Wlh wx LGa murugooda ah in wadadi shalay awowayashen lagu qalday anago ujeedna oo og wax ka dambeya in aan iska indha tirno Alla maxay libaaxyo udhinteeen dhulka lkin doqoni ka dhaxashy😭😭😭😭
Waa habeen jimce ah taariikhdu wa 29/09/2024 kaligay ban meelfadhiya aadban ufikirayaa aniga iyo ilaahyba is og waxaan ka fakarayaa sidee soomali tii shalay oo kale unoqon kartaa waxaan go'aansaday inaan ciidanka xooga dalka ku biiro oon somali meshan dhaafiyo dawladeeni awooda badnayd meedy ba iga dhex guuxaysa Soo duceeya dhalinyaro Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢
Somali nin an madaxa kagaracin wlhi uma talin karo waa wada wadani waa wada geesi waa wada taliye Allow guul waarto geerida ragas laysaay guriga ha bo.o😭😭😭😭💞💖💖💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soomaaliyay mar baad geeska 🌍 waxa la idinka weydiinayay oo ahayd dowlad weyn oo laga baqo dadka somaaliyeed la cisan jiray somaali baa dalkoodii burburiyay oo dhexediina is dhameyseen aaduunkiina waa uu idin la yaaban yahay waar aan is badh qabno oo aan is cafino dhexedeenaa gacamaha aan is qabsano soomaaliyay iyo gobonimo ayaan u rajanayaa soomaali meel kasta oo aad joogtaan
Sory Shikri abayo ha ooyin runtii ikintada waa xanuun iimana dhowid waan kaa tiri lahaa gacantayda way dhacday balse waa aduun waan ka gudbeynaa one day is one day
Kolkaad heesta maqashay erayaduna ku taabtaan ma isku eegtay halkii maalintii heestaas la qaadayay aynu joognay iyo halka aan maanta taaganahay Shalay midnimo 1978 midnimo hal umad oo walaalo leh ujeed ah in isirka soomaaliyeed la mideeyo kuwa heeryada gumaysi ku harayna xoog iyo xeelba lagu xoreeyo halka maanta aan nahay umad kala qeybsan waxkasta oo na mideeyana aan ka dooranay waxaan ku kala tagsanahay jaajuuska iyi shisheeya kalkaalku ayaan maamuusna allow alle Waxaan kasoo qoraya fariintaan kampala uganda anoo qaxooti ku ah quus murug iy8 ciilna aan ka taagnahay inaan dadkayga wax uqabta iska daaye aan tayda gabay Allow adaan magan ku nahay ee noo gargaar
Siyaad bare soomaali gadasha wa taas lawada haysto rabiyow unaxariso manta qabiil iyo 90 calan ban lenahay ya rabi soomali mid ah😭🇸🇴🤲
Aamiin Allow u naxariso Awoowahey mohamed siyaad barre wan ku tabnay awoowe🤲😭😭
Wlh wx LGa murugooda ah in wadadi shalay awowayashen lagu qalday anago ujeedna oo og wax ka dambeya in aan iska indha tirno
Alla maxay libaaxyo udhinteeen dhulka lkin doqoni ka dhaxashy😭😭😭😭
Aamiin
Waagay Somali awooda lahayd😍😭 maanta Somali gumeysi ayey gacanta ugu jirta mid cad iyo mid qarsoonba😭💔😭
Waa habeen jimce ah taariikhdu wa 29/09/2024 kaligay ban meelfadhiya aadban ufikirayaa aniga iyo ilaahyba is og waxaan ka fakarayaa sidee soomali tii shalay oo kale unoqon kartaa waxaan go'aansaday inaan ciidanka xooga dalka ku biiro oon somali meshan dhaafiyo dawladeeni awooda badnayd meedy ba iga dhex guuxaysa
Soo duceeya dhalinyaro
Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢
😢😢😢
Somali nin an madaxa kagaracin wlhi uma talin karo waa wada wadani waa wada geesi waa wada taliye Allow guul waarto geerida ragas laysaay guriga ha bo.o😭😭😭😭💞💖💖💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Beenta mahan wlh
Dadkaaan nin aan kaligii talis ehn iskuma duba ridi karo
Wa umad mid walba taladiisa wato😥
Soomaaliyay mar baad geeska 🌍 waxa la idinka weydiinayay oo ahayd dowlad weyn oo laga baqo dadka somaaliyeed la cisan jiray somaali baa dalkoodii burburiyay oo dhexediina is dhameyseen aaduunkiina waa uu idin la yaaban yahay waar aan is badh qabno oo aan is cafino dhexedeenaa gacamaha aan is qabsano soomaaliyay iyo gobonimo ayaan u rajanayaa soomaali meel kasta oo aad joogtaan
Siyaad barre ayaynu xagxaganaa , hortiis iyo dabadeedba somali awoodle oo aduunku kahaybaysto bal car yaa meel ku sheega Allow kuu naxariiso waykuu darsadeen somalidu sidii madaxdii carabtaba shacabkoodu ugu darsadeen
Nasab wadani laandheere aan isaga ahayn wlh somalida ma soo marin ina siyaad ilahay haunaxariisto ✌️💪🇸🇴❤️
@@sharmakeali5248 Aamiin allow awooaheyga qaribga u nuuri waa subax jimce😭🤲🤲🤲
@@IlwaadAbdurashiid4631 aamin inshallah wlal qaali
dhagaysanaya 11/apr/2023 jooga jiida hore lasacanood waan u arin
Somali marbey somali aheed wlhi😭😭 bal hadda sidaan noqonay oo maamul goboleed iyo calan mid walba u yeesheen arag😭
Goboleeysigana marbaa laga gudbi doonaa
😢😢😢😢
❤❤❤
Kuwina iyo kunaka ayaa wadani ah aniga waxan ahay kuwii 1972 ila 1986 1961 iyo manta somalifa
Wan ilmeyay wlhi😭😭😭😭😭 Somalia hanolato 💙💙💙💙💙💙💙💪💪💪💪💪
m ,a
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀ ɴᴏʟᴀᴛᴏ
Sory Shikri abayo ha ooyin runtii ikintada waa xanuun iimana dhowid waan kaa tiri lahaa gacantayda way dhacday balse waa aduun waan ka gudbeynaa one day is one day
Alle hau naxariisto. Jaale maxamed siyad bare. Wa ninkii somali dunida.
Wllhi marwalpo waxaa isdhahaa goormee soomaaliya noqotaa wadan dowlad leh annaga wllhi kumasoo gaarin dowlad dhisin iyadoo burbursan kasoo gaarney alloow dowlad soomaaliya oo dhisan alloow noo sahlo Aamiin 👐
these two singer are the best of somali music and singing they heart out for somalinimo we should recojnise them pearl of somali music
Waxan firsaday 10 10 2022
Maxamed ❤🎉🎉 1:00 iyo canabee 15b masha Allah 🎉
Somalia Somali baa leh 🇸🇴🇸🇴✊✊
Walhi ❤❤❤ waa wadani soomali o mid ah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAAN U XIISAY DHULKII DARAAWIISH SSC KHAATUMO OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
Amba waan uu xiisay sool Somaliland
Ilaahay ha u naxariisto intii naftooda u hurtay Soomaalinimada...
Talow mar uun man arki somali oo dib u midawda insha alla wan rajay naya
Soomaaliya guul io gobanimo urajenayaa insha allah
Wadanks aqoonyahan awoon leh syaa madaxweeyne ka ah guuguule ciladeeysana waanu ka adsgnahey
alla ya raxma comred siyaad bare
ninki soomaliua burburiyey
Allah Wadan kena hooyo nawad kadhig
Golihii isdilay
Waxna isu quuri waayay
Innagana noo quuriwaayay
Ee imariya
Innagana namriyay
Waa nagii hubkey nagu qabsadeen ooy soo gurteen aan soo guranay oon dareerinay
Alla yaa salimak alle yarxama Tubeec
Kolkaad heesta maqashay erayaduna ku taabtaan ma isku eegtay halkii maalintii heestaas la qaadayay aynu joognay iyo halka aan maanta taaganahay
Shalay midnimo 1978 midnimo hal umad oo walaalo leh ujeed ah in isirka soomaaliyeed la mideeyo kuwa heeryada gumaysi ku harayna xoog iyo xeelba lagu xoreeyo halka maanta aan nahay umad kala qeybsan waxkasta oo na mideeyana aan ka dooranay waxaan ku kala tagsanahay jaajuuska iyi shisheeya kalkaalku ayaan maamuusna allow alle
Waxaan kasoo qoraya fariintaan kampala uganda anoo qaxooti ku ah quus murug iy8 ciilna aan ka taagnahay inaan dadkayga wax uqabta iska daaye aan tayda gabay
Allow adaan magan ku nahay ee noo gargaar
Guuuuul
"Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed" halbeegii gobannimada❤
Guul s
[🇸🇴ka & Iyo Wadani Diidka 1:04.
