Cabdikariin Raas "Gaduudo"#9

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 42

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 4 місяці тому +10

    Waaa habeen taariikhiya bishu waa 10/seb/2024 habeen talaado baxayso arbacana soo gelayso saacadu waa 23:27 ma illaawi doono heestan qiimaha badan ee macaan aadkana ii saamaysay haddaad iga dambayso like ii saar si aan u xasuusto❤

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 12 днів тому

    Guduudo Carwo albankii albanada 2003 iga daa ha xasuusine 😢.

  • @goonibare1345
    @goonibare1345 5 місяців тому +4

    Aduunyo 24 sano kahor ayey ahayd heestaan waxaan xusuustaa dukaan aan kulahaa mareergur magaalo layiraahdo dhacdana gobolada dhexe ayaan ku iibin jirey ayadoo caseed ah aad ayaan u jeclaa albkii guduudo i was very young that time wlh lkn hadda waa layga dareemayaa 😢 yaa dib inoocelsha lol any way it was golden days

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 2 місяці тому +1

    Heesta kaliya ee aan ku xasuusto muqaal looga soo duubay

  • @waayeelkajaqafsada4962
    @waayeelkajaqafsada4962 2 місяці тому +1

    First time Aan albunka Guduudo dhagaysto waxay ahayd 2012 High School bn ahaa Galkacyan joogay. Maantana 12 sana kadib ban ku dhagaysanayaa Kuala Lumpur Malaysia. Wakhti Maxaa na soo maray.

  • @majawemanbillow1672
    @majawemanbillow1672 2 роки тому +12

    2000 ila imika raadinaye cash caleyk heeso waa wxn o kale🥰🥰

  • @abzeezy56
    @abzeezy56 Рік тому +5

    What a song I rem 20 years ago jamming to this and dahab la moodey good times who said getting old was good.

  • @crisaaqbulbul186
    @crisaaqbulbul186 3 місяці тому

    Waa heesti jacaylkaygi ugu horeeyay aan xasuusto waxan kudhaya dakharo hore 2003 ila hada maasha Alla Cabdikariin raas wa cod macaan

  • @upirashid
    @upirashid Рік тому +7

    2000 ciyaalka xaafada dhalinyarada markaas soo hanaqaaday ah, xaafadayda xamar jadiid Alla habeena badan maxaan heestaan dhagaystay albumkii gaduudo carwo dhagaystay ayadoo 📼 ah. CD xitaa wagaas lama aqoonin

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj Рік тому +1

      Xasuuso hore

    • @Caaqil_lyrics
      @Caaqil_lyrics Рік тому +1

      Nin wakhtigaas hiray iyo nin wakhtigaas dhashay heestani kulmisay salaama zhp

    • @upirashid
      @upirashid Рік тому +4

      @@Caaqil_lyrics salamulahi sxb dhalinyarada culaastay ayaan nahay hada anga adinka fresh dhalinyaroy dhaqanka wanaagsan ilaaliya

    • @rayaanmohamed6198
      @rayaanmohamed6198 Рік тому

      Masha allah anigu wagaas aduunkaba ma joogin hdana waa kaas manta iigu horeyso oo qof da,Dada oo kle baa isoo diry cimiri dheer iyo vibrato suban allah ku siiyo

    • @upirashid
      @upirashid Рік тому +1

      @@rayaanmohamed6198 walaal 2000 waa shalay un ma ayadaaba fog?
      inkastoo 15jir aan ahaa waagas hadana waan aamini la'ahay 24 sano kasoo wareegtay.

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh 10 місяців тому +3

    Ninkan sxbkey waye waa nin isaaq oo sacad muse london bashalaayna inkasto malmahan arkin

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 Рік тому

    Kalgaceyl qof uu galay ayaan talaba gaarine.... Aad iyo aad.

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 місяці тому

    Ninka musicgan tumay bashiir hanuuniye miyaa billad buu mudan yahay❤️

    • @crisaaqbulbul186
      @crisaaqbulbul186 3 місяці тому

      May isaga laftiisa aya saartay tumanaya eshcalaa music ila hada wax sida lotumay ma aragtagtay runti

  • @LiibaanMaxamad-lv7zm
    @LiibaanMaxamad-lv7zm 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ haigu diunyee iguraac garaad

  • @yuusufcraxman4301
    @yuusufcraxman4301 5 місяців тому

    Wof heeso waa ku wii hore

  • @Maxchama
    @Maxchama 2 роки тому +8

    Maxaan raadiyey Album-kii Guduudo, runtii heesaha album-kaasi may kala dhacayn, thanks #Waaberi studio🙏🏽

  • @maanmaalbuureedgurxan3403
    @maanmaalbuureedgurxan3403 2 роки тому +4

    Albumkan in badan baan raadiyey, booweyaalow ku mahadsanidin

  • @hanniadam2547
    @hanniadam2547 8 місяців тому

    I listened this song when I was teenager 😢

  • @mohamedwajib6923
    @mohamedwajib6923 Рік тому

    Albumkan al aan waan radinayaa yakh

  • @taraydhtvchanel
    @taraydhtvchanel 7 місяців тому

    Kalgacal qof uu galay gacantiisu madhanaa waa aduun yo ismale way kala socotaa

    • @taraydhtvchanel
      @taraydhtvchanel 7 місяців тому

      Saacadu waa 10.42 habeenimo tariikh tahay 11.06 .2024 isbadal

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 17 днів тому

    2025 xasuus ❤💯✅️🫡

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 8 місяців тому

    Asxbta album ki gudguuda oo dhameestiran UA-cam intee kahela karaa ya isheg kara

  • @XusenAbdullaxi-yq9od
    @XusenAbdullaxi-yq9od Рік тому +1

    🎉nice

  • @You.m685
    @You.m685 9 місяців тому +1

    My marqan dad used listen 🎶 never knew what it meant the Lyrics😅

  • @abuhamzaabuhamza8533
    @abuhamzaabuhamza8533 11 місяців тому +1

    Omar Mohamed Abdille

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 8 місяців тому

    Hees xusid mudan

  • @AxmedRuush-v9n
    @AxmedRuush-v9n 2 місяці тому +1

    2024😂

  • @kingdhayal
    @kingdhayal 7 місяців тому

    Musiga igaga daran wax walba

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 6 місяців тому

      Waa macaan yahay sooma ahan

    • @kingdhayal
      @kingdhayal 6 місяців тому +1

      @@SalmanOmar931 saaid

    • @Osmanjr2114
      @Osmanjr2114 8 днів тому

      Marka aan maqllo wlh iliteyda iska imaado😢🥺

    • @kingdhayal
      @kingdhayal 8 днів тому

      @@Osmanjr2114 ha oyin