Cadowgii i balbaliyey , cuqubadii la iga galay. Qisadii khadra jama (part two)

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 118

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 місяці тому +24

    Wallee gabadhaan siday dhaqankii u garanayso Illahay qalbiga ha u dhayo ❤

  • @umusara996
    @umusara996 2 місяці тому +8

    Waa waxaas duli markaa guriga keensatid oo aad gabdho haysato adigana aad khaafsan tahay oo aad maahsan tahay yaa rabi gabdhaha iyo wiilasha noo xifdi xajigeyga ayaa i dhihi jiray guriga khofna ha ka furin yuuna kuu soo galin waxaan khashinka alxamdulilaah ana allaah waa na waafijiyay oo rabi waa na ilaaliay rabiyoow caafi gabdhihii dhaamajka soo wada gaaray khalbiga u khabooji dulestana ka khabo umada masaakiinta ah aamiin aamiin aamiin

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 2 місяці тому +13

    Khadra iyo dhamaan hablaha ka hadlay dhibkii soo maray , waxay badbaadinayaan in laga waantoobo caruurta yaryar ee ama la siinayo reero ay caawiyaan .. ama dibadaha laga celinayo si loo dhaqan cesho oo lagaga imanayo .😢😢

  • @hafsacabdirahmaan
    @hafsacabdirahmaan 2 місяці тому +12

    Gabadh kasta oo hooya iyo mid noqon Doontaba caruurtada kawar hay oo hasoo dhawaysan nin ajinabi iyo mid kaleba hablihiina yar yarna Sigaara ula sheekaysta si aanay kaaga cabsan marka wax ku dhacaan😢

  • @nadiaabdullahi6988
    @nadiaabdullahi6988 2 місяці тому +7

    I am so sorry sister 😢 walahi this made me cry. Subhan Allah so many girls went through this horrible experience! 😢

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 місяці тому +13

    Wagi hore inta gabdhaha la kufsaday aya la qarin jiraye wana khalad laga galay gbdhaha yaryar😢😢

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 2 місяці тому +7

    Finally part 2 Walhi I’m so sorry for This beautiful Woman 😢in Waxas dhan ku dhaceen and I hope in caruurtedaa eey Cawiin dontoo 😢

  • @rasmishire9726
    @rasmishire9726 2 місяці тому +4

    Ragu xishood maleh wa cadow abaha iyo kan kula dhashay unba aman ka heleysa waa xanun wlhi 😢

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 місяці тому +5

    Wax kasta oo ee shegaso waa run aniga miiga ku dhashy 😢😢😢 ilhy cadata ha ka warabiyo ninka saqiirka faraxumeyay

  • @layladheman6761
    @layladheman6761 2 місяці тому +22

    Alla ragga soomaalidu dulisanaa oo aysanaaa akh waxan balan ilaahay ku qaday gurigayaa in aanu nin soo gelin cidii doono ha ahaade

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 2 місяці тому +8

    Xumaan ragga sameen weligad ma dhicin
    Xasbunlah
    Illahay ragga somali naga qabo

  • @qalihaji8331
    @qalihaji8331 2 місяці тому +9

    Dadka qalbiyadoda hadi lafuro dhibato badan aya ka buxdo wlhi😢😢😢😢😢😊

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 місяці тому +9

    Somalidu waa dad ba ay oo hoogay alla mxy carurtooda trauma u gaysteen waliba ay ku caayeen qof ay dhibateeyen rabiyow adoomadada u gargaar wlhi somalinumadu waa wx la naco uf

  • @user-ep4wv4pj9t
    @user-ep4wv4pj9t 2 місяці тому +9

    Illhow dumarka masakinta u gargar wllhi boogaha qar sida loga kabsada adagaa guri aanu nin xun joogin ma jiro 😢

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 2 місяці тому +5

    Ax ax caku yeey somaalaay dulmi huursatooy ilaaahay qalba hakuu qaboojiyo khadraay gcliso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon Місяць тому +1

    Gabar kasta o ladhaho waa ma xishoto ama wey waalaty qiso xun ayaa kuso dhacday😢😢😢😢😢

  • @khadraabdirahman5037
    @khadraabdirahman5037 2 місяці тому +1

    Xasbunallah wa nicmal wakiil 😢 ilmihiina cidna ha usoo dhawaynina please😭😭😭😭😭😭

  • @Saluum538
    @Saluum538 2 місяці тому +3

    Khadra ilaa maalin aan bartay waan jeclaa love you ❤

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q 2 місяці тому +3

    I can’t stop crying 😭😭😭😭💔

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 2 місяці тому +3

    Anigu Khadra waa jeclahay ilaahey ha dhowro waa victim
    Alow macaan b’nay asmaay 😢😢😢

  • @bilana289
    @bilana289 2 місяці тому +3

    ALLA dhulka maxaa cuqubo taala nimanka noocaasah yaa madaxa ka wada toogta 😭😭😭😭😭

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому +2

    Dadka Somaliyeed waxaa uguh saqajansan rebadiyah. Ayaah caruurta kufsada wiil & gabar ,waxba madayan

  • @awoikran
    @awoikran 2 місяці тому +2

    Very sad 😔 omg
    May Allah give her peace and blessings life

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому

    Allah akbar waa gabar caqli badan yaarabi caafi oo uboogadhay miskiinta

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 місяці тому +2

    Part 3 please brave woman

  • @JureyjFarah
    @JureyjFarah 2 місяці тому +2

    Waan ka xumahay dhibta kuso gaartay abayo allaha ku dhib dhaamo waad guulaysanee

  • @user-pk6rl5rk4l
    @user-pk6rl5rk4l 2 місяці тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭imisaa sidaada hadleyn o aamusan

  • @MardiaMohamed-ik5dh
    @MardiaMohamed-ik5dh 2 місяці тому +2

    Khatar ayay gashay

  • @munanur885
    @munanur885 2 місяці тому

    När jag lyssnade din historia Jag är mycket ledsen vad som händer din barndom 😢😢😢 jag vet inte vad som är fel våran samhället det finnas mycket butterfiel i Somalia. Det finns mycket butterfiel förstört en del våran barn och deras hälsa också framtiden hoppas att vi hittar låsning den här situationen .

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 місяці тому +5

    Asma indr sheekada waa laga guraa dadka sidii caaguunbaad eegaysaaye 😂😂😂

    • @SareedoCismaan-bw9yp
      @SareedoCismaan-bw9yp 2 місяці тому

      Haa nio haye haa hye daasa lagura😂😂❤

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 2 місяці тому

      @@SareedoCismaan-bw9yp haa marka sidaa looga guro qofku wuxuu dareemayaa in sheekadu kugu socoto oo attention lasiinayo

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 2 місяці тому

      Waa qiso xanuun badan 😢😢

  • @zamzamxaad124xaad8
    @zamzamxaad124xaad8 Місяць тому

    Miskiin allah ha ku dhib dhaamo

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 2 місяці тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahay ku cadaaaab ninkas🤮🤮🤮ala qalbiga😢😢😢

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 місяці тому +2

    Alla hooge tolow ma noolyahay

  • @user-dk1lq3vs9h
    @user-dk1lq3vs9h 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢 ina lilaaah wa Ina ileyhi raajicuun
    Yaa rabi owlada no ilaali

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 місяці тому +2

    Wax jira alaa og allaha noo gargaaro

  • @awoikran
    @awoikran 2 місяці тому

    Part 3 please

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 2 місяці тому +3

    Sad😢😢mommy sorry

  • @hamdi9313
    @hamdi9313 2 місяці тому +1

    Wa sad story!😢

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 2 місяці тому +1

    Waalidka ilmaha iska dhalay ee dad aan dhalin ku logooya sida iyo ka daranba way ku dhacaysa

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 2 місяці тому +2

    Ayeeyo ficn bay ahyd lkn jaahilnimada dalka ka jirta waye haday cilmi lahan lahyd kuguma darten

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john 2 місяці тому

    kkkkakkkkkk khadra waa fani 😅😅😅

  • @user-nf7fz9om3v
    @user-nf7fz9om3v 2 місяці тому +3

    Sorryyy momyyy😢😢😢😢

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 місяці тому +1

    Ax waa hooyo murugo bdn soo martay wlhi wn ooyay so so sorry khadray 😭😭

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 2 місяці тому

    Bariis cas

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 2 місяці тому

    Qaybta 3

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c 2 місяці тому +1

    Ax ax miskiinaad😢😢😢

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q 2 місяці тому +2

    Reer badayo dadka xoolaha ayay ka jecelyin

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +1

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому

    Waa runteed waxay sheegayso

  • @emannaabdi
    @emannaabdi 2 місяці тому

    Part 3 keeen😢

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Місяць тому

    Maxa usheegi waysay ayeeyo hadii kulsoontahay

  • @HindaArab-wm4ye
    @HindaArab-wm4ye 2 місяці тому +2

    😢😢😢😢😢sorry

  • @monajama6511
    @monajama6511 2 місяці тому +1

    Allow ubadka noo ilaali 😢😭

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 2 місяці тому

    Asma qaybti 2aad soda

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 2 місяці тому +1

    Omg I’m so sorry you had horrible family members subxanallah…. Inshallah you will go to janaah

  • @mounaahmedali2888
    @mounaahmedali2888 2 місяці тому

    Soooo sad 😢😢😢😢

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 2 місяці тому +1

    Trauma after Trauma 😢

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 Місяць тому

    Acuudubilaahi

  • @dhubadohudey2316
    @dhubadohudey2316 2 місяці тому +1

    Maxaa qisoyin yaal😢

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 2 місяці тому

    Extremely sorry 😢😢

  • @MaxamedLiibaanCabdulaahi
    @MaxamedLiibaanCabdulaahi Місяць тому

    Asc❤❤❤😂

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 2 місяці тому

    Masiibo alle kagu rid ilmaha leeyska dhalo ee ladayacsya. Ee aan cidna war kaheeyn. Ninku masiibo haku dhacdee in eey iska layacantahay oo duqdu eey wiilkeedii kadhigato ayuu arkay markaasoo ka faaiideeystay. Kala taga dhibkiisu waa kaas

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 2 місяці тому

    Ilmihii mooyi , ma ilmaan dhalay away.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 місяці тому

    Bart3😢😢😢😢😢

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila 2 місяці тому

    Sorry mom😢😢😢

  • @user-gd4gi7hr8i
    @user-gd4gi7hr8i 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @lakimohamet
    @lakimohamet 2 місяці тому

    😭😭😭

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 місяці тому +1

    Sorry khadra dheemaney 🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @deeqaaadam4031
    @deeqaaadam4031 2 місяці тому

    Qaybi 4aaaad meday asma wanu lasoconay shekade

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 2 місяці тому +1

    Ala maxay uurkutaaliyo ciil soo martay Khadra 😢 xanuun badanaa ! Sorry gacalo

  • @user-kw7mz8pr2u
    @user-kw7mz8pr2u 2 місяці тому

    Waalidku qiima badana😢😢😢😢😢😢😢

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir8103 2 місяці тому

    Asmay inantaada yar ilaali wll 😢

  • @nimcomohamed3784
    @nimcomohamed3784 2 місяці тому

    💔💔💔😭😭😭

  • @user-ke1qk3gk9f
    @user-ke1qk3gk9f 2 місяці тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭wlhy Waan ooyay

    • @asmaaxmed-nw9je
      @asmaaxmed-nw9je 2 місяці тому +1

      Wa qiso xanun badn hadan markad habalo dhashayna meela ba ku xnunysa

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 2 місяці тому

    Sory khadra quruxey 😢

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому +1

    Social meada Rag warba u yaalo balse ayaa eelka dhigay

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 місяці тому +2

    Sorry shaw dumarkan qaliya balaaya kusowada dhacdey

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 2 місяці тому +2

      Haa wlhi mid walba trauma xun baa soo gaadhey 😢

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥

  • @nimcodegan699
    @nimcodegan699 Місяць тому

    Omg😭😭😭😭😭😭😭😭subxNALAAH

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u 2 місяці тому +3

    Al 😢 maxax tarikh laso wada maray

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-zk6sp6rj7j
    @user-zk6sp6rj7j 2 місяці тому

    Rer badiyuhu waa jahiliin walhi

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 2 місяці тому

    Ninkaas gabadhayar saan ugalijiry Nolol noceyoo kunolyahy vuqubo kuhaleshy sorry 😭😭😭

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 2 місяці тому +1

    Child abuse 😢

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 місяці тому

    gabadhaas dhib baa gaarey

  • @user-uc9br8ry9d
    @user-uc9br8ry9d 2 місяці тому

    Playing victim 😅

    • @Beingme541
      @Beingme541 2 місяці тому +3

      Ignore untill ur turn

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 2 місяці тому +1

    Way jiran waxani way na cadhacan lkn wax maquul maqul ilama eeka age ayaa sheegayso ban ka shakiyay 😮5jir ilamaha ilkaha kama dhacan 2 waa 13jir see hadan ayeeyday ugu dartay nin anigu man fhmn anyway ilahay qalbiga haa uu qaboojiyo

    • @Ayan-yr9
      @Ayan-yr9 2 місяці тому +8

      Qalbika ku Adag that is why you can’t believe qofkan oyaye Runta ka Hadlaya midakale Ayeeyda aad ka shekeyneyso so ma ahaa kuwaa 6 jeerka Firconiga ugudaa 😢 13 years wee ku darana shegte waliba wey ku qasban!!

    • @asmaaxmed-nw9je
      @asmaaxmed-nw9je 2 місяці тому +1

      Qalbta ku taagan hush

    • @ikramAhmed-sf1vc
      @ikramAhmed-sf1vc 2 місяці тому +5

      Na wll way ku dhacan ilkuhu anigayga ayay iga dhacen iminka inankayga 5 sano iyo 4bilod waye way ka dhacayan labadi u horaysa ka dhacay

    • @Beingme541
      @Beingme541 2 місяці тому +1

      ​@@ikramAhmed-sf1vcmid 4 Ku dhacsaday nojoga oo waliba qolof weyn Masha Allah

    • @khadraabdirahman5037
      @khadraabdirahman5037 2 місяці тому

      Qalbadaa ku taagane waqtigay ka sheekaynayso hablaha 10 iyagoo jira qaar la dooni jirey markasa waqti layara daynjirey adna 13ba ledahay see nin loogu daray🙄
      Midakkle 4 years ilkuhu qaar kaga dhacaan
      Maxay beenta ku falaysaa maamada intan le egi ma lacagbay ku qaadanaysa

  • @hodanahmed556
    @hodanahmed556 2 місяці тому

    Waliga qisada hal daraf haku xukumin ood ka dhagysatid

    • @asmafarax7311
      @asmafarax7311 2 місяці тому +5

      WLLO ILMO DHALATAY BAY AHAYD BEEN MA SHIIGI KARTO AWOOD MA LEH

    • @Beingme541
      @Beingme541 2 місяці тому +2

      Darafta kale mee qiranlehed Kula tahay qof dhib shegtay waliga ha benin ilen dhinac kale maqirandone Allah u xaqsoro damage baa wada garay dumarki

    • @baarcadbashiir8103
      @baarcadbashiir8103 2 місяці тому +1

      Naa hush qalbi adakidaa mkula tahay inay been shegayso 😢

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 2 місяці тому

    Faaasiqiin
    Fusukh miiran
    Baad tihiin
    Isku xishooda

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 2 місяці тому +11

      Maxay ka xishooneysa dhibkeedi bey ka shekeneysaya

    • @raxamoabdi6372
      @raxamoabdi6372 2 місяці тому +5

      Adiga miya ilmo so wasay maxee shekadido ku dhibasa

    • @Beingme541
      @Beingme541 2 місяці тому +3

      Ma dulmiga logestay see baa ushegtay miyaa waxaso dulmi iyo ceya qofdulman lasi dulmaya nimanki wakas xata dulmi isu hilinaya

    • @baarcadbashiir8103
      @baarcadbashiir8103 2 місяці тому +2

      Aabaha iyo fusiqaba was wlaahi hadan awoodo raga somaliyed oo dhan wan gubi laha aabahayna ha ahaade akhiro idinma cafin

    • @khadraabdirahman5037
      @khadraabdirahman5037 2 місяці тому +3

      Kanoo miidhanbaa buuxa caruuraha inta la kufsadaa laa odhanayaa. Yaan la sheegin ee hala qariyo ilaahay aduunka ha idinka qabto wixii caruurta iyo dadka ka tabaryar af iyo addin ku abusesaba🙄

  • @RuyaaAhmett
    @RuyaaAhmett 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @NimcoSiciid-gq5re
    @NimcoSiciid-gq5re 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