Balanbalkaygii iyo kufsii la Ila kacay ee caruurnimadayda badashay . Qisadii khadara jama (part one)

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 61

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 місяці тому +5

    😢ax waa xanuun aan dhamad lahayn wallhi yacnii nolosheeda ciil iyo xasuus xun ayay ku dhamaysanaysaa allaa kariim hiiliyoow hiili allow ii xafid sadex bn dhalay adigaa awooda lehe ii badbaadi ii barakee ii sakhir yaa allaah

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 2 місяці тому +9

    Dumarow hablow an weli guursan fadlan hablaha u fiirsada oo carurtina attention siiya
    Anigu yarantaydi wlhi wxn xasusta wiil dhalinyara aya nala jogay hoyaday walashed dhashay markay baxayso hoyaday way i kaxayn jirtay ana carur ban iska aha hoyo hebel an la jogo wlhi way i kaxayn jirtay imika mrkn weynaday ayan fahmay hoyaday gaadh bay iga hayn jirtay Allah ajar iyo xasanaad haka siyo waalidken oo dhan inta dhimatayna Allah unaxariisto

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 2 місяці тому +3

    Qof walba o qeylinayo wa qof dhiban o laso ciilay wax ba ka buuxo hala dhageesto wlhi waka damqaday iman la’aaaa nimanka balo hoosta idinka gashay qaraabo ma yaqaano walal ma yaqan acuudu billah naarta alle kugu foge wixi ilmaha dulmiyayo dhan amiin😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 2 місяці тому +3

    Subxaanallaah ma dadkaasaa naxariista ilaahay helaya

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 місяці тому +4

    Alla xanun badanaa wlhi childhood trauma wx ka xun ma jirto so sad wlhi dadkeenu qof trauma soo maray oo nafsiyan u xanuusan by sbb la aan caayan oy judge gareeyan childhood trauma anigay depression igu riday oo ilaa hda ka bogsan la 😭😭😭

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 2 місяці тому +13

    Wlhi somalida qisooyin nocaasa baa ka buuxa dadka wax waraysta bay la yihiin waa wado qiso😥

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому +1

      Walaahi part twoga waad qaracmi markaan soo dhigo 🥹🥲

    • @NajahApdirsaaq-yg7tq
      @NajahApdirsaaq-yg7tq 2 місяці тому

      Aniga qaybtanba ooh oohinti iga dhameysaya wlhi wa la xanuunsdya
      😢😢

    • @FIHIMAAhmett
      @FIHIMAAhmett 2 місяці тому

      ​@@Asmadaaus wllo noo soo badi qisooyinka Allah ka abaal mariyo wllo

  • @user-gd4gi7hr8i
    @user-gd4gi7hr8i 2 місяці тому +4

    Somalideena ubadaka wan iska dhalnaa mahane ma ilaalino abaahay anoo yar buu dhintey kufsigu iigaysaty abtigey hooyaday la dhashay ayaan dhibkiisa wali maraya mustaqbalkaygiiyo dhan ba lumay😢 cid wx iga waraysaty ma jirin ila aan dalkaygi hooyo Somalia kaso orday qurbe soo galay hadana dhibkii iigasi direy hda sanadkan udanbeeyay ayaan daawo iyo kabasho ku jiraa oon dhaymo helay qisadayda mar ma shaacisa ban is idhaa marna mala dhimataa ayaan is idhaa si aan lagugu caayin pls ubadkiina u fiirsda siiba hooyoyinka noloshayda qayrkay hda way guursaden jmcday dhameeyen way shqaystan ana intaso dhan dhiban ku jirey iyo xanuun gudaha ilahow inta nolosha ii hartay faraxd isiii Oo dad wnagsan oon qalibga iga jabin ii sahal walal hadad commenting gayaga aragto niyad iigu ducee qof kasto dhibka kufsiga soo marayna alle hawgargaaro😢😢😢😢

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 місяці тому +4

    Meelaha tiktok markan ka daawanyo khadra waxa aan moodayeey wax waalan lkiin cawaa marka aan qisadeeda daawaday wan ooyooy truam yaranteeda kusoo dhacday ayaa caynka uu gashay

  • @AyanDahir-fn1oj
    @AyanDahir-fn1oj 2 місяці тому

    Am always watching u asma
    U re the best one
    U re so sweet
    U look oped heart

  • @Zalmaanhussein
    @Zalmaanhussein 2 місяці тому +1

    ilaahay kuwaso kale dunida korkeda ha ku cadabo naclada😭😭😭

  • @user-zk6sp6rj7j
    @user-zk6sp6rj7j 2 місяці тому

    Inkaar Allah kugu rid ilmaha yar sida ogu gali

  • @Awahfarah1
    @Awahfarah1 2 місяці тому +3

    I think your mother was not okay, waxa dhici karta kala tagi abaha inay is dhaftay may allah protect all the mothers.

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 2 місяці тому +1

    This is a sad sad story ... please every mother open your seee twice around eveyone ... this story for evrryone

  • @user-sf3pz8dx9q
    @user-sf3pz8dx9q 2 місяці тому +1

    Alla xanuun waynaa 😭😭😭

  • @luulluuy
    @luulluuy 2 місяці тому

    Part 3

  • @user-zk6sp6rj7j
    @user-zk6sp6rj7j 2 місяці тому

    Runti aniga Nin baa icilaa oo sikasta ila daqma waxa oguween aan kula joga waa ilmaheyga ineey rafadin waxaan rabaa inaan kuhesto meel aan lagu dhibteen oo nabad eey kahelaan wax ibartaan

  • @nimco9217
    @nimco9217 2 місяці тому +1

    Ano yar ayaa wxa no iman jiray mid ilmabti nahay deed guskiisu soosari jiray walhi cadiid oo sal salaxi jiray ana ano naxsan eegi jiray hoyadayna way maqnayd alx waxba imaso gadhsiin hoya timidba lakiin waa ushegay imika wuu washay barya hore alaha cafiyee

  • @maryanabdidhiif8060
    @maryanabdidhiif8060 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 2 місяці тому

    Waa bila cod asma video gu😮

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому

      Waa xagaaga qaali hada fiiri 💜

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 2 місяці тому

      ​@@AsmadaausImka waa cadi Qlpi❤

  • @FadumoSaleban-ee7kq
    @FadumoSaleban-ee7kq Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @Nina55870
    @Nina55870 2 місяці тому

    😢😢😢

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q 2 місяці тому

    Ohh miskina 😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @najibabdalle
    @najibabdalle 2 місяці тому

    Oh sorry 😞💕

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 місяці тому

    Ax dhiba somarty😢😢

  • @somali_comedy
    @somali_comedy 2 місяці тому

    Habeenka inuu rabo qatay ahayd manta janaday gali lahayd

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x 2 місяці тому +1

    Kii snm mahe ki 1977 dhe edo wad sharab te 🙉

  • @Yusuf_Hunter2048
    @Yusuf_Hunter2048 2 місяці тому

    Wuu Ka maseerey wiilkaas madama asaga guriga ugu yara😭😭😭😭

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 місяці тому +1

    Laga yaaba inuu aabaha dhibaateeyey hooyada oo ay isku buuqday

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 2 місяці тому

    Sorry wlala Allah qalbiga ha ku qabojiyo 😢😢

  • @ixsaanmahdi4488
    @ixsaanmahdi4488 2 місяці тому

    Ilmahaga waa inaad haystaa duruuf kasta 😢

  • @Itsmehadx
    @Itsmehadx 2 місяці тому

    حسبي الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 2 місяці тому

    ilmaha hadhalin hada haysanayn bal saqiirkas dhibku ugeestay 😭😭😭😭😭😭

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 2 місяці тому

    😢😢 i don’t know why I’m crying when I saw her Crying 💔🥹

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому

      You Will be in crying for days we you litsen the part two how her life got worse 😢😢😢

    • @Ayan-yr9
      @Ayan-yr9 2 місяці тому

      @@Asmadaaus I believe u 💐🥹

  • @khadraabdi2896
    @khadraabdi2896 2 місяці тому

    Sorry😢😢😢😢

  • @Saluum538
    @Saluum538 2 місяці тому

    Please please u badkiina haka tagina geeri mooye 😢

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila 2 місяці тому

    Ax balayo aalle kugu riid 😢😢😢😢😢😢

  • @AyanDahir-fn1oj
    @AyanDahir-fn1oj 2 місяці тому

    Childhood trauma 😢

  • @maryanisse6082
    @maryanisse6082 2 місяці тому

    I am sorry sister 😢😢😢😢😢😢😢

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому

      Litsen to the part Teo i Will be posting it gets worse and worse 😢😢😢

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 2 місяці тому

    🥹🥹🥹🥹🥹

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 місяці тому +3

    Waalidka kala tagoda ilmaha wa sameya noloshoda ilahow so hade

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому

      Waa qaracan 😢😢😢

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 2 місяці тому +1

    Nafta xasuus bey ledahay ilmaha waa in naftoda iyo maskaxdoda laulaliya ila ay garan 14 sano

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  2 місяці тому

      Haa walaahi waxaaba ka soo daran waxa hadhay yaraantii wixii kudhacay ayaa i qarso noqonaya part two daawo

    • @balqeysa7209
      @balqeysa7209 2 місяці тому

      @@Asmadaaus Insha'Allah abyo

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 Місяць тому

    Maybe your mother was under tremendous stress and very likely was suffering from postpartum depression:

  • @suubanseeraar3
    @suubanseeraar3 2 місяці тому

    Islaantaan hada ma waxay naga dhaadhicineysaa 1988 ayay saqiir ahayd

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 2 місяці тому

    😢😢😢

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