Khaalid Kaamil | Caashaqa Ma xidhanaa | Hees Cusub 2024.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 274

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 2 місяці тому +105

    Inta khalid kaamil ilatagersani like dhackagasiya

  • @DahirrayaleKahiin
    @DahirrayaleKahiin Місяць тому +15

    Waan ka yabay heestan yaa ilaa siiyaban macankeed iyo sida uu ugu raxaystay🎉

  • @octagon1915
    @octagon1915 Місяць тому +7

    I will share this great song with my brothers and sisters who reside in Kenya

  • @haboonabdi5218
    @haboonabdi5218 2 місяці тому +61

    Dhawac an ka bugsaday igu soo kicisay Allow mustaqbalka i hagaji io calafka wn bugsan la ahay baa 😭😭🤲

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Місяць тому +7

    Khalid kamiil walahi waa nin cajiba heestan way igagadantahay waa hees laxan,erayo,cod iyo musigba kadhisan.sxb horay usoco

  • @NasteexoDajiiya
    @NasteexoDajiiya 2 місяці тому +11

    Hesta xalay dhaan ayaan dhagysanyay 😢😢 qalpiiga ayaa ii xanuunya wiilka aan jeclahy ima fahmyo 😢lkiin sii xad dhaaf aah ayan uu jeclahy😢😢 lkiin cawo goon ayan gadhay in aan iska ilawo wada kastaa aan ku ilawi karo aan maro😢😢 abowe mcn nololshu kuma xumayso faraxad iguu nolow Idris❤😢
    1/12/2024😢

  • @fahadmuuze
    @fahadmuuze 2 місяці тому +22

    Wow laxanka uu heesta saartay sidu ugu raaxeysnyo waxkle Khaalid kaamil miisanka culus🫡

  • @SakariyeFaarah-b2w
    @SakariyeFaarah-b2w 2 місяці тому +21

    Waxa jecilahay gabadh ayaan la dhaho ila hada mel an isku racano ma jirto ani adban u jecilahay lakin cawa waxan darmay ina xageda wax ijirin sasay tahay ani wan jecilahay lakin waxan rajenaya inay mar kasta xagayga noqoto wax kasa oo dhacana wan isku dayaya itan xalad galin❤ casha ma xidhana baryo ma isku xirana❤❤

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 2 місяці тому +32

    Yaa waduud!!!!! waa goor duhura, waa aniga iyo saaxiibkay ganacsade Maxamed dheeg. Waxaanu joognaa Burco gaar ahaan goobtayadii Shaqada. heeskan oo si kedisa aanu ku helnay waxanu ku ceshana ilaa 20 jeer. Sanad cusub oo wanaagsan.

    • @Hodanjama-e1m
      @Hodanjama-e1m Місяць тому +3

      aniga kula mida waa goor huhur ah 12 :30 waxan joga goobta shaqada goobta waa burco waxan ku helay sikedis ah waxan ku cesgday ilaa 30 jeer

  • @azkartube9245
    @azkartube9245 День тому +1

    Al fanan KHALID Kamil wa fankii oo qof ah.kor u qaad fanka qaar ayaa ku ciyaare

  • @MunaGobsan-tw2nd
    @MunaGobsan-tw2nd 2 місяці тому +7

    Waligay qof man jeclan
    Kaliya sawirkan qalbiga ku haysto mooye
    Alle waxan ka rajeynayaa inaan helo qof ila aragtiya garanayana qiimaha nolosha iyo isfahanka guurka
    Markastoon arko guur burburay iyo caruur calool xun aadban uga murugoda oon uga cabsada guur
    Alle ha isku sakhiro inta isjecel ama isnaawilaysa
    Inta kaleen waxba hayna Alle hasiiyo qof ayku degaan kharna uleh ❤

  • @MOTIVATION8351
    @MOTIVATION8351 2 місяці тому +20

    Fankii noola iyo Fanaankii dareenada ka heesi jiray Hiboole mawjadihii lagaga bartey codkii luxdana iyo laxankii jaad gooniga ahaa wanu ka haynaa ustaad KHAALID KAAMIL🔥🎤

