DEG DEG: Maxkamadeynta askar ka tirsan NISA oo Bakaaro ku dishay askari Boolis ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 313

  • @skay134
    @skay134 2 місяці тому +70

    Aqli xumada iyo dood xumada kuwa udoodaaya. Waxa kamid ah.
    1. Askariga xabadaha uu rridaayay baa dilikara oo shaki ku jiraa? Sidee, ma dhabarka & wadnaha uu iska tooganayaa?
    2. Duulaa cad iyagoo ah baa kamarada sawirtay markhaatiga aad u baahan tahay waa noocee?
    3. Marka ay qoriga ka qaadeen maxaa keenay inay ku ridaan xabado kale? Waa dil cad.
    4. Waxay ma talayeen ciyaal faacali sida ay wax u weerareen.
    5. Hadii caday uu tusay askariga oo layska daayay muxuu 10ka nin usoo kaxaystay?
    6. Wiilka yar ee rabay inuu gurmadka bixiyo maxay ugu diideen oo waliba u dileen. Na arka siloonaga baqo.
    7. Maxay u qiran layihiin nika sida tooska ah u tooganaya ee shaatiga buluuga ah gashan kuna dhuumanaayay darbiga?
    Waxan ciidan maaha waa Alshabab casriyeeysan ha ladilo kuligood.
    Hadii lasiidaayo hala ugaadhsado oo mid mid halooga aaro ehelkiisa utaal shaqo qaran hada.

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 2 місяці тому +15

    Wiilkaasi la dilay wiil aad u akhlaaq badan buu ahaa isla isbuuca la dilay buu aroosi rabay Allah ha u naxariiso

  • @MohamedJaare-bc9kd
    @MohamedJaare-bc9kd 2 місяці тому +14

    Masha allh guul maxkamda cadaalada hasareyso wax qabad wacan mahadsanid

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 2 місяці тому +17

    Toloow adoo dhiig bani aadam kugu jiro oo qof dilay see hbnkii u seexdaan😢😢

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 2 місяці тому +26

    ❤❤ walhi howl lama qaban ben dheh guuuuuul dowlada somaliya askartan halaga sifeyo wax barasho iyo mandoriyaha la jojiyo aya lagu badali kara

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 2 місяці тому +36

    Sidaan haloo wado qisaaso illaa intii laga wayo qof qof dila

  • @Mimi-mr9fi
    @Mimi-mr9fi 2 місяці тому +6

    إذا تم تطبيق شرع الله لن ترى مثل هؤلاء القتلة

  • @TalizaMohamed
    @TalizaMohamed 2 місяці тому +34

    Kuwa dambiilayasha ah waxaa iiga daran kuwa u doodayo oo leh hala sii daayo naclad haku dhacdee ayaga iyo kuwa udoodayaba 😢😢

    • @tusbaxleyare25
      @tusbaxleyare25 2 місяці тому +3

      Qareen waaye sxb lkn anaga hortaa la yaabnay
      Alshabaab raga difaacayo layaab maa u dhiman

    • @yareadawe7381
      @yareadawe7381 2 місяці тому +3

      Wll qareenka waxaa loogu tagalay muwaadinka danbi halahaado ama yuusan lahaan wuxuu xaq u leehay in ladifaaco marka sharci ayey ku didaacayaan ee la soco waxba ha habaarin wll mahadsanid

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 2 місяці тому +4

      𝘈𝘣𝘶𝘬𝘢𝘢𝘵𝘦 𝘩𝘢𝘥𝘢𝘢 𝘮𝘢𝘲𝘢𝘴𝘩𝘰 𝘸𝘢𝘢 𝘉𝘦𝘦𝘯𝘵𝘪𝘪 𝘰𝘰 𝘲𝘰𝘧 𝘢𝘩 𝘪𝘰 𝘟𝘢𝘳𝘢𝘢𝘯𝘵𝘪𝘪 𝘰𝘰 𝘈𝘣𝘶𝘬𝘢𝘢𝘵𝘦 𝘈𝘩

    • @CabdiwalinuurYahye
      @CabdiwalinuurYahye 2 місяці тому

      ​@@yareadawe7381kuwa xaqa qarinaya ka daraan kuwa danbiilayaasha ah oo dhiigu ka muuqdo siday indhaha u taagayaan bal eeg camera 📸 wax been ah ma sheegto

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 місяці тому

      sidee xaq uleeyahay qof dambi galay waa wx lga soo guuriyay galada​@@yareadawe7381

  • @Niomilaklassikern
    @Niomilaklassikern 2 місяці тому +4

    Ahmed abdala wlhi wa nin daacad uhadla markasta ilaahey matuso waxdhiba inshaa Allah

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 2 місяці тому +17

    Waa maxey sababta ay maxkamad u aadi waayeeen hadiiiba ay dacwo qabaan???? Waa mooryan bilaaa caqli ah.....

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 місяці тому +9

    Xashiish ley ayaa askar laga dhigaa

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 місяці тому +1

      Xashiish ka xun ayeey cunaan kaniini tramadol ayeey cunaan

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому

      ​@@ashaoali8020marka tramadolka mxy ucunaan oo ku falaan

  • @KDAdeed
    @KDAdeed 2 місяці тому +12

    Xoogaas EE is bideen kwrn
    Lkn maanta EE heesataa cawaanta

  • @amorthentiae
    @amorthentiae Місяць тому

    Somali

  • @Aadanxuseen-n34174
    @Aadanxuseen-n34174 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
    @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 місяці тому +11

    Ani hada askariya ahy waligey qof wax ma garsinin anka ehen arsenal 😂

    • @CxakiinnuurfaaraxKirish
      @CxakiinnuurfaaraxKirish 2 місяці тому +7

      Good job captain shuute haka baqin ee tii alle ka baq saas noo wanaagsan😊

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no 2 місяці тому

      Aniga un ma amnsani askriya an umdan dhibatenin

    • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
      @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 місяці тому +4

      @@CxakiinnuurfaaraxKirish Allah waka baqa shote kama baqo e shacabka wadifaca lakiin arsenal wadaxa ka jibinaa☝️

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 2 місяці тому

      San inkaga cabsno alle bisa og Lkn qar fcna inku jira

  • @mohamedbashiir8430
    @mohamedbashiir8430 2 місяці тому +4

    Ilaalo shacab kulahaa dhaqan celis ayay u baahan yihiin runtii waa mooryaan caadi ah

  • @mrAkram245
    @mrAkram245 2 місяці тому +8

    Halawada tookto. Burcad usoo qayishey

  • @gacankahadaltv7687
    @gacankahadaltv7687 2 місяці тому +2

    Daqiiqada 11:51 waxee natuseesa in ceyrow Xabada uu uriday kor gacmahisa iyo sida oo pistolada uu uridayo waa kor Ceyrow ma dilin askariga

  • @sapiriinanor3886
    @sapiriinanor3886 2 місяці тому +1

    24:36 wxaan sido u hadlaaya inaalilaah 4 xabad asi maa isku dhoftay wuuna sii qoslaa

  • @waryaasomali
    @waryaasomali 2 місяці тому +2

    Xariifka Saaso ku DhintaY Naf Bin,Aadam Ayuu Sidaas ugu HadlaYaa 7.08 Yaab

  • @mowarsame5513
    @mowarsame5513 2 місяці тому +4

    Wr maxkamadaan waxay xukunto lee aragnaa waxay ku fulisay maa arango

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 місяці тому

      waa qawda maqashii wx na ha u qaban😂

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 2 місяці тому +4

    Waa Mooryaan waxani maaha Askar waa dad Caqliga Maandoriye jaah wareeriyey

  • @itskarim88
    @itskarim88 2 місяці тому

    Daqiiqada 7:09 kulahaa xariifkii sidaas ayuu ku dhintey, umadani waa bahalo caadiya.😢😢

  • @gacankahadaltv7687
    @gacankahadaltv7687 2 місяці тому +1

    Daqiiqada 12:53 waxa ee natuseesa marxuunka dadka xabada sida bareerka ugu dhaftay waa Taliyaha Unuga maxamed oo wata Funanada Cagaarga ah iyo bishaar. Nin ismaacil ee funaanada guduudana wato waa ninka xabada kaga saray marxuunka garga lkn ma uusan dilin.
    Ceyrow iyo seylaci waxba kulahan dilka marxunka
    2da qof ee dilka geestay waa Taliyaha unuga Maxamed maxamuud iyo Bishaar oo xabadooda marka ee ridayeen hoos ugu riday marxunka.
    Kiiskan isma saarmo

  • @xasandulmane8499
    @xasandulmane8499 2 місяці тому +4

    Ninka. Ineey dileen ayagaaba qiraal ah

  • @HanadMahmud-b9t
    @HanadMahmud-b9t 2 місяці тому +3

    Hala dilo ayaga dhan waxan wada cabsan ayey dowladu hub. Nogu soo dhibtaa malinkasta hada nahay shacabkii

  • @saciidmoha87
    @saciidmoha87 2 місяці тому +4

    Wlhi way is mahdiyeen ciyaalkaan baskooladaha loo soo wada dhiibay

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 2 місяці тому +4

    😢asc somaliyey miyey na diinteena nafareynin nag ajnabi ka ah intaan raga eh oo ay wada qabin amaba walaalo ahen iney kasoo dhex hadasho iyadoo leh qof dambiile ah ayaan qareen u ahay hrti shuute ma arkin miyaa mse wey indho sarcaadisay😮

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 2 місяці тому +4

    War hooyadood wasooyinkaan askar noocee waaye waa mooryaa indhahooda eeg macal kuwa maxkamada fadhiyo waxba madhaamaan

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 2 місяці тому

      𝘏𝘰𝘳𝘵𝘢 𝘮𝘢𝘳𝘬𝘢 𝘩𝘰𝘳𝘦 𝘢𝘥𝘪𝘨𝘰𝘯 𝘹𝘶𝘮𝘢𝘢𝘯 𝘪𝘪 𝘧𝘢𝘩𝘮𝘦𝘺𝘯 𝘴𝘹𝘱 𝘪𝘴𝘬𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘢𝘧 𝘏𝘰𝘰𝘺𝘰 𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘹 𝘨𝘢𝘭𝘢𝘣𝘴𝘢𝘯 𝘩𝘢𝘬𝘶 𝘤𝘢𝘺𝘯𝘪𝘯 𝘣𝘪𝘭𝘢𝘢 𝘮𝘢𝘤𝘯𝘰 𝘸𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘮𝘢𝘫𝘪𝘳𝘰 𝘏𝘰𝘰𝘺𝘰 𝘪𝘰 𝘈𝘢𝘣𝘰 𝘪𝘭𝘮𝘢𝘩𝘰𝘰𝘥𝘢 𝘰𝘰 𝘹𝘶𝘮𝘢𝘢𝘯 𝘭𝘢𝘳𝘢𝘣𝘵𝘰 𝘣𝘭𝘴𝘦 𝘲𝘰𝘧𝘬𝘢 𝘩𝘢𝘥𝘪𝘪 𝘶𝘶 𝘣𝘢𝘭𝘸𝘢𝘥 𝘯𝘶𝘶𝘤𝘦𝘦 𝘳𝘢𝘣𝘵𝘰 𝘩𝘢 𝘢𝘩𝘢𝘢𝘵𝘰 𝘩𝘢𝘥𝘪𝘪 𝘶𝘶 𝘪𝘴𝘵𝘪𝘤𝘮𝘢𝘢𝘭𝘰 𝘍𝘪𝘬𝘪𝘳𝘬𝘪𝘪𝘴𝘢 𝘣𝘢𝘢 𝘲𝘢𝘭𝘥𝘢𝘮𝘢𝘢𝘺𝘢

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 Місяць тому

      Wada moryan waye 😂😂

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 місяці тому +1

    Yaab badanaa aduunkan SubhanaAllah waxay mooryantan diig cabyaasha ah oo nogadigen askar

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 2 місяці тому +2

    Taliye shuute waajibaadkiisa wuu gudanaa ❤

  • @orochimaruuchiha378
    @orochimaruuchiha378 2 місяці тому

    Al Shabab Pro Max

  • @KisgrhsvwWbebe
    @KisgrhsvwWbebe 2 місяці тому

    Asi marwalba askari aa wax dilay maa lamaqlaa❤❤

  • @queen.of.Barcelona
    @queen.of.Barcelona 2 місяці тому +2

    Wiilka jeegada jaran m a😢❤

  • @GanagalehFarahan
    @GanagalehFarahan 2 місяці тому +2

    Wa yab malin walbo ma qof unba la dila subhanallah illahayo nabada buxda oso celi somalia

  • @Ruunxuseen-tx6ex
    @Ruunxuseen-tx6ex 2 місяці тому +5

    Horta waxana fahmin
    Dillaan toogashadaa ee maxkamadu samayso
    Lama fuliyo miyaa intaan hada ogahay ayaaba dhan ku dhawaad 50 kiis oo dil toogashaa

    • @NimcoAhmed-lb2qp
      @NimcoAhmed-lb2qp 2 місяці тому +1

      Wakhti kadib baa dilka lafuliyaaa lkn mooji inla dilee

    • @HanadXasan-v4s
      @HanadXasan-v4s 2 місяці тому +1

      Maxkamadan dilkaa fulisay ee maxkamada Sare EE ciidanka baa goaanka u danbeeya leh iyadaana fulisa amarka igu danbeeya wll

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 2 місяці тому

      𝘘𝘰𝘧𝘬𝘢 𝘩𝘢𝘥𝘪𝘪 𝘋𝘪𝘭 𝘵𝘰𝘰𝘨𝘢𝘴𝘩𝘰 𝘭𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘩𝘰 𝘪𝘴𝘭𝘢 𝘮𝘢𝘢𝘭𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘭𝘢𝘮𝘢 𝘵𝘰𝘰𝘨𝘵𝘰
      𝘸𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘮𝘶𝘥𝘰 𝘣𝘪𝘭 𝘢𝘩 𝘢𝘮𝘢 𝘮𝘶𝘥𝘰 𝘭𝘢𝘣𝘰 𝘣𝘪𝘭 𝘢𝘩 𝘣𝘢𝘢 𝘹𝘶𝘳𝘪𝘺𝘢𝘥 𝘭𝘢𝘴𝘪𝘯𝘢𝘢 𝘞𝘢𝘢 𝘹𝘢𝘣𝘴𝘪 𝘨𝘶𝘳𝘪 𝘶𝘯 𝘣𝘶𝘶 𝘢𝘩𝘢𝘢𝘯 𝘪𝘭𝘢𝘢 𝘵𝘰𝘰𝘨𝘢𝘴𝘩𝘢𝘥𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢 𝘨𝘢𝘳𝘢𝘢𝘺𝘰

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 місяці тому +1

      ani xitaa ma arkin

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 місяці тому

    Inta dharcad loo aqoonsan maalaso baro akhlaaqada balwadana laga mamnuuco 😢😢 ciidanka somaliya waxba ka qaldan everyday iyaga isdilaya dadkana way dilayan

  • @SahalAs-n4w
    @SahalAs-n4w 2 місяці тому

    5:34 5:36 5:37 5:37 5:37 5:39

  • @AlFurqaanMediaOfficialChannel
    @AlFurqaanMediaOfficialChannel 2 місяці тому

    25:39 Qof dhintay ayuu ku qosle Walle aaaqiro ma ahan meesha hada ku qosleyso Maxkamada Alle ayaa idinka horeyso tani waa aduunyo maskiin alle subxaana watacaala dambi giisa hadhaafo janntul firdooz ha ugu badalo

  • @Maka-k8l
    @Maka-k8l 2 місяці тому +2

    Wautashten maskinka

  • @CjfjFfhj
    @CjfjFfhj 2 місяці тому

    Xasbiya Allah wanicmal wakiil 😢

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 місяці тому +2

    Awood ayeey isbideen maadaama ay isku arkaan ineey NISA katirsan yihiin. Sida arxan darada ah ay u dileen ayaa kaaga Marqaati ah. Waajibka hala oofiyo

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 2 місяці тому

    War maxkamad leninee ciyaalkaan wada cabsan umada ka dhex qabta 😢

  • @MiinaShantay
    @MiinaShantay 2 місяці тому

    Askari somali ma jiraa mooryaan lee waaye askari waxa laga rabaa inuu nabada ka shaqeyo daakan unaxaristaan waa dad aana waxba aqoon indhahooda sey u ekyihiin dadkeena somaliyeed illah ayaa u maqan 😢😢

  • @XamdiAdama
    @XamdiAdama 2 місяці тому +3

    Moryan wye wilka dhintay iyo teamkisa rabay inay lcgta ka qatan raben

  • @maslaxdiriye1587
    @maslaxdiriye1587 2 місяці тому +2

    Dharcada muqdisho joogta wllhi wax Ka aqlaaq xun maleh dowlada raali iyo nus bay ugu tahay qaabkaas inay dadka ku gumaadaan raali baa looga yahay

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 місяці тому

    Askari ayey Daalimiinta in la dil lugu fuliyo wasyo way is sheegiwaayeen.

