Maqaaxida Hoos Ka Sii Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team wadada Xaqa

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 281

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +110

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 Рік тому +65

    Abwaan wlhi cilmi baa kaabuuxa waan jeclahay skecthyada aad samayso kuwii macalinka nooso celi Episode kale madaxa kor sxp qaali Horay Usoco Hanaga Caajisin 🙏🙏

    • @macrobean131
      @macrobean131 Рік тому +5

      Mideeye In the House Ficnaan lahayda Hadii Sidaa Laysku Dhiiri Galiyo 🙏🙏

    • @barwaaqeeyetv5785
      @barwaaqeeyetv5785 Рік тому +1

      Ado Raliya subscribe isaar Ina so boqo khyrka fafinaye

    • @notm4868
      @notm4868 Рік тому +1

      @mazlax mideeye Hooskasiii 😂😂😂😂

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 Рік тому +1

      Wali maad fahmin ruwaayadihiisa waa kuwi sooran oo kale waxay ubaahanyihiin akhris bada.

    • @apdikarimsantooz9437
      @apdikarimsantooz9437 Рік тому

      Maslax mideeye 😁 legend

  • @mustafaabdi9713
    @mustafaabdi9713 Рік тому +30

    😅😅 waa xaqiiqo jirta Sayidka waan kusoo salaamay from Malaysia

  • @HANNADABDI
    @HANNADABDI Рік тому +4

    intaan nola waa ruwayada kaliyeen is leyahay waa waqic dhaboo jira lagana sameyey bulshada somalieed barteedibayna dhigeen team wadada xaqa umana malaynayo inay sobixi donoto riwayad iiqan cindy donta say iiqancisay run ahantii wooow keep going my dear team

  • @Dalxiis21
    @Dalxiis21 Рік тому +43

    WAAAW MY TEAM WADADA XAQA KEEP GOING IN THE MOTION 💪💪💪💪💯💯🏆🏆🙏✌

  • @hilaacaxmedfool1508
    @hilaacaxmedfool1508 Рік тому +19

    Wllhi waa jilaa ugu wanaagsan ee somaliyeed 👊🤴🏾idiris hadii ay noqoto dhan walba waxaad tahay zxb magic

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому +51

    #TALO Soo jeedin:
    1️⃣: Waxaan idin soo jeedin lahaa qaadka inaydaan xayaysiis u samayn oo idinkoo qayila ruwaayad ka matalin bulshadu in laga wacyi galiyo ayay u baahantahy ee in loo macaaneeyo uma baahna.
    2️⃣: sayidka barakysan marka uu sheekha matalayo waxyaabo badan ayaa ka qaldan oo si aan qurux badnayn ayuu sheekha u matalaa culimadu sharaf iyo karaamo ayay mudanyihiin waa inaan jeesjees laga dhigan taladaa inay team ku qaataan ayaan rajaynayaa , mahadsanidiin.

    • @Hawd74.
      @Hawd74. Рік тому +1

      Adigoo ayo ah who are you and what’s your point dectator this is not a talo waa amar so fiican oo farsamaysanbaa wax loogu sheegaa qofka xataa hadii uu qalad ku jiro

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 Рік тому

      Wali maad fahmin ruwaayadihiisa waa kuwi sooran oo kale waxay ubaahanyihiin akhris bada.

  • @nimcanmohamed5074
    @nimcanmohamed5074 Рік тому +48

    "Bal aan daqada ka eego inantii"😎
    "Yaa maxad eegeysey..."🤡
    "Waan jimicsanayey"🤣🤣🤣

    • @barwaaqeeyetv5785
      @barwaaqeeyetv5785 Рік тому +1

      Asc wll ado Raliya subscribe isaar Ina so boqo khyrka fafinaye

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Рік тому +13

    Sayidka barakaysan ❤
    Nin culus wallahi
    Masha Allah caadi maaha
    Riwaayadu 😅😅🎉 qosol miidhan
    From Belgium 🇧🇪

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому

      Wll gaalaa ka buuxda meeshaad joogtide
      Qof sida sayidka barakysan kuu ilaaliyaad
      ra btaa😂😂

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому +19

    Legend sayidka barakaysan 😂xaraabe macaa xikmad ayaa lagugu imaadaa keep going 👏

    • @barwaaqeeyetv5785
      @barwaaqeeyetv5785 Рік тому

      Ado Raliya subscribe isaar Ina so boqo khyrka fafinaye wll

  • @khadarroble3425
    @khadarroble3425 Рік тому +13

    Suuliguna iGa ma fogee hdaan Tago in dabadeY inQilaab dhaco ayaan ka BaqaYaa ubaahane legend xaaji alle ubaahane🤣😂

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Рік тому +8

    Odaygu waa legend inantuu
    Ilaalinaya wuxuu way Ruwaayad dhaaftay

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 Рік тому +4

    Qosol igu ma hadhin hurdadi way iga duushey Zayidka barakysan faridsnaa🥰

  • @adnanhaaji1136
    @adnanhaaji1136 Рік тому +9

    Alaha dambigina dhaafo wlhi daad baad iga qosliseen😂😂

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Рік тому +7

    Gaabantaa ii dhiib😂😂😂
    Waa Kalmad international ah oo xataa Gaaladdu adeegsato intaas ii dhiibtaasi hh😅😅

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Рік тому +5

    Ubax anshax si fcn ayey ula haystaa jiliinka ❤️

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 3 місяці тому

    Riwaayadan caawan dib u daawaday mudo sannada kadib.
    Guulaysta dhalinyaro.❤❤

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 Рік тому +1

    Ninkaan Sayidka Waa nin aad u Qosol badan waan la yaabaa sidda uu u yar yahay iyo sidda uu Oday Shayb ah isaga dhigo Waa Hibo iyo Hal abuur Cajiib ah

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 Рік тому +4

    sayidka barakeysan qosolka iga dhamaaday balaayo😂😂😂

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 Рік тому +10

    Riwaayadu waxay ku wacnayd in laga dhigo
    🤣🤣🤣🤣
    Inantii iyo odaygiii jacaylku ka dhexeyay

  • @kaderhirsi3605
    @kaderhirsi3605 Рік тому +21

    Amazing boys👍
    Legends all time💪

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +2

    Jiilwanagsan noqda wllo wilal wax wanagsan sogudbinaya tihin qaadka iskadaya fadlan hogamiyayal wanagsan noqda carurtu kudaydan qadka daya ilahay haydin barakeyo wllo

  • @abdicasisisak7084
    @abdicasisisak7084 Рік тому +17

    Sayidka waa Legend😅😁😁😂😂

    • @barwaaqeeyetv5785
      @barwaaqeeyetv5785 Рік тому

      Please ado Raliya subscribe isaar Ina so boqo khyrka fafinaye wll

  • @kalidyoussoufabdillahikali7928

    Mas4ha allah 😇😇😇👏👏👏👏 horay u socdaa team wadada

  • @Ahmed_hikam
    @Ahmed_hikam Рік тому +8

    Ragga Soomaliyeed waakuwa sidaa u ilaashanaya Hablahooda markaas ayay Sacdiya wax kale sheegaysay 🤣🤣

  • @yasmiinApthunazirparkhad9778
    @yasmiinApthunazirparkhad9778 10 місяців тому

    Aad ban u salamayaa teamka wadada xaqa ah,keep going

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 Рік тому +11

    Sayidka barakaysan wlhi funny 🤣🤣🤣🤣

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Рік тому

      Masha Allah halkeeedqaaa dhigtay
      Waaa wax jira hablaheeeena yaaaaan makhaaayad loooo dirin
      Waxaaaas ooo nin. Waaa j.......
      Qaaaaadkuku waaaa Furaha macaaaasida 9:am ilaaaa 11: pm habeeenino nimankaaasi inan taaaa way daba fadhiyayaaaa.
      Waxa ka daran ka gacanta teeeeda taaaaabta wax kale isna daaaye subaxiiii inta kale waaaa u sheeegayaaaa
      Hablaheeeenu ha is ilaaaaaliyaaaaan
      We love our sisters
      Mobile waaa dawakhiyey dadkii iyo qaaaaaadkii

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Рік тому +6

    1m bu uqalma ninkan waa full talent

  • @xikamaofficil
    @xikamaofficil Рік тому +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @farhanismail948
    @farhanismail948 Рік тому +8

    Maqaaxidaan xoraynayaa😂😂😂😂😂

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому +2

    Oo yaa ka guursanaya haduu umadaba ka ilaaliyo🤣🤣😂😂😂

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Рік тому +1

    Musqusha tagi laahaye waxan ka baqaya inta maqanahay inuu inqilaab dhaco

  • @mahamedibrahimomar2911
    @mahamedibrahimomar2911 Рік тому

    Sayidka iyo asxaabtisa qosol ayaan iga dhameeyseen

  • @Abu-Abdi64
    @Abu-Abdi64 Рік тому +6

    Part two MaanaY lahaYn riwaayado

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 Рік тому +2

    Inantu masha allah waaban ka helay ba 🥰

  • @OGAALDAHSOON
    @OGAALDAHSOON Рік тому +1

    Wlahi walli bay ahayd
    Good 👍
    ((Nacallaa kudhalay anaa kudhalay))😅😅😅🤣

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 Рік тому +2

    Best talent

  • @kaysecabdi1598
    @kaysecabdi1598 Рік тому

    Sayidka Barakaysan
    Waa majaajileyste bulshada si
    Wanaagsan ug qosliya

  • @hathiyasiciid1067
    @hathiyasiciid1067 Рік тому +3

    Good talent🥰

  • @fornelkamalik6897
    @fornelkamalik6897 Рік тому

    Woow best film

  • @hamzaabdi4899
    @hamzaabdi4899 Рік тому

    Thanks...

  • @shantasomaliyedigabadan7588

    Keep going team wada xaq

  • @cabdulahicabdiraxman1548
    @cabdulahicabdiraxman1548 Рік тому

    Saxibkeyow idirisooow Marka hore WAN KU SALAMAY malmahan waad gaabisaye so dheeree sxp dee Saaan usugayay riwayadii isbitaalka intaaa kadib JANADAAA NOO BALAN AH

  • @omerismail20
    @omerismail20 Рік тому +9

    Alle u baahane is back 🤣🤣🤣

  • @colepalmare9382
    @colepalmare9382 Рік тому

    My team wada.xaga âd bân ugu xisey..
    Kêp gôi g...all.team..

  • @safaabdilahi8514
    @safaabdilahi8514 6 місяців тому

    M.a talent baad leedahay 😮😮😮

  • @siciidxuseen8652
    @siciidxuseen8652 Рік тому

    ruwaayadani waa cilmi kale ayay wadataa .
    waa sheekadii muuse ee hooyaday baa nool iyo maqaaxida aniga kaliya ayay ii shidan tahay

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak Рік тому +2

    Keep going ☺️

  • @cshakuurmaxamed1065
    @cshakuurmaxamed1065 Рік тому +1

    Hori u soco wadad xaq

  • @mustafeclqaadir709
    @mustafeclqaadir709 Рік тому +7

    Iska fadhi yool baa socdee
    Ima fahmeysideh 🤣🤣🤣🤣🤣 aabo lengend 🤣 xaji alleh u bahane 🤣🤣🤣

  • @Miraale199
    @Miraale199 Рік тому +4

    10:19 - Gaabantaa ii dhiib 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 Рік тому +4

    Aduu qoFwaynbaad tahoo anaad ilajoogaysa kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik 9 місяців тому

    Xog horeyna waan ka heeny

  • @luqmaankhan3250
    @luqmaankhan3250 Рік тому

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐰𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐭𝐚 𝐳𝐱𝐩

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 6 місяців тому

    Xuren

  • @DayibShabeel
    @DayibShabeel Рік тому +1

    Wax kale legends

  • @shuuriyecadeofficinal6660
    @shuuriyecadeofficinal6660 Рік тому +1

    Part two wan sugaynaa idirisow iyo cabdi

  • @1cent187
    @1cent187 Рік тому +2

    Big fan alaw baahane 😂

  • @zakariyyanour2133
    @zakariyyanour2133 Рік тому +2

    Wadad xaqa 😇

  • @kowchannel
    @kowchannel Рік тому

    Magaca teamka iyo musicada Kala daaya

  • @garxajisgirl7787
    @garxajisgirl7787 Рік тому +3

    Ma kaan habaryarta u ahaaba 😭😭😭😂😂😂

  • @gaabushgudhel2323
    @gaabushgudhel2323 Рік тому

    Team wadada xaqa xaqiiqda jirta ayaad ka hadashaan mar waliba

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 Рік тому +3

    Sayidka barakaysan waa ninbalayo ah oo qosol wadnaha kucadaynaya keep goin team wadada xaqa

  • @caruufcabdiraxmaan7771
    @caruufcabdiraxmaan7771 Рік тому +1

    Part 2 so same zhp qali😂😂😂🤚🤚🤚🤚🤚

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Рік тому +2

    Kkkkkkkkkk war kac kan niyadu iga qayameynayaa Abwaanka caadi maaha,

  • @hindabashiir4483
    @hindabashiir4483 Рік тому +3

    Qalbiguu iga khiyaamay kani 😂😂😂😂

  • @caamirmajiid8570
    @caamirmajiid8570 Рік тому +1

    Wallee nin hablo dhalay hawli uma yara 🙋🏽‍♂️

  • @maxamudcabdi6428
    @maxamudcabdi6428 Рік тому

    Tan mataladeedu sax maaha majiro aabo sidan sameeyaa

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Рік тому +3

    😂inagabaadh meesha waxbay kucabayaanee 😂

  • @zheikhawiofficial3533
    @zheikhawiofficial3533 Рік тому

    Keep up

  • @maxamed3420
    @maxamed3420 Рік тому

    Hooz ka sii

  • @maxamednuurgebi6492
    @maxamednuurgebi6492 Рік тому

    Abwaan part 2 soo sameey

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 Рік тому +2

    Qiso Xaqiiqa ayay ka Sheekaynaysa Riwayadan Oo Hargysa ka Dhacdy

  • @mollymaguire3328
    @mollymaguire3328 Рік тому +5

    Titleka ruwaayadaan ku qoslay😅

  • @omermustophe4725
    @omermustophe4725 Рік тому +4

    Makhayadaan xoraynayaa😂

  • @abwannasrishakespeare
    @abwannasrishakespeare Рік тому +1

    Legends

  • @apdinajipmustafeciise6307
    @apdinajipmustafeciise6307 Рік тому

    Alle ubaahane legend

  • @sakimustafeaadan4290
    @sakimustafeaadan4290 Рік тому +1

    ABWAN sayidka adke adke dhale tihin adiyo wadada xaquba

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Рік тому

    Magacan hoos Ka sii Maad Ka badashil wlo kalmad akhlaaq xumo Ka turjumaysee .

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Рік тому

    Woooôw

  • @abdikadirahmed7271
    @abdikadirahmed7271 Рік тому

    guulayso abwaaan

  • @ceelqorraxofficial3757
    @ceelqorraxofficial3757 Рік тому

    Part 2 soo samee

  • @cabdiqaniawga1225
    @cabdiqaniawga1225 Рік тому

    Sooo badi

  • @shireshow
    @shireshow Рік тому

    Ma maqaaxidii Badhi iyo Bigays baa

  • @xikamaofficil
    @xikamaofficil Рік тому +9

    Asc AsxaabtA dhamantiin waxaan idinka raba inaad iisamaysaan wax waxaasi waxa waaye inaad FOLLOW DHAHDAAN PAGE KA CARIIFI CADE MAHADSANIDIIN

  • @cabdiraxman2938
    @cabdiraxman2938 Рік тому

    M.a

  • @aaminaxassan639
    @aaminaxassan639 Рік тому +1

    Akh dhab bay u qayilayaaan🙄

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Рік тому

    Zayidka waankuwataa wllahi

  • @dahabtume
    @dahabtume Рік тому +1

    Amising video sayidka

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast Рік тому

    Adeeraw gabadha soodaa dili meyno waa ciyaarineynaahee😂😂

  • @abdulkareema041
    @abdulkareema041 Рік тому +2

    Odaygu waa heegaan wlahi😂😂😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 місяців тому

    This guy is Very funny Wallahi
    😂😂😂😂

  • @Abdifatahyussuf21
    @Abdifatahyussuf21 Рік тому +1

    @Heesta qaramka ee hore qofki yaqano ha iso shego fadlan ✋️💯

    • @suugaan
      @suugaan Рік тому +1

      dhakhtar baa isku keen qoray .... maxamed cali burco ayaa qaada

    • @Abdifatahyussuf21
      @Abdifatahyussuf21 Рік тому

      @@suugaan sxb tan hore ayaa rabaa thnkz

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- Рік тому

    Odaygu caadi maha 😅😅❤❤

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 Рік тому

    Caadi maaha team wadada xaqa

  • @moibra4444
    @moibra4444 Рік тому +1

    TEAM WADADA XAQA👑

  • @important_55
    @important_55 Рік тому +2

    Maqaxida Hooska Sii😂

  • @maxamedaxmedcali422ericten2
    @maxamedaxmedcali422ericten2 Рік тому +2

    Makhaayadaan Xoraynayaaa 😅😅😅😅😅

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 Рік тому

    Wlhi ruwayad aad u fcn

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 Рік тому +1

    waxaan xasuustay maahmaah ahayd XAMIIDO WASMANA WAY RABTAA QALQAALKEEDIINA MA HAYSO ninkan odayga ahi gabadhiisii maqaaxi ayuu u furay ragiina waa diidan yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkk hayaay dee waa kaaf iyo kala dheeri