Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2016
  • Balanbaalis studio muqdisho somaliya

КОМЕНТАРІ • 183

  • @Sayidali-el5ej
    @Sayidali-el5ej 2 місяці тому +42

    Who’s still listening 2024

  • @FatoumaOsman-x9z
    @FatoumaOsman-x9z 15 днів тому +9

    Ku saliya na bigena muhamad.scw ilahaw naga ma dobey heesa 2024 ❤

  • @inaothmanofficials3732
    @inaothmanofficials3732 4 роки тому +46

    17/05/2016 ilaa cawa ooya tahay 26/11/2019 ayaan dhagaysanayaa Ax Ax cidii igaa danbaysaa like 😢😢

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 20 днів тому +3

    2024 yaa soobooqdey heestan qiimaha badan, nimcaan waa goat 🐐

  • @napiihaapdilaahi386
    @napiihaapdilaahi386 6 років тому +18

    Hees XASUUS Ah 2016 ala mxan inban dhagaysan jiray ilaa hada wan dhaqaysta love u NIMCAAN nolow dhashiii #BOORAMa

  • @cabdiqani2262
    @cabdiqani2262 5 років тому +10

    Music 100
    Laxanka 100
    Codka 100
    Erayada 100
    Best song ever

  • @Hamda7daxrf
    @Hamda7daxrf 3 місяці тому +4

    Heestan xasuus bay ii thy xiligi schoolka 2016 ban Aad uu dhagaysan jiray wiilkan is jecleyn inta laysku kaya diiray😥💔

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 Місяць тому +8

    Heestan markay soobaxday qaan gaadh ma ahayn caawana mawjad jacayl baan dhex mushaaxayaa😢

  • @atikaabdulrahim7657
    @atikaabdulrahim7657 7 місяців тому +8

    I am still watching 23/12/2023 feeling pain 😢 💔 and heartbroken 💔 😢 😔

  • @fagaaseAhd
    @fagaaseAhd 4 місяці тому +8

    Xiliga ayso baxaday heestab waxab naxli ah iima labah balse hada waxay ii noqte barta aan ku cabiro dareen kaga 😢💔😪

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 19 днів тому +2

    Nimcaan hilac 🎉❤wiil Qaran🎉❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yeeed❤🎉jir❤ojog🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 2 роки тому +4

    Nimcaan hilaaci hirgale fanan qaali ah horey usoco fanka adaa ka ah farmaajo

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 3 місяці тому +7

    Sxbkay oodhagaysan jiray
    Aya la yaabi jiray lkn
    Hadda anigay imaraysaa
    Iga danbeya
    Isna soo gadha liketa haila dhaafin

  • @abdullevra
    @abdullevra 7 років тому +29

    Ereyada ama Lyrics
    Kolka nacabkuu kasoo dhexgalo nabar jacaylkii le
    Nabaduna cirkaas kaa tagtee noqoto reer waalan
    Naanays ku raacdiyo ka filo nabar kusoo gaadha ×2
    .....
    Kolse uu nashuush soo dhex galo naaqus wuxu saaree
    Nabdigiyo dareeemaha nal haga nudaha beeekaagaa
    Nafsadana intu kaa diloo naafish kugu diiran ×2
    ........
    Maantana nafqaybsigaanoo nagidaa ku raacshaa
    Waxa nolosha loo wada ordaa guri nagi iyo taagee
    Nasiimanaa ma yeeshabaa cishqaan niyad samaan hayne
    Naxli li'li kudaayee idaa nooli kulanteenee ×2
    ............
    Qaybta labaad
    ............
    Kolka nuxur la fishiyo kolkaan naar afuuf haysan
    Naqa iyo jacaylkaba kolbaad naaska wada nuugi
    Aniguna ninimadayda nuuxsan kugu siiyay ×2
    .......
    Kolse aad nashaad kii jarteed naaxin garan wayday
    Kiiyo neefaanayad xubiga laxashka sii saartay
    Gubbanoo bartii waakaas nuuxsan kari waayey ×2
    ....
    Maantana nafqaybsigaanoo nagidaa ku raacshaa
    Waxa nolosha loo wada ordaa guri nagi iyo taagee
    Nasiimanaa ma yeeshabaa cishqaan niyad samaan hayne
    Naxli li'li kudaayee idaa nooli kulanteenee ×2
    By: Abdillahi Evra

  • @user-bu2go8so3e
    @user-bu2go8so3e Місяць тому +4

    Nice song 😻😩

  • @ibnu-abdillahiofficialchan954
    @ibnu-abdillahiofficialchan954 7 років тому +7

