Heestan waxaa iigu dambaysay dhagaysigeeda 2003, caawaan dib u helay, runtii ilinbaa iga timi, waxaa i hor yimi xasuuso aan ilaawi doonin illaa inta aan dhimanaayo
Hesatan waxan dhagaysan jiray 2004kii album aykujirtay oo la odhanjiray gududo carwo xasus waya wayo❤ inbadan wan radiyey lkn mantan helay 2024 from usa🇺🇸
io waxa manta heeso isuma dhawa raas asaga garaacan jiray musiga 2003 bu qaday hestaan ana wxan ka qatay albunkaan oo la magac baxay guduudo carwo bosaso 2004 abaal hadi la iigalo anay iga go antahay
Heestan waxaa iigu dambaysay dhagaysigeeda 2003, caawaan dib u helay, runtii ilinbaa iga timi, waxaa i hor yimi xasuuso aan ilaawi doonin illaa inta aan dhimanaayo
Hesatan waxan dhagaysan jiray 2004kii album aykujirtay oo la odhanjiray gududo carwo xasus waya wayo❤ inbadan wan radiyey lkn mantan helay 2024 from usa🇺🇸
Heestan xasuus bay igalaysa 2004 ayaan anigoo markaa yaraa aroos yada miyiga laga qaadijiray caawana 2024 November 22 saacaduna tay 12: 09 minute dhagaysanayaa anoogo gadhkina ciraystay alle cimriga iyo caafimaadka noo barakee
Jimce weeye caawa waliba inshaa allah moment gaa hadii aan noolaado sanado badanoo danbe waan sobookhan
From macruuf Haaji
Me😂 lkn heesti yaa lo qaday talow
Heestaan waxan kaaso daawaday ustaad macruuf xaaji laakin waa. Hees macan wlhi❤
2003 ayaan dhagysan jiraye anigo yar maantana duuq lee ahye
io waxa manta heeso isuma dhawa raas asaga garaacan jiray musiga 2003 bu qaday hestaan ana wxan ka qatay albunkaan oo la magac baxay guduudo carwo bosaso 2004 abaal hadi la iigalo anay iga go antahay
waaaw rageeedii❤️
Heestan 2007 ba markab canada ah aniga eyl ku haysta dhagaysan jiray Waaqtigu wa hilaac orodayaa walhi
@@muhanadahmed7341 xaqiiqatan ha🫧
heestan tiktok kasoo maqlay😂
Waxaan dhagaysanayaa caawa ooy September 17 2024 waxaana joogaa godey gacalo caways wanaaagsan
ana godey
Heestaan 2009 ayaan kuwaalnaa ilaa maanta 2024 September 24 :time 1:12 am Nairobi Kenya
Heestan anoo yar ayaan wlshy istaahil record ay lahayd 2003 hargaysa ka dhagaystay
Maanta anoo dhul galaad ku gaboobaya ayaan dhagaysanayaa allow nabadqab nagu gee dhulkii hooyo
@@aidarusmursalali7191 amiin wll mcn❤️
ala xasuus weynaa waaya xasuus badan❤❤❤
from tiktok 😅 maxaan Raadiyay
Ani xataa Walhi waxay xasuustay bari Aan heestan mopil niicla ah ka dhagaysan jiray 2012 kii😢
Walee waan xasuustaa 2001 ayaan dhagaysan jiray albumkan guduudo carwo
Waxan kuxaustaa heestan ayaa inan ikanaya ❤❤❤😊
Ma heshay
Waa 15 jirkaygii waan ku garaadsaday😊
Gaarhaye paan kasoo maqley hadda tiktok waxey kusoo beegmatey anigaa gabar ciize maxamuda sheeko lawada geenyadi nugaaleed😂😂
Qaasinow dhul gaalaad Geeleenu kuma dhalo Gadhle waxaad tidhahaa Guulaheeen kuma bado😊 magaranayo sbbta aan ilaa hada udhagaysanayo 😮 24/11/2024 4:452
Wakhti waliba xasuustiisa leh❤ waayo cajiib ahaa iyo fan cajiib lahaa
Haaa wlo wxy kamid ahyd heesa xulka ah
+Milgo Chanel Waqtigee Kugu Horeysay heezTan
Haahey 2003 ayaa aan filayaa wakhtigii aan dhagaystay amaba aan maqlay waxaa dhagaysan jirtay walshy oo dharka ku maydhi jirtay albanka waxaa la odhan jiray guduudo carwo iyo magalada borama oo aan ahaa dugsi hoose saan filaayo
Sax weeye sxb walaahi anaaba duubtay albumkaas
@@kaahiyeqayaad4748 haa wakhti aaad ufog ayy ahayd oo aan meelna dhiban jirin malcaamad quraan ah ayaa casarkii tagi jiray aadban uyara🙂
From macruuf xaaji😂
Afba carurteni garani mayaan
Waa xaqiiq wale wa la ino yaaba
Good song ❤
Waxaan ahay ninka wadankii isagoo cajalada ku dhagaysan jiray caawana UA-cam ka dhegasanaya illahaw cimri dheer from Germany
Heestan dhowaan ayaan tiktok ku arkay
Laakiin waxay ka hadlaysaa waayaha nolosha qurbe iyo dalkiiba
From Macruuf Xaaji
Albanani wuxu so baxay 2001 wawtiga igu danbaysay hadan dib u dhegaystay
❤
SANADKII 2010 KII SAFAR DHOBLEY TO DAGAHALEY AYAAN HEESTAAN KUSO CEL CESHANAAYE DHAGAXLEY BAAN KU TAGAY WLH
Waa,xiligii,waxgarshada,bilaabay
Xusuus 2008
Toloow heeskan laxanka ma cigaal ayaa u sameeyey
Fanaanka heesta qaadaya ayaa laxanka iyo muusiga leh - abdikarin raas dhakawayne 😂
Dahab lamoodyeey xitaa isagaa leh
GURBOODKIYO DHALAANKIIY
Wowo
Isaga heestanbu hesahisa ogu jclyhy dadkuna sida dhulkena hoyo diracda uhayso
Wale xasuus bu igu leyay
Heesa c/raas waa wada xasuus miiran
Anigu heeskan gabdhahaan kumaweelin jiray 2003 dii waayo waayihii wacnaa .waa xasuus gaara
Waaxiligiiaansoohanaqaaday
good
Wale xasuus bu igu leyay