aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:41 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
Nakulaabi habeen ayaa qolo tuugo ah igu gaaraceyn mobile iney iga qaataan ayey rabeyn se markaa aan soo baxey aan ka soo tagey waxaan soo aadey daawashada Elcalasico. Wax weyn oo sidaa ima gaarsiin, raggii asxaabta ila socdey ayaa meel ku leexdey kaligey ayey jaanis igu haleyn.
2003 waa wakhtiga dhashay anina markii ogu horyasay een maqlo 2023 ahayd ilaa hadana wan kusoo noqnoqda geel laba jir soo wada mar baa horay loo yidhi❤🎉😂
Waqtigu iyo waayuhu marnaba isma badalaan maxaa loo dhahaa alaa waqtiga orad badanaa galab arbaco ah taariikduna ee thy 28/7/2021 heestaan waagan dhageesan jiray dad aan oghy naas xitaa uma soo bixin aniga iyo jaceelkeyga maria 6 sano aa isla soconaa allow cimri dheer nasii hadaa iga dambeeso like ii saar❤️🥰😭👍
"Sidii dhulkeenoo "Diracdu Haysoo Ama dhul dooglaad Qalbiga Deeqdee "Dareenka caashaqu "Anuu i dilayaa😥 "Dahabla moodyeey "dumarka filkaagoyo "adaa u dooroon "Hablaha dalkeenaba Old is gold stil waching in 2022
Dad badan oo commentiyo dhiibtay waxaa lagayaabaa inaaney noolayn 7 september 2020 habeen isniin sii baxayso bal ii so duceeya hadan noolayn xiligaad commentigan aqrinayso
I don't understand who dislike this song are you guys for real.. this is the one of the best song in history well according to my judgement you might not agree with me but this is absolutely amazing song
Hestan gabr an jecla Ayan udari jiray 2014 wagi an dugsiga dhigan jiray gabdhas hda waxay ku noshahy Germany 🇩🇪 Wana xas laba carur leh anigna weli waxan ku nolahy Kenya 🇰🇪 nayrobi waqtiga jecelka Ina dhexmaryna waxy ahyd galkcyo alx anigana hal wil aya ijogo
This reminds me my childhood days in Burao 2007 and our old Dual speaker Panasonic radio , my Sister Qadan my mom and I listening this song until midnight ❤❤❤
Waxaan wataa Gaadhi Landcrusier dhulku doog waxaan kasii baqoolau goor casarliiqa magaalada laascaanood anoo Tuulo idhoow gaadhay waxaa ii baxaysa heestan neecawda uduga dhulka iyo cagaarka iyo xawaare wanaagsan marka aad ku socota boqol km kor u gasii kacdo bal maxaa malaysan ay Dahab lamoodyeey kuu baxayso All Somalia one love🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🌍
Heestaan sanadkii mar dhagaysta goobo iyo wadamo kala duwan ku dhagaystay in badan 12:35 habeenino jimco ah 31/12/2022 macsalamyinta sanadkaa habeenka tagaya iyo xasuuso iigaara waxan jooga cusumada dalkeena xmr hawulwadag hada iga danbeeso like
19.12.2020. 9:40 am Waxan heestan dhageysanayaa anoo safar ugu socda burco kana safray hargeysa. Runtii waxaan dub u galay xasuuso hore iyo waayihii caruurnimo.
esh calaa hees run ahaantii heestan waxay ka mid tahay heesaha soomalida kuwa aan ujeclahay Alfanaan cabdi kariim raas ayaa qaaday Allaha yacizaka fanaan jira
Heestan xasuus bay igu leedahay wlhi, 2012kii, form one kaygii baa wiil aan isku galaas ahayn aad u jeclaa oo noo daari jiray galaaska dhexdiisa hadana islama joogno oo canada bay u guureen asaga iyo familkisuba.
hadana waa 6/november/2022, 4:49pm, galab axada.
dharaaro wakhtigu muxuu kala kaxeeyay asxaab meel ku wada noolaa, love dhac kusii qoraalkayga hadaad aragto wllo🥱✌
Gabdhuhu ineey wax jecladaan uma maleyn jirin kaliya aniga Lee isku maley jiray xiligaas kk😀😂
Maruun baydin is arki isha alaah geeri uunba kalakaxaysa
Waar culimo idinkuna sidayda mobile kii qadafi la odhan jiray miyaad ku daawan jirteenn
... jk jeclaayey cmb ! X! 7vvhbc yy y vyv. Rj7v@@YOOCOMEDIA
@@Daljire12waa nin wax fahn sxpkisa jecla😂
Inaad Afsoomaali gaas macaan ee lagu heesaayo ku raaxaysatid Adna aad English Comments ku Bixisid Waa Qeyrul Dastuuri. Waana wax laga argagaxo runtii.
Hhhhh wa midaa igaa yaabisy hh
Sax walhi
masul Afkiisa iyo dhaqankiisa ku faano nolow saxib sida ubar baari carurtan
Alayle waa qayrul dastuuri hhhhhhh
😂😂😂😂
Nolashu waxay ahayd mid aan sida manta umashquul badneyn waxay ahayd mid ku salaysneyd jacayl,naxariis iyo ixtiraam
Heskan waxan ku xasuustaa mid kamida jaarkaygii wacnaa barigas wanyara waxbarasho ma dhigan jirin mantana jamacad Ayan dhigtaa 🙏
14 sano baa ka soo wareegtay yaa nool yaa dhintay weye😢😊😊just now 2024 ilaahay noo dambi dhaaf dhalinyaro nimo na hysaa wan iska dhageysanaa heesaha iyagoo xaaraan ah 😢😢😢
Heestu hadaysan wax xaaraan kasheekeenayn xaaraan maaha sxp enjoy music waa aalad waa sidi loo isticmaalo, ilaahay hanoo wado danbi dhaafo janadana hanugu kulimiyo insha allh ❤
aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:41 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
war ma gacan libaax baa xaafaduna ma rubaaga baa ? Lolz
1:31 ban replay ku sogalay pro waliba joga kampala kisenya pro
Kampala nakulapi
Dhankayga ayaa ka joogay waagaas iyo hadeerba
Nakulaabi habeen ayaa qolo tuugo ah igu gaaraceyn mobile iney iga qaataan ayey rabeyn se markaa aan soo baxey aan ka soo tagey waxaan soo aadey daawashada Elcalasico. Wax weyn oo sidaa ima gaarsiin, raggii asxaabta ila socdey ayaa meel ku leexdey kaligey ayey jaanis igu haleyn.
Heestan waxa aan markii ugu horeysay dhegeystay 2003 . Markaas oo aanu safar ahayn. Wxa aaanu wadanay baabuur waaraad ah, safarkana wxaa igu weheliyey Hooyaday mcn❤.
2003 waa wakhtiga dhashay anina markii ogu horyasay een maqlo 2023 ahayd ilaa hadana wan kusoo noqnoqda geel laba jir soo wada mar baa horay loo yidhi❤🎉😂
My father used to listen this song whenever my mum got angry to make her happy again.