Xuus
Ama geeri Aaqiro Ama Guusha Nololeed
Ha wllh
Waxaan maqli jiray dhaxal goronyo dhebad baa iska leh sidoo kale
Geesi dhaxalkiisa doqonaa u ahara waana sida maanta soomaali
Tahay sharafta iyo qabka wadankeena iyo dadkiisa imisa geesi aya
Hog u gashay waxaan aad ugu xumahay inaan noqday jiilkaan nasiibka daran ee maanta nool hadaan is dhoho dhiiro oo dhulkaga
Aamin oo waxna u qabo waxna ku qabso waxaa iga soo horbaxayo
Dad damiirkii dhintay qab iyo sharaf tona laheyn kuwa dalka dhulka
Galiyay waa kuwa dalka federal ka ka dhigay waxaan ka dhaxalnay
Nina Ethiopian🇪🇹 dalka soo galiyo nina emirate dakadaheena siiyo
Waxaan rajeynaa malin lala xisabtamo kuwa qa,inul wadanka ee dalka damyida masiiriga ka agalay illhow kuwaa dalkaan ku badbaadiso usoo bixi waad u awoodahe adigaa wax walb awooda
😭😭😭😭
Maanta ayaa
Gumeesi maskada
Naga heestaa sorry
Walaaalo gumeeysi allas inaga qsbtee xagee wax ka arsgtey
@@cabdinasirclle2453
Adigu haatan soomaaliya
Meeqo ciidan ee kasocdo afrikaa
Joogo ok meeqo argagiso joogto
Badaadda meeqo reer galbeed baajoogo adiguna meeqo calan baad qabtaa meeqo madaxweeyne
Allah yarxamahaa soomaali
@@cabdinasirclle2453 gumeysi dadban iyo gumeysi toosan aakala jiro hadan gumeysi kii ugu xumaa ku jirnaa anaga bis maahan ee caalamul Islam dhan waye
Allahaw qaran baanu kaabariney
Caadi maaha heestu isaaqa ilaahay Murti waa siiyay iyo Wadaniyad
❤❤❤❤❤❤
😭😭😭😭
1977 dagal ki itopia iyo somalia la qaday Somali galbed abarti dabo dher KU dhufatay itopia gar gar ka wayen XHKS aun abe siyad tagay
This best song
Walle xusuusweeye
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀɴᴏʟᴀᴛᴏ ✊
Codadka Tubeec iyo Hibo Nuura
💝🇸🇴💝🇸🇴🤝💝🤝💝🤝💝🤝💝🤝💝💝💝🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🐦👂👂🐦👂🤛🤛🤛🤏👂👂🤏😂💖😂💖😂💖🤩🤩🤩🤩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🦋🦋😍🦋😍🦋😍🤩🤩🤩🤩🦋🤩💖💖💖👂👂🐦🤏🐦🤛🇸🇴🐦🇸🇴🐦🇸🇴🐦💝💝💝💝💝💝💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴
Somali haysraacdo insha alla
Hadba.marooodi.yeeeesheeen ,?????.areas.kaaaaga.dhulku.lamaaan
Waankuumahadnaqaywalaal
L v bl
Aadiyoaadayaanujecleestaywalaal
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀɴᴏʟᴀᴛᴏ ✊