Wow!! Muuqaal Waqti & Maskax Deggan Lagu Ekeeyay.. iidle isagu waa macalin hore -- Zoya iga daba geeya!! Well done Aflaanta Studio - Music Videographer Of The Year..
Iidle yare shaqo fiican ayuu haya heesihii hore ayuu dadka aan so gaadhin ama maqlin dib uguso cusboonaysiinaya iyago waliba muuqaal qurux badan wata good job brother, well done aflaanta studio 🔥🙏🏻
Iidle yare iyo Zoya qalbi Waxaan heysaan shaqo wacan heesihii hore baad soo nooleyneysaan", keep it up ", Mudnaanta kowaad waxaa iska leh aflaanta studio oo si Hagar la'aan ah videographer ugu faro yareystay go head legend
33 SECOND REACTION AAN CAADI AHAYN 😲😲👁👁IIDLE YARE QOFTAN MA QOF LA DIIDO AH WOWOWOWOWOWOWOW TII DARTED DABAQ DHEER LA ISKAGA SO TUURI JIRAY WAAYE WALHI WOW MASHA ALLH 2019 GABAR KA QURUX BADAN OO KA JIR MCN MA ARAG MASHA ALAH 😲😲😲👁👁🌹♥️✌
Heestii aan geela ku raaci jiray Dhowr iyo labaatan sano ka hor baa Hada so habeeyen Waxan so xasuustay Habeen Ramadan ah Oo roob da ayay aan Heestan ku qayilayay Anigo darawal ah Oo gaari meel Cidla ah Oo laascano iyo Garowe u dhaxaysa bn ku fariistay
Baba Suleiman You don’t understand either. It is not “igaar kaamagaagixin?” What the heck is that? Let me correct you. It is, “Igadh kaama gaagixin.” Do you know what “igadh” is?
Qur'aanka sida maad ka deysaan Aad ku Tuugsanysaan Nacaladi Idinku Dhacdaye Waxaan Xaraanta Ka dhargay maxay ahayeen Like Mxd Ku Helysa Bal Iga so Jawaba🙄 Wax Wada bakhtiyey Ba tihine Nabiga Scw Io Quraanka Ha Idinka bad badeen
Wow!! Muuqaal Waqti & Maskax Deggan Lagu Ekeeyay..
iidle isagu waa macalin hore -- Zoya iga daba geeya!!
Well done Aflaanta Studio - Music Videographer Of The Year..
waa makeup artist nairobi kunoool zoyaa makeup fanaand cusub weeye macalinn
MacaliNkii macalimiinta
Abdi Askari wa ku.salami♥️
ZoYa MAKE-UP AND ARSTS looga haray Hada Fankana wakaa Iidle ukala kicisaY😂 Mr Copy
Great videographer but the music👎
From turkey 🇹🇷
I love Somali songs❤
💞💞💞🇹🇷💞💞💞💋
Welcome song smali
We love you too
Höşgeldeniz.seni seviyoruz
Ilove you 2my sistaar
Inta quraanka jaceyl qadarisana diinta islaamka like ha ila dhaafin walal🙏❤❤❤
faas production meshad quranka ka shegeyso kafiirso dhillaa ku dhashee
@@cabdullahixuseenmuumin2312 aduunka adoo klaa iska joogo walalkey alle haku naxaristo hooyadana alle ha u naxaristo wan idin wada jeclahy😭
Inta mxaa kasoodontay hada quraanka jceshy
Inuu ku caayo ma fiicnayn laakiin adiguna meesha aad quraan kusheegaysid ma ahayn meel ku haboon.
faas production inbu qaxba
Iidle yare shaqo fiican ayuu haya heesihii hore ayuu dadka aan so gaadhin ama maqlin dib uguso cusboonaysiinaya iyago waliba muuqaal qurux badan wata good job brother, well done aflaanta studio 🔥🙏🏻
Mohamed Abdirahman haaa wll waku tageersanahy ninkaaa bcz hestan kale inaan hda kadip raadiyo moyee cwa kahor mnan maqal so good jop hayaa runtiii❤️
@@luckyfagase394 heestaan markii hore waxaa qaaday khadra daahir iyo rooraaye lkn meel qurux badan ayay ku qaadeen
Walayal somaliyey iska dhafa qur,anka iyo saliga nabiga aad like ku radinaysan heesa iyo melaha xumanta lugu hayo plz plz😭😭😭🙏🙏
Haa wllhi waa sax hadalkada lkn dadkan waxba mamaqlayaan
Wll dadja sidaa sameenaya waa laba mid uun
Waa like radis ama jahil aan ogyn dambiga kasoo garaya
muzazal
Xaqiiqda kahadashay walalo qer Allah kusiyo inshallah
Scw
Mashallh sharuqan iyo kajal ❤️❤️❤️❤️❤️like igu dhufo xaga hoose naag Ethopiya tartan kula jira qofkale aan u jabo lakin no way Ethop ya 🇸🇴🇸🇴
Dabadaada heeso
Kkkk
Asc Walale mxa kutarten ten gabadha
Faadumo Cabdi Cali waxan ku tartanay like inan iga badanenin
Waku saraye abaya xagee laga hela noh
Www mansha allah nice voice my queen zoya waxa tahey gabdha qali ah waxa isku darsatey dabecad iyo qurux iyo labis hadan cod aya ku darsatey mansha allah waxa tahey gabdha ku dayasho mudan horay u soco ❤👌
Heestan waxa horey u qaadaY fanaaniintii Khadra dahir cige iyo Rooraye, waa hees daadis ah wana hees aan aad u dhageysto Runtii iidle iyo gbdha meeshedii bey dhigeen guuleysta👏🇸🇴
heestan wa xasuus walhi canjal ayan ku dhagaysan jiray 2005 waayo waayo ayan so xasuustay iidle fanaan heer sare 😍😍
waxan ka yabay dadka halkan quraanka iyo saliga nabiga scw like ku radinaya🤔🤔🤔🤔
Waa wax lal yaabo masaajidka taga dhe walhi WAAD iga qoslisay 😂😂 Runbaad sheegtay 😂😂👍👍
Runtaaa wayay wlh waa dad aad u qaldan
Like ga maxaa laga helaa horta???
Waa yaab
Wa laso habaray kuwan
Hadad dawaneso adoo jiifa like isaar Bal meshu uron yhy ayaan waye 🤐
Ma Ogtahay Ayaa Mahan Aniga iyo Liketa arxan namadhex yaaleeeey
😀😃😃😄😄🤩😜🤪😝😋🤭🤫🤔🙄
Eidle yare & Zoya albi & Aflaanta Studio❤
Hore usocda
I do not understand your language but I like your music l'm from Mali 🇲🇱 west africa and people kenya
Bakary thanks we are from somalia 🇸🇴 Mali is our brothers and sisters
This not kenya somalia songs somali
get lost😂😂😂
From somlia song🇸🇴❤️
Welcome 👐
Codka100%
Style100%
Vocal100%
Iyo adhigo qurxon like isar
Hadad earphone ku dhagaysanaysid Heestan like dhac igu sii😂😂✋
Wuu iga halusanyahay
@@abdisalanmohamed4459 hye lkin wll chanelka isubscribe gare
Like me ghh
Zamiir Carap maya walaal sameecado waawayn baan ku dhagaysanayaa
Niyow bajaj an ka dhageesanaya 🤣🤣
Legend idle yare and Queen zoyaa 🎶🔥❤👌 Afalaanta Studio❤ keep going 👉
Wiil Iyo gabar duqow iyo Caruur sidaa u dhantihiin Ciyaal Xamar
👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Zoya qalbi fananad kuma ogeyn
Hadaa yaabtay 🖒
iidle heesta wuu keenay lkn gabdha heesta way ku ciyaartay qali ladan ayaa ku fiicneet inta ila aragtay LIKE
Caan caan dhalay Naagtaba Cod Heesaa Gapdha Xasanaadkeeda kA keexo 🤣🤣🤣
qof sow da taashay lamo dhaho waa xuntahay qaali ka fiican waa ceeb is ka daa
Heestaba gabadha iyo Camermanka aanaga gadeen. waraaaa meesha iskaga carar😂
Wlhi anbaa saa is dhahaye qali ladan kuficneed shit🤔
Yaduba kama liidato wllo
Muuqaalka heesta aad bay iisoo jiidatay maasha'allaah Aflaanta studio hore socod wanaagsan❤👏👏👏👏👏👏
Wlhi hesta wey kenen 100% xusus igalisay dhabti ❤❤❤❤🙏👈
iidle yare Fanaan Sare 😍👏 gabdha wa Shidantahay Zoya Alpi❤️ hees xasuuus mudan
Qalbi ku farxaayo heesti cusub oo soabaxdo kas meeshu u socdo illahay nama geeyo. Bal inta qur.aanka jaceyl like ha saara insha allh
Maxaa ku keenay waad qalbi xun tahaye, Teeda kale quraanka laguma tuugsado ee waa la barakeeystaa. Ee Aadaab
Wow mashaa Allah zoya alpi. Ur voice waxkale 😍😍😍😍 wlh nagaa magaca fanka waata baa mel dheer geysaay. I love u swthrt. Horaay usoco
Iidle yare iyo Zoya qalbi
Waxaan heysaan shaqo wacan heesihii hore baad soo nooleyneysaan", keep it up
", Mudnaanta kowaad waxaa iska leh aflaanta studio oo si Hagar la'aan ah videographer ugu faro yareystay go head legend
Aim here listen from ,Mombasa. Good music from IDL
Keep going my sis and my bro idle ♥️♥️😍😍
Khadra daahir intii tabtay marka heestan maqshay like dhac dhac ku siii
❣🔥🥰 #khadra #daahir best female singer
Asc
Hees qoral kama bixiyo lakin heestan cadi mahan idil meshidi dhigay codkisa ku heest mash alah u done brother
Waxa lakam qaban karo hey hey tadakan Norobi xoresden waxa zoy ene Idale tada qalbi furan ❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Ma ogtahy ima badan baan, kaa aamusnaayoo Afka kala baqyee😍😍😍😍
wlhi bilahi talahi waligey mahelin 20 like 😭😭😭
Maskiin 🤭😄🤣🤣🤣🤣🤣
Hada aniga like baan kusiin rabat lkin 43 baad heystaa oo 20 kii kor baad u dhaaftay ee ma iska dhaafaa mise waan kusiiyaa sxb
sophia channel hhhhh sorry
Hooyada wase qaado 100 liketa ah
Ciilow Yaraanka Official hhhhh
Iidle dhal gobeed👍 waad iga tiirisay♥️
I just meet iidle today in two rivers he is so good down to earth mnshlh
Xaqiiq Heesta ugu muuqalka qurux ee an fiirsaday waaye😍
Ma ogtahy ayaa maHan aniga io hawwnka arxan nama dhexyaale🔥
Cajiip waaye
Abdiwahap Boss
Hhhhhhh
Hadad Doneyso fanan inad noqoto neyrobi iskah xadiri really 1malin lgugu tAgeratah horey usocda zoya and iidle 🙏🏻🙏🏻
walee inantu way kaso baxday halkedii bey dhigtay inaba cadi mhn codkeda wwwwwwwww idle wakan aqane codkisi masha allh❤❤
Waligeey 20 like mahelin ✌🏻🙏🏻bal idhafiya 20ka manta
Maria Abdinor makeup tuugsi badnidaa Raxaweyn ma wax ku galay hhhhh🤣🤞🏼
cwaale
cawale
Abdi Qadar official sxbow meshan qabil maba genin ani e amaaan si asharafta 🙏🏻🥰
Maria Abdinor makeup abaaya maxa dareentay 250 ayaa heshee
Iidle yare Keep going pro heeso waa hesihii hore❤️✌️
well done Aflanta howshu hasocoto🖥️🖱️
Eebow thnks codsi maa dama aa tahy difaaca fanka umada Somalia
Waxaan rabaa inaa dib u waasho ku sameyso hees macaan oona sii dhumooso at qadan fananinta kla ah Juba iyo khadra dahir cage jaceylka ma halmin
Asc umada nabi maxamed jimcaha darteet leki isara pls waa malintii 1aad een leki codsado
Ifkaa lagu yahay walal😰😰
Walal 👍like ii saar thanks all
Waa runtaa Walaalkeey allah ku barakeeyo
Kkkkkkk👍💜💔💖💘
Heesta 100%
Music 100%
Codka 100%
Edit 100%
Style 100%
Thank you brother you get that
Intaa single like dhac ah igu siiso inta kale ha iska jogan
Codka allaha ku barakeyo iidlow😍😍😍😍😍
iidle goormu heesa xadow deyn doona 😂😂😂😂
inta igadanbeysa #like.✋
Ayyy my habo zoya cod aakudugna walhi M.a keep going😍😍😍
Inta nebiga jecel like zcw hayla dhafin
Music 100%
Codka labaduba 100%
Video 100%
Keep going Aflaanta studio
Idile yar saaxiib waa ku salamayaa waxaad tahay Soo saaraha gabadhaha qurux badan fananka ku cusub great work done
Wawareey gabadhii cusbeed ma copy ayuu kubilabay 😂😂😂😂😂👍👍👍👍
mohamed shido abdi iiigtfeguk feyeguf dtuu kgdun sdtub
idle yare codsigaygii waad qabashay ee Ahaa in Aaad hees walba soo cusboonaysiiso 😂😂😂 codbaa kugu Duugan bro
Sideeyda oo kale Fanaanadaan ma umaleeysay Iqro Yareey.
Haa runtii ilaa wijigeeda arkay iqra yareey u qabay
ha
Codka saaid ayey ugu egtahay
Haa kkkkk
Haaa wanba isku qaldaa maqan sabaabta
Si wacan ayaa loo jilay heesta Iidle Yare iyo xabada cusub waa baashaaleen topten waaye walaahi
Atto shabeel dhaanshe waa idiin soo salaamoow hayaaa
Iidle yare waxuu tusaale muuqda uyahay fanka maanta waa fananka kaliye ee logu dayan karo shaqsiyan waa dagan yahay waana wadani dalkiisa iyo dalkiisaba jecel iidle you are great sxb
"Ma ogtahay ayamahan aniga iyo hawenka arxan nama dhexyale" "ma ogtahay amaan iyo waligood abal maleh ana ka masugagayee"😭😭😭
Heeskan adban u jecelahay Wlhi Allaa jaceylku macanaa😭
33 SECOND REACTION AAN CAADI AHAYN 😲😲👁👁IIDLE YARE QOFTAN MA QOF LA DIIDO AH WOWOWOWOWOWOWOW TII DARTED DABAQ DHEER LA ISKAGA SO TUURI JIRAY WAAYE WALHI WOW MASHA ALLH 2019 GABAR KA QURUX BADAN OO KA JIR MCN MA ARAG MASHA ALAH 😲😲😲👁👁🌹♥️✌
FANAANKAYGII QAALIGAA
IIDLE YARE
ANAA UGU HOREEYEE
AFLAAMTAW IGA GAAADHZII0
F
Waa idin tugayaa ani waa wareerey yaa muslim ah oo iisheega waxa like laga helo 🤥
Don't forget to ❤❤❤❤❤❤❤❤
2.k like hadaad hesho 500 Dolar USA Ayaa heleysaa
Inta jcl heesaha la xaday like iisara 😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhh😂😂✌🏻
Kk sax
SALAHU
DIIN sD
🤣🤣🤣🤣🤣🤣sax waaye
🤣🤣🤣
Dadka Quraanka Alle iyo Nabiga scw Like ku raadsanaya wax isku faLa sida ii Iidaadi wax u shaafateyo Like u shafateya lkn Maya xaga khaladka ah!
Leys ma xaqiro gabadha
wey cod macaan tahay😘
Woof wooof caleyk 🎉🎉🎉👏🏻👏🏻👏🏻 waxba lagama qaban karo😍😍😍
hadii aad jiif kudaawanaysid heestan dhac igu sii like ta
Eidle legend iyo inan shidan oo la hesaysa
Liketa 🤗🤗🤗
Fan nooleeye Iidle bowe horay usoco🙏
M.a gabar ku daysho mudan soya albi wa gabar qiimo badan allh ha xafido wa gabar somlininmo kuween iyo walalnimo alow dhowr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Heestii aan geela ku raaci jiray Dhowr iyo labaatan sano ka hor baa Hada so habeeyen Waxan so xasuustay Habeen Ramadan ah Oo roob da ayay aan Heestan ku qayilayay Anigo darawal ah Oo gaari meel Cidla ah Oo laascano iyo Garowe u dhaxaysa bn ku fariistay
Marka cirigaaga waa ilaa lixdan adeer qof walba geeri sugeysee heesaha ka toobad keen hadaad iigu tiraahdid adigaba heesaha waa dhagaystaa aniga heesaha ilaahii iga madoobeeyey ayaa mahada iska leh is daba qabo umada nabi muxamed scw isku celi celis dadooda 60 ilaa 70 waa mahadsan tahay ha ku raaxeysanin heesaha
Dadka Like'ta ku raadinaa
Quranka iyo Seliga Nebiga Scw
Alle kabaqa
Ma zooyaa makeup miyaa wooooooooooooow❤👏
Ayada miya horta
Haa waa ayadii
Wow qoftii team mek up waka baxay miyey ledahay keep gonig waxbo leynkamo qaban karo dheh
Nice pic idle Yare cod mcn aya kugu maqan ee masha alaah
@@ahmedganey1843 Wll mcn Maanta illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
Juma wngsan inta jecel hooyo mcn like iisara
I wonder how many of our diaspora youth understand '"igaar kaamagaagixin"The joy of somali creativity and poetry must be alien to most.
We do understand
Yeah...
Baba Suleiman
You don’t understand either. It is not “igaar kaamagaagixin?” What the heck is that? Let me correct you. It is, “Igadh kaama gaagixin.” Do you know what “igadh” is?
Gabadha ha somaliyed min fadlan iska yareeya rinjiga wajiga ad ku buufineysin sidi taksi yadi jaalaha aha🙏🙏🙏
Iqra yareey u cod ekaa ngtu m.a queen sis hory usoco
Iidle ku qurxoonaa daadiska jacaylba ha qaadin sxbow daadiskaad ku macdahaye
Mashaallah habo mcn zooya hore usoco walahi cood macan badan ❤️💋💋💋by Aflanta studio 💕❤️
IDLE yare Wuu tagay Keep Going Bro
Full Respect Team Aflaanta studio👌
Markaad leedihiin saliga nabiga iyo quraanka halkan macsiyada badan hakeenini
Idlle jilinkisa inta ku haysato like dhac igu siya 😂😂
Inta hesha qaramiga dhagasta like wish igu siya😂
aflaanta studio production ❤🌏
Muuqaalkii ugu shidnaa abid oo ay duubeen bahda aflaanta studio hambalyo
heesta oo socoto qofkii commentska aqrinaayo igu sharaf like cadaw la tartamooya 1k
Qur'aanka sida maad ka deysaan Aad ku Tuugsanysaan Nacaladi Idinku Dhacdaye Waxaan Xaraanta Ka dhargay maxay ahayeen Like Mxd Ku Helysa Bal Iga so Jawaba🙄 Wax Wada bakhtiyey Ba tihine Nabiga Scw Io Quraanka Ha Idinka bad badeen
Somalinimada inta ku faanto like bal ii saaraa in lagu faano in kale kala ogaa doonaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🤙
Hi am
Waaaaaw hees waa dhaaftay tan runtii wax kle waayo iidle waa tagtay runtii boqorka Nairobi
Mashaallah habo mcn zooya hore usoco walahi cood macan badan ❤️💋💋💋
Iidle legend ☝️ keep going bro 👏👏
I am a kenyan and i love somali songs and their style.one love my neighbours
Rooraaye iyo khadra daahir cige
Heeskoodi waa la kufsaday 😢
Hadaad tahay muslim like ii saar walaal
Inti raxo igulla dawanyzo
Hygulla raxeyzttan likta
Boqortyoh 😂😍😎🤗
Manta jimco waaye ku sali nabiga scw scw scw
Scw ♥️♥️🥰
waligy like ma helin ii.hiili wll
Zoya alpi na ma fankey Ku birtey 😭😭😭😭😭😭 lkn iney hesi jirtaad modaa
Maya quruxey waaa macalimad make up 😊❤Saaloon Ku ledahy Islii
war inan fanka sogalo rabaye inta kaly ile liketa