Heesaha qaar ba xuusti ciyaalnimo iyo nolol kuso xasuusinaya. Cawa waan qiroday 😭😭 nolol ciyaalnimo,dhalinyarinmo iyo asxbati yaraanta kubada wada ciyari jinay,isdili jirnay wlaladay oo kale ahaa baan cawa soo xasuusaty qaarna dhinteen inti kale aan is arag isma maqal. Ya ila qaba in nolasha yaraantasi mcn aduun tahy
Indho Uroon indho deeraaleey Masha Allah ana bariga orod ban ku jire orodki an bilabay wadanki an uga so tagay qurbo ayu iga so riday Anyway Allaha isku kin daayo wll qali
aniga xitaa xasuus ayeey igu tahay isla xiliga aad sheegee 2008 ayaan u qaadi jiray wiil aan jeclaa meelahaan uga qaadi jiray waligeyna uma sheegan jaceylka u qaaday runtii waxaay i soo ha xasusisay siduu jawigu ahaa iyo saan ugu farax sanaa nolosheyda hada qurbo imid yaa ii celsho iga taagan tahay xamar cadeey maasha allaah abaayo allaha isku kiin deysto
Heestan waxay igu tahay xasuus aanan waligay iloobo doonin waxa jira wiil aanu wada sheekaysano oo aanu aad isku jecelhay ayaa mar walba iisoo dira.❤ Waxad tahay qofkii aduunka iigu qaalisanaa ee aan xidhiidh jaceyl la yeesho Alle Ha igu kaa simo qaali Intaan nolol kula wadaagayo walhi ma ilaawi doono jaceylka aan kuu hayo haddii a an adiga Ku waayana ma heli doono qof aan kugu doorsado Waxad qalbigayga Ku leedahay taalo aan magacaaga Ku qoray I LOVE YOU💉❤🌍
Heestaan waxaan ku xasuusta asxpteyda school Isla dhagesan jirnay malinta dhamenay 2014 ayey aheyd 6 lix kamida ardaydii iyo aniga ayan tahrib uso baxny o markas u heesany inan hal meel kuwada nolan doono balse waqtiga nakala kaxeyey Cabdirisaaq jamba oo kunool hada Norwey🇳🇴 Nageeye Cali o kunool dalka Germany 🇩🇪 Faxaan Muuse o ku nool dalka Germany🇩🇪 Maxamed Ismacil o ku nool dalka Sweden 🇸🇪 Nuune cusmaan o kunool uk🇬🇧 Cabdinaasir Elmi o kunool canada 🇨🇦 gaar ahaan Vancouver. 8/8/2022 kusugnhy canada 🇨🇦 gar ahaan toronto. Malin an manta aheyn isoo xasusi comentigan wll🙏
12 sano kabacdi ayaan hestay midhaheeda fahamay waqigii hore music ayuun ban dhageysan jirey lkn midhahn sidan u macan maan aqoon hhh jooqle iyo nimco yasin Legends♥️🙏
Hada wx aan la jooga gacaliyaheyga Allah hey daayo man badne , ilaaa markii ay soo baxdey wn dhageysta kamna daalo igu so duceeya in aan isku Calaf ahaanu I LOVE U GACALIYE
Markan dhagaysto heestan waxa igu soo dhacada gabar LA oran jiray hibo oo calafku ii diiday waxa iga guursaday ninkale nasibkay Ana mid kale Ayan guursaday hada 6 ilma ayaa iijogta mashaallah
Fans Farhiya Fiska. Xaqiiq weeye dumarka Alle waa nugleeyay dhib iyo dheefba la qabsashadooda way ufudaday Lakin raga Dhibta Iyo Dheefta midna ma ilawan
19/6/2023 bn dhaqaysanaya goor casar liiqa mrkan aqriyay heestan comentydeda wxa kliya ama casharka kaliyen ka bartay ba ah in wqtigu usan sida u mnta yhy ahanen nin shalay somalia jgay ba mnta canada iyo marekan jga nin hestn jecaykisa malin uqadayay ba mnta 5 ilmo lo haya wa wqti wayao noladed se wxn alle aniga iyo cid wlba oo iga dnbeysa oo cmntgan aqrin donta alle ugu baryya nolol hormar farxad iyo liban akhiro ❤🎉
HeesTaan Anoo Yar Ban Radio Ka dhegeysan jirey music Salamaha Maantane Ana xiliga doono dawanaya 😅❤ Ilahow Cimri dher iyo cibado suubn ku wEydisaney 🤲🏿
Woo nimco iyo abdi you really amazing I remember the wedding of my nephew sahal mahamed Ibrahim this song is for the party wedding mashallah keep going
Oh my days now I'm in Kampala waiting for some program, but this is joining my routine every night and every weekend I've listened to this song what a voice and what rhythm
Dhame caashaqaygow halyeygaan ku dhaatoow. Kaan dhugashadiisana dhaayaha ku koriyoow. Dhana ha iga taginoo mcn soow dhawoow aan ku dhawrto waligeey❤️😢❤️😢❤️❤️. Allow inta si dhaba isku jecel wax kala dhantaala kahay🤲🤲
Manta waa mlin jimcaa tariqdu waa 16/9/2022 waxaan saa,id ujeclhy gabr isku fsal nhy rabi waxaa ka baryaa in calf iigu daro mlin jimcaa oo la aqbalo wax walbo oo Alle la warsdo waa wana malin danbi dhf ah dhmntena 'danbigeyna Allah dhaafo' iigu soo duceya in calf Allah iigu daro MGCEDU WAA {{{MUNO}}}wanoo waqti dambo😍🥰
Jileeca jooji waryaaa is adkeee 14 jir naasaha gumac leh bad heleysaaa nin bad thy maskaxdaada isticmaaal ee qalbiga wax haku qaadin naagaha ayaa qalbiga wax ku qaadah
Tola'ayeeey somaliyeeey wr 1k like ma isiiin kartan . Gun gundhashay bd tihiiine Wlh wan is qawinaya hadad ision weydan .. Plz wlal adon like isarin ha o dhafin ale dambigiga ha dhafe
waan xasuusta 2009 ki gabar deriska ah ayaa dhagesan jirtay 2017 mar an kulanay waxey ii shegtay iney igu xasuusato heestan😢😢 2019 kana anigaa ayada ku xasuusto viva jaceyl i love you maria💏💏💏
2008 Anoo tahriib ah oo ku sugnaa Djibouti ayaan niicle ka dhageysan jiray ❤jacel❤ jilaayay wlhi Xasuus wlhi😭 Inti xasuus u soo shay October 3 2020👐¹😭2021 welcome Darentada an arkee like👍 dhac kusii Waan u xiisay SOMALIA 😭🇸🇴❤ Form Toronto 🇨🇦
Heestaan waxaan ku xasuustaa wiil aan is jeclahayn lakaiin ilahay iga jecladay sanadku markuu ahaa 2020February 11 wuxuu ii ahaa sanad aad u murugo badan wiilku wuxuu ku noolaa meel iga fog😭💔 wuu xanuunsaday xanuunkii ayuu u dhintay 😭💔 maalintii iigu danbysay hadalkiisa wuxuu I dhahay ii ogow aniga inaa ku jeclahay😭💔 Xaqiiqadii hadalkaas wuxuu ii noqday mid aan mar walba ka bixin niyadayda😭💔 oo aan wali u jeclahay sidii aan u Jeclaa💔😭 ilahay waxaan kaaga baryayaa janatul fardowsa inuu gurigaaga ka dhigo💔😭🤲🤲😭💔
Waxaan wada dhagaysanaynaa Noloshayda aan adduunka ugu jeclahay alloow iidaa maalin mcnbay nootahy mnta Axad 07/07/2019❤❤💋💋I Love you my Heart ❤❤❤❤C❤A❤❤❤❤❤❤
Dhinacaga adiguna Dheeliga u diido Dhay iyi xareed Malab aan wada dhadhamine Dhimashiyo wad mooye Adna hayga tagino Xabiibi so dhawoow Abdi zoo dhawoow Like Ta ❤
Joqle Rabi Ha Aafiyo Marka Hore Ninkan Heesta Uu Laxan Saaro Walhy Si Kasto Oo Bila Miro Ama BilaErayo U Thy Waxay NoqoNaysa Heees Jirta Mida Kale Hees Uu Laxan Saaray Lagama Waayo Haaa Oh iii intaaz Ban Ka Helaa Aniga Hhhh
Heestaan waxan is la dhageesan jirnay Gabar layiraahdo Jamiila OO aan aduunka ugu jeclaa ❤️❤️✌️ 2011 baladweyne ayeey aheed Waxaa dhacday mar qura safar dag dag Nairobi ah leen ii xareysanaa waan radi noyaa illaa iyo hada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
I have been listening this song since a night that i was preparing my class eight exam in 2010 Garoowe Upto now 2020 Nairobi preparing thesis of my master degree👏😂 I fee lovely mood❤️❤️
Even me same as like you. 2010 I was in class 8 and before a year ago I did Mastar. Really, This song is on my list of the favorite songs that I usually listening to.
heestan walhi qisa dhabaan kala kulmay Habeen ba inan anu wada shekaysan jirnay massge ahan igu soo dirtay eryada . kaan dhugashadisana Dhahaya Ku koriyon dhimashiyo wad mooye dhana hayga tagine Habeenki odhan Wan sexan Wayay Waxanan modyay Inay run run tahay Lakin Muda Yar Ba Wanu Kala Taganay Inanti waliba isku xafado ama jaar banu ahayn 2011 xasuuti barigaas ban Ku xasuusta Heestan Kamana Daalo Runtii💔
Waxaan soo booqday heestaan habeen jimco soo galayso 7:00 habeenimo 4 July 2024 hadaa iga danbeeyso usoo duceey al fanaan jooqle shire wuu xa nuunsanyahee😢😢
Heestaan hadii ad soo booqato dhimashiyo wad mooyee liketa ha,igala,noqon mahadsanidiin
😂🤣
Yellow
@@ahmedibraahin2642 wa
Like tuugsi ma iska dhaaftay🤣🤣
Ok bro
Heestan waagay soo baxay ayaan is jeclayn xaskayga waagaa jacaylkayga 2009 ahayd imka 5 caruur ah baan.haysanaa maashalaah waagaa somaliyya joognay maanta Canada ayaan wada joognaa one love my darling
farxad iyo nolo wanagsan ku wada waara walalayaal ha guulaysto caashaqu
Masha Allah isku waara
Seed Ku tagtay adooraliya ma isheegi kartaa
Wll mcn alle haydin barakeyo wan idin so ducen wxun iso dira ardayad ahy
Sanado badan sii wada noolada wll qali adiga iyo dumaashiyo
From tiktok❤ heestan waa jeclahay hadad iga dambayso like isaar
Heestan waxan dhagaysanaya haben isnin ah 3:19 mp wan ilmaynaya hadi adso boqato hestan like i sar ❤️😭🕊️
No problem sxb
@@yj_lak qqqqqqqqq*
Oo walaalow mxaala ilmeen naag haydhihin🤣🤣😅😅
Wixii ku ohiyay waa nacaz😔
Be strong 💪
Heesaha qaar ba xuusti ciyaalnimo iyo nolol kuso xasuusinaya. Cawa waan qiroday 😭😭 nolol ciyaalnimo,dhalinyarinmo iyo asxbati yaraanta kubada wada ciyari jinay,isdili jirnay wlaladay oo kale ahaa baan cawa soo xasuusaty qaarna dhinteen inti kale aan is arag isma maqal. Ya ila qaba in nolasha yaraantasi mcn aduun tahy
eebowgeey sidoo kale wllkey axmed wllkey maxmed yiusuf Allah ha u naxariisto xasuus
Xasuus 2008 ani gacaliyahayga ayay nagu leedahay alxmd hada waan isla noolanahay anagoo haysana 3 caruura oo qurux badan.
Masha allah
Indho Uroon indho deeraaleey
Masha Allah ana bariga orod ban ku jire orodki an bilabay wadanki an uga so tagay qurbo ayu iga so riday
Anyway Allaha isku kin daayo wll qali
Indho Uroon indho deeraaleey masha alllh albi alle ha isku kiin dhowro
Indho Uroon indho deeraaleey hampalyo noowlada waligiina Hormr wcn
aniga xitaa xasuus ayeey igu tahay isla xiliga aad sheegee 2008 ayaan u qaadi jiray wiil aan jeclaa meelahaan uga qaadi jiray waligeyna uma sheegan jaceylka u qaaday runtii waxaay i soo ha xasusisay siduu jawigu ahaa iyo saan ugu farax sanaa nolosheyda hada qurbo imid yaa ii celsho iga taagan tahay xamar cadeey maasha allaah abaayo allaha isku kiin deysto
Heestan waxay igu tahay xasuus aanan waligay iloobo doonin waxa jira wiil aanu wada sheekaysano oo aanu aad isku jecelhay ayaa mar walba iisoo dira.❤ Waxad tahay qofkii aduunka iigu qaalisanaa ee aan xidhiidh jaceyl la yeesho Alle Ha igu kaa simo qaali Intaan nolol kula wadaagayo walhi ma ilaawi doono jaceylka aan kuu hayo haddii a an adiga Ku waayana ma heli doono qof aan kugu doorsado Waxad qalbigayga Ku leedahay taalo aan magacaaga Ku qoray I LOVE YOU💉❤🌍
Alle haisku kiin sahlo abyoo mcntooy insh alah farxad alle hakaga dhigo jecelkaga
Wllo allah iskin siyo
Alle hydin xifdio wll aad ayan shekadada ula dhcy dhb ahaantii
Alle calafkagah ha ka dhigo abayo jecel waa xanuun walhi marka heli waydo qofkad jeceshahee😭
Alle ha isku kiin simo
Heestaan waxaan ku xasuusta asxpteyda school Isla dhagesan jirnay malinta dhamenay 2014 ayey aheyd 6 lix kamida ardaydii iyo aniga ayan tahrib uso baxny o markas u heesany inan hal meel kuwada nolan doono balse waqtiga nakala kaxeyey
Cabdirisaaq jamba oo kunool hada Norwey🇳🇴
Nageeye Cali o kunool dalka Germany 🇩🇪
Faxaan Muuse o ku nool dalka Germany🇩🇪
Maxamed Ismacil o ku nool dalka Sweden 🇸🇪
Nuune cusmaan o kunool uk🇬🇧
Cabdinaasir Elmi o kunool canada 🇨🇦 gaar ahaan Vancouver.
8/8/2022 kusugnhy canada 🇨🇦 gar ahaan toronto.
Malin an manta aheyn isoo xasusi comentigan wll🙏
Masha Allah ❤
Abwe intaas ki single ah midkod igu darso
@@amiiraharuun 😅😅🙆♀️
Rag wada jogiii waqtiga diiday
Calgary baan joogaa saaxiib oo aan kaa soo salaamayaa.
Markale ayaan soo booqday heestaan ereyadeedu jacaylka socanaaya yihiin
Taariikhdu waa 6/1/2023
Hadaad adiguna soo booqatay markle likta hayla dhaafin👍❤🌏
12 sano kabacdi ayaan hestay midhaheeda fahamay waqigii hore music ayuun ban dhageysan jirey lkn midhahn sidan u macan maan aqoon hhh jooqle iyo nimco yasin Legends♥️🙏
I love really waxad mooda inay aniga iyo jaceylkayga naga hadlayso illahay ha isu daayo intii is jecelba amiin
amiin
amin
ameen
Najma Abdi amiin yarabi
Ameen
Jooqle shire Jama Aan u ducaynno, wuxuu ahaa boqor Aan aad U jeclahay Aniga ka Fatima ahaan.
Alle ha caafiyo.
2020
Hada wx aan la jooga gacaliyaheyga Allah hey daayo man badne , ilaaa markii ay soo baxdey wn dhageysta kamna daalo igu so duceeya in aan isku Calaf ahaanu I LOVE U GACALIYE
Allaha isku kiin dhaafo
Alha isku kiin beego ❤🎉🎉🎉
Markan dhagaysto heestan waxa igu soo dhacada gabar LA oran jiray hibo oo calafku ii diiday waxa iga guursaday ninkale nasibkay Ana mid kale Ayan guursaday hada 6 ilma ayaa iijogta mashaallah
Allaha isku kiin barakeeyo walalkayow
Ooooh jaceylka la sheegaba hestan baa kulmisey😍Dadkii dhihi jirey Somalidu romantic maahan bal hesta u fiirsada Nimco iyo jooqle❤️ kuwas mindhaa afsomaliga dabada lagaga shubay😂😂
Dadka qaar jacayl ma hayo ee waxodu waa xiiso lkn qofka jacayl dhaba hayo hestan kama dalo sida aniga o kale 2010 ila hadan waan dhagaysta
Somali jdaa habaar baa kaga dhacay waa xiiso woxoodu
aniga dhagaysta ilaa 13 sano intaan jiray
cidaan jeclahayna ma aqaano kkkkk
@@queenofpuntland6075 hhhhhh
Queen Of puntland maybe u find ur love in this comment section😆
@@queenofpuntland6075 dtzde
Heestan Jacaylkygii 2010 kii ayan ku xasuusta Cawana Si kadisa ayaan u arkay 22/07\2017....Jacaylka dhabta raga kama guuro walee 😞
Herr Ayaanle aad & aad wlh zhp raga jaceyl kama dhamado balse naagta hadey nin kale guursato ninkeda ayeyba kudhegsane maba ahan naag jaceyl kale soo martay
Fans Farhiya Fiska. Xaqiiq weeye dumarka Alle waa nugleeyay dhib iyo dheefba la qabsashadooda way ufudaday Lakin raga Dhibta Iyo Dheefta midna ma ilawan
Herr Ayaanle aad & aad wlh zhp qaali
Anigana maanta igu socotaa heestan jacyl jacyl
Herr Ayaanle jclka daacada ayuusan qofka ka dhamaan Raga kaliya ma ahan
After 8 years yaaa soo taagan wali 🔥🔥😹😍😍
✋✋😂😂😂😂😂
10 year kadip quarantine carona😂😂
wali wax mahayno zxp
@@Inna_mohamet ķo
11 year anaaa soo taagan😅😅
After 11 years if you’re watching this you’re legend 😊✋🏿
✅✅✅✔✔✔✔✔
legend samaale after 12 years
And
If you're watching after 12 years
You're fucking legend✋️
Wry FROM FACebook😂😂😂
Who's still listening this in 2024
Too much i like this song ❤😂😂😂🎉
Me
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@abdiaziizmohamed4602
Am still listening and it looks like todays songs.congrats
Heestan xusuus gaar ah bay igu leedahay 😢💔
allah ha caafiyo jooqle shire aan u ducayno walalayaal fanaan qaran allah yashfiik 🙏
Allah CafiYo Jooqle 😭😭😭
19/6/2023 bn dhaqaysanaya goor casar liiqa mrkan aqriyay heestan comentydeda wxa kliya ama casharka kaliyen ka bartay ba ah in wqtigu usan sida u mnta yhy ahanen nin shalay somalia jgay ba mnta canada iyo marekan jga nin hestn jecaykisa malin uqadayay ba mnta 5 ilmo lo haya wa wqti wayao noladed se wxn alle aniga iyo cid wlba oo iga dnbeysa oo cmntgan aqrin donta alle ugu baryya nolol hormar farxad iyo liban akhiro ❤🎉
Wa runta sxb qaali gadgadoonka wayuhu gelin ba wa cayn
Waa run wllo wuu soocoda wakhtigu
12 years Kadib hadad Heestan sooraadisay plz Like isar👍😉
hadan ba hesta barta walhi hestan waa qiiro cadiya😪
Aniga 2013_3014 aan dhageysan jirey wllhi hadda waan ku soo ceshtay horta heesta wey kugu soconey
12 sano kabacdi hadaad hestan dhagaysanaysid libaax baa tahay si aan mar walba u soo laabto likete dhac isii 🎤
Salan sare
Dhimashiyo wad mooyee dhana ha iga taginoo isoo dhawoow...what a song ❤️🔥
Cawa 2 02 2020. Yaa igula dhuqaya tareen ayan sarnay dadka dhan inay heestan dhagaysanayan ayan uhaysta siday igu socoto 😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
14 years Ago Wow 😮
Somali Romantic song weeye wlhi Ano single ah Hadana mr walba wn dhagaystaa ❤😂😂😊
Wad kabaxe Inshallah 💯
❤
woooow heestani waxad moda aniga inay naga hadlayso aniga iyo jacayl kayga ilahow ida 💕💕💕💕💕 thanks mom nimco yasin iyo joqle laba fanan o dhab ah iga dheh codka heesta midha heda woooow
waanka helay qoralka quruxeey
منى أحمد 😍
Wlhy jacaylka wax ka wayn nasibka 3 yeres aya kaso waregtay wakhtiga aan qoralka qoray hadna jayclki beriga kuma gulaysan manta nolol ayan qof kale la wadagya
Waan ka xumahay kii hore inaa isweysaan hadda qofka aad la wadaageyso sow kuma faraxsanid noloshiisa . Guul , farxad iyo jacayl ayaan kuu rajeynaa .
@@monaahmed561
Mona Ahmed
Don't give up you will win
Ooridaan jeclayeey dhalad qurux wanaaage inta gabar dhamaystiran dhulka hooyo joogtabaa dooq tii unoqote kalaso dhex baxayee waxan ahay dhig iyo udug dhulucda iska haystee dhimashiyo wad mooye dhana haiiga tagino iiso dhawow ikran soo dhawow anku dhawrto waligeeey 😘📿
HeesTaan Anoo Yar Ban Radio Ka dhegeysan jirey music Salamaha
Maantane Ana xiliga doono dawanaya 😅❤ Ilahow Cimri dher iyo cibado suubn ku wEydisaney 🤲🏿
Woo nimco iyo abdi you really amazing I remember the wedding of my nephew sahal mahamed Ibrahim this song is for the party wedding mashallah keep going
27 june 2020 2:30 am... illahow amuuraha sahal.... heesahan ayaan isku dhaafinaaya waqtiyada muruga bdan leh Everything will be Fine..... Memories 2009/10 Alla muxuu waqtigu cajiib ahaa 😢
How u doing now
Walal hada so ma cafimad qabto waxana rajeyna inu ilahay riyoyinkaga ku rumeyey anagane sido kale
niyow somalida romantic mataqaan bay ku leyihiin bal daya heesta iyo nimco.joqle .malaha kuwaas afsomaliga dabada laga shubay
Hhhhhhh
Gabar wax badan og
Maria Jamac waa runtaa walaal qaali
Tell them abayo
🤣🤣 adigu bal iwrn 😂
@@cadnaanmontolivo7196 . Kuma fahmin nòoh
Who is there in 2024!????❤❤❤❤
Meeee🎉
Mee ❤❤
Me
2025 Ayan daawanayaa heestan cajiibla ah
me 4/6/2024😍
2022 ayaan markale sobooqday heestan midhaha macaan leh, sidokale hadii aad soboqatay adna liketa hayla dhaafin mahadsanid🙏
Still yaa dhageesanaaya 😍😍
Dhalanteed ma yeeeeelooooooooo
💥💓
Heestan waxay dib u noqonaysaa Caruurnimo
Somaliland national tv 📺 ayan kadaawan jiray
Iyadoo barigaa heeso ugu horaysa
Long life
Hees aan laga xiisa dhigin inta iga dambeeyso farta taaga❣💯🖐🤝
Oh my days now I'm in Kampala waiting for some program, but this is joining my routine every night and every weekend I've listened to this song what a voice and what rhythm
Are you waiting 5G kk
Heestan hooyadayba dhagaysan jiirtay ano ciiyala walhi hadana Ana hooyo ah hadad so boqotid lake isar🫶😍😍
Jooqle illhay ha caafiyo war aamiin dhaha soomaaly
Aamin Aamin
Amiin
Ameen caday
Aamiin wll aderkay allha caafiyo
Aamiin allaha caafiyo jooqle shire aamin
Yaa ila dawanayo 2020 waliba bisha lawad Oo Mareyso 28 😂 hestan xasus waye 20 8 Ano yar ah waliba Dugsiley ah aya waxa dhagesan jirtay Eedadeyda mar ay shaqada qawaneyso Walibo Aroskeda aya markii danbe laga daray 😞
August 19/2020
Alx
April /9/4/2022 Ayan dawanyaa bil ramdaan ayaa Lagu jiraa 🤗🤗
@@falisahmedhussen5440 july 25/2022 ax ya hees tolow mideydii weli madhalan miyah🤣🤣🤣🤣
2008--ilaahada waan dhageestaa jcl un baanka siiqadaa2019 yaa ila sidaada dhagesto horta
mustafa alkhaliiji me 2
2008 Ma Aysan Soo Bixine Ma Waxaa Doontaa Naga Dhaadhicinysaa
AniH bro👍
mustafa alkhaliiji hhh mahirkeyga ayey sibaxdey ilaa hada waan dhageysta 2019
@@najmoashkir5935 waayo jecel baad goorsatay☺
I love this song, I want to sing it on my wedding day to my husband insha’allah 😇👌🏾❤️
Saas hade thy Ama isku Yaacna 😂💔
@@abdirahimabdullahi6630 😂😂😂😂
@@jojobajabka5410 😴
@@abdirahimabdullahi6630 😴😴😴😴
@@jojobajabka5410p❤1q
Heestan xasuus bay igu leedahay 2010 baan dhegaysanjiray Aniga iyo gabar aan jeclaa Anigoo F1 ah oo Somaliya jooga gaar ahaan gobolka Sanaag , Hadana waxaan jooga dalka Maraykanka Ohayo Colombus Jacaylkaygiina waa lagursaday oo hada caruur bay leedahay Aduunyo wayska nooca.
Markii laguursanaye xgee jidhe
Sorry wll
Maxaad jab soo martay inader 😂😂
Mxa sababay lkn ina is weydaan wll
Sorry bro 😭❤️
Dhame caashaqaygow halyeygaan ku dhaatoow. Kaan dhugashadiisana dhaayaha ku koriyoow. Dhana ha iga taginoo mcn soow dhawoow aan ku dhawrto waligeey❤️😢❤️😢❤️❤️. Allow inta si dhaba isku jecel wax kala dhantaala kahay🤲🤲
Amin ya Rabb
aamiin yaarabi
Quruxeyyy❤️
Amiin wll ma nooshahayna
adina jaceylkada alle ha idin isu kiin daayo
Yaa ila dhagesta ila hada waa jecelahay 2019 jecelkega baa ila dhagesan jiray alxulilah hada waa hesta lakin still I love it this song 😘❤️😘
Heeskan marki iigu horaysay waxan ku maqlay aroos anoo yar ay mamaday ii kaxaysay
Again hadana televisionka qaranka somaliland ka dawaday heestu inay music iyo ereyo macan lahyd wey ii ahyd wax badanse kama fahmi jirin lkn waayo dhexdaa ahyd oo la iyar daaray micneheda iyo halkay buuxin karto yaqinsaday gabdh si weyn iigu weynayd uhaneyay hestan lkn nasib darro waxba wey ka fahmi weysay
Manta waa mlin jimcaa tariqdu waa 16/9/2022 waxaan saa,id ujeclhy gabr isku fsal nhy rabi waxaa ka baryaa in calf iigu daro mlin jimcaa oo la aqbalo wax walbo oo Alle la warsdo waa wana malin danbi dhf ah dhmntena 'danbigeyna Allah dhaafo' iigu soo duceya in calf Allah iigu daro MGCEDU WAA {{{MUNO}}}wanoo waqti dambo😍🥰
Malgugu days kk
ma heshy inantii wll🎉
Jileeca jooji waryaaa is adkeee 14 jir naasaha gumac leh bad heleysaaa nin bad thy maskaxdaada isticmaaal ee qalbiga wax haku qaadin naagaha ayaa qalbiga wax ku qaadah
@@DannyEnzo2025doob xanaaqsan uma xumid
@@DannyEnzo2025imisa ilmood baad soo kufsatay ?
Allahu majaynaa shaydaanyahow
What a ICONIC SONG 🫡❣️wxan soo booqdy 5/9/2023 inta iga danbeysa Like igu soo wreejiya😂😅Those voices.....😢🥺🫂 Masha Allah ✅😍😍
Tola'ayeeey somaliyeeey wr 1k like ma isiiin kartan . Gun gundhashay bd tihiiine Wlh wan is qawinaya hadad ision weydan .. Plz wlal adon like isarin ha o dhafin ale dambigiga ha dhafe
muda kadib markan qariyey qolarkaga wlhi waan dacad qoslay
Hhhhhh
Weli maad is qaawinin miya
Waan ku saray waan naxay ha isqawin ceeb
Hhhh isqaawi aday ku dhibi 😂😂
waan xasuusta 2009 ki gabar deriska ah ayaa dhagesan jirtay 2017 mar an kulanay waxey ii shegtay iney igu xasuusato heestan😢😢
2019 kana anigaa ayada ku xasuusto viva jaceyl
i love you maria💏💏💏
la bestia 619 jaceylkina ha jiro
2019 inta iLa daawaneysaa like ta ha ila dhaafina walalayaal idin jeclahy❤❤❤👏
Waqti fog ayaa dhagaysan jiray aduunku muxuu soconayaa Allaha khatamuda noo hagaajiyo.
Aamin zhp anigu safar dheer ayaan heestan kubartey
2008 Anoo tahriib ah oo ku sugnaa Djibouti ayaan niicle ka dhageysan jiray ❤jacel❤ jilaayay wlhi
Xasuus wlhi😭
Inti xasuus u soo shay October 3 2020👐¹😭2021 welcome
Darentada an arkee like👍 dhac kusii
Waan u xiisay SOMALIA 😭🇸🇴❤
Form Toronto 🇨🇦
Aniga
So dhawow abayo mcn
isku mid inynu nahy ayan Kula Daremaya
Hees iiga duwan heesaha kale xasuus weyna leH ha waaro jacaylku❤
Heestn waxn ku xasuusta dagaldii 2009/10/11😭😭 Like ii saara😭😭😭
Cafimad sareecan ah Allah. Ha siiyo Joqle 🙏🏽 2019’ wixi iga danbeeya please Usoo duceeya Fanankeena Qaali ah
Xasus eku qaliyaa mcn alle haa eka xafido waaan kala fognahy caawo waqtiki an isla dawan jiirne heestan jawigaa wuxu aha miid an daremin cajis iyo kalinimo athiga nabad qaba alle haa eku kaasimo
Heestan waxa jeclaaa nin went aanuH zhp ahyn aniga waxaa ley dhaha ridwaan abdirashiid qarboozhe wixi iga danbeysaay like saara
dhimasho wad mooyee dhanna ka iga taginoow😍😍😍😍😍
Hye bea❤
Heesta Kama Daalo
dhagysigeda Jooqle
ka helaa haaa ha oh hee😢😢
Codkisana Somali Kum Arag
hestana xasuus gaara iledahy
maxa wax nagu qali ahaa habeen
kaliya naga Dhamaaday
labadan faanan un ban tageera
dhagysta igu ogaaaada 👏👏❤
nimco Iyo Jooqle
Wxnahy dhip iyo udup dhumucda iska haystee😂😂😂😍😍 so romantic words bila calayk naga daa joogle
Kkkkkllllkkkkk
Dhimashiyo wad mooyee!
Dhana haiga tagin!
Axyaa song legend jooqle iyo nimco hadaad dhageysan jirtay waa waayaha kamida hadana aad soo xasuusatay legend tahay walaal walahi.
Heestaan waxaan ku xasuustaa wiil aan is jeclahayn lakaiin ilahay iga jecladay sanadku markuu ahaa 2020February 11 wuxuu ii ahaa sanad aad u murugo badan wiilku wuxuu ku noolaa meel iga fog😭💔 wuu xanuunsaday xanuunkii ayuu u dhintay 😭💔 maalintii iigu danbysay hadalkiisa wuxuu I dhahay ii ogow aniga inaa ku jeclahay😭💔
Xaqiiqadii hadalkaas wuxuu ii noqday mid aan mar walba ka bixin niyadayda😭💔 oo aan wali u jeclahay sidii aan u Jeclaa💔😭 ilahay waxaan kaaga baryayaa janatul fardowsa inuu gurigaaga ka dhigo💔😭🤲🤲😭💔
Sorry
Aamin
Manta waa Malin faraxsanhy my husband ayaa soo socdaa aniga oo amal iyo Abdi love for eve ♥️
Who is steel listening in 2023 ???
Me and you 😂
Me❤
Me too😂 classic ❤
By the way is 2024😂
Kama daalo 2024
Waxaan wada dhagaysanaynaa Noloshayda aan adduunka ugu jeclahay alloow iidaa maalin mcnbay nootahy mnta Axad 07/07/2019❤❤💋💋I Love you my Heart ❤❤❤❤C❤A❤❤❤❤❤❤
Wakhtigu wuu caraaraye imka waa 2024
14/11/2024❤ hada wada dhageysanona my love ❤
heestan hadaad so booqato dhimasho iyo wad mooye liketa hayga iloobin mahadsanid
Heestan wxn dhageysnayaaa 9/10/2024 waxa jirta hal gabadh oo aan is jecelnahy wxn wada soconaa mudo 9 Sano wxn is baranay anagoo yar yar wxn dhiganeyna claaska 5 hadana wxay ku jirtaa jamacada sanadkii 2 aad I.a wxn rabnaa in aan nolol wadaaagno igu soo duceeeya in calaf isku yeeelano comment wxn rabaa iyadoo marwadeyda ah I'm tuso heestan mrkste wan dhageystaaa😢
Waxn like sary 2014 coment kabixiyey 1 aad ban ugu faraxsaanhy in aan ku soo laapto oh hee hee dadkaygii like ta igu qabta
Mashlllh
Inta gabadh dhameystiran dhulka hooya joogtaba dhulki hooyo wan kusuganahay alx inan yarina wan ka dhex helay rabow xaasaska iyo owlaadaba inoo barakee amen yaa allh
After Ten Years AlhamthuLilaH RabiH HawnaxariistoH intii DHimatay inteena Noolna RabiH GafkeenaH iyo GeerideenaH MakuLmiyoH Amein💯😥👐
Aamin aamin
Yaa ila mida TikTok so xasusiyy allow cafimaaad tama sii jooqle🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Heestan waxay kamid tahay heesahan aad uu jeclahay. Ilaahow dadka is jecel isku sakhir ❤
heestan xusuus weyn ba ii tahay waxaan dhegaysan jiray anigo magaladydii carmo jooga inatan gaariga kor ugu qaado bn suuqa la marijiry maanta canada bn ku dhegysanya illahow jooqle caafimaafi ❤❤2018
Haykal ki an garanaye miya mise mid kale o Nairobi kaso dhoofay
Haykal yare
Haykal yare
Aniga caawa degmada carmo ayaan ku dhegaysan
Dhinacaga adiguna
Dheeliga u diido
Dhay iyi xareed
Malab aan wada dhadhamine
Dhimashiyo wad mooye
Adna hayga tagino
Xabiibi so dhawoow
Abdi zoo dhawoow
Like Ta ❤
Joqle Rabi Ha Aafiyo Marka Hore Ninkan Heesta Uu Laxan Saaro Walhy Si Kasto Oo Bila Miro Ama BilaErayo U Thy Waxay NoqoNaysa Heees Jirta Mida Kale Hees Uu Laxan Saaray Lagama Waayo Haaa Oh iii intaaz Ban Ka Helaa Aniga Hhhh
wlhi isku mid ahay eeee eeeee
ku jirtana
Anaa kulamida laxamo Dareen wata ayuu Keeeni jiray
Alle ha unaxaristo
@@adnankafi4035 miyaa dintay
@@sanaa8367 maya wu nool yahay lakin caruur waxaba ma dhamo allah cafiye
14 11 2024 baan dhagesanaya hesaha mida ugu jeclhy✌️💗
Xasuus heestan 🥺2011 dhageysan jiray gabar yar oo markas soo baxeyso ahaay 14sano jiray haddane hooyo ahay gabadheyda 7sano jirty 10/05/2022 🦋
Sababta heestan aan 5 million views u garin maxay tahay ......away dadki sida dhabta isu jeclaaaaa ....heestan idinka ayey idinka hadleysaaaa 👍💯❤️😍💋💯❤️🔥🎊☝️
Somaha hhhhh arjaceyl majiro zamanka walagagudbay iminka waxalagujira incidkasta qalbigayar xafidato lol
Heestan xasuus iyo wakhti aan soo noqonayn baa isoo xasuuusisay😭😭😭
kulamid Ahay wlH 😭😭😭
😢😢😢😢
😭😭😭
Heblayo sxby sln sare
14/11/2024 ya igadanbeyo like isaar
Dhaftiyo xananada dhargineyso manko❤️
Ilaah haika dayo jclkeygii🤴🏼
From Canada to Hadaaftimo cawaan dhagaysanaya Heestan Old is Gold🙏🙏
Heestaan waxan is la dhageesan jirnay Gabar layiraahdo Jamiila OO aan aduunka ugu jeclaa ❤️❤️✌️ 2011 baladweyne ayeey aheed
Waxaa dhacday mar qura safar dag dag Nairobi ah leen ii xareysanaa waan radi noyaa illaa iyo hada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waaaa ikan jamiila
Sowdigi yiri maha jabuti ban kasoo tahribey
I have been listening this song since a night that i was preparing my class eight exam in 2010 Garoowe
Upto now 2020 Nairobi preparing thesis of my master degree👏😂
I fee lovely mood❤️❤️
manzha alah zxp anba inyar ban kayara horeyay
Armaad form four tahaY 😂😂 lol
Hats off my guy we are just same coincidentally
Even me same as like you.
2010 I was in class 8 and before a year ago I did Mastar.
Really, This song is on my list of the favorite songs that I usually listening to.
Adigoo examination diyaarinaayo miyaa wax dhageysan miyaa waa iga xis fiicantahay wlhi
heestan walhi qisa dhabaan kala kulmay Habeen ba inan anu wada shekaysan jirnay massge ahan igu soo dirtay eryada .
kaan dhugashadisana Dhahaya Ku koriyon
dhimashiyo wad mooye
dhana hayga tagine Habeenki odhan Wan sexan Wayay Waxanan modyay Inay run run tahay Lakin Muda Yar Ba Wanu Kala Taganay Inanti waliba isku xafado ama jaar banu ahayn 2011 xasuuti barigaas ban Ku xasuusta Heestan Kamana Daalo Runtii💔
😭😭😭
Aduunow Abaha was heestan aniyo walalahy baa si wada jira u wada dhageesan jirnay 2015 caawa oo ay tariikhdu tahy 20/12/2023 baan soo booqday wlhy waa ilmeeyey😢sido kle wxn u xiisay walalahy oo midba meel Aduunka ka joogo😢💔
2008 hargeisa ❤️
2018 Sweden Gothenburg
Still I'm watching
Ana hargyaa ilaa hadda
😪
I really love this song
Who is still listening at 2018
Me🙌🏻😃
Iam
Me too
not 2018 I have been listening for long time
After 12 years I am enjoying this beautiful song from our old heroes
Legend
Heestan waa 2010 kii sxb
Same
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607
Waxaan soo booqday heestaan habeen jimco soo galayso 7:00 habeenimo 4 July 2024 hadaa iga danbeeyso usoo duceey al fanaan jooqle shire wuu xa nuunsanyahee😢😢
who is there in 2024....❤❤
Me❤
Xasuus hestan waxa dhagesan jiray 2008 wllky iga weyn oo marka aroos ahaa isaga io xaaskiisa maantana waa dad 6ciyaala isku leh anigana 2020 baan dhagesanaya waliba ano jcl 🤭xasuusta qaar marna maankaga kama go'do❤😭😪
Alleh ha isku parakeeyo ameen adna jclka iska yare bro
Haa
Heestan waxan dhageysan jiray 2008- class-ka 8-aad ayan dhigan jiray waxan jogay Beydhabo Janaay anago Muqdisho markas ka tagnay aad ayan u jeclahay waa hees macaan
Nimco Yasin wan wata wale codkeda another level joqle shire luqdisa dagan cadi maha😇😍🥰
Waxaan xasuustaa anoo yariis ah heestaan in laga soo deynjiray universal tv imaka anigoo qaar gaaray baan daawanayaa👍
Alfanaan jooqle alle ha caafiyO
OLD IS GOLD❤
2008 heestan waxan ku dhagysan jiray garoowe putland dhul udug ayaamo malab iyo macaana waxan rajaynaya inan dhulki dhaqso ugu laabto❤❤❤
Just anina ku dhageysanayaaaa
So dhawow abayo mcn