MAHRAJANKA UBAXII KACAANKII SIYAAD BARRE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • MAHRAJANKA UBAXII KACAANKII SIYAAD BARRE #Somalia

КОМЕНТАРІ • 56

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 Рік тому +12

    Allayaaraxma aabe siyaad

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 місяці тому +2

    Sharaf maxamed siyaad barre kama dambeeyn allow ku naxariiso somali wey hoogtay oo ba’aday 💔

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Рік тому +8

    Oh, fiicana Soomaaliya waakaas. (Those days)
    Haddana ragii wadanka ama gobol xita hogaaminkarin, laaluush, iyo dil waxaan ahayn kamasucdo Soomaaliya.
    Mahadsanid xasuusta Mudan. RAXIIMULLAAH Mudane Maxamed Siyad Barre iyo dawladiisa.

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 8 місяців тому +1

      Kuwan kuwi ka horey ayaan ahay Aniga waxaay xasuus weyn 69 Abaa ayaa igu dhex riidii jiiray wayo xeroyiinka an ku dhex dhashay 3 ilaa 10 jiir ayaan kamiid ahay Ciidamada Qalabka Qaranka 91 qurba kalaa ahaa ilaa 2024

  • @fawsiamusa6354
    @fawsiamusa6354 Рік тому +3

    Maansha allaah unaxariisto wax dhaama lawaa

  • @fawsiamusa6354
    @fawsiamusa6354 Рік тому +3

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 Місяць тому

    Mashalaah xasuus umad quman ❤❤❤🎉 👍👍👍👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 Рік тому +8

    Xusuus igu weyn 1975 ubaxii kacaanka October

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Рік тому +3

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 місяці тому +1

    Waayo waayo, 🫡🫡🫡
    Hadda waxaa joogaan kuwa dadka c, SUBXAANALLAAH
    Eid Mubarak

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 Рік тому +1

    Alaha unaxariisto madaxwane siyaad bare amin amin amin

  • @shernm5551
    @shernm5551 3 роки тому +8

    Alle waxaan kaaga
    Baryaa janadii fardowsa
    Aabihii umadda 21sano
    Waxqabad muuqdo waxaa kadanbeeye 30 burbur

    • @abshirsulub4927
      @abshirsulub4927 Рік тому

      Dee isaga burburiyay dalka iyo dadkaba,miyu xilka iska wareejiyo 21sano ma dhaxal ayu u helay...walee somaali yaab badana

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 Місяць тому

    Waa ardaydii dugsiyada kooxihii Soomaali fagax, soo dhaweynta iyo difaaca iyo looxaadka oo tarabuunka fadhiya

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 11 місяців тому

    Igu dheera Mehajaanka, waa xasuus dib i celisay❤❤❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 місяці тому +1

    Waxaan salaamayaa abwaanka heestan sameeyay haduu noolyahay haduu dhintayna waxaan leeyahay waxaad katagtay wax wanaagsan

  • @qaamshi506
    @qaamshi506 Рік тому +4

    Erade abwaan maxamed cali kaariye 1978 marahajianike

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 Рік тому +4

    Golden days

  • @shukrimukhtar7190
    @shukrimukhtar7190 2 роки тому +5

    qurux kala danbeeyn yaa alaah weey tagtay ilaahoow nabad iyo cadaalad nasii

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 місяці тому

    Ilaahay hawnaxariisto madaxwayne maxamed siyaad bare geesi hogaaminle ayuu ahaa

  • @MuxiyadiinAbdirisak
    @MuxiyadiinAbdirisak 2 місяці тому

    Allah ha u nariisto

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 10 місяців тому +1

    Bare allow

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Місяць тому

    Golden Days Will Be Resold Gold!!!!!!*

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 3 місяці тому +1

    Dowlad_dhaba/

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 11 місяців тому

    Illaahay ha u Naxariisto lama hayo Dawlad ka Danbaysa Caalamka wax.la Qaysato.

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 5 місяців тому

    BABA SIIYA BARE❤❤❤❤❤

  • @shukrimukhtar7190
    @shukrimukhtar7190 2 роки тому +3

    Waakaas nabad macaanteeda

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂Aun Abe siyad

  • @shamsoqawaji3536
    @shamsoqawaji3536 2 роки тому +1

    الله اكبر

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Рік тому

    Caruurtaa yar yarka oo nin maskiina ahi hees uu u alifay si uu quudka maantaas u heloayey nimankii la rabay in ay wadanka meel fiican geeyaan ayeey ku qanceen oo u qaateen xaqiiqo.

  • @faclon.
    @faclon. 27 днів тому

    jaale afweynow macaan iyo qadhaadh meel kuwada yaalad ahyd hadii aad iidor fahmi lahyd shaxdan mey dhacdeen africa somaala katalin lahyd ee bahsha markaad fahmi weysey ee dadkii isku haynta laga rabay kabaha ladulmartay markey wax tabteen ee tidhi ma isaaq baa waxtabanaya balaayadan aan argney baa dhacday

  • @cabdallaxassan3097
    @cabdallaxassan3097 2 роки тому +1

    🥰❤🙏

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 3 роки тому

    Waa

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 Рік тому +2

    Raadin, war iyo wacal..
    Liala yassin waxy ka tirsaneyd ardaydii ubaxii kacanka ee burco
    Kadibna waxa loo wareejiyay Kii afgooye hiladii 1982- ILa intan war lagama hayo
    Fadlan isnaxriis leh Qof garanaya hadduu jiro Layla Jagac ILa Soo xidhiidh

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому +1

      Magacas ma garan xiligas wanka mid aha kuwi afgoye lakin hadan arko wan waydin insha Allah

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 10 місяців тому

      ​@@hodanc6255 asc hodan kolay qof wayn baatahay saan filayo oo hooyo ah, lkn waxan raba inaan xog kaa helo siiba dawladii kacaanka ee somalia

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 10 місяців тому +1

      Mala helay wll manta

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 3 роки тому

    Megan galyo siyaasadeed ordaaye

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 3 роки тому

    Baleega

  • @abdiqaniibrahim5174
    @abdiqaniibrahim5174 5 років тому +5

    Jale afweyne tolkiisa siwanaagsanbuu uheyay waxay uga samri layihiin

    • @goobweynmedia4933
      @goobweynmedia4933 5 років тому +12

      Hadii wax ka wanaagsan jabhadihii riday keeni lahaayeen maba la xasuusteen Maxamed Siyaad Barre AUN.

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      @@goobweynmedia4933 hhhhhhhhhh gaalkiiii weynaaaa

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 4 роки тому +8

      @@cabdimawel1932 Iidoor marduuf qaad ah helay waa majnuun.

    • @muur1297
      @muur1297 4 роки тому +4

      @@KalelaChannel 🤣😂😂😂walhi run bad shegtay jabahdihi markay dowladii kacanka riden waxey kubadashen dowladnimadii qaat iyo heeso iyo dagal dhiig ku datay an jogsan

    • @ridwanali6783
      @ridwanali6783 3 роки тому +5

      Waxaa lafaha🦴🦴🦴🦴idinka galay qadiyad wale iidorow meel gari maysan intay idinku jirto bahashu 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @norbilmusic3549
    @norbilmusic3549 2 роки тому +2

    Muxu dad walay abihi wase afka waynle

    • @AbdiAli-jw4
      @AbdiAli-jw4 4 місяці тому +1

      Hoyada was maxaa madaxweynaha ka rabta dhilada ku dhashay wase

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Рік тому +1

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre