Abdikarim Raas iyo Nimco Yaasiin Dahab 2014
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Waa Heestii "Dahab" Official Music Video Feat. Nimco Yaasiin, Ereyadii Laxankii iyo Musigii Abdikarim Raas, Video Productionkii Waqal Studio Waa Isku Dubaridkii A.K Abdikhader Maxamed Caraale.
09/06/2024, 6:00 fiidnimo saacada Europe, waxaan joogay Dalka Holland, gaar ahaan magaalada Haarlem oo 20 daqiiqo u jirta Amsterdam, waxaan diyaarinayey Interview aan u galayey Hay'ad ku taalla Holland balse aan ka codsanayey xafiiskeeda Somaliland, gaar ahaan Hargeisa. heestan aad ayaan u jeclaa marwalba oo an u dhagaystaa in kasta oo aan jecelahay qofku in uu ducooyin iyo cibaadooyinka in uu ku dadaalo hadana waan ka xumahay, heesta oo xasuus igu leh ayuunbaan u dhagaystay run ahaan.
Holland ama The Netherlands kuma nooli balse tababro waxbarasho ayaan u imaadaa anigoo Hargeisa ka imaada, asxaab badan oo Soomaali iyo ajaanib ah ayaanu ku kulanay kuna walaalownay run aan.
Fankeena ayaa qurux inoogu filan 😍 Marwalba ii ducee walaalo
😻👏🏻
Heetan waxa ku jiray eray heesta nuxurka ka qaaday.
(sida dalkeeno diracdu hayso)
Diraacdu waa abaarta markaa gabdhaha laguma amaano.
Lkn hada waxa uu Abdikarim Raas Dahab uu ka dhigay.
(sida dalkeeno diriirku hooray)
Hadaanay amaan istaa hishaa qurux iyo qiimana leedahay.
Waad mahad santihiin *****. Iyo Abdikarim Raas Dahab
DIRIR kuhooray waaye walal diraac maahan
Somali star waxaad tahay nin sifiican u qaana waxa uu eraygu yahay waxaa jira dad badan oo aanan kala aqoonin diraac iyo doog
somali star studio
Heestan UA-cam kale ayan ka dawaday wxunala laha (diracda heesa)
Hadana wxuu leyahay(diriirka hooray)ma garaanaye wxa laga wdo diriirka
Blse wan la yaabana hesta kale markan ka maqlay (dalkeeno diracdo heyso)
This always would be my favorite somali song ❤❤❤❤❤
It's more than beautiful it's so amazing and I love it....
6yy666
9:33 A.m Fri, 27 Dec 2024
My childhood song ma ilaawin wali
Heesta ano aroskey kaa shiiidan ilhy imo diiilow🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤️🌹🌹🥀🥀
November 2021 Nairobi
Al. Fanaan abdikariim raas waa Hees aad u Qiimo badan"sidii dalkeenoo dirirku hooroo
Heeskaan sidaan uraadin jiray cida qaaday waa dhaw ayaan helay lkn waan fahsana hoobiska inuu niimco yaasin yahay ee ninka garan wayay
Sidee dalkeeno diriirka hooray
Iyo dhul dooglah qalbigesa deeqay
Dareenko cashaqa ado ku dilaya
Dahab leey moodyey
Dumar filkeyga anaa u dooroon
Anaa u dooroon hablaha dalkeena
Indho deymadeyda miyey ka dalaan hadad idaawan horda madoontid
Allah I daaye dooqisa anigu weeyan
💐⚘️🌹🥀🌷
Dareenka cashaqo anoo I dilayaa
💔🥺❤️💜💚💛
Habeenimo talada ah tarekhdana 31/10/2023 sacadda 9:45(21:45)
After lotery ❤🎉🎉🎉
Ras iyo Nimco
Horyaalka fanka ayaa tihiin
Waana idin kaga Mahad naqayaa
Heesta iyo codka macaan aad noso gudbiseen iyo waqal studio oo
Qeybta weyn ka qaatay video ga
Dariikh hore weeye commentgN😮
Zxp manooshay😢😂😂
@@mariacabdi4913 gamailkii 10 before kama lumin 😂😂
ADu ma noshahay zhp 😂😂🙆♂️@@mariacabdi4913
aax-yaa hees weeyan saaxiib raas
Hestan cawa tiktok kaso arkay 😘😘
Cabdikariim raas inu madax buur u egyahy qofki ila qaba lke ha saaro
The Legend of the Legends👑
4/08/2024 KENYA mombassa Leitg House ❤❤❤❤❤
Abdikreem Raas Heestaada Hay Xumaynin Gabadh Yahay waxaan Kasoo Daartay Minneapolis Minnesota waxaaa nan Kusoo Galay Hennepin Legends ♥️💯
Maxa ka hadlasoo wlalo ?sorry 😁waa iska war jeclahay qac na iga ilaali🙃 wax grad iska dheg hye dheh🤍💛💚🖤🤎💜🩶
2024 .15.april cidii iga danbaysa hee kudarso
Ninku nagta muxu Kaga naxsan yahy ta madowe birishka fushan😏
I remember when I was teenager
Waaka inta garatay nimco dagan oo sii eegayaa c/ kiin Lek labooba
Mr raas reer southall kii hore weeyaan london waagii ay shidney ala muxu magaalada noshiday markay london london aheyd
Hees iyo bar🔥
beautiful video gud job my bro waqal
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💚💚💙💙💙💙💚💚💗💗💗💗💜💜💜💜💚💚💚💙💙💜💗waaaaaaw wayshidan tahay
heetan haday heestahay erayada laga badalayna waan soo dhawaynayaa eshcalaa hees sababtoo ah diraac waa markuu roob uuna jirin halkaa ayay ceeb ku lahay lkn hada way namartay dirir ka ayaan soo dhawayn haynaa aaad ku badashay
Raas You Did it …100%
OOOOF caleeek eeshcalaa hees abdikariin raas alla yacisak fanaan heestan waad ku faro yaraysatay
23/7/2024 10:44 habeenimo cidii iga danbaysa like 😂😂😂😂
Heestaan goormaa sanadkee laqaada
Aax aax yaa hala wa ilaaa shee madar
Heestan xusuus ❤❤❤my love you noolada love
Heestu way macantahy
Satuarday 15 September 2018
Scattered Thunderstorms 7.00pm
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
My cousin is my blood relative to my nephew Noah Ishmael
2024🎉
Hees aan aad u jecelahay weye lkn Nimco Yasin maxa ka si ah waxad moda in laga xanaajiyey lol
This guy is funny 😄
Canaan cod macaan kusoco
Asc
Wcs
heesti qarniga nimco.y.s.n.c.c/kariin.raas.👑👑💎💎💎
beautiful video gud job my bro waqal
R
Ollololrllrlfrl Idil
O
Satuarday 15 September 2018
Scattered Thunderstorms 7.00pm
Satuarday 15 September 2018
Scattered Thunderstorms 7.00pm
Satuarday 15 September 2018
Scattered Thunderstorms 7.00pm