    Axyaa Nimcaan Hilaac Wale Waad Ku Garaacdey Heestan Xerteeni Hore HHHHHHHHHHHHHHHH
    Viva Nimcaan Hilaac

  • @Bileabdi
    @Bileabdi 8 років тому +6

    Fanaan Labo maahin, Nimcaan Alla yaacisak , Ninkaan aan aniga Fanaan u kasaa Waji xunta iga ilaali , Waa tagtay bro

  • @Ahmedabdulkarem16
    @Ahmedabdulkarem16 Місяць тому +2

    Heestan waa xasuus qaaliya yaraanimo ayan ku dhagaysan jiray .
    21-june-2024
    Friday
    Diredawa

  • @azmacoday6947
    @azmacoday6947 5 років тому +3

    Halyeey halyeey dhaly ninrageed nimcaan maxamed cabdi hilaac noolow inta nololi jirti taariikhdaa ku xusi doonta allh keep you🙌🙌🙌🙌🙌✌✌✌✌👍👍👍👍

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 25 днів тому

      maha.sida.wll.e.wa.nimcaan.uqdiraxman xasan hilaac.from.reer
      shiekh isaaq qofkay.ku.dhegen.
      Wa.sida.ay ugu dhegen.qofkay
      tagerana wa siday utageran.un
      Hargeisa hobalada way sosarta
      lkn abaalka ma hesho

  • @mandek7093
    @mandek7093 Рік тому +4

    Naxli lii ku daaye i day day nooli kulanteeni🥺🥺🥺😊

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 29 днів тому +1

    2024 ayaan daawanaaya majirtaa xasuus uu kugu leyahay jacaylkii kuugu horeyay 🙏🫡

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 місяці тому +4

    Tolow ereyadan qiiimiga badan abwaankee sameyey qiso igu dhacdey bad moodaa iney ka hadleyso yaab badanaa ❤❤❤❤

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 7 років тому +5

    Nimcan waa fanan shidan oo cod mcn oon anigu tagero wlhi sxb iinolow

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 6 місяців тому +19

    23/1/2024 wxa Hargeisa ku wada dhagaysanaya aniga iyo sxbaday Ck iyo xamada iyo kayse oo wxn Isla week gan ukala dhofaynaa wadamo kala duwan insha Allah noqon mayso markii iskugu kayo danbaysay wxn idiin rajay nayaa cafimad cimridharan iyo horumar dhamantiin

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 19 днів тому +5

    xasuus aabe oo igudhhay geeridiisa ka hor mlma kahor dacadnimo ku noloow daacad batahaye qofku aaminay ha qiyaamin😢cad bini aadam ahna wxba hakaxadin😢allhu akbar janno frdowsana iigu duceyey allaahu akbar😢aabo mcn ❤❤❤ilove❤❤❤wnku jclhy 😢allaahu akbar illheey janno ❤❤❤frdwsa❤❤❤Al aclaa❤❤❤illhey❤❤❤hakaaga❤❤dhigo❤❤aamiin❤yrabbii❤❤❤illahow❤ku cafi😢

  • @nasteexoabshir8610
    @nasteexoabshir8610 8 років тому +3

    Wooow masha allha nice codka allha ku xafido walal nimcan abdirahman hilac

  • @FaadumoCabdiraxmaanxerow
    @FaadumoCabdiraxmaanxerow Місяць тому +3

    Team musalsal hestan kwrma😂😂

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 роки тому +3

    Heestaan Waxan Dhagesan Jiray Ano Safar U ah Ukraine 🇺🇦 ilaa Griiiga Greece 🇬🇷 Xusuuus

    • @mohmethanat5743
      @mohmethanat5743 6 місяців тому +1

      Waqtibaad so qadatyy zxp ana hadan ku dhagysanaya stanbul Turkey

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 5 років тому +12

    who still wach 2019❤️🇸🇴🇨🇭🇹🇷😘

  • @MuxyadiinAli
    @MuxyadiinAli 4 місяці тому +1

    Naxdin li i kudaayee idaa nooli kulantee😢💔

  • @ccsugaal5314
    @ccsugaal5314 14 днів тому

    Waxa nolosha loowada ordaa guri nagiyo taag ❤❤❤❤❤

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 6 років тому +1

    YOUR TRULY AMAZING SINGER nIMCAAN, A STAR,CAPO DI TUTTI CAPI,SALUTE .

