso geenyo quruxey👌👌
Qaali Farah 7
Idli heesaha cobiga kuma ficno wlhie🥰🥰🥰👑sana aya ku mcn tahay
Maxuma lkin Codkii Aun tee Tubeec iyo Magool heestan markay qaadayaan waan wada jidhiidhicoon jirayba cod macaanida
inti dhagesaneso ayago aqrinayan like idhaf bitte🇸🇴❤️
Sacdiyo
Sacdiyo siman killed it
@@richboy1582 bahdjruf
Sacdiyo Yusuf nag sacdiyo la dho ho wa poqorada adunka 🥰🥰🥰🥰
Ugpgzvxvvxux
Sacadiya siman way iga yaabisey walee siday codka u jiidayso magool ayey ku dhaweysay hablaha kale ee fanaaniinta malaha shaah ayey badsadaan sikin eray ma jiidi karaan 👌👌👌
Labo fanaan oo aan taageero baa is helay sacdiyo oi iidle 👍👍❤
iidle tuugnimadiisi ma sacdiya siman buu baray hhhhhhhhhh iidle yare full respect wlhy nin daacada baad tahaye.
waa ninkan fanaaniida hada jooga aan ugu jecelahay wlhy. waayo waa nin shaqadiisa daacad u ah cidna aan fara gashan.
nooleeyaha fanka baan u bixiyeyba
wooow waxaasaa cod ah
Mansha allaah sacdiya siman waxan ka helaa sida ay go aan adag ufulisey in aysan madaxeda uqaawin heeso ay ciyarto mansha allaah
Ileen xaajo madaxda iyo minjooh kala lahaaaaaaaaaaaaaaaaateeeeeee
Intaas in ay udhahdo sidii xalimo khalif baa sacdiya siman xoga waa ayso goobeysey sidii allaah xalima unaxaristee in ay uujiido bey ahayd laakin cod waa haysa sacdiya best her
This song is trending in Kenya😍😍😍😍😍
alley lehe waa labo fanaan oo isku baheystay ka kaluumeysiga fanaaniinti hore hora u socod wanagsan ayaan idin leeyahay
Waaw idle iyo boqorada muqdisho wad ka baxsateen 😍😍😍💞👑💝
Idle yare sxb igu cawa ninka heesa ku garaaco waa macalin waxan ahay arday jamacad berlin dhigto waxan barta cafimaad lakiin waxan aad u jaclahay fanka somalia qasatan garacida musica waxan heesta shihaado waxan ku soo bartay kuliyada dhaqanka jarmalka
Waxan rabaa in aan la wadago qaab casri oo heesahayn ka dhigdoon ddn top
I hope you will remain this unique..its just amazing
wow! wonderful. Where have had you been brother before? Why did I not see this before?
Xidigteena Muqdisho Sacdiyo Siman Hormarwacan Like Haleygu Qabto Asxaabta
Mkj
war waxi hbgdr ah oo sacdiya igula heesto quruxdeda igu qabta allaha idiin sharfe like sacdiya an tuse inan tol lenhy
😍 Good song Inta heesaha xamariga jecel like igu saacideeya hadaa sharaf leedihino heesaha wax ka taqaaniin
Mr Said Dj ma heestanaa xamari ah?
asal hargeisa abaayo wa xamari
Heestan xamari maaha waa af Somali caadi ah
Xamariga waxay uu saan eeg tahay heesaha hindiga
Mr Said Dj o
Nice vedeo wax kala ma haynsaane hees iyo. Laxan cusub keena. Reer xamar
zxpdayadaqliga iinolow hore usoco boqorada cod ka sacdiyasiman iinolow hore usoco waad shidnthyzxp
Heestan 1000 jeer waan dhageeystay, anoo kusoo cel celinaaayo ........ Si fiican ayaad uga shaqeeyseen. Inta ka qeeb gashoo dhan oo Cammerman ka ugu horeeyo, thanks
2022 still is my favorite song🇸🇴🥰🇸🇴🥰
PP you
💜💜❤👨👩👧👦🥰🤣
Jecliya sacdiya siman codkada waxa kadaran stelkada isha ibna adan alaha kaqabto sis 😍😍😍
Sacdiya qurux badan maanshaa'allaah 🥰 2023
Wooow ka baxsateen iidle Yare iyo sacdiyada qariniga nolada huuu niye idin taageraa pilaaahi go haed for ever
Legend idle N siman wlle meeshedi ey dhigeen so proud guys
Noocan waxaa uu labistan carabta siba Lubnaanta oo carabta ugu ilbaxsan. Aflaanta studio caadi ma aha. waxaan idhinka sugayna heesti ''sida tigadh loo'' (dhagaxbur) oo aflaanta ku faryaraysatay. keep up
Aflaanta studio allaha ku sharfo sidaad fanka somaliyeed ugacan qapatay
Hi
Waxaad maqasha yee dhacay muuqaada iga jaray macna hooda macna hooda ii sheeg axsan Fanaaniin la hubo aan Ku faano boqor Ka codka Idle Cabdulahi Iyo boqoroda codka Sacdiyo Siman Waa idin Ku faaanaaaaa runtiiiii 😍💙😍
Love ❤️ from Eritrea 🇪🇷 to Somalian people
Really we appreciate our beloved pple Eritrea more love
@@ßí777-e1c زىءكرؤ 😥😕😕😡😤ط
ح
د
Like wise sir /madam
Much love and respect!💚💛❤️💪🏾
We love you degi erey
Heesaha marka la cusboonaysiinayo sida inantaa haloo qaado ama yaan lagu ciyaarin faraha halaga qaado fanaanka inaad la tartanto maaha markaad heesihiisa qaadayso lkn waa inaad niyada ku haysaa inuu macalinkaaga yahay kuna faanayso welldone sadia 👍👍
Dadkay khiyamenayan car toos uqada intaydan codkina laydin so edit garayn
REER JIGJIGA WEY LA DAHEN COMMENTOGA SOW MAHA 🇸🇴
Aar yaa somalia like igu qabta
Maxamed
Sacrifice
@Abdirahman Young d
@@xananmohamed4195 Aryfeqyhg
@@xananmohamed4195 aerfc
Waaw xusuusin legent tubeec magool siman and iidle boqorada codka waad kalakacsantihiin
Nice Editing Sxb Aflaanta Studio 👍👍🇸🇴
subscribe igu sharaf
ma dhig karto halkii magool tan yari way ku haftay heesta hoof waa maxay bal ilaa dhuxa intay jidayso heesta mahadsanidin
wwww iidle iyo simanteen waad ka baxsateen afkiina canbuulo iyo bun lagu qabay
waaaw
Sacdiya dar ilhy waxaan ku jeclhy asturnaanta iyo daganaanta masha alh fanku iyadoo kle ayuu ubhn yhy
Dope! Brought out the best in this song
23 november 2019
ayaan dawanaya
QUEN SACDIYO SIMAN IYO KING IIDLE WAX KALE
Sacdiyo siman abeehed hala iiga doono 😍🤗😍 like na ii Saara in ey xaaskayga noqoto like igu qabta🤣🤣🤣🤣😍🤗
Sacdiyo simin
Waw waad ka baxsateen si fcn ayaad u jisheen waxaan ka helay marka sacdiyo ubaxa loo dhiibayo sida ay u jiahay qof aad ugu farxay oo kale naga dawa geeyo dunida waan ka harnee sxbayaal waan idiinku faraxsananahay runtii dadaalka sii wada videoga inta aadan soo daynina sidaan oo kale osoo qurxiya
Mrs siman Aayar aayar aa dharka lagaaga siibaa idam alle😅 adna ii baashaal😅🤘
Waryaa iidle Yareey Sacdiyo siman Maxaa idiiin geeyay Heesaha Laga dhintay
KAFTAN BILOWGIIS
LOVE YOU IIDLE AND SACDIYO CADEY IDUNKU DHINTAAA
I am from Seychelles and I like somali songs, but I don’t understand .
Somalia ❤️❤️❤️
0:58 Sacdiyo siman sidey uciyaareyso inta kaheshay like saara ugu yaraan 10jeer kuceshada🥰
Hees qurxabadan waye I love this song
Allah hanunnaxariisto.Fanaanteena qiimaha badna.Waa Maxamad saleeman iyo xaliimo khaliif magool.
Axsan hees my bro iidle yare iyo sacdiyo siman thanks mualimu Abdi jabaar ali nibte
Film.
Idile waxan kugu hanbalyenaa inaad mar walba aad jcshahy in aad so noleso fankii hore waan kugu dhera galinena wana kuu hanbalyenana
Styleka Ayaan ka helay sacdiyo siman Gabar isteelkaan leh isheegaaa
ogaalka dunidaa iku sharaf SUBSCRIBE
esh cela hes wlh hestan waxa qatay magol habenka waxey marti ku ahed guriga mataxweynaha somaliya jale mohamed siyad Bare allow idin naxriso intwa manta waa ey iga hoseyan wlh ala ya raxmo raximin inta igu racsan like haila dhafin
Wlhi Labadan Fanan Ku Hystaa anih Horey usocdah
'
official Farxiya kapayare
Oficial farxiyo kapayare
@@abdikariimmohmed2586 nmn bbbvvxcccccvccccccv v cf cv cv cccc cccccvccvvcvbhvbbbbbbbb. W
Mashallah ....am somali bt kisomali inanisumbua aki na naipenda sna iii songs
Tartan aya Ku jiraa e like isaara somaalaay
Axyaa qaraami allow idiin naxariiso magool iyo tubeec
Cod macaan iyo hees dagan #Siman&Iidle yare keep moving bruh
s
Asc
Idle
Sacdiya siman maaanta ka hor ma taageerin maashaaa allaah seey u jiida leee ka helay inanta ileen waa fanaanad socan karto
Inanta sacdiya siman jecl like ha ila dhafina 👉👉👉❤like
DaaUud Antonio kawban ka ahay
waaw codki. habaryatey. xasuus simaan. mnsha allh l love you
DaaUud Antonio ❤❤❤
I don't lyk haaaa
DaaUud Antonio subdue the first
op op op axyaaa talan taali king iidlyare and sacdiya siman halkeedad dhigteen
Xidig style ku gaarta Yaa sheegi kari Xidigteena Sacdiya siman
#hani uk baa ka sreysay
@@mohaapdifarah9718 👙