  • @ZakiYaap-t9u
    @ZakiYaap-t9u 2 місяці тому +6

    Weeey, Khalid kamiil legend ❤❤❤❤ from Germany

  • @MAHAD304
    @MAHAD304 7 днів тому +2

    XasusaHa ma eegnaa 🥲

  • @respect_shorts068
    @respect_shorts068 2 місяці тому +9

    Hees walboo waxaa ka wanaagsan Quraanka kariimka ku sali nabiga Mohamed (SCW)

  • @XawocaliMire
    @XawocaliMire 2 місяці тому +8

    Magacaygu waa ahmet lio runtii waxan jeclahay gabar la yiraahdo kayf oo ku magac dheer DUCO
    Runtii saa'id ayan ugu xiisaa sikin walba waxana rajaynayaa in aan xili dhow midowno 10/1/2025 insha allaah iso duceeya in aan midowno runtiina waa gabar naxariis bada , dulqaad badan , xishood badan , qurux badan , waana ruux iinsaan ah ee inta qoraalkayga aqrisoow igu soo duceeya in ay noqo xaaskayga i.a

    • @Hanuu-w6b
      @Hanuu-w6b 2 місяці тому

      Nabad ku aqal gallla wlllo dhowr meeel arky adoo ka shegayh gabdhaaas nasiib ledahy m.a

    • @Hodanjama-e1m
      @Hodanjama-e1m Місяць тому

      Allh calaf ha kugu daro wll amiin

    • @abdirahmanahmed8402
      @abdirahmanahmed8402 8 днів тому

      ilahy haku so dhoweeyo sxb

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 2 місяці тому +10

    Kalgacaylka xayirmaa
    Ama xulasho beeniyo
    Xurmo beel ayu noqon
    Ama xidid adkaadoo
    Taariikh xustuu noqon😢
    Khaalid maxamuud cabdulahi❤

  • @nasteexoabdi2131
    @nasteexoabdi2131 2 місяці тому +8

    Fv Singer KhaaLid Kaamil Cidna Laxan Io Cod Kuma Gaadho Wale❤️😳
    Really Goatka Fanka

  • @AbdikarimD
    @AbdikarimD Місяць тому +4

    Inta timid markay cawaale soo dhagaysaty like saara

  • @FarhiyoMacalincumar
    @FarhiyoMacalincumar 5 днів тому +1

    Xaqiiq ayu ka hadley❤😢

  • @amiira67
    @amiira67 5 днів тому +1

    My life today 2013-2025, Wad ika dheh hadashay my fanan

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 2 місяці тому +11

    Khalid Kamil fanaan fanaan dhaafay

  • @abdirahmanahmed8402
    @abdirahmanahmed8402 8 днів тому +2

    taarikhdu marki ay ahyd 2025/01/06 maalin isniin ah ayaan jacylkyga ku idhi idaa sababto ah waxan rabay inan isku soo xiisno iyadulkn imay i fahmin oo way ii cadhotay lkn heestan markay dhagysaty ayay fahantay iyadana isoo dirtay imnkana waa isku soo noqonay 2025/01/24 ilahy haysku kaya daayo 🥰

  • @Simanabdi-o2v
    @Simanabdi-o2v 2 місяці тому +12

    Labada qofe hestani samaynayso ana garanaye illahow haday calaf isku leeyihin midba gonidisu dhib umutee isasii aniguna dadka xusaya ayan kamid noqonaya❤

    • @AishoHusienFarah
      @AishoHusienFarah 2 місяці тому +1

      Aamiin anaa waxa ka mid ahay dhalinta heesta quseyso ❤

  • @DalabSaidDeyr
    @DalabSaidDeyr Місяць тому +1

    The one and all Legendary Zuper 🌟 star Khaalid Kaamil ka fanka❤❤❤❤🎉🎉

  • @NiciimaMaxamed-n4n
    @NiciimaMaxamed-n4n 2 місяці тому +4

    Khalid Kamil walalo samokunolo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anlehaaji
    @anlehaaji 2 місяці тому +14

    habeenkii 2/11/2024 ayaan jeceylkyg ku dhahay mudo bil ah aynu kala maqnaano way xanaaqday oo wxa ay moodaysay inaan raadinaayo jaanis aan kaga tago ama aan isku ilowsiiyo aniguna waxa aad doonayay inaanu isku soo xiisno is aan xidhiidhkeenu u noqon xurmo-beel aan macno weyn lahaydn ugu danbeentii way ila qaaday inaanu caashaqa mudo yar oo bil ah xidhano hada mudo hal week ah isla aamu soo hadal kaliya hal fariin ayaan u diray taasina waa heestan oo aad moodo inay dariinkii aad habeenkaas ka hadlaayay cabirayso

    • @awilgeele2109
      @awilgeele2109 2 місяці тому

      Waan kula dariimaya zxb

    • @AyeyoKuris-rp2kd
      @AyeyoKuris-rp2kd 2 місяці тому +1

      Sidaa xidhiiidh umaba aqane

    • @deqaabdullahijama8984
      @deqaabdullahijama8984 2 місяці тому

      Waa dagaal haduu hal maalin maqnaado😂

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Місяць тому

      Runti gabadhaas wad kagardarnayd markad kudhaday mudo bil ah ankalamaqnaano waayo jacaylkuba waa wadajoga iyo wadajirka

  • @daherhawa3933
    @daherhawa3933 2 місяці тому +3

    Wlhi Waaa Iga qusliyye markan Khalid wayoo waxan jecelhy shaman heesihisa OO dhan Lin markanaa waabaa xaladaaa kale OO gonkiidii wadataaa keep going bro the best

  • @octagon1915
    @octagon1915 Місяць тому +2

    Though I don't understand the language but I like the song soon much.
    Superb song

  • @SamiiraMoha-w5h
    @SamiiraMoha-w5h 2 місяці тому +8

    2024/8/11 6:13 baan heestan dhegaysanaya heestan wxabad mooda in abwaanka sameeyey qalpigayga ogaa IlahOw Qalpiga i qabooji🥹💔

    • @SuhayraCrashid
      @SuhayraCrashid 2 місяці тому

      Me to aniga niyada sas ka lahaa 😢

  • @CiiseXayatuk-v4c
    @CiiseXayatuk-v4c День тому +1

    Wan ❤

  • @XamdaCismaan-ge9up
    @XamdaCismaan-ge9up 2 місяці тому +3

    2024/12/3 time 9:00 habeen khamiisa waan soo xidhanay jacaylkii (caashaqa ma xidhanaa baryo ma isku xiisna xasuuusaha ma dhuganaa gadaal ma ka xorownaa )

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 місяці тому +3

    2024 heestii ugu shidneed aan anigu arkay 😃

  • @JimcaaleCarab4700
    @JimcaaleCarab4700 2 місяці тому +6

    Ninkan khaalid nio markata xaalada aan ku jiro ayuu ka hadlaa
    Taariikh caawa 9/11/2024
    Inta aad xumaan lahayd xasilooni Gabi lahayd qofba xaalad galilaa xidhiidhkuna burburi laa
    caashaqa ma xidhanaa baryo ma isku xiisnaa xasuusaha ma dhuganaa gadaal ma ka xoroownaa

  • @Fad_galbeed-ow1ck
    @Fad_galbeed-ow1ck 2 місяці тому +10

    Ani waxaaan waaa lay dhaamaaaye aaway heestiii ahayd mudadaad dhul joogtay iyo kala maqnaanteeenu har iyo habeen channel ka eegaayya heees cusub markan arko farxa ayada markay noqon waydo xanuun😩😭💔

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 місяці тому +2

    M.allah khaalid kaamil waan kaa haynaa sxb mahad gaara kooxda Astaan music 🎶 faraway lagaga gubtay keep going bro

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 місяці тому +3

    So beautiful 😍 ❤️love it xanuunkana ma eegnaa xog ogaal ma noqonaa😢

  • @cudonfadxakhadar3925
    @cudonfadxakhadar3925 2 місяці тому +4

    2024 /9/11 ayn dhagaysanyaa heestan waa noca iga oohiyaba khaalid kamil inader mcn laxankaga waa malab😢

  • @KhaaliHasan
    @KhaaliHasan Місяць тому +2

    Will ayaan jeclaa clfka nakalageeye lin heestaan saameyn ayigu ldhy
    ❤😊

  • @Cabdiraxmaanqoranecali
    @Cabdiraxmaanqoranecali 25 днів тому +1

    maanshaa alaah

  • @amalKajaramalkajar
    @amalKajaramalkajar 2 місяці тому +4

    Cashaqa Ma Xidhanaa😭💔
    Baryo Ma Izku Xiznaa😢😭
    7/11/2024😢

  • @Amal-tq9cn
    @Amal-tq9cn 2 місяці тому +4

    Khalid kaamil qalpiga noo ilali dee😮😮😮

  • @Umiasim
    @Umiasim 2 місяці тому +2

    Inta Aad xuman layd
    Xasilooni gabi layd
    Qofba xalad gali laa
    Xidhidhkuna burburi laa 😢😢💔💔
    Khaliid kamiil fav singer 🎤 🎶 ❤❤

    • @facecabdi
      @facecabdi 2 місяці тому

      Waa talent khaalid
      Laxanadiisu caadi maaha
      Waa khatar cadiim

  • @axlaanmohamed3248
    @axlaanmohamed3248 Місяць тому +1

    Wan dhageysn jiry inta iga maqneyd 😢 maankeygii ❤

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 2 місяці тому +2

    Cashaaqa ma xidhanaa😢
    Baryo ma izku xiznaa🥺

  • @safacadeysafacadey5076
    @safacadeysafacadey5076 2 місяці тому +3

    CAASHAQA ma Xeranaaaa

  • @SagalHamze-y3j
    @SagalHamze-y3j 2 місяці тому +2

    The goat 🐐 King of laxan kamil ka fanka daara ❤

  • @dahirfarah5011
    @dahirfarah5011 2 місяці тому +3

    Kalgacaylka xayirmaa ama xulasho beeniyo xurma beel ayu noqon ama xidid adkaadoo taariikh xustuu noqon
    Goat 🐐
    10/11/2024

  • @mounaabdillahimiguil8061
    @mounaabdillahimiguil8061 Місяць тому +1

    Bel voix horey u soco ❤

  • @FaizoCusman
    @FaizoCusman 2 місяці тому +3

    11/11/2024 baan dhageysanaya😭xisaha aan asiga io codkisaba u xiisay wax anku qiyasa garan maaya😭💔

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому +1

    JAH. CAASHAQEEY. HEES AH
    IN LEESKUXIISO. WAA FIICANTAHEY❤❤❤❤

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 2 місяці тому +1

    The one and only khaalid kaamil codkiisa 10/10❤

  • @Mrloy001
    @Mrloy001 2 місяці тому +16

    Woow like isaara😂

  • @Sadriadan
    @Sadriadan 2 місяці тому +1

    Heestaan anigo qalbi jabay ayaa dhageystay anigyba iga hadleysaa 25/11/24 talaado 😭😭😭😭

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 2 місяці тому +1

    Cashaqa ma xidhanaa baryo ma isku xiisnaa .😢😂😂❤❤

  • @sowdaiman5349
    @sowdaiman5349 2 місяці тому +2

    Best song 🎵 kaamil 🐐

  • @BushraJamalhaaji
    @BushraJamalhaaji 2 місяці тому +2

    Wlhi xanuuun aaya ka dareemayya qlabi qof kaa jecalaa ayaa iga tagaya ka dib dib igu soo laabtay lkn qlabigaya wuuu jabayyy 😢😢😢 sidii hore ina noqo ayaa isku dayya lkn may 😢😢😢😢 alllow qlabiga iga saar isaaga haduu khyr igu jira noloshayd ka saar 😢 xasuus bdan uu igu leeeyahy saan ku ilaaawo way adag tahy saan ku daawayo waa dhib😢

    • @FartuunBootan-s8l
      @FartuunBootan-s8l 2 місяці тому +2

      Heesaha calacalka isaga fogow illahey talo saaro hubaal wad iloowi doonta i.n 😭 wan soo arkay xanuunkas lkn hada alx sidii hore wan dhamaa 😭💔

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 2 місяці тому

      Ala maxaad waayo arag taahy😊

  • @Yacinali71
    @Yacinali71 13 днів тому +1

    Hees wadhaftaay

  • @Leaderbarajii
    @Leaderbarajii 2 місяці тому +1

    Galgaceeylka xayirnaa ama xulasho beenaa xurmo been ah noqon ....
    ama xariir adkaadoo taariiq xusto noqon what a Song ❤

  • @cabdigadarcali5806
    @cabdigadarcali5806 2 місяці тому +1

    Xog ogaaaal manoqonaaaaa bbe ❤❤❤❤❤

  • @facecabdi
    @facecabdi 2 місяці тому +2

    Khaalid waa talent
    Laxamadiisuna waa cajiib

  • @nimobilleomar2864
    @nimobilleomar2864 2 місяці тому +1

    The real goet khaliid kamil 🔥🔥

  • @ApdirCNasir
    @ApdirCNasir 2 місяці тому +3

    Beeen ayuuu noqon laxanka wuu ku raaxeesanaya boqrka codka iyo laxanka

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 Місяць тому +1

    INTA AAD XUMAAN LAHAYD AAX AAAX HADAAN IS LEEYAY JACAYL KAAGU SIDANUU KU DANBAYNAYA MABA JECLAADEEN😢😢

  • @FadxiyahmedFadxiyaahmed
    @FadxiyahmedFadxiyaahmed 2 місяці тому +1

    Ama xidid adkaadoo taariikh xustuu noqon 😢😢😢😢😢❤

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 2 місяці тому +1

    ManshaAllah mahadsenid hoga fanka fantastiskt ❤❤❤❤

  • @yozevmohamet3213
    @yozevmohamet3213 2 місяці тому +1

    Markastoo aan is dhaho dareenadii diihaalka iyo dhaawaca badnaa waad kaso kabatay, ayuu khaalid kaamil dib u furfuraa qodobadii nabarka 💔

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 місяці тому +1

    Khaalid kaamil. What A Singer ❤❤❤

  • @sacdajama-bz5jg
    @sacdajama-bz5jg 2 місяці тому +2

    wllhi fanan an tageeero❤❤❤❤

  • @ibraahimxagar
    @ibraahimxagar 2 місяці тому +2

    Kaamilka Fanka .

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 місяці тому +1

    Heestan jacayl maha waa hees anti ah somaliyeey hayka muraqoonina

  • @Samiirafais
    @Samiirafais 2 місяці тому +1

    Wooow ❤️ awoowegey isko Wan slmy

  • @ikrancilmi6848
    @ikrancilmi6848 2 місяці тому +1

    Xog ogaaal manoqonaaa mcn ❤️❤️❤️

  • @Badmaceye-c1f
    @Badmaceye-c1f 2 місяці тому +3

    Boqrka Codka👌👌👌👌👌👌

  • @yahyeali-yy6tk
    @yahyeali-yy6tk 2 місяці тому +3

    Qofkii u horeeye dawada ahay

  • @abdigharqolocow
    @abdigharqolocow 2 місяці тому +1

    Only fanan khaalid kaamil ❤

  • @HaniMoha-u5k
    @HaniMoha-u5k 2 місяці тому +1

    Inta u xiskagiyo niyadaad xuli laha❤

  • @calimaxammad530
    @calimaxammad530 2 місяці тому +6

    Fan ahaan horta aad bay u qurux badan tahay in dareen kasta oo laabta yaalla la cabbiro taasi waa taas.
    Dhanka kale in xal laga dayo in xiriirka "pause" la galiyana waan qabaa.
    "Muxubida ma xannibnaa
    Xanuunkana ma eegnaa."
    Waaya'aragnimo aan qabo markaan ku eegay waxa iisoo baxday in xiriirka xumaada ee isfahankiisu fogaado ay ubadan tahay inuu burburo. Heestuna waxay ku dadaalaysaa bal in burburkaas lagu baajin karo in dib-u-eegis lagu sameeyo mushkiladda nafsad ahaanna xasillooni loo helo. Ugu danbaynna xiriirkii dib-u-eegista lagu samaynayay:
    "Ama xulasho beeniyo
    Xurmobeel ayuu noqon
    Ama xidid adkaadoo
    Taariikh xustuu noqon"
    Xaggayga waa tik.

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 2 місяці тому +2

      Muxibada ma xanibnaa dareenkana ma xawilnaa xanuunkana ma eegnaa xogogaal ma noqonaa waa hees aan horre xogtay Ka hadlaaso aan looga heesin

    • @Abdi123-q4i
      @Abdi123-q4i 2 місяці тому

      Sxb barteeda dhigtay been maad sheegin wlhi😢

  • @AminaJamac-z3f
    @AminaJamac-z3f 2 місяці тому +2

    Khaalid kaamil ❤❤

  • @yahyecharles5138
    @yahyecharles5138 2 місяці тому

    Real goat khalid kamil ❤ Ala jacaylku xumaa yaa loga dacwoodana 😢😢😢

  • @queensomali5463
    @queensomali5463 2 місяці тому +2

    😢kalgacylka Xayirma Ama Xulasho Beeniyo xurmo beel ayu noqon😢 Ama Xidid adkaado Taarikh xustu noqon😭

  • @WubalemWubalemmarkini
    @WubalemWubalemmarkini 2 місяці тому +2

    Hestan wanba la qirodey 😭😭😭😭

  • @SalmoAdan-te8gj
    @SalmoAdan-te8gj 2 місяці тому +2

    Khaliid kamil 🎉❤

  • @ZamiraCumar
    @ZamiraCumar 2 місяці тому +1

    Khalid kaamil qlpigeena ilaaali😭💔

  • @mohamedabdijamailkacaze6629
    @mohamedabdijamailkacaze6629 2 місяці тому +2

    Cashaqa ma xidhanaa
    Baryo ma izku xisnaa

  • @shukriismacil7428
    @shukriismacil7428 2 місяці тому +1

    Ayyy tani hees weydhaaftay❤

  • @Nadka815
    @Nadka815 2 місяці тому +2

    Heestanbu soo dhigay markibaana igu dambaysay😩 cashaqa ma xidhna baryo ma iso soo xiisna

  • @ZakariyeAliAbdi-cf6lu
    @ZakariyeAliAbdi-cf6lu 2 місяці тому +1

    Khaalid Kaamil 🎶👑🙏

  • @drabdiazizharoun4258
    @drabdiazizharoun4258 Місяць тому

    Mar-mar shaw wada jooga waxaa dhaama is waaga 😢

  • @AbdiaziizFarhan-pl1my
    @AbdiaziizFarhan-pl1my Місяць тому +1

    Real goat

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 місяці тому +3

    Wow, nice voice❤

  • @marishcabdi7378
    @marishcabdi7378 2 місяці тому +1

    XUBI AAN LAGULA WADIN WALE XURMO BEEL AYUU NOQON😢AMA XIDID ADKADUU TAARIIKH XUSTUU NOQN 🧏‍♀️💔😓

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 2 місяці тому +1

    Khaalid is a legend wlhi✊✊

  • @AyuchAbdinor
    @AyuchAbdinor 2 місяці тому +2

    caashaqa ma xiranaa beryo meysu xiisnaaaaaaa
    ❤❤❤

  • @AdniSalaad
    @AdniSalaad 2 місяці тому +1

    Heestan
    Waxan Dhageysanaa oo an arky glbnimo Sabdiya Tariikhda 9/11/2024😢
    Waxdba modaa in ay Qalpikeyga ka hadleyso🥺

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 2 місяці тому +1

    Muisc waa mida cusba m.a hore oma maqala❤

  • @LaylaHassan-h2d
    @LaylaHassan-h2d 2 місяці тому +1

    Heestan wan sugayay aniga heesaha khaalid si gaaray ii tabtaan😢

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 2 місяці тому +1

    Boqorka codka❤

  • @FanxYare
    @FanxYare 2 місяці тому +1

    Ama xidid adkaado taarkhad xustuu noqon🫡🫡🫡🫡

  • @ayaanibrahim6167
    @ayaanibrahim6167 2 місяці тому +1

    Waaaw❤