  • @hindamohammed6868
    @hindamohammed6868 8 років тому +1

    Nimcaan hilaac wanku tagera yaqi keep it up😍😉

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 5 місяців тому +1

    I love this song❤ 😭😭😭😭

  • @aadanomar6916
    @aadanomar6916 8 років тому +2

    nimcan cadi Mahan hestan dad an ogahay haku wano qatan

  • @cboymusic4886
    @cboymusic4886 3 дні тому

    27 june 2024 ya ila dhagysanaya 7:30 nairobi ,kilmani kaligay aya guriga kushitay cajiiib

  • @user-xc6mg8bj9s
    @user-xc6mg8bj9s 4 місяці тому +2

    Me watching 2024❤

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 3 роки тому +1

    Best for Nimcaan Hilaac

  • @MohammedQashabir
    @MohammedQashabir 6 місяців тому

    Fananka qarniga somaliyed nolow sxb cadawgagu ha jabo wubadan yahay dad angaranayo God liv

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 4 роки тому

    Masha Allah ♥️♥️

  • @maizaabdiraxman7684
    @maizaabdiraxman7684 5 років тому +2

    nimcan nolo warta wllky qalia

  • @khalidgoole7010
    @khalidgoole7010 8 років тому +2

    Heestaan wa itabataa oo ay idamqdaa wayo marxakda laga heesayo wax ban ka arkay

  • @johnndole8073
    @johnndole8073 Рік тому +1

    Wonderful job.

  • @zade_deeq
    @zade_deeq Рік тому +1

    2016 ilaa oo tahy 2023 isku si u dhagayzanaya 🥺

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 роки тому +1

    2022 ayaan dawanaya

  • @cumarbashiir1194
    @cumarbashiir1194 8 років тому +2

    i like is song

  • @hannaninahashim1168
    @hannaninahashim1168 8 років тому +1

    wow best song

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
    @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 роки тому

    Tani hees maaha e
    Waa kiniin aan mar walba liqo
    Nimcaan hilaac waan is wadana

  • @aaziizarab2987
    @aaziizarab2987 3 роки тому

    Nimcaan dawarsade into daawanaysa 20/9/2020 like ta iraaciya

  • @lamizqali1922
    @lamizqali1922 8 років тому +1

    Ilove you nimcan

  • @fartuunxuseenfartuun6929
    @fartuunxuseenfartuun6929 8 років тому +1

    masha Allah

  • @KhadarMxamed-q9t
    @KhadarMxamed-q9t 8 днів тому +1

    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @bukharimohamed9351
    @bukharimohamed9351 7 років тому

    favourite song of my favourite xidiig mashallah

    • @cadaani7573
      @cadaani7573 7 років тому

      bukhari mohamed xertu saw maah ti magaca u heshay isago ayda la
      Hadhsada

  • @miingeymoalin9362
    @miingeymoalin9362 8 років тому +5

    War ilahey kacabsada manta waa aduun batina waa aakhiro ee walaliyal ilahey kacabsada

  • @ubahzenaa9909
    @ubahzenaa9909 7 років тому

    axlaaa cod nimcaan allahakuxafido qli

  • @aliabdirahmanadam760
    @aliabdirahmanadam760 7 років тому

    wow my favorite song namaduna cirka ka gadho

  • @Sooffe
    @Sooffe 29 днів тому

    Nimcaan Goat😂

  • @abdiqadirmuse324
    @abdiqadirmuse324 Місяць тому

    Wooow erayadan yaa sameeyay inaba caadi ma ahan

  • @sagaljaamac8615
    @sagaljaamac8615 4 роки тому

    Nimcan waa fanan cod mcn

  • @haniabdifarah5015
    @haniabdifarah5015 7 років тому +1

    Nimcaan viva

  • @ahmedgoodir1517
    @ahmedgoodir1517 8 років тому +2

    ilmahan yar ciyalkii banku kaga tagay

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 7 років тому

    mnsha Allah

  • @ahmedqardhaas8730
    @ahmedqardhaas8730 8 років тому

    Woo best song

  • @KaltumaXuseen-pp1xm
    @KaltumaXuseen-pp1xm 27 днів тому

    3/7/2024❤😢

  • @bahjaqueen5694
    @bahjaqueen5694 7 років тому +7

    naanays Ku racdiyo ka filo nabar Ku so gaara. hesta kaliya e an nimcan ka jeclhy

  • @abdirahmanmohamud5664
    @abdirahmanmohamud5664 8 років тому +1

    wow way itaabatay heestu

  • @salmanjnr584
    @salmanjnr584 7 років тому

    Mashaallah

  • @omari6798
    @omari6798 7 років тому

    Ish calaa fanaan

  • @khadarkhan7672
    @khadarkhan7672 7 років тому +1

    Nimcaan fanan qaraN👈

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 8 років тому

    Nice song

  • @jamilasufi5443
    @jamilasufi5443 2 місяці тому

    Thanks bro

  • @halacofficial7121
    @halacofficial7121 2 місяці тому

    Still 😢2024

  • @MaxamedMuuse-vr8im
    @MaxamedMuuse-vr8im 27 днів тому

    Walahy lta heeso labaray waa quranka labarto

  • @ismailibrahim9954
    @ismailibrahim9954 2 роки тому

    Waaaa nice pic

  • @MusaIssack
    @MusaIssack Місяць тому

    ❤❤❤ nimcan landere ways always😂😂😂😂

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 8 років тому

    Cod macaanaa cunuga yari. Adeer kheyr badan alah ha ku siiyo. Fankiiba boodhkaad ka jaftey walee.

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 5 днів тому

    25/7/2024❤❤❤

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 7 років тому

    nimcaan hilaac noolow

  • @hoodojamaal9499
    @hoodojamaal9499 Місяць тому

    Life is pain🥺💔

  • @maryamoadan1804
    @maryamoadan1804 8 років тому

    wow inaba caadi maha

  • @fadumocalifadumocali229
    @fadumocalifadumocali229 7 років тому

    waaaaaaw

  • @minusofficial8550
    @minusofficial8550 8 років тому

    inte showgan kadhacay ileen Nairobi jooga mana maqale mida kale heesta goormu qaday

  • @MohamedAli-rl9ep
    @MohamedAli-rl9ep 7 років тому

    wooooow

  • @user-nc4be2fr2c
    @user-nc4be2fr2c Місяць тому

    Heestana 22/23 baanaku waalna😂😢

  • @nastehodagan7163
    @nastehodagan7163 8 років тому

    Wwwwwwww 😘🇸🇴👈😘😘😘💋

  • @sahrasheikh1625
    @sahrasheikh1625 7 років тому +3

    Nin nimada

    • @munirahmed4365
      @munirahmed4365 6 років тому

      sahra sheikh raga waawaxa kaliye ee ku dhartan nin nimo

  • @siciidjuusto2213
    @siciidjuusto2213 6 років тому

    waa caadi waa lagoorsan karaa nin Baan ahay

  • @c.khadaraxmed9657
    @c.khadaraxmed9657 6 років тому

    axsan fanan nimcaan hilaac
    wax kalaaa tahay

  • @yasminalimohamed2275
    @yasminalimohamed2275 3 місяці тому

    Me too

  • @nastexanastexaxuseen6842
    @nastexanastexaxuseen6842 8 років тому +3

    ok

  • @cabdifitaaxtooxoow3070
    @cabdifitaaxtooxoow3070 8 років тому

    wow

  • @pipoliver1781
    @pipoliver1781 6 років тому

    Walee ilaa mrky zoo paxday ilaa hda wn dhagayztaa allow daa nimcn hilaa

  • @user-fm7rn7il2m
    @user-fm7rn7il2m 5 місяців тому

    😢😢

  • @daganqaali1481
    @daganqaali1481 8 років тому +6

    nimcaan waa fanan cod macaan aaad lkn hesihisu waa naag ka tagtay bees

  • @duraan126aliyare4
    @duraan126aliyare4 6 років тому +4

    Kan iidle yare fircoon aad moodo markuu naag arko wuu isku xaara kkkk abaha iyo cilinkaad tahay madhahaa

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 6 років тому

      Duraan126 Aliyare
      Waxkale3😂😂😂😂😂😂😂
      Kal iyo Laaaab walaaahi

    • @zamaanipharma3360
      @zamaanipharma3360 6 місяців тому

      fanaan garan waye nimcan quuleyso walalkey mcn
      kollki nacabko ka so dhaxa gallo nabadona cirika

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 Рік тому

    Mablsiqdin waanfiriye wankdhqjiye

  • @MaslaxmaxamedMaxamuud-e3s
    @MaslaxmaxamedMaxamuud-e3s 18 днів тому

    2200

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 12 днів тому

    Biixi a naneys noyelay vvvv

  • @CabdikhadarmawliidJaamac-ge7og
    @CabdikhadarmawliidJaamac-ge7og Місяць тому

    Asc

  • @fawsigaraad4237
    @fawsigaraad4237 Рік тому

    2023