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 2 місяці тому +1

    Waxasi baa dharcad ku sheegtaan. Mooryaanta uwada egg markii hore si qalad ah looga dhagay dharcad yaab somali 2024

  • @MushtaaqXasan-m3e
    @MushtaaqXasan-m3e 2 місяці тому +2

    Allahu Akbar wlhi Somalia dhib ayaa Haysta Dadkeedii ayaa lagu diray bisinka Wx weeye In dhalinyarada la baro dal jacalka iyo Dad jclka oo shaqo loo sameeyo waayo wxn wx u geeyey waa ay qoryahay iibsadan malin kastan wxn ayaa idinku dhacay marka Cidanka waa in Naf ahaan jidha ahaan iyo cali ahaaba laga dhisa wlhi somalia hadii ay sidan ku sii socoto lama dagan ayey noqonaysaa waa in ay Gartan barta uu dhibkani uga imi dhib hore loogu fasahaadiyey oo culumo iyo Adoomo Ilahay oon wxb Gaysan lagu dil jiray si jeesjees ah Ayey halkay Dadka ama shacabku rabigood u baryi lahayeen dalkood wixii dhcayna ay iskaga bari yeeli lahayeen Ee ay dawladii siyaad ka samaysay Dhulkoodii barkaysanaa Ee quruxda lahaa ayey wali shacab iyo madaxba wali tageerayaan dawladii dhibka imika haysta gashay kaliya wx ay dalkiinu ku hagaagayaa in Aad is bari yeeshan kan xumaatan culumadii lagu layey dhulkan Aad hagaajin kari ladihiin ma dhacayso in Aad hagaajisan intaad siyaad iyo Khaladkiisii tageeraysaan Dadkii uu layeyna wali dulminaysaan Alle haydiin Gargaaro dawladan iyo madaxba Dan idinkam lahaa wlhi idinkuna waydu is dil dawladuna dil ayey idinku xukumi malaha wx idin ka naxaya oo idin saxaya rabi dambigiina ha dhaafo😢😢😢😢sorry

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 місяці тому +1

    Kuwaan wajiyadudo cabsi Cabsi oo egyahiin ilahey ha oo naxaristo maskin sida irxanka daran oo dilan moryadan

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 місяці тому +3

    Wa moryan kuwane oo ugdhsanya askrta labisan ee wata shagadoda

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 місяці тому

    Askar Ma aha waa gangs

  • @NALI7
    @NALI7 2 місяці тому +1

    Ciil badanaa ma intaas bee ha nin kudileen uffffff alle ha u naxariisto wxa umaleesa inee cadaw dilaayaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @GanagalehFarahan
    @GanagalehFarahan 2 місяці тому +3

    Magaca casimada micnehegu wa maxey Mogadiscio ha laga badalo haa lobixiyo mognabad

  • @cabdiraxmantiimo
    @cabdiraxmantiimo 2 місяці тому +1

    reer xamar yaga is madhiyay wlhi siiba kuwan sharciga lo dhiibay😢

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 2 місяці тому +1

    Waar moqdusho waxba ma yaalaan niyoow ma mooryaanvay askar ka dhigteen miyaan tobabar lasiin tollow waa habeen walba askar maxamad la soo taagayo
    Waligeed somaliland waxani kama dhicin alxdlh amni ayuu ILLAHAY nagu manaystay
    ILLAAHAY haydin siiyo amni idinkana

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 2 місяці тому

    13:38 muuqalka ugaarsi caadi ayaba laga arka iyo kutala gal dil wlahi alle dalka ha ino hagajiyo

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 2 місяці тому

    Al Shabaab Casriyeysan Ayaa Dhihi Karaa Qori Igama Qaadeysan Waxaan kala Helno Lee Nahay👍🏿

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому +1

    Nimankan waa Alshabaab Neceb Askarta Somaliyed Waa Argagixiso Laga Sooqoray Alshabab Bal Eega Sideey Isugu Tageeen Askarta Qoryihii ka Qaateen askarigiina luuqa ku Dileen Dhamaan Hala Wada Toogto Tuugada

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________6931 2 місяці тому

    Waba inkiraad caadi ah war waxan dadka askar ka dhigtay ka daran war walalayalow waxan umada ka qabta wada cabsan

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 місяці тому +1

    Acuuddubillaahi

  • @CjfjFfhj
    @CjfjFfhj 2 місяці тому

    Wlhi Somalia sorry 😢😢😢😢😢

  • @Givemeproofkid
    @Givemeproofkid 2 місяці тому

    War ayaga hadii wax laga helaayo, mey dacwoodaan. Ma ayagaa maxkamadana ah, fulinatana ah.

  • @abdiqanihirey1736
    @abdiqanihirey1736 2 місяці тому +1

    Kan waxa igu daran “xabad meel kasocota arke anne wan iska ridey” miska ridee adi walahi wa yaab

  • @mameabdirahman5892
    @mameabdirahman5892 Місяць тому

    Shoute is not easy

  • @hodanshariif4075
    @hodanshariif4075 2 місяці тому +1

    Askarta kale haku waano qaataan in eey dowlad dadka ku dilay kaaga aareyn xataa cctv hadee duubto waa hadii kuwaan lawada toogo waayo

  • @barkhadcabdi7228
    @barkhadcabdi7228 2 місяці тому +1

    Hada ma waxa loododayaa dad waxa dilay subxanlaah

  • @mokhalidisak8672
    @mokhalidisak8672 2 місяці тому

    Lack of proper training

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 місяці тому +1

    Naaqtan xijabka waa ceebeysa dad gacan ku dhiigleh ayey o doodi subxanallah

  • @mohacosta3595
    @mohacosta3595 2 місяці тому

    Walal key ku jiraa

  • @AishaCayuush-c4e
    @AishaCayuush-c4e 2 місяці тому

    Bal illhy aan kugu dharshaa waxaas cawantaa ba amni ey sugayan la dhahaa wiilka asago wax waa dili karay maskinka illhy ha unaxaristo 😢

  • @derieabdi5757
    @derieabdi5757 2 місяці тому +1

    ASC WAXAN AHAY MUWAADIN SOMALIYEED KUNOOL QURBAHA WAXAN AQOON U LEYAHAY ARIMAHA UNDERCOVER AH HAADI FURSAD LEYSIIYO WAXAN HUBA INAN WAX UN IDINKU SO KORDHIN KARO

  • @abduwahabhaji346
    @abduwahabhaji346 2 місяці тому +1

    Ilmahaan Sirdoon ahaanta loo qoray fashil waye waa in la ruqseeyaa.
    Sirdoon waxba kama ogee!

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 2 місяці тому

    ASKARTII ayaa bahlo noqday waa in la xanuujiyo si ay ugu tasaala qaataan kuwa kle

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 2 місяці тому

    Ayaga dhan hala dilo tan oo kale see u dhicin

  • @sixonetwo6334
    @sixonetwo6334 2 місяці тому +1

    XALIIMO DALAC BILAASHKA DABKA KASOO QAADO SHEEKADAAN SHEEKO CIIDAN WAAYE OO DIL BAREER AH

  • @megatron7172
    @megatron7172 2 місяці тому

    It’s sad to see that our people still don’t value human life.

    • @Worldwideweb24
      @Worldwideweb24 2 місяці тому

      You could say the same about any country

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883 2 місяці тому

    Dowlada waxa aa waajib ku ah in ay dad u qalbo askarnimo ay qoraan lkn aysan qorin canug walbo oo qori ridis yaqaano taba baro fiican ay siiyan askarta ay qorayaan.
    Xosaab malahan inta la maxkamedeynayo oo askari ah ku eedeysan qof uu dilay.

  • @KhalidAbdiFeisal
    @KhalidAbdiFeisal 2 місяці тому

    NIS Officers they are trained to be outlaw😅

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 Місяць тому

      Tf bruh they just moryan tuugo who flirts their ranks

  • @sheegou
    @sheegou 2 місяці тому +2

    Dhamaan hala toogto hadeey isku tuurtuureen dilka

  • @BashiurOsmaan
    @BashiurOsmaan 2 місяці тому

    Kan loyarka wuba iska qoslaa alleh afka kuqaloci kulankaa kulankiisa😢

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 2 місяці тому +1

    😢Shantooda waa Dil toogasho in lagu wada xukumo hadeey cadaalad jirto

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 2 місяці тому +1

    Waxa ka waalan dadka dal iyo dad ku aaminaaya kooxahan maafiyaada ah ee aan naftooda iyo tii dadka mid naba waxba ugu filnaayn ciidaanka ka dhiganaaya halagu bedelo ardayda dugsiga sare iyo jaamacadaa ka qalin jabiiyeey hadii dalkan badbaado laga rabo

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 2 місяці тому +1

    Wiilashan hubka wey isku dhameyen wa in hubka laga dhigo xal kale wain lahela

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 місяці тому +4

    Ciyaaal xashiish caadi ah waaye kuwaan xataa haduu askariga asigoo labisan qof dhaawacay waala report gareyn karay lkn nin danbi galay qoriga dhig siduu kaaga yeelaa inaa dileysk ayuu og yhy

    • @Somali12222
      @Somali12222 2 місяці тому

      Ninka waa wada disheen si aanan hal qof loo toogan oo aad diyo u bixisaan lkn hadey cadaalad jirto tiirka hala wada saaro ✌🏾✌🏾✌🏾

  • @HiboKayf
    @HiboKayf 2 місяці тому

    War yaa udiray ineey askari qori ka qaadan

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 місяці тому +1

    Kuligood ladilo aa fiican kuwaan ciidan dilaayo @@@

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 2 місяці тому +1

    Ee muxuu ku soo xiray hee shuute nalama aadan wadaagine!!!

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 2 місяці тому +1

    nimankaan aan la dileyn ee kibirka bdn markee magaalada jogaan Alle hanaga qabto

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 2 місяці тому +1

    *Mooryaan iyo argagixiso waaye waxa ciidan qaran lagu sheegayo. Bal wajiyadooda fiiri. Tuug ayay uwada eeg yihiin. Kuwan noloshu wax uma tareeso ee haalaga adeegto*

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt 2 місяці тому

    Waar waxani dawlad maahee meesha cagaf hala galiyo, magaaladana way habaaran tehee halaga guuro.

  • @zalmanmohmet6187
    @zalmanmohmet6187 2 місяці тому +1

    Waxan layaabay kuwan dilku kucadyahay kuwan difaacaya naclad Haku dhacdo

  • @gacankahadaltv7687
    @gacankahadaltv7687 2 місяці тому

    Aawakii 6 waa lix nin ee ma ahin 5 nin midka xabada ridayo magacisa xitaa nalama tusin safiican u fiiri Daqiiqada 13:26 Ninka xabada ridayo taashi cad ayuu wataa

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 2 місяці тому +1

    waxa dable Nisa lagu hayo fiiri sidey u yaalaan somali koonfurtu waa wada mooryaan

  • @Niomilaklassikern
    @Niomilaklassikern 2 місяці тому

    Haladilo dhamaaantood 😢😢eeyaha wiilkas weykuwada gobten

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 місяці тому

    Dowlada soomaalia waxa ciidamada u ah Ceel weero yaab dad wada cab tooy ah oo Aan ba naf toda masuul ka aheyn aya waxa la le dahay wa Askar cajab wada mooriyaan maafiyo ah

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 2 місяці тому +1

    Dharcada kuligoo waa tuugo shacabka iyo ciidanka dhibay waa tuugo isfahansan maalinkast ayee shacabka ku jir dilaan wadooyinka iyo suuqyada

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 2 місяці тому

    Wx wada indha cadeynaayo
    Ayee umadee qoryo ugu dhiibeen marks askar wye ku leeyhihiin war heedhe askartaaan uma kaqabta

  • @ZeinproaliFarah
    @ZeinproaliFarah 2 місяці тому

    Midkaan indhaha cad aan ugu shakisanahay inuu dilay

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 2 місяці тому

      𝘐𝘴𝘬𝘶 𝘧𝘪𝘬𝘳𝘢𝘥 𝘣𝘦𝘺𝘯𝘶 𝘯𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘬𝘸𝘳𝘯

  • @CadeCabdi-ee7ll
    @CadeCabdi-ee7ll 2 місяці тому

    Waxan ciyaal ziyaha halaga daayo hobka dowlada uma qalmaan askar