Salma riana oo bolosheeda ka warantay iyo war xasaasi ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 3 місяці тому +18

    Salma that is the main point labada qof ee is qaba hadii aysan wada noolayn qasab waxa meesha ka baxaya rabitaankii iyo jcylkii sidoo kale kalsoonidii waxaad la qabsanysaa maqnaashihiisa agtaadana waxba kama noqonyo marka aragto dad is jecel iyo dad qaba oo noloshooda si wada jira u dhisanaya waad is waydiinysa maxaad kaga duwan tahy ayaga waxa qasab kugu noqonysaa inaad raadiso meel aad ku dareemayso inaad xaas tahay

    • @hibaabdinasir792
      @hibaabdinasir792 3 місяці тому +2

      Kala maqnaanshuhu guurka waaku cadaw walalo nimankana danbi baaba ku socda

  • @Noorh77
    @Noorh77 3 місяці тому +4

    اسماء افتحي نقاش للبنات باللغه العربيه لان في الكثير من البنات مايفهمون صومالي مئه بالمئه ومستعده للمشاركه معك جميلتي للترجمه ومشاركه الرأي♥️

    • @Noorh77
      @Noorh77 Місяць тому

      @Gracias2024 او غير

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 3 місяці тому +5

    2 clever beautiful girls ❤

    • @Deqa-oy6yn
      @Deqa-oy6yn 3 місяці тому

      Walaahi laba dhalinyaro ah oo aqli badan baad tihiin huuno ilaahay ha idin hafido didn't dhamaystira xijaabka salaams bilaaba

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 3 місяці тому +2

    Maansha Allah you guys are amazing we love you ❤❤❤❤❤

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 місяці тому +9

    HABLO WAXAAD DOONTAAN GUURSADA LAAKIIN SHURUUD WAA INUU QOF MUSLIMA YAHAY .
    2 : IDINKUNA TIMIHIINA ASTURA ,ANIGU MA IDIN ODHAN ALLE AYAA IDIN YIDHI

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 3 місяці тому +3

    walal ilahay kacabsada jirkiina asturta cadaab kacabsa ilaahey haydinso hanuuniyo

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 3 місяці тому +3

    Abaayo walhi wan kugu xirnahay lkn
    PLZ PLZ PLZ is astuur Abaayo walhi dharkaa ku qurux badanthy qaawini qurux ma aha

  • @user-ib2ki7wg4t
    @user-ib2ki7wg4t Місяць тому

    Good topic sisters ❤❤❤❤❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 місяці тому

    Naagta Asma ladhaho waa nahaabad beenaaleeya ee aduunyo soolaqdey balse salma waa gabar fiican aad u quruxbadan subhanallah quruxbadan masha Allah

  • @mrweeko2845
    @mrweeko2845 3 місяці тому +3

    ILAHAY ka baqo kana xishoob

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 місяці тому +5

    Wa waxa ku kala tagnay ninkaygi anina hal gabar ayan haysta ninka hadanu wakhti kusinayn wad ka niyad jabaysa waxad modaysa inu kasi jedo waxan dhihi jiray sarirta iyo cunto karin miya iso gursaty

    • @user-zk6sp6rj7j
      @user-zk6sp6rj7j 3 місяці тому

      Raga somalida waa saas waqtigu hurdo iyo waqtigu wax cunayo iyo waqtiga aad kulmesaan bes waye nolol kale malaha

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z 2 місяці тому +1

    Tan asma۔ laleeyahy wxy amino la,dahy qawwar cadana inu qabo salmo is the best wllhi nolasheeda io nafteeda midna ben kma shegto😂😂😂

  • @janedl6728
    @janedl6728 3 місяці тому +2

    😂😂😂 I dead. Waa niin gurigisa jooga Asma

  • @qamarabdullah8239
    @qamarabdullah8239 3 місяці тому +1

    Wlh waa qoslay horay usocdo my gabdho❤

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 3 місяці тому +2

    Farxad kuwaara wll❤❤

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 3 місяці тому +1

    Sister xijabta please

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 3 місяці тому +3

    Barnaamijkiina lama xaqiri karo amazing bu ah Masha Allah tabaracalaah xijaabkan alle ha idin sahlo sida kale filkood ka ronayaal ba tihiin

  • @Imanx602
    @Imanx602 3 місяці тому

    Islanimada muujiya annars ni är fina mashaAllah. You have to embrace your identity .. all of it. That means your religion. After we esstsblish that foundation, we are allowed to marry whomever we want. Markaa kadhib wax inoo sheega. Illahey ha idin soo hanuuniyo. Amiin❤️❤️❤️

  • @safaahmet9469
    @safaahmet9469 3 місяці тому +1

    Mashllh hablo topic wngsan bd ka hadashen asma iyo salma lkn wll salma cayda inga daa wll afkga iny caydu mrksta ka qabsato ma fcna wna kugu dnbi ❤

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 3 місяці тому

    Asma made me laugh today.. the way she was describing her man

  • @idilabdiqani6346
    @idilabdiqani6346 3 місяці тому

    Salmo the best girl and asma ❤l like it topic

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 3 місяці тому +1

    ❤❤

  • @nasramaxamed9606
    @nasramaxamed9606 3 місяці тому +1

    Reality adiga salma kaaga dhow waxaagu waa qiiro Japan adiga

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 3 місяці тому +1

    No är så underbara ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Supr93
      @Supr93 2 місяці тому

      is still the best neighbor in Europe and fresh I’m know it

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 3 місяці тому +5

    Asmay wxn ahay gbdh qabta adhd waliba mid aad u xun ilaa yarantaydii bn lasoo koray wxn soo maray childhood trauma dhibato badan ba igu soo dhacday mrka wxn noqday qof depression la nool marwalbo wn ooya wxn isku dayaa inan is dilo qol madow bn ku jiraa marksta dadkii wn ka dhex baxay bilahan danbe xitaa wxn isku arkay inuu hadalku xitaa igu dhagdhagayo caadi uma hdli karo wxn jeclaysa inan aamusnado oonan hadlinba wx wlba wy I dhibaan hooyaday ama dadkyga mrkn ku sheego inan cawimaad u bahanhy way i caayan wxy igu dhahan doqon bad thy waad wln tahay kalsoonidii baa iga dhimatay cid lama hdli karo plz ila soo tali mxn naftayda ku Caawin karaa wn ahay qof ilhy ku xidhan oo tukada wxn dareemaya inan u baahanhy therapy dalkiina wn jooga oo ma heli karo 😭

    • @farhiaabdullahi3220
      @farhiaabdullahi3220 3 місяці тому +1

      Sorry abyo salada badi iyo astaqfarta

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 3 місяці тому +1

      Byoh I'm so sorry wxaa samysaa exercise samee bulashada dhexgal famliy isku day in aa la sheekysto ka soo bax qolka madow astaqfurulh cadiim dheh subxana allh cadiim wlhi wa dhibaato

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 3 місяці тому

      Saliga nabiga badi wakabaxysaa

    • @user-qm6lu8tk2s
      @user-qm6lu8tk2s 3 місяці тому +1

      Illaahay u Noqo wllo Saliga Nabiga badi. Caruur markii aad ahayd dhibkii ku soogaadhay adigu masuul kama tahid ee waxa ka masuula Dadkii Masuuulka kaa ahaa🙏 Noloshaada hagaaji ilaahayna Talo saaro

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 3 місяці тому

      Saliga Nebi Muhammed badi iyo adkaarta Allaah saaxiib ka dhigo

  • @Aboor6Aboor6
    @Aboor6Aboor6 3 місяці тому

    Caajis idinka ma dareemiin si ficaaan igu socotey shakada wax badaan laga faidesan karo ku jira but caayda naga joojiya kolba caruurtu markay isoo gasho waa naqusayey ❤

  • @Deqa-oy6yn
    @Deqa-oy6yn 3 місяці тому

    Maasha allaah asma ilaahay aqliga hakuu daayo xbbti

    • @Deqa-oy6yn
      @Deqa-oy6yn 3 місяці тому

      Fariid salma hooyadaa ha ilaawin

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 3 місяці тому

    Asc Alison slaamey Asma iyo Salmo walaal muslimiinta we ajnabiga ah in laguursado walaalo laakiin adin wacaa idinka waaninlahaa inaad asturataan Maxaa yeeley axada matashaan Diin iyo dhaqan

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 3 місяці тому +2

    Naa ma maantaad mudh iyo andariir iskadhigtay waxba hanoosheegine gudahaaga qarso

  • @SeinuCabdiwahaab
    @SeinuCabdiwahaab 3 місяці тому

    Asma abayo waa ku jeclahy sida fican ee noo dhirigalisa hada gabdhhaa somaliyed nhy❤

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Місяць тому

    Ruuxdaada ha gadin ilahay hana badnaadsho

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 3 місяці тому

    Somalideena waxa ad ka shekaynaysan waxba uma arkaan taasi wa naxdin hdan arimaha ka fikiri lahayn wax weyn ba iska kaayo badali lahaa😢

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 3 місяці тому

    Akhas naago Allah kucaasiyay

  • @Anab44
    @Anab44 3 місяці тому +1

    Ilaahey hakucaafiyo therapy raadso qof Aad ku kalsoontahay dhibkaaga u sheego salaada ku carar yey kaa tagin salaada dad wax fahmaya raadso oo ku caawiya

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 місяці тому

    Naga dhex baxa shawaadiin please hadaawanina

  • @halimamohamed3653
    @halimamohamed3653 3 місяці тому

    Xog ayan ini jeclahay

  • @asmahanosman8997
    @asmahanosman8997 3 місяці тому +1

    War Farahaw gabdhaha jecel badan tusa marka illahay kusiyo gabdho qurux badan bal eegaya hablahas quruxda badan national kaleh bay badinayan inkasto qofku hadu muslim yahay lagursan karo.
    Idinkuna gabdho raaga hanaga cayina mid xun hada ku begantay it doesn’t mean all Somali men’s are bad😂😂😂xijabkana xidha oo is astura please 🥰🥰🥰

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 3 місяці тому

    Maxad udhigaten xijaabada hadad farax lagatago maxijabka laturo

  • @dhabeelawil9217
    @dhabeelawil9217 3 місяці тому

    U too are amazing dears Asmaay wllo sidaana ku qurxantahy barnaamijyada noocaan ah sidaadan ku soco

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 місяці тому

    Naa wado gaalidaada afweyn baad dhigaysaaye

  • @AsmaCadey-cz8dg
    @AsmaCadey-cz8dg 3 місяці тому

    Asma iyo salma labadiinaba wan iskakiin jecelay ilahay amarkiisa dad qalbi fiican oo xaqiiqada ku nool bad tihin noloshoda karun shega dadkana u fa’iideya Waligay maan arag naag ama nin sheikh ah oo qalbi fiican ama dacad ah ama dhaqankiisa iyo diintisa is wafajiya diinta micneheda saxda ah wata adku dhaqmaysan lkin somali hadan nahay diinta wan isku dhibna wan iskaga cabsina
    Waxad uso gudbinaysan ma fahmayan markay ku arkan waxay so qorayan ilahay ka baq iyagon fahansanayn mawduuca halkan waxa logu talo galay inad fikir kaga dhiibato waxad dawanaysay yes wanada wa wax fiican lkin qofkii raba inu wax waniyo ha ufurto meelo wanada ugara anaguna wanku tageridona
    Wax layimada kolay xasidnima alle kacabso iniga kenayse reer coment ma ilbaxdaan miya

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 3 місяці тому

    Dhaman dumarki nolosha nin ayey modeen rabi way ilabeen naago model moday qawanan qasiisado munafaqad adun waydhaman

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY 3 місяці тому +1

    Viva Asama iyo salma

  • @ismailhassan9369
    @ismailhassan9369 3 місяці тому

    😅😅

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 3 місяці тому

    Dad aad u wngsan oo hadalkoda wax laga faaidayo ayaad tihiin❤❤❤

  • @fartunomar2528
    @fartunomar2528 3 місяці тому

    Asmaa walaahi you made my day ❤❤
    Dumaashi cashar baa loodhigayaa. Dagaabkiisa😅 bal maxaa kagalay.
    Walaahi dadkii break igula jiray xitaa way qosleen markan usheegay. Xalada halkan ka jirta hhhhhhhhhh.

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 3 місяці тому

    Dhaman baa tihiin förbild ogadaa waxay tihiin gabdho quruxbadan oo caqlibadan väluppfostrad ah jag vet inte vad jag ska säga till er 👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑❤️❤️❤️Asma Salma ❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 3 місяці тому

    Macalimad somaliga Asma 👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍

  • @studiesfilms8107
    @studiesfilms8107 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 3 місяці тому

    ❤❤❤❤