New Film 2023 Wasiir ALLAHU yaclam Part 1 Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team wadada xaqqa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Waa Film ka kooban laba qaybood oo ku qotoma xaqiiqada dahsoon ee siyaasada si toosa iyo si dadbanba wuxu banaanka usoo dhigaya dhaqamada dadka xilalka haya , u jeedada guud oo ah si looga waantoobo saqaajinimada iyo aqoon darada mid diineed iyo mid maadi ba si umadu u hesho hogaamiyayal raasamaal ah umaddana hiil u gali kara koone ilaa koone .

КОМЕНТАРІ • 157

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +77

    Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo
    Diray Nebi muxammed scw💗

    • @yacquubmaxamed5977
      @yacquubmaxamed5977 Рік тому +1

      Salalaahu Calayhi Wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Рік тому +1

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Рік тому +1

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @mouwlidsiyad9600
      @mouwlidsiyad9600 Рік тому +1

      Salallahu calayhi wasalam salallahu calayhi wasalam

    • @hindaahmed8055
      @hindaahmed8055 Рік тому +1

      Salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu

  • @kingcapitano437
    @kingcapitano437 Рік тому +4

    Ku Saliya Nabigeena Muxamed Scw

  • @claahidaahir3575
    @claahidaahir3575 Рік тому +35

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abdirahmanhassan234
    @abdirahmanhassan234 Рік тому +6

    ALLAHU YACLAM waa khatar
    Qofkuu dhaha asagoo macneheedu garanayo oo kas u dhahaa waa gaal
    Marka ereyga saxda waa ALLAHU ACLAM
    Magacna ha kadhigina walalayaal
    والسلام علبكم

  • @hindaahmed8055
    @hindaahmed8055 Рік тому

    Xaqiiiq weeye

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 9 місяців тому

    Msh alla

  • @tuwa_sac
    @tuwa_sac Рік тому +2

    Sayidka barakeysn legend, noolow zxp oo hore u soco

  • @basadiir1322
    @basadiir1322 Рік тому +2

    First comment sayidka

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdifitaaxmaxamuud2868
    @cabdifitaaxmaxamuud2868 Рік тому +2

    War wxan talent wa dhafay sayidkow guulayso LpH

  • @kaderhirsi3605
    @kaderhirsi3605 Рік тому +2

    Keep going teamka wadada xaqa💪

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому

    waaw wasiir allahu yaclam

  • @najmaahmed3051
    @najmaahmed3051 Рік тому +3

    Wasiirku wa rer dhabooloq 😍

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Рік тому +3

    Waa Run jirta wiliba aad io aad thankx guys

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Рік тому

    Hore u soco zxp adiGa io team wadada xaqa

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 Рік тому +17

    3:30 wasiirku dumar buu alaab ahaan China uga keenayaa ku cayaadhay.🤣🤣🤣 guulayso abwaan seyidka barakaysan

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +3

    Kan sheikhdi wakutuntay sidu isleyahay wayjiran dad sheikh nimo kudaba dhuunta oo dowlada lasocda ilahayoe xaqa nagusin

    • @shugriabshir
      @shugriabshir Рік тому

      Walhi seydka barekeysan waa nin rageed nolow intay nolole jirto

  • @jalaalmedia
    @jalaalmedia Рік тому +1

    Sayidka barakaysan waa taageeraa
    Abwaan idiris
    Alle haku dhawro
    Lkn waa xillima guurkaagu

  • @sacadmohamed7532
    @sacadmohamed7532 Рік тому +6

    Talented person going ForwarD

  • @maryancabdihariye2413
    @maryancabdihariye2413 Рік тому +9

    idirisow qaladaadkii waan kaa sugaynaa nio 😂😂 Qaladaadka ka qosol badane

  • @ramzyismaaciil4435
    @ramzyismaaciil4435 Рік тому +2

    Keep giong pro

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 Рік тому

    Wallee waa run

  • @djdiwo5194
    @djdiwo5194 Рік тому +2

    Keep going my brothers Qulesta zhp bartedaad dhigteen

  • @houssienalimoussa4134
    @houssienalimoussa4134 Рік тому

    مشاء الله سيد ادرس ما احسنها هد الفلم الله يباريك فيك

  • @mohaofficialvideos988
    @mohaofficialvideos988 Рік тому +2

    19sec first person to view, like isaar

  • @hanadmartiallyrics
    @hanadmartiallyrics Рік тому +1

    a talented person with a successful brothera talented person with a successful brother

  • @Dacawa775chanall
    @Dacawa775chanall Рік тому

    Number One Watching

  • @maska8386
    @maska8386 Рік тому +2

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Mansha Allah Hambalyo.

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Рік тому +2

    First comment 😅

  • @Dr-Haniya4
    @Dr-Haniya4 Рік тому

    WAA WACICIGA DALKA KA JIRA WLLHIA
    WASIIRK DHAN OO MEELBA HAYSAN INUU REER U JOOGO IYO IN UU UMADDA MATALAAYO AAN LA GARANAYN

  • @goldkey1451
    @goldkey1451 Рік тому

    waad la raagtay xaaladahan socda warkoodi sheekhow , no so dadajiya

  • @abdikaderobolos9836
    @abdikaderobolos9836 Рік тому

    Aflanta Sayidka qiimaha iyo maskaxada ku jirta iyo dadka dawada is malaha waayo intan in ka badan bu istahilaa war ku so yaca sayidka barkeysan

  • @xamseyusufxassan9967
    @xamseyusufxassan9967 Рік тому

    Sixid: Allaahu Aclam Ayaa Sax Ah

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому

    Legend sayidka barakeysan
    Iyo teamka wada xaqa
    Wan idin wadana

  • @jimcaalecabdilaahi1655
    @jimcaalecabdilaahi1655 Рік тому +1

    Jiaa somaliyeed

  • @xamsehalac6578
    @xamsehalac6578 Рік тому

    Keeb going walaalyaal

  • @mohaaadan6981
    @mohaaadan6981 Рік тому +2

    Keep going pro

  • @abdikareem9616
    @abdikareem9616 Рік тому

    legend horu soco

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 Рік тому

    Siyaasada somalida waa sidaa uun asxabta

  • @jihaanofficially7977
    @jihaanofficially7977 Рік тому

    M.allah

  • @crisaaqmaxamuudfaarax7532
    @crisaaqmaxamuudfaarax7532 Рік тому

    Zxp keep going

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 Рік тому

    Legend

  • @khadarmowlid5474
    @khadarmowlid5474 Рік тому

    Sayidku waa nin waxbadan fahansan

  • @inahahