IIDLE YARE | ARAGEENA | Official Music Video 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #IIDLEYARE#SAAR#SUBSCRIBED
    Kusoo Dhawoow Iidle Yare Official " SUBSCRIBE " Saar Si aad u Hesho Muuqalo Cusub
    SUBSCRIBE ✔️ LIKE ✔️ SHARE ✔️ COMMENT ✔️ Mahadsani
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 276

  • @NasroKeyd
    @NasroKeyd 5 днів тому +6

    2024 /9/30 hben salsa ah 6:44pm waa Malin xazuuz igu yelty walshay oon aduunka ugu jeclahay kala fognahay ayaa hestan iso dirty😢 wlhi argena kala maqan mar unbn nabad ku kulmynaa allow nabad isku Kaya kulnzii qayrky way idhafisay aduunkn ugu jeclahay markn kala fogny Ayaan dremy 😢cidlda wehel laanta dhibty ledahay walalnimdu waa wax aad uficn oo u mcn😢

  • @abdiazizsiciid8092
    @abdiazizsiciid8092 8 місяців тому +21

    Marka xigaana sheekadda,
    Waxay ii marqaatiya,
    Muruqiyo nin maaleh,
    Ina kala maquunshee.
    Haka baqan gacmaha maran,
    Meher yaannu kugu dhicin,
    Iska samir mar uunoo,
    Tii Ilaahay baa maqan!💔💘😢

  • @WizzArman
    @WizzArman 4 місяці тому +25

    Ya igula Jura heesta 2024 love sar ❤

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 Місяць тому +53

    Who here 2024 ❤

  • @abdihish7994
    @abdihish7994 8 місяців тому +38

    Yaa iladawanayo hetan 2024

  • @samaandhalad55
    @samaandhalad55 3 місяці тому +17

    Anigo faraxsan ban dhagesanaya hestan qofkasta oo murugsan wxan leyahay ilhey ha idin ka kor qado murugada oo dhan oo ha idin kugu badalo farxadan hesto mnta😭❤️

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 5 місяців тому +4

    *Arageena kala maqan*
    *Muuqeena kala dheer*
    *Maankeena wada jira*

  • @XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy
    @XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy 5 днів тому +7

    Intii iga dambaysa hay igu duceeyaan wiil aan jeclahah ayaa jira iskuma dhawin in ilaahay calaf iigu daro khayrkiisana i waafajiyo wax dhibaana alle na tusin asiga io anigaba❤😊

    • @ZahuuraCalasow
      @ZahuuraCalasow День тому

      aamiin abayo alle wixi qera hako wafajiyo😢 in.allh

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 2 роки тому +25

    Ha ka baqan gacmahaa maran👐
    Meher yaanan kugu dhicin💍👥
    Iska samir mar unooo☝️😥 tii ilaahay🤲 baa maqan😥still waiting

  • @Nadifa-dq8gy
    @Nadifa-dq8gy 2 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ waxan ahay qof qurabaha ku nol idle ha ilaso xiririro inashallh

  • @abdinasirba4134
    @abdinasirba4134 2 роки тому +12

    Am still watching 2022 and you?
    Marka xiga sheekada
    Waxaa ii marqaatiya
    Muruq iyo nin maal leh
    Inna kala maquunshee
    Haka baqan gacmaha maran
    Meher yaanu kugu dhicin
    Tii ilaahey baa maqan
    One of somali sad and ever green songs

  • @shaaribjr6227
    @shaaribjr6227 5 років тому +50

    Maankena wadajira🔥🔥💯like saar hadi laka maqanyahy😂😢😢😢

  • @muniiralhadaadi747
    @muniiralhadaadi747 3 роки тому +9

    Oh waaa xasuus malinkii jacelkeygii Germay iga aaday ee isoo dirtay wexaana tiri waan is arki lkn badeee iga dhimatay 😭😭

    • @aishaahmed5763
      @aishaahmed5763 3 роки тому

      Uduceey wl janada isku arki insha allh

    • @qadarahmed4650
      @qadarahmed4650 11 місяців тому

      Sorry wll raxariista allaah ka waraabiyo.

  • @inaahmed9899
    @inaahmed9899 11 місяців тому +5

    Aragena kala maqan muqena Kala dheer maankena wada jira illow nabad nayskugu keen keen 💔😭A❤️

  • @sakariyeaadan-m3n
    @sakariyeaadan-m3n 9 днів тому +10

    Wa markeygi labad an rux binu adam an an aminay balse Aad ayan ujeclahy mana darensiyo inbadan wan wada soconaa balse si an hestan umaqlay waxan ka fikira walidkeda in ay guuriyan waayo aniga waxna faraha kuma hayo heer waxabarsho jamacad ban ku jira i.a waligey wan jeclan doona hestan walac bey igu furtay balse wan iska dulqadan Alla weyn waxan ku danbeno mar un Hadi an nolnahy iyo ayatinkena Alla og Allow iida i.a hadan nolahy qoralkeyga hadi an an helo iyada inabadan wanku hamiyey balse marka xiga sheekada waxa iimarqatiya muriqiyo nin malna inakala maquushe Hadeysida dhacdana wan iska sabri qoralkeyga wax kuso noqon dono mar un haduu alle nafta nagu simo hadi an helo iyo hadan wyoba alle imatuse😢 Anzal😢❤

  • @FarhiyaAwale
    @FarhiyaAwale 4 дні тому +2

    Haka baqan gacmaha maran meher yanan kugu dhicin iska samar mar uno tii illahay baa maqan 😢❤❤❤

  • @Armaan_iicamira_77
    @Armaan_iicamira_77 7 місяців тому +4

    Inta 2024 dawaneyso ii camira

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 5 років тому +61

    Iidle yare
    Keep going forward BroH
    Farta meshay ku tilmaamayso kudhufo please
    👇🏾
    Like

  • @aseyrhayatuolow7548
    @aseyrhayatuolow7548 2 дні тому +2

    Waa cajiib heesta qofka fahma erayada

  • @walaalraajaa7427
    @walaalraajaa7427 Місяць тому +1

    Heestaan saaxibkeygaa abdulaahi nor aadan aamiin ayaan kusoo xasuustey wlhi sxp ilaahey dib ha inoo kulmiyo inteynu noolnahay 😢

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 роки тому +14

    Heestaan sanadka 2022 bisha July ayaan soo booqday waa hees aan raadinayi in mudo ah anigoo faraxsan ayaan dhageysanaa alxm alle ha ii siyaadiyo farxada inta heeysan farxada alle ha siiyo aaamin

    • @IqroLiibaan
      @IqroLiibaan 11 місяців тому +2

      Anigane dhibatada I heesato allha ha iga dulqaado iyo intii muslima😢 yarabi 🤲

    • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
      @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 11 місяців тому

      @@IqroLiibaan aamin abayo mx dhib maa ku heeysto

    • @IqroLiibaan
      @IqroLiibaan 11 місяців тому

      @@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Haa waliba dhibato dhanka familka xataa hooyo yadey wey is murjisa Mar waliba allha ha I dulqado😥😭🤲

    • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
      @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 11 місяців тому

      @@IqroLiibaan sorry abayo mcn inshaallh alle ha kaa yareeyo dhibka ee WhatsApp isoodir

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 років тому +11

    Hayaaaaay fanankena dada yar iidle yare aad baan kutageraa keep going huuno one love fanan fanny ah batahay

  • @hudaibraahim3740
    @hudaibraahim3740 5 років тому +26

    Xasuus gaara heestani my king abdi ❤😍

  • @sarasdemha456
    @sarasdemha456 5 років тому +10

    Wlahi heestaan waa xasuus qaaliya 😭😭😭😭

  • @abdirazakhassan2006
    @abdirazakhassan2006 5 років тому +5

    Aragena kala maqan muqena kala dher mankena wada jira👌👌👌👌

  • @FaizoCusman
    @FaizoCusman 2 дні тому +1

    Inta 2024 dhamaad ah dawaneysaa o iga danbeysa waan salamaya😢❤

    • @najma930
      @najma930 2 дні тому

      wan ka Qaadnay wllo😢

  • @mohamedjaiir747
    @mohamedjaiir747 5 років тому +6

    Maasha allah fanaanka ugu codka macaan Soomaaliya bilaa music ayaa tahay

  • @salmaqurux3403
    @salmaqurux3403 5 років тому +26

    Haka baqan gamcaha maran
    meher yaanu kugu dhicin
    iska samir mar uun on
    tii ilahay baa maqan 😭

    • @Mohazz80
      @Mohazz80 Рік тому

      Maher makugu dhacay😢😂

  • @caynimaxamed3824
    @caynimaxamed3824 Рік тому +3

    Aragena kala maqan muuqena kala dheer xasuus ayaa i keentay halkaan rabiyow farxada isoo celi wlhi ilamada iga qubaneysa 2023_2💔😓

    • @IqroLiibaan
      @IqroLiibaan 11 місяців тому

      Allha dhamaanteen qalbiga hanoqabo jiujo

  • @AWILMohamed-g5c
    @AWILMohamed-g5c 4 дні тому

    Hestan yaa Soo galay xanuunka idle ka dib

  • @sahalweyrax9944
    @sahalweyrax9944 3 дні тому

    2019 inee Tahay heestan ma ogeyn. Heestan hadaan ogaaday
    2024

  • @MohamedmahadFarah
    @MohamedmahadFarah 7 місяців тому +1

    Tii ilaahey baa maqan
    Still waiting
    🤲

  • @nuurcade3142
    @nuurcade3142 3 дні тому +4

    Video tik tok inta hestaan kasoo racdyy 2024 ❤

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 3 дні тому

      𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗡𝗘𝗬𝗦𝗔 𝗛𝗘𝗦𝗞𝗔𝗡𝗜 𝗞𝗔𝗗𝗜𝗕 𝗫𝗔𝗡𝗨𝗡𝗞𝗜𝗦𝗔 𝗙𝗔𝗡𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜 𝗨,𝗡𝗔 𝗗𝗨𝗖𝗘𝗬 𝗜𝗜𝗗𝗟𝗘 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗟𝗔𝗛𝗜 𝗡𝗨𝗡𝗘 \\ 𝗡𝗢𝗟𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔 𝗙𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗗.\\ 🤴❤️✅

    • @najma930
      @najma930 2 дні тому

      kula mid wlhi😢

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 2 дні тому

    Aragena kala maqan muqena kala dheer maankena wada jira illahow nabad nayskugu keen mcnto ilwaad Qurux❤️🫂

  • @faidmohud1251
    @faidmohud1251 6 днів тому +1

    Still i watching this song 🎵 2024 September

  • @nuurolucky9624
    @nuurolucky9624 5 років тому +14

    Wll qali dhoor marna waan kuwey diiyay maxaa kugu dhacay cod sigey ga maxaad IGA Soo jawabi ladahay Soo gawar walashaa maihi

  • @Cabdalle1344Buulle
    @Cabdalle1344Buulle Місяць тому +5

    From 2024 like ❤

  • @ikraanqaali8067
    @ikraanqaali8067 6 днів тому

    Ax nolosha way adagtahay lkn walal samirka badan waa 😫 helle mid ka wanagsan insha allaha 😢❤

  • @zaytuunabdiibrahin1031
    @zaytuunabdiibrahin1031 2 роки тому +5

    Heestan xasusteeda ikeentay manta halkan 22-2-2022

    • @abdirahmanmohamedomar1875
      @abdirahmanmohamedomar1875 2 роки тому

      sorry wllhi abyo aniga kula mid ayaan ahy oo xasuustayda ayaan halkan kaso dontay heart breaker

  • @amraneyyy
    @amraneyyy Місяць тому +1

    wxan dhegaysanaya 2024/8/13 Malin khamis ah sacdu ay thay 4:06 wn farax sanhay hdana ilmo ma ceshan karo mdama wilki an adunka u jcla layla jeclayn familjayga asigana le yhay wxkasta dhaca grabkaga tagnan wa ii farxad abdi aziiz ahmed abdi aziiz noloshaydiii😢😢ilahow claf igu dar nolol tii u qrxbdanyd nagu kulan sii 😢❤

  • @tafsanh398
    @tafsanh398 5 років тому +3

    Kala maqnashaha dhib badana oo isla noolashuhu macaana. ..

  • @najaxibrahim5818
    @najaxibrahim5818 7 місяців тому +1

    Aragena kala maqan 😢😢

  • @abukarsky863
    @abukarsky863 4 роки тому +10

    Heestan way itaabatay😢😢

  • @MumtasMaxamed-t7g
    @MumtasMaxamed-t7g 4 години тому

    From tiktok one like😂❤

  • @kaahanuura2628
    @kaahanuura2628 3 роки тому +5

    Haka maqan gcmha maran meher yaanu kugu dhicn Wlhi qofa 4 year jcla ila sandkii 5 ibilab mya Allow igu guule walina man arkiin allow anago nawada na kulan siii i.n inti ika danpeesa 👍 2020/12/16 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mankamohamed277
      @mankamohamed277 3 роки тому

      Amin 🥺🥺🥺 anaga noduce ina helno he😂

    • @kaahanuura2628
      @kaahanuura2628 3 роки тому

      @@mankamohamed277 alle hkugu deeqo mod qayr qaba

    • @ahmedhayoow2442
      @ahmedhayoow2442 3 роки тому

      Sidoo kale kula mid ahay ane walaga maqanyahay

    • @IqroLiibaan
      @IqroLiibaan 11 місяців тому

      Aamin yarabi 😢🤲

  • @bashkaalba5697
    @bashkaalba5697 3 роки тому +9

    idle yare keep going bro😘

  • @Amirabdirahman32
    @Amirabdirahman32 9 місяців тому +3

    Iskasamir uun ti. Ilahey ba maqan

  • @HaniBishaar
    @HaniBishaar 9 місяців тому +1

    Iska samir mar un naftaydaaay tiii illahay baa maqan🤲🥺

  • @Abderahmandheere
    @Abderahmandheere 6 місяців тому +1

    iidle yare keep going pro😊

  • @idilcabdirashid8291
    @idilcabdirashid8291 Рік тому +1

    Arageena kala maqan🥺♥️

  • @beerlula44
    @beerlula44 5 років тому +4

    waaw codka wa hibo wale 👌👌

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 5 років тому +7

    Iidle ilaa barnaamujkii xamdi kadiye iyo ilaa hada taageero kuu ahay
    Hargaysa ku noolay

  • @abdimajidabdalla5274
    @abdimajidabdalla5274 6 місяців тому +1

    Mombasa laga daawanayaa

  • @fitopower6830
    @fitopower6830 2 роки тому +9

    amazing voice

  • @khadarabdimohumed5254
    @khadarabdimohumed5254 4 роки тому +8

    The best song 👍💯👍

  • @MaaidoJaamac
    @MaaidoJaamac 4 дні тому

    Hakabaqan gcmaha maran 😢 jcylku wax laan iyo wax hel makalayaqaan

  • @Biibaaye52Craxmaan
    @Biibaaye52Craxmaan 7 місяців тому +2

    Saqdhexe jawigo aad udagan io anigo jeceylesan😢 hakabaqan gacmaha maran meher yaanu kugu dhicin iska Samir maruno tii illaheyba maqan😢

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 10 місяців тому +5

    haka baqan gacmaha maran😢

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 6 місяців тому +1

    Favvv song 😢❤

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 7 місяців тому +1

    Waaaaaaaaaw,waaa,barteedii❤❤❤

  • @FarahMohamed-qm7cl
    @FarahMohamed-qm7cl 3 роки тому +20

    When l hear this song l remember a friend was my best friend

  • @nasromohamed-p7c
    @nasromohamed-p7c Рік тому +2

    Yaa ila dhagesnyo heesn 2023😂

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 7 місяців тому +2

    What a amazing song.!😮
    Legend iidle yarre
    Still listining 04/02/2024.🎻🔥

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 5 років тому +4

    Idle fanan majajileste wan kuwata brother 😍

  • @abdimajidabdalla5274
    @abdimajidabdalla5274 6 місяців тому +1

    Welcame iidle yare

  • @FarhiyaAwale
    @FarhiyaAwale 4 дні тому

    Waan ku salamayaa fanan iidle shalay ayaan maqlay heestan Facebook ayaan ka arkay

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Рік тому +1

    Iidle yare waa fawdo caadiya cumaamad baa lagu heesayaa😅😅😂😂😂😂😂😅😅😅😂😂😂😅

  • @NimcanAbdullahi-x9f
    @NimcanAbdullahi-x9f 8 місяців тому +4

    Alla calafku cajiibsana
    Heestan qoftay ku saabsanayd calafka aya nakala warejiyay
    OGOW JACAYL❤ CALAF BA KA WAYN BEN YAN LAGU SHEGIN
    khabiir ba hadlay 😂😂

    • @maxamedli
      @maxamedli 4 місяці тому

      Haa.wala.mcno.calaf.cajiib.sanh.calafku.waa.cajib

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 4 дні тому +1

    Heeskan Tiktok Aan Kuso Arky Shbkeen Iidle Oo Xanuunsanayo Quick recovery Bro😢

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 3 дні тому +1

      𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗔𝗡𝗘𝗬𝗦𝗔 𝗛𝗘𝗦𝗞𝗔𝗡𝗜 𝗞𝗔𝗗𝗜𝗕 𝗫𝗔𝗡𝗨𝗡𝗞𝗜𝗦𝗔 𝗙𝗔𝗡𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜 𝗨,𝗡𝗔 𝗗𝗨𝗖𝗘𝗬 𝗜𝗜𝗗𝗟𝗘 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗟𝗔𝗛𝗜 𝗡𝗨𝗡𝗘 \\ 𝗡𝗢𝗟𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔 𝗙𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗗.\\ 🤴❤️✅

  • @mctaatiko5940
    @mctaatiko5940 5 років тому +1

    Saasaa la rabaa al fanaan iidle hhhhhhh heesihi samatar waa lagu fahmay chennel ayuu furtay keep going

  • @KingZalmaan-k3h
    @KingZalmaan-k3h 3 дні тому +1

    From 2024😢❤

  • @Emerauld293
    @Emerauld293 4 дні тому

    Yaaaaaaaa Salaaaaaaaaam.

  • @MaxamuudCabdinuur-sr5is
    @MaxamuudCabdinuur-sr5is 11 місяців тому +2

    Inta 2023 dawaneysa like saar

  • @abwaandurdurcaashaq8519
    @abwaandurdurcaashaq8519 4 роки тому +2

    Zamzam farah oo ku dhalatey gaalkacyo oo iigu war dambeysey iyadoo ku sugan garowe anah waxaan joogaa jabuuti

  • @hasanbarre7080
    @hasanbarre7080 5 років тому +2

    Idle cabdulaaahi nuuuni wiil rer hiraan ah noloow epoow

  • @Endelibeyai-xw8lr
    @Endelibeyai-xw8lr 3 дні тому

    Please guys I'm in love with this song lyrics what do you mean 😢

  • @yasincabdikani6579
    @yasincabdikani6579 Рік тому +3

    This song has special memories for me of the good times I had in the beautiful country life

  • @AyaanDigaale
    @AyaanDigaale 4 місяці тому

    Wxan soo booqday 2024

  • @mahdimohamed8253
    @mahdimohamed8253 Рік тому +1

    najax love you arageena kala maqan maankena wadajira ❤️

  • @cabdikamal1412
    @cabdikamal1412 5 років тому +8

    idlow waxaa ka codsanaya heesti xasan adan samatar lulumaha biyaha galaa cadsi codkaga la jeceladey anigo jogo saudiga wan kugu xiranahy magaceyguna la yirado cabdikamal maxamed

    • @abiikaryare1239
      @abiikaryare1239 3 роки тому

      Hestaas lama copy gareyngaro wey adagtahy

    • @AfiRama
      @AfiRama 5 місяців тому

      Yakubalamiyaay adgaaaa​@@abiikaryare1239

  • @kamaalhassan5257
    @kamaalhassan5257 5 років тому +5

    Meeel igataawataaa heestan 💯

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Рік тому +1

    The one and only legend iidle yare big fun legend

  • @mohamettapdirizakhashi1704
    @mohamettapdirizakhashi1704 6 днів тому

    Iidle yare 💔

  • @abdiwalixasan0166
    @abdiwalixasan0166 4 місяці тому +1

    From tiktok

  • @mowlidid3636
    @mowlidid3636 3 роки тому +1

    Keep going iidle yare 2021

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 5 років тому +1

    IDLE rubac salaman zxp🙏

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 років тому +2

    Idle yare keeb going my brother

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 5 років тому +3

    legend iidle yare

  • @deeqamahdi6707
    @deeqamahdi6707 4 роки тому

    Msha allah waan kuwataa idle yare

  • @maaawicabdi3554
    @maaawicabdi3554 4 роки тому +1

    Baqorka heesa waan kusalaamay

  • @abokormaahir9845
    @abokormaahir9845 3 роки тому

    Dahapi manshalah keep going iidle yare

  • @Mo-Shide8
    @Mo-Shide8 4 дні тому

    Haka baqan qamcaha maran meher yaanu kugu dhicin iska samir mar uuno tii illahay baa maqan 😢😢

  • @balqiisabdi6235
    @balqiisabdi6235 2 роки тому +2

    Iska samir mar uuun tii Alle baa Maqan😭😰🤲 Allow Riyadayda i Rumeee😰😭

  • @meymuunadey678
    @meymuunadey678 4 роки тому

    Masha llh cod igadheh idle

  • @aamirzaki136
    @aamirzaki136 2 роки тому

    Inaba cadi mahan hesta kaliya an ka xiso dhicin 🎶 🎵

  • @SiciidMaxamed-o2r
    @SiciidMaxamed-o2r 7 місяців тому

    Still i Watching 2/13/2024 Allow Sahal Amuuraha.

  • @darasadmedia.8599
    @darasadmedia.8599 3 дні тому

    Heestaan wlhi waa hees aad ii sameysa dhibka inta badan dhalinta haysta bay kahadlaysaa. Meeqo ayaa is jecel oo waayay qarash ay isku guursaaan oo dhaqaalo la aan baahsan haysaa hadana dhul kala fog qaarkood kala joogaan?

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 5 років тому

    Qofki ugu horeyy ee daawaday

  • @bariisedheere7062
    @bariisedheere7062 5 років тому

    Iidle yare waa nin iska faraxsan mar waliba kaftankana aad u yaqaan sidas waxa u ku leeyahay taageero bdn

  • @cazizaabdalla-wt4ky
    @cazizaabdalla-wt4ky Рік тому

    Ldab yar ma shideysid cod😮