DEG DEG: Ciidanka Haramcad oo Dagaal culus ku qaaday A/Madoobe, Fadeexada MD Xasan Sh & Awooda...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @AbdirahmanFarah-yp5nh
    @AbdirahmanFarah-yp5nh 48 хвилин тому

    Kismanyo Ahmed madoobe dawladiisa sharafta Sudan yaa ka masuula...Alla ha ìdin xifdyo dhamaan ...Buhoodle yaa soo duceeye.....Amiin Alow

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому +2

    Axmed moooryaan walasoo qabanayaaaaa insha alaah

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y Годину тому +1

    Somali waxa baabi.iyey qabyaalada kabilaabatay mudug ee.ahayd(khalaf iyo jalaf.cumara maxamuud iyo sacad . Marjeeteen iyo habar gidir maantana maraysa hawiye iyo daarood 1960 giina iyadoo.aanay xabadu.afka kabixin ayaa Somaliland kusoo biirtay markaasay degdeg kuheshiiyeen oo.somaliland uheshiiyeen bal ummada caynkaas ah Yaa laheshiinaya ilaahay haydiin naxariisto dhamaanteen

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 16 хвилин тому

    irjexe liyuu libsxyada gaylama guuul cashit adag halodhigo citaqi iyo colkisa kudhanteya aabo guuul insha allah 🤲🤲🇬🇲🇬🇲💪🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🤲💪👍👍🫅🫅🩸♥️🙏✌️

  • @CabdirhmaanNourmohamett
    @CabdirhmaanNourmohamett 27 хвилин тому

    Xadaunu shebnahay waxagaliya muhimnoah soomaali isracdo

  • @AbdirashiidMohanu
    @AbdirashiidMohanu Годину тому +1

    Asc ĺabo odday oo walan oo ka dhamaatay tabarta qandaraas ayeey so qaaten in aay baabi iyaan dhali
    Nyarada askartooy aburka umada waa dhaln
    Waxan labada oday waqtiigina waa qarriib ha sslfaninna iilka hogamin lahaa dalka

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Годину тому

    HAWIYE ACTION.GROUP CIDI.KA YEELIMEYSO. Inay. KHALKHAL GELIYAAN AMMAANKA DEGENA. Waana layska Celinayaa

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 Годину тому

    Xassan Dhiiqo, Aabaha Argagaxisada, Ciidamadii MW Farmajo ka haray ayuu raba in uu dab ku shido intii ka hartay. Halyay Axmed Madobe wuu ka Guulaysan doona Insha'Allah.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Годину тому +1

    Halasooqabto axmad madoobe daalunka dowladu wey kusaxsantahay in ciidamo kadejiso kismaayo guuul ayaan leenahay dalxureeye iyo xamsa cabdi bare

  • @mohamudmohamed5054
    @mohamudmohamed5054 2 години тому +1

    Doowlada waykusaxantahay weerarka A madoobe.

  • @MohamedDahiyeMaalimMaalim
    @MohamedDahiyeMaalimMaalim Годину тому

    Sax
    💪

  • @MustafXasan-c1z
    @MustafXasan-c1z 27 хвилин тому

    😢😢😮😮❤

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 2 години тому +1

    Odey mooryaanow xabsi ama dhimasho udiyaar garow

  • @XuseenaxmadDheere
    @XuseenaxmadDheere 55 хвилин тому

    wanasiibdaro.

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 5 хвилин тому

    Axmed madoobe iyo dani oo aan soomaaliya lagaqaban dawlad soomaaliyeed ma suuragalayo maxaayeelay 2 duba shisheeye unbay ushaqeeyaan dawladana 2da lugood baykudhaganyihiin

  • @noorahmed9812
    @noorahmed9812 33 хвилини тому

    dowladnimada somalia waxa hortagan ahmed shabab

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 16 хвилин тому

      Shalay maxaa loogu sacbinayay markii dawladii hore joogtay ma haduu xumaaday waayaab maase shabaab lala dagaalo

  • @mohodinmohamed5183
    @mohodinmohamed5183 38 хвилин тому

    Ilmahaan meesha lageeyay waalid male miyaa Hasan cunugiisa hageeyo ama caligaaf jawaab fiican buu helayaa xasan riyo ayuu ku jiraa ee wiilashan Haku layn meesha ee gee ciddaada

  • @ApdinaasirjookarCalimxam-kr5sy
    @ApdinaasirjookarCalimxam-kr5sy 2 години тому

    Axmed midoowe ilali qaran ay qawan kartaa

  • @a.j2428
    @a.j2428 Годину тому

    Ciyaalkaan boliiska maydkooda lafogaynaa ar maka joogtiinoo.

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 2 години тому

    Fashil iyo ceeb bay kaqaadi doonaan hambo shabaab af libaax bay galeen midh laqabto iyo mid ladilo baa laga dhigayaa hubka dhigisna waa lagu samaynayaa wiilashaa yar yar axmedna cashar buu usoo dhigayaa.guulayso geesi axmed

  • @CaishoOmar-wu5wc
    @CaishoOmar-wu5wc 2 години тому

    iskaceli talo hawiye waa talo haweenaade

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 Годину тому

      Maxaad hawiye u rafsneysaan waxa is haya waa dowlad iyo dowlad diid

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 Годину тому

      Ciidanku shacab iyo askari somaliyeed midna uma socdaan ee waxa loo socdo wa xabashida iyado dalkeena iyo ciideena joogta in ay naxukunto rabta cidii u soo baxdana wa laraacina

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 2 години тому

    dulmi dad wada maguuleysan doonaa xasan munaafaq horey ayuu wax nooga,qaadi waayay

    • @abdimuhudin5690
      @abdimuhudin5690 Годину тому

      Odayga mooryankaa ama xabsi ama dhimasho ha u diyaar garoobo dowlada waxeey leedshay diyaarado dagaal kuwa Sumatra u kacaa iyo drones hayeey dooliga wiilasha uu rabo in leeysku dhameeyo alle ha ka badbaadiyo ahmed munaafaq kismaayana in dadka cidaay rabaan doortan ayeey dowlada dooneysaa taas ayaa sax ah no jajuub Asturias jubland na ma ogola 3 mar doorasho sass Ila soco waxaa ha taageerin munaafaq waad ku mar tagi ?😂💪🙏

  • @MaxamdYaasiin
    @MaxamdYaasiin 45 хвилин тому

    Raaskanbooni intee km ayey ujirtaa kismanyo

  • @AliAadanali-n4i
    @AliAadanali-n4i 28 хвилин тому

    Axmadmadobe halasoqabto wakhawarish

  • @cabdicasiismuxumad9204
    @cabdicasiismuxumad9204 Годину тому

    Niyow been taan xagee ka keentay😂

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 2 години тому

    Raschiamboni umadhowo kismaayo. 280km.

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed Годину тому

    Xasan ciidanka u udiray kiskaanyo hanging in aysoonoqdaan alibaax dalaq

  • @abdiisse7528
    @abdiisse7528 2 години тому

    Kkkkk kkkkk kkkkk al shabaab ayaad ka adkaan weyday

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 години тому

    Fatal siika habartaa

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 2 години тому

    Qanimo cusub sayidka nool ahmed madoobe mustafe cagjar firdhiye siciid deni kahabee gurgurte dhiiqo irir

    • @nurwarsama8897
      @nurwarsama8897 2 години тому

      ASC hadalbaadan haan ma buxsho ariintu waxay u dhiigaanta GOOJAACAADEEY LAABAAD . ka haabe ,ku ciibaadeeso .

  • @Zumayocadeey
    @Zumayocadeey 2 години тому

    Dhoor kiiloo mitir ku lahaa waa la idin cunayaa