Amina Adam thats verry well
sstr😎😎
ua father was very romantic marka
hahaha 😂😂
Amina Adam hhhhhhh funy your father is romantic man just like me😂
That's just wrong 😂🤣
Heestaan xusuus gaar igu leedahay degmada wardhiigley Mogadishu 2007 anoo 3 sano jira baa maqli jiray radio ayaa ku xayeysiin jiray dahabshiil bank duhuradii siddeed saac meelahaa ,
Waxaa kaloo xasuusta in Hooyo Mcn oo hadda iga Geeriyooday allaah u naxriistee
in ay igu seexin jirtay ayadoo wararka duhurnimo sugeyso , kuwii iga Weynaa dugsi iyo school lagu kala ceynrin jiray annigana Seexo la Igu qasbi jiray
Dadkii aan markaa isla nooleyn qaar dhintay iyo kuwa qurbaha iyo waddanki jooga kala noqonay 😥🙏
Anniga hadda Qurbaha ayaan joogaa weliba Norway 🇳🇴 , Waqtigu waa nacas wallaahi muxuu dad igu qaali iga dheeriyey adduunyo 😢👊
Waqtiga sidaas iska ah allaha unaxariisto intii dhimatay
Cool
this is what about world brother don't worry garabkaaga
Waqtiga sidas iska ah 😊
HOOYO Macaan allaha unaxariisto wllo mcn😢😢🤲
Heestaan markii iigu horeesay aan maqlay waxaan ahaa safar aniga iyo Hooyo macan oo kaimaanay kenya xamar baana usoconay Caasiga saarneen bee kashidneed tuuga dhexda nogashay waanala baartay 2wo mar waxeena eheed 2002 dawalka heestan buu shidaye iyado mcn wukuso celinaye marar badan... aad baan ujeclahay..
zhp waa markaan anugu dhashay 2002
@@SomalilyricsApdirahman2020 18 jir aa tahay anigana 23 jir
@@عبداللطيفمحمدمحمود ha zhp in yar iga weyn tahay
@@SomalilyricsApdirahman2020 in yar xeetahay wa ku dhali karaa ee waxbarashada ku dadaal
@@عبداللطيفمحمدمحمود hhhh ima dhali kartid zhp ee caruurnimada ayn kaga yara danbeeyey zhp
Heestaan waxaan dhageystay anigo dugsi Quran dhigta 2005 wlhi anigo mel fadhiya ayan so xasustay mireheeda detana halkan ayan kahelay best song ever listening😍
Dadka reer mogdisho heestaan marki musigeda maqlaan waxaa kusoo dhacdo xayeysiiska dahabshiil bank🙏
(i'm from DAYNIILE)
yeah anigoo yar marka radioga abhey dhagesan jiray ayee soo gali jirtay xasuus🤗
Hhhhh wlh waa sax 😁🤣
@@naima5387 dahabla.moodeyeey
Waliba markey mareso
Markey daruruhi dhibica dadshan aya dhulkoo dam'ah adigu daartaa maxasusto xayeysintay ehed
Waaruntaa wlhi
Dahab lamood Aabahey baa ii qaadi jirey 🥰hees Agteyda qaas iiga ah ✊🏽
Ayy ❤ ma.
cadey noolow ina apti 🤩
Caddey 😂
Cdey boolo tiktok baan Kugu aqaanaye xgaana ma joogtaa salaama ina adeer😂❤ waa naag ina adeertaa ah Riyaaq Rihana ku isticmaaIi Jiray hdaa ixsuusto❤garowe kasoo salaamin hppt kaaly markle ila dhagayso heestan mcn🤚❤
2022/8:59 fiidnimo habeen isniin sogaleyso Magalada Muqdisho ayaan kusuganahay waxa waxan isha ku haynaa xilwareejinta bari dhici doknta ee madaxda somalia xilka kula kala wareegayaan waa farmaajo iyo xassn sheikh
Waxan meshan usogalay arin i qas ah walow aan reero jacyl ahay
Hadaad iga dambeyso like ta ireeb awlaad jaceyl hadatahayna comment rii reeb
Waxan dhagesana subax sabti ah sacaduna 09:47 tarikhdana 20/03/2021 waa xili aan daremaamo qofkaa jeclaa oo caruur uhayo iga fokaday oo kalatagnay 💔😭 Jacey xanun waye 😢
Sorry mcnto dumarlee dareemi karo
sorry wll mal mihii wacanaa wey soo socdaan
Waxaan bartay heestan meelahaa 2004 oo uu legend-kii aabahay rikoodh ka dhegeysan jirey.
Maantana anaa dhegeysanaya. Worth to listen/watch.
Markaas Aya dhashe Adne markaas maad barate duq aya tahay 😂😂😂
Waqti qurux badan soo maraya 😢😢 iyi jacel manatana gacan kuma haayo 2008 xasuus i gaar ah
Walalaha igaa dambeeya waan ina salamaya😢😢😢
Dahap lamoodyey
Dumar filkaadiyee
Adaa u door roon
Halblaha degaanka
Alaha daayee
Doqayga weeyane
Old is gold
2020 november ya dhagaysanayo 💍💍
l
Heestan yaa qaaday
❤❤❤
Waqtigu iyo waayuhu marnaba isma badalaan maxaa loo dhahaa alaa waqtiga orad badanaa galab arbaco ah taariikduna ee thy 28/7/2021 heestaan waagan dhageesan jiray dad aan oghy naas xitaa uma soo bixin aniga iyo jaceelkeyga maria 6 sano aa isla soconaa allow cimri dheer nasii hadaa iga dambeeso like ii saar❤️🥰😭👍
26/02/2024 😊
6 sano isla socoten 3kaso waregaty commentagaga ma is hesheen maria
Hadaad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like dhac kusii 👍 maalin maalmaha kamida ba aqrin donaa comantiga😅
🎉Haye 16/7/2024😊
3/10/2024❤
@@zamiashiine7601 🙏❤️
Aad iyo aad saxib
@@SahracabdiGoox-l6z❤
Waxa cajiib ah in hees aad 2011 dhagaysan jirtay aad 2022 dib youtubeka uga raadiso wllyaal bal aynu xuska alle badino la waari maayee🤲🤲
its january 2022 lets see how many legends are listeninig to this masterpiece.
It’s June 20 2022 who is still listening
Count Me 😍🥰💯
Still watching 1/July/2022
@@hannahsheikhnour3080 😂🇸🇴
legend 🫡☮️
06/06/2023, Talaado, 3:30Am ayaan dhagasanayaa.
Heestaan waxaa iigu dambaysay inaan dhagaysto 2006. 17 sano kaddib ayaan u soo xiisay inaan dhagaysto, si aan dib ugu celiyo xasuustaydii iyo yaraantaydii. Waxaan marba dalxiis ku tagayaa meelo aan ku noolaa , asxaabtaydii iyo nolosheydii hore.
"Sidii dhulkeenoo
"Diracdu Haysoo
Ama dhul dooglaad
Qalbiga Deeqdee
"Dareenka caashaqu
"Anuu i dilayaa😥
"Dahabla moodyeey
"dumarka filkaagoyo
"adaa u dooroon
"Hablaha dalkeenaba
Old is gold stil waching in 2022
Dad badan oo commentiyo dhiibtay waxaa lagayaabaa inaaney noolayn 7 september 2020 habeen isniin sii baxayso bal ii so duceeya hadan noolayn xiligaad commentigan aqrinayso
31 may 2021 malin isnina 4.25pm Iyo ano canjeero cunayo a aqriye😂
Hada noshahay ilhy haku daayo😍 hada dhimatane aun 😢
@@xogtageeska amiin abwe dhamanten
21/06 /2021 galab isniin aha
Hadda noshay cimriga allah kuu siyaadiyo kuna barakeeyo 🤲
Hadda dhimatay allah kunaxariisto adiga iyo anagaba iyo dhamman muslimiinta😭😭
Dahab lamoodyey dumar filkaagiyo adhaa udoor roon habla deeganka❤️❤️💕I just love it old is gold
Hees Xasuso mudan Aniga Xilgas Mobil ma lahayn Lkn Fm Ayaa Ka dhagaysan jiray My precious memory😢😭2022
Steel listening October 2019 😭
Heestan anoo yar ayay walashay iiqadi jirtay xasuus 😭
Can't believe it's been 18 years since da day I sat in his house whiles recording writing this song big bro raaz nolow chilling in hargiesa now
I don't understand who dislike this song are you guys for real.. this is the one of the best song in history well according to my judgement you might not agree with me but this is absolutely amazing song
Taanbuug _wan ku araa micnaha
Yeah its amazing song
Yeah, I totally agree with replies after 4 years. anyone here .
Dadka lahadleysid wa somali waxaan mafahmayan bisinka mise English aqan ka thy
Aniga dooqeyga maahan heestan. Totally 1990 wixii ka dambeeyay oo dhan dhadhan malahn
Waxaan xasuustaa:
Galab uu roob da'ay dhulkuna xareedu qulqulayso cadceeduna casar joogto oo ay jeegaan cirka isku wadhay ayaan hurdo macaan kasoo kacay xaax wanaagsanaa jawigu waxaan sameeyay inaan koob shaaha oo caano riyaad ku cadaysan soo qaatay deedna dukaan ar oo noo dhowaa daango kasoo qabsaday heestana daartay allaah waayo waayo
Heesta lycris keeda an u qabay iwrn?😀
Hhhh inaa iga dhex hadashay ayan maday wayo ana subax ayay xasus igu ledahay roob da'ayay
Ma ogthy waxay ila thy inad jogtey dhulkeni hooyo
@@huckaherci wlhi sidoo kle
Comment qalbigeyga sameyay ila 2018 wan ku cel celsha akhrinta comment gada
2019 yaa iladhageysanaaya hestaan xasuus illhey amrkii wn iska jeclahy
Shugri Haaji aniga inbti
Abayada aya kula dagesaneso
@@abdirashedhirsi60447.
Xayaat Cabdi Hey
Waxaan saaranahay bus
Magaalo AlGhariayah la yidhaahdo ayaan ka imid waxaan u socdaa Caasimadda dalka Qatar Doha.
Runtii jawi macaan baan ku jiraa
Hees weyn waan dhagaysanayaa.
I used to listen this song when I'm with my bestie, Saciida.
Old is gold.
Heestan waa xusuus, waxay ahayd 2004, xaafada Duur-land, dhalinyaranimo yaa mar soo celiyo, waxan xusuusta jawi qurux badan dhalinyaro aad isugu dhaw dhinac walba, xaafad isku xiran dad is wada jecel garab iyo caawinad ay ka wada dhexeyso, hadane waa 2024, ax igadaa...
reer Duur-land xoog baaan idiin salaamaya❤❤❤❤ 4:48
Culimo allaay aad iyo aad iyo kashka iyo laabta ayaan idinka salaamayaa ❤ waa habeenkii 3aad ee Ciidka Arafo 1443 Hijri oo ku beegan 11th July 2022, tu yar oo qalbi xab-xab ah oo qolyihii dambe ah baan caawa u diray heesta oon idhi dhawr iyo labaatan Sano ka hor baan dhageysan jiraye ila dhuux, intaaba waan ku jeclaaye, soo duceeya
In aan dahab la moodaa
la dur-duurto Daaliyo,
Damalkii Hargeysiyo,
Dawgeeni Sheekhiyo,
Burco dacaladeediyo,
Dila iyo ka Boorame ♥ 💯 Nimco Nuura Yaasiin 😍🥰
Sanadku waa 2003 waxaan safar ku joognaa hargeysa anagoo xamar ka nimi,, asxaabta waa la qayilayaa heestan ayeyna dhageysanayeen,, xasuus
heestan xusus ayey ileday wxn ku dhagaysta safar an ku galay istanbul iyo anakara ukala socday jawi roobana oo mcna👌❤
🥁🥁🎤🕺dareenka cashqu anigu idilay 👉😍
Hestan gabr an jecla Ayan udari jiray 2014 wagi an dugsiga dhigan jiray gabdhas hda waxay ku noshahy Germany 🇩🇪 Wana xas laba carur leh anigna weli waxan ku nolahy Kenya 🇰🇪 nayrobi waqtiga jecelka Ina dhexmaryna waxy ahyd galkcyo alx anigana hal wil aya ijogo
These song is anthem for my beautiful Somali ladies. We love you from the bottom of heart 😍😍🌹🌹💐💐
Appreciated 🥰
@@Svnd.z 😘😘
I listening to this song while am working with Uber eat in Minneapolis downtown, god bless in our Somali ladies ❤
They play this song at each and every Somali wedding for New York to California and from Texas to Minnesota .... National anthem
so u from the states is what u trying to say
harir101 not in Texas huh
Viva Dir
@@akianaaica6254 👉😉
There’s a lot of Somalis in Dallas and Austin. But not in New York.
Sidaa dalkeenoo diraacdii hayso
Ama dhul dooglaad qalbiga deeqdee
Dareenkaa caashaqu anuu i dilayaa.
Dahab la moodyeey dumar filkaagiyo
Adaa u door roon hablaha deegaanka.
❤🎉
NICE SONG ,......... LOVE FROM NEPAL... THOUGH I DONT UNDERSTAND THE LANGUAGE. MUSIC IS FABULOUS
Heeextan xasuus gaara ayay ii leedahay abahay alle haw naxariistee gaadhi uu lahaa ayaan guriga hortiisa ugu maydhi jiray cajilad ay ku dubnayd heestani ayaan guriga talaay markaa ayaan ku dhagaysan jirnay intaan maydhayo gadhiga waxaa ila dhagaysan jirtay amintaa dhalin yaro aanu jaar ahayn wakhtiguna wuxu ahaa 2003
18/ May/ 2019 Xili ramadaan ah, Muqdisho deg.wadajir
salaamullaaah dhamaan
muudey xamaraaawi waan ku haystaa
Degmadeydii wadajir
Heesta 2024 hada so radisay like saar pleas..👍🤩
When I listen to this song it makes a me cry...and I love the sounds and it remains me of my country Somalia😘😘😘love it....
Very nostalgic 😣😣
Nostalgic
Very heart touching 💗💗
Nice dad
4 soo qortay qoralkan cajaib
I'm still listening 🎶 this song January 28 2024 Maxan maalhihi farxda badna iyo dhulkii hooyo u xiisay 😢
Yaa Daawanaya #2024❤
heestaan waxaa ku xasuustaa xayeesiinta radio Shabelle bankiga dahabshiil qofkii soodiroo taagan qofkii loo diroo qaado
Anigo caday dheer wata oo galabtahay barxadaha u socda so xasuustay waqti muruga aduun jirin😢
Goobtu waa Deegan daca xeebaha gobolka nugal waa 2007, waxaan ahaa wiil yar Dada 8 sano meelhaa jira iskoroga oo yar walaalkay ah lahaa ayay heestanu ka bixi jiday oo waxaaa ka xasuustaa( Dahab la moodyey dumar filkaa).
Waayo waayo.
This reminds me my childhood days in Burao 2007 and our old Dual speaker Panasonic radio , my Sister Qadan my mom and I listening this song until midnight ❤❤❤
Hesta waxy igu leedahy xasuus aan go,yn
2023 ayaan dib usoo boqday
Beautiful song! A theme song for our Somali ladies :)
Manoshay
@@lakipes3028 10 yrs ago anaba yabay walhi😂😂...is he even alive??
@@lakipes3028 yes bro alx i was stay when write the coment sweden right now I'm here america
@@yahyedaaahir1340 wallaka allha haku xafido 😢😢 waa ino mar kle hadu alha rali ka noqodo 😢😢😢
Qofka commetgaan so qorey manolyahy tolow after 11 years
I am Zimbabwean with a very tiny portion of Somali dna and I love this song. 🇿🇼 ❤️ 🇸🇴
Who is watch 2023/2024 😂
Malin Arbaca ah
17/ April 2024
1:54. Duhurnimo xamar cdy😂
Ani 21-4-2024 😂
05/2024 🎉❤
12/5/2024 9:50 AM SABTI.❤🎉
Iam watch😂😂2024
Dahab la moodyeey❤10/april/2024 Eid mubarak
Heestan jacaylkagii hore ayaan ku xasuustaa 😂😂😂😂😂 qof kan dhap jecelaa inaan heelo mudoo ku hamiiyaay
Old is gold , Still watching 2023, 08 December !
2021 ayaan dawanaya xasuus le ithy ani😘🤣🥰✌
Anaa kula mid wll qalbigayga i taabanaysaa😭😭
😒😭😭😭misna bishii 7/30 ayaan dawanya adine
Waxaan wataa Gaadhi Landcrusier dhulku doog waxaan kasii baqoolau goor casarliiqa magaalada laascaanood anoo Tuulo idhoow gaadhay waxaa ii baxaysa heestan neecawda uduga dhulka iyo cagaarka iyo xawaare wanaagsan marka aad ku socota boqol km kor u gasii kacdo bal maxaa malaysan ay Dahab lamoodyeey kuu baxayso All Somalia one love🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🌍
I can't stop listening this song. Waayo io xassuso gooniya ayay I ledahay. ..
Indhuhuu daymada
Miyey ka daalaan
Hadaanay daawan
Hurdo ma doonaaan
Allah daaayo
Doooqeeeyga weeyaaan
I love this Song so much
Yaaa hada dhageysanaya 4 saac habenimo
Bishu waa April sanadkuna waa 2020
Halkan ku dhageysanaya waa bartamaha konfur Asia Dhaka Bangladesh🇧🇩.Xasus runtii....
21/3/2023
Habeen arbaca soo galyso
Muddo dheer oo aan raadinayey heestan iyoo dhamays tiran hda ayaan haley ❤😂 wxan dhex mushaaxayaa magaalada berbera oo aan waxbarsho u jooGO 8 bilooda kana imaaday magaalda hargiesa
Indhuhu daymada mayey ka daalaan 😢❤
Hdaney daawan hurdaba doonana 😊❤
this song reminds me of my older sister in Somalia
who used to love it so much
Rita J xusus bro. heestan waxad comment ka bixisey 6 sanoo ka hoor wlhi long time 😘😘😪
Annna dalkayga Ayer I xasuusisaa
After 8 years commentiga ayaan dhageysanaa
@@mustafemiami7520 addunyo in uusan caawa noolayn ayaa laga yaaba ❗
@@mohamudfarah8784 adi 8 bil kadib manooshahay🥰🥰🙏❤
Wallallahy gabdhaha ila dhashay wey badanyhn dhamantin dahab baad thin anaa qiro ddkuna wey wada ryaaqen dhaman gabdhaha somaliyed love diamond 💎 batihin
Heestan yaraantaydi hooyaday baa quraacda ku diyaarin jirtay ❤
Aabahaabaa nin rageed ahaa
Heestan xasuus by igu leedahy wlhi waligy ilaawi maayo😢😢 hda waa 5/7/2024😢😢 23:24 daqiiqo oo habeenimo
Mogadishu Somalia Is BACK
mogadisho is only somaliya fuck u r sick idea
+muktar maalim tell u r mother da story
+Maryam A Inshallah One Day
nice
muktar maalim m
Heestaan sanadkii mar dhagaysta goobo iyo wadamo kala duwan ku dhagaystay in badan 12:35 habeenino jimco ah 31/12/2022 macsalamyinta sanadkaa habeenka tagaya iyo xasuuso iigaara waxan jooga cusumada dalkeena xmr hawulwadag hada iga danbeeso like
2021 galab jimce si baxayso sabti so galayso waaye hadaad qoral kaygan akhrinaysid commentiga iguso duce 😉😉
Ilahay ha ku sahlo jcylkaga
Waxaa jeceshay allah kusiiyo
Caruurnimadii ayaan maqli jiray heestan walina kama daalo dhagaysigeeda 2021.
