iidle yare 2016 SHOW MUQDISHO HAPPY NEW YEAR / SOO SARISTII AFLAANTA STUDIO / ADFAN PRODUCTION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 127

  • @bashkamohamed1831
    @bashkamohamed1831 3 місяці тому +11

    Socor 2024 ayaa dawanayaa kwrn hda iga danbeeso like dheh

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 роки тому +30

    waxaan halkaan kasalamaa dadka oo uso shaqo tagay iney aqristaan comments laso qoray hada kamid thy like isaar

  • @user-xu7jy8yx8c
    @user-xu7jy8yx8c Місяць тому +1

    Yaa fiirsanayo 2024 14 July ❤❤❤

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 7 років тому +20

    markii aan ku dhehdan doqeyga kula dhacay idle nolow walalkey intey nolol jiirto codku waa lodhashta wlle idle wad cod mcn tahay wlhi 👌👌👌

    • @ikermaximilian698
      @ikermaximilian698 3 роки тому

      dunno if you guys cares but if you're stoned like me during the covid times then you can stream all the latest series on instaflixxer. Have been watching with my gf recently xD

    • @millerkenzo7581
      @millerkenzo7581 3 роки тому

      @Iker Maximilian yup, I've been using Instaflixxer for since november myself =)

  • @mahomedcabdihamud1869
    @mahomedcabdihamud1869 3 роки тому +5

    every yaer kama dalo dhagesugeda inolaw legend idle 13\12\2020

  • @abdirahmanabdullahifarah2438
    @abdirahmanabdullahifarah2438 5 років тому +23

    2019 yaafiirsanya

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 років тому +14

    Iidle copy wxn ku jeclahy waa ciyaalka xaafada ismana kibriyo runtii❤❤qof jira tahy 💋💋💋🎤🎻🎷🎧🎵

  • @ikyypickyy9085
    @ikyypickyy9085 7 років тому +12

    Heestan cml aya igu fican😍💯

  • @mohamedubdykariem7180
    @mohamedubdykariem7180 3 роки тому +6

    2021 ya dawanaya aniga cml 🤔

  • @abdirahmanyareyare2021
    @abdirahmanyareyare2021 6 років тому +4

    dooqayguu kula dhacay wax kale noolow inbadan Kuma waayo sxb sare iidle yare

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 Рік тому +2

    Yaa ila dhageeysanayo 2023/ 1/7/ January 🥺❤️

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 4 дні тому

    Waxaan ka dhex daawanayaa metro dhex maraya bartamaha paris taariikhdu waa 17/08/2024 waan iskasoo xasuustay heeskaan majirto sabab kale oo aan u dhageysanayo oo aan usoo raadiayay cajiib iidle yare wuu ku raaxaystay.

  • @nastehaadan
    @nastehaadan 8 років тому +6

    hhhhhhh...hesta inta udambeese ayanba kahele walee .thanx idle and cabdijibaar.cameraman

  • @hamdihassan2483
    @hamdihassan2483 8 років тому +11

    codka leyskama dono ee wa lodhasha yaaqey waaaw ala cod macana inanku msha alh

    • @asiyacadaani1846
      @asiyacadaani1846 7 років тому

      iyadoo dhamaystiran baad ba shekadii udhiibtee xilimaad hadimo kadhawray. lagu qadiwaa dheh

  • @mahadmohamed3523
    @mahadmohamed3523 3 роки тому +2

    Dhadig adiga oo kle wali aniga ii dhiman

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому

    IIDLE. WAA WAA DHAARSAN SANTAHEY.
    YAA NAASAHA. KAAGALO. DHABKUDHAH
    IYADOO DHAMEESTARIN. HOOSTA. KAAGA. DHIIBA. AA. BISINKA😊😊😊😊😊

  • @keeynuur5505
    @keeynuur5505 8 років тому +4

    iidle yare nice dhidid ninki kakeno anin koda eh sas waaye

  • @abdirahmanyareyare2021
    @abdirahmanyareyare2021 6 років тому +5

    iidle yare you are Great man

  • @macaney2023
    @macaney2023 3 місяці тому

    2024/5/3/😢Fanankenaaa Idlee yare❤️✊🏿

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 7 років тому +3

    Heesta inta hore ayaa ad umacan cadi mahan

  • @cfataaxaadan2213
    @cfataaxaadan2213 2 роки тому +1

    Yab ayey ladahay hestan

  • @sacdiyocali3363
    @sacdiyocali3363 6 років тому +3

    Mashaa allaha I nolaaw wllkey cod ayaaa alle kugu deqay😋😋😋

  • @anasomar3081
    @anasomar3081 7 років тому +10

    iidle fanan mahn ninki dhaho ama copy u qaada asey u taala fanan nimada wa hibo illah baxsho ninkan waa faan hees walba halkeyda uu dhigaa noolow sxb

  • @cabdiraxman14
    @cabdiraxman14 6 років тому +2

    macan dharag laheyn inaad tahy ishaan kugu dhadhamiyoo ish calaa

  • @ugaaz
    @ugaaz 8 років тому +9

    Adfan Production miyaa wax ka soo qaadaneesiin Aflaanta ?
    Waa fashilmateen wlh

  • @almass12
    @almass12 8 місяців тому +1

    Nasaha dhexdoda ya dhunta kagala😂😂fv partrtt😂😭

    • @IsmaiLbaaba
      @IsmaiLbaaba 6 місяців тому

      Sida dhoobi ugu dhagaayee 😫😂

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Рік тому

    Heestaan mar hore aya dhagesan jiray 2016 UA-cam waxa kadawday 2017

  • @abdirsaaqxuseen6561
    @abdirsaaqxuseen6561 6 років тому +2

    sxb masha allah idle yare waa kufaana masha allah noolw

  • @sandheerefaanaaye4659
    @sandheerefaanaaye4659 2 роки тому +6

    Allaha ku dhowroo
    Kuma kala dhantaaline
    Dhaxdin yaa u noqotaa
    Habeen iyo dharaarba
    Adigoi hubkii dhigay
    Dhacdiid u jiifsada
    Naasaha dhaxdoodiyo
    Yaa dhuunta kaa gala
    Iyadoo dhameystiran
    Kuu dhiiba sheekadda
    dhididkaaga ayaa sida
    Burcad ugu dhaashadda
    Kaa dhowr hadimada😅😅

    • @samatarduraansamatar1727
      @samatarduraansamatar1727 Рік тому

      Allaha ku dhowroo
      Kuma dhantaalinee
      Dhexdin yaa u noqotaa
      Habeen iyo dharaarba
      Adigoo hubkiii dhigay
      Dhanic u jiifsaday
      Nasaha dhexdoodiyo
      Yaa dhuunta kagala
      Ayadoo dhamaystiran
      Kuu dhiipa sheekada
      Dhididkaaga ayaa Sida
      burcad ugu dhaashada
      Kaa dhawra hadimada

  • @adnanhashi
    @adnanhashi 2 роки тому +3

    Dhamooy waxaa igu sii dheer
    Igu kalifay dha,da xarafka maansada
    Inaan dhowr oraah
    Dhambaal kuugu soo dhigo
    Dheehaaga yaabka leh
    Midabkaaga dhiinkaa
    Afku dhuxul dhexduna
    Ma wax loo dhigaa jiro
    Allaha ku dhooro
    Kuma kala dhantaale
    Dhaxadiid yaa unoqotaa
    Dheelalaabada habeen
    Adigoo hubkii dhigay
    Yaa naasaha dhexdoodiyo
    Dhuunta kaa gala
    Kuu dhiibo sheekada
    Iyadoo dhameystiran
    Dhididkaada yaa sida
    Burcadka ugu dhaashado

  • @ladanlaki4467
    @ladanlaki4467 8 років тому +14

    viir ina Ader Afkaa cano laga qaaba

  • @cabdiqadirmayowbariire4736
    @cabdiqadirmayowbariire4736 2 роки тому +1

    Heestan wxa dawady mar hore hda wxa dawaday 9/1/2022

  • @bishaarobilqer6496
    @bishaarobilqer6496 4 роки тому +5

    2020 yafirsanaaya

  • @csalannuunow1504
    @csalannuunow1504 Рік тому

    dhidkaga yaa borcaka ugu dhashadaa kadhowraa kadhowraa hadimahaa aqbal

  • @quruxleydaabdalle5817
    @quruxleydaabdalle5817 8 років тому +1

    war meeday abdi good duf hakuu baxee

  • @HilawleHilowle
    @HilawleHilowle 21 день тому

    Wallka❤❤❤ bro Thomas ❤❤❤🎉🎉. In noolol wac

  • @damiindad9296
    @damiindad9296 8 років тому +2

    cadi maha sxb bashal

  • @ismaaciilali2021
    @ismaaciilali2021 2 роки тому

    aad iyo aad idle yare wan wata walhi ian hooyo💔💔💔

  • @zizoaizon6599
    @zizoaizon6599 3 роки тому +2

    Waa lagu soo lugoyey😂

  • @user-bz7ed8hf2n
    @user-bz7ed8hf2n 3 місяці тому

    Yaa ila dhageysanoya hada 2024 9 may saacadane tahay 1415

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 Рік тому

    Finan ka cod macan waxan arkay oo kaliya mohamed houssien lafoole. Wa aragtidayda garka ah

  • @arsaladamosman7086
    @arsaladamosman7086 6 років тому +2

    yaaadhunta kagala sididhubikugudhago wxkle

    • @aminaali2315
      @aminaali2315 6 років тому

      ARsal Adam osmaN alla kadaa maskiinka ha ku ifinine

  • @cumarxaashi1647
    @cumarxaashi1647 5 років тому +1

    runtii heezkni aad baan u jclahy waliba sida qurxn aad ugu celizy

  • @user-yz8uk6mq5o
    @user-yz8uk6mq5o 7 місяців тому

    ❤❤❤❤ sxb sare wil hog

  • @babalaochannel4120
    @babalaochannel4120 5 років тому +4

    Hhhhh🤣🤣🤣Ayado dhameystiran kudhiiba shekada aaaa brada waa shekadee shan sheeka jirtee😀😀

  • @iskufilaanmuse8955
    @iskufilaanmuse8955 6 років тому +8

    hhhhhhh. adigoo hubkii dhigay kulaha hobkah ladhigayo maxawayeh😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂

  • @mohamedaddow3005
    @mohamedaddow3005 11 місяців тому

    2023 September Yaa ila dhagesanaaya heestan

  • @user-tm8sy5nq3n
    @user-tm8sy5nq3n 3 місяці тому

    Nasah dhexedodiyo yaa dhunta ka galo😢😂😂😂

  • @najuuuppe2958
    @najuuuppe2958 4 роки тому +2

    good idle

  • @mrholland1435
    @mrholland1435 3 місяці тому

    23/05/2024 malin qamiiska ah
    Time 9:44 subaxnimo

  • @user-km8hr1st3g
    @user-km8hr1st3g 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @mahamedshafimaxamud9388
    @mahamedshafimaxamud9388 2 роки тому +2

    maanshaa allaah

  • @wadanisomaliyd714
    @wadanisomaliyd714 8 років тому +3

    niece song

  • @Zvimoy
    @Zvimoy 4 роки тому +1

    If you watch this song 2020 somali song ♥♥♥♥

  • @healthandbeautysabrina6779
    @healthandbeautysabrina6779 6 років тому +3

    fantaasti

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Рік тому

    Dhediga adiga oo kale weli aniga iidhiman ax

  • @kingcb5745
    @kingcb5745 2 роки тому +1

    Hesta wa playback lkn xarifka kabanka wato mxu garacoya wa la yabanahy 😀😀😀

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому +1

    Waw idle

  • @mowlidahmedhusseun3585
    @mowlidahmedhusseun3585 Рік тому

    waxaa wada dhageysaneyne aniga io xaaskeyka shamso 06/05/2023 sacada markey eheed 8:30pm xasuus waa qorris

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 6 місяців тому

    Heestan waxaa qaday cabduqir sanka

  • @suleyhussein3867
    @suleyhussein3867 6 років тому +2

    Waw

  • @Faysalxasan-rx7sy
    @Faysalxasan-rx7sy Рік тому

    Nica

  • @Zvimoy
    @Zvimoy 4 роки тому +3

    Its fantastic song

  • @AhmedMohamed-fl3xy
    @AhmedMohamed-fl3xy 6 років тому +2

    idle yare my bro good job

  • @MohamedIbrahim-iz3mr
    @MohamedIbrahim-iz3mr 5 років тому +3

    asc,
    heestan qof iska leh ya yaqaan ?

  • @xasanqalbicade8669
    @xasanqalbicade8669 8 років тому +2

    waaw

  • @jamacaxmed1756
    @jamacaxmed1756 8 років тому +2

    Xariifkan Fadalaha Ah Gitaarka Maaku Cusub Yaaab Badana

    • @aabahajacelka9550
      @aabahajacelka9550 7 років тому +2

      malah daawashada iyo dhageysa fanka kugu cusub hadaad cujeeri ku sheektay nin kataarka kucusub hhhhhhh

    • @abdikarimahmed4475
      @abdikarimahmed4475 6 років тому

      Jamac Axmed war cujeri cajami waye

    • @abdikarimahmed4475
      @abdikarimahmed4475 6 років тому

      gitar kuma cusbe waba muzicistaha dhan bro

  • @osmanhashi2578
    @osmanhashi2578 7 років тому +2

    dhacdiid ujiifsada .........hhhhhhhh libaax iga dheh

  • @abdi3432
    @abdi3432 8 років тому +2

    nice song

  • @nuurtocadey8848
    @nuurtocadey8848 Рік тому

    You

  • @xasanfaaraxkeyd9730
    @xasanfaaraxkeyd9730 8 років тому +1

    nice

  • @liibaansiciid8020
    @liibaansiciid8020 Рік тому

    Waaaw

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 Рік тому

    Ya ila dhagysanoyo 11jan/2023🩷🫣🤌😩

  • @user-tm8sy5nq3n
    @user-tm8sy5nq3n 3 місяці тому

    Aderkan igu daran😂

  • @dadaporsadadaekey318
    @dadaporsadadaekey318 8 років тому

    war waxan kitarada maxo afka ugu galinoyaa fananka mise kitarada aa ku cusub

  • @user-ly9xy6xi7c
    @user-ly9xy6xi7c 8 місяців тому

    Jah heesta inta danbe😂😂😂

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 11 місяців тому

    2016 🙄

  • @xuseendiinhaaye827
    @xuseendiinhaaye827 6 місяців тому

    U t R

  • @najmoabuukar7652
    @najmoabuukar7652 2 роки тому +1

    Wwww

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @maxamuudsalaadcaalin4583
    @maxamuudsalaadcaalin4583 7 років тому +1

    nice music

    • @salamelmi4877
      @salamelmi4877 7 років тому

      heestan waxay igalisaa yayaliilo iyo waji farxadeed runtii aadayaan dhagaysataa iyo heeso fara badan oouu qaado runtii waa fanaan cod macaan oon caadi aheen how wow xasuus jacayl ayuu ka hadlayaa

    • @salamelmi4877
      @salamelmi4877 7 років тому

      noolow iidle yare aad ayaan kuu taageeraa noolow noolow caadi maaha heestu iyo gabadhuba

  • @abdisalanfarax4387
    @abdisalanfarax4387 2 роки тому

    Dato

  • @suleeqoabdi6549
    @suleeqoabdi6549 7 років тому +1

    filim

  • @yuusufgandershe9872
    @yuusufgandershe9872 4 роки тому +1

    (1)Milk(2)

  • @xuseendiinhaaye827
    @xuseendiinhaaye827 6 місяців тому

    U t

  • @user-jy4sj6wu2h
    @user-jy4sj6wu2h Рік тому

    😂😂😊

  • @lensdj4142
    @lensdj4142 7 років тому

    j

  • @MohamedIbrahim-uq7cg
    @MohamedIbrahim-uq7cg 3 роки тому

    Pp

  • @Zvimoy
    @Zvimoy 4 роки тому

    Its fantastic song