My favorite song 2004 I was 11 ....years....old👏👏
Waxan hubaa inad erayadaan macan aad dib uso booqatay ❤
😢 😨😨😭😭😭 27 January 2019 Sunday 3:14Am Hargeisa-Somaliland.
Dareenka caashqu anuu idilayaa💔
❤️MAK❤️
Wll alle qalbiga ha kuu qaboojiyo aamiin yaarabi
Jow. Allah Abdikarim when he dedicated tbis song to his young brothers wife HoDan Deeqa. LONDON. Masha Allah
"Markey daruuruhu
Dhibica daadshaan
Ee ay darooraaaan
Dayaxna muuqan
Ayaa dhulka oo dam ah
Adigu daartaaa"
Ereyo waa ku dhamaadeen
Heestaan, Cabdi kariin raas.
Mansh allh hees macan ugu danbeyn waan helay heestan from hargeysa 2023 November 12 14..18pm❤
Whoever comes behind me owes me a like
Am listening this masterpiece from🇰🇪🇸🇴
Hestan waxaan dhagaysanayaa 1/12/2024 December waxaan rajaynayaa inaan markale dib usoo raadin doono insha alah waan idin jeclahay somali dhamanteed meel walbood jogtiin sharaf iyo karaamo❤❤❤❤
october/10/2018/dahab lamodyey qofki daawan doone liketa ha i saaaro ishcala hees caadi ma ahan
masterpiece 2023 aan araGno cida weLi dhaGaysaTa❤😅
Love somalia 🇸🇴 music 🎶
2008 barnamijkii xulashada ayay maalin ii soo baxday
Great song. Used to listen to it 20 yrs ago
Dareenka caashaqu idiliyaa❤
Heestan waxee sobaxday 30/11/2009 maantana waa 2020 maxuu waqti ordayaaa ilahey qaatumadena ha wanaajiyo
Ma hubtaa 2009 inay soo baxday
Ka horbaan u haystaa anigu
Ka hor waaye sxb 90's 😅
Heestaan anoo yar ayaanba maqli jiray
2007 baan dhageysan jidhay saaxib ee ku noqo
2002 anigaaba dhageysanaayee misa adigu 2009 baa la factay
Walahi xasuus.com islaan England ka timid baa ku badhan jiray
Childhood Miss you 🙊
2019 dhagaysan asal
Anaaa daawanaya Cawada Salaan sare Abayo mcnto
19.12.2020.
9:40 am
Waxan heestan dhageysanayaa anoo safar ugu socda burco kana safray hargeysa. Runtii waxaan dub u galay xasuuso hore iyo waayihii caruurnimo.
Old is gold the first time I listened this song was 2007
Caadi maaha xasuus waxaan daawanayaa 1960 oo sanadka aan anigu marayo
Heestan waxan xasuusta ano yar wlhi in gabadha wllahy igudul dhagaysan jireen maantana ano qof wayn ah aya dhagaysanayo alx
Meqa jirta
@@عبداللطيفمحمدمحمود Hhhhh hablaha Age kooda Lama waydiiyo
Reer muqdisho mexee dhexeen ilkacase raapka xiisa uyeeshay
One love from xamar
esh calaa hees run ahaantii heestan waxay ka mid tahay heesaha soomalida kuwa aan ujeclahay Alfanaan cabdi kariim raas ayaa qaaday Allaha yacizaka fanaan jira
HEESTAN Waxan dhagaysanayan jiray 2007dii Ethiopia anoo jooga Waanan ku qayili jiray Caawana waxan ku dhagaysanaya anoo Borama Joga oo qayilaya taariikhduna tahay 29/may/2022 12:48Pm
Abti, barjayntu waa kula dheeraataye. kkkk
Wali miyad qayileysaa wllo😅😅😅
Who is watching the end of 2023 😂❤
Me right now quruxey
24/1/2020 jimce 4:30 hargaysa
Wlahi wax kale best song runtii galab an meel cidlo ah joogo waa igu sicotaa runtii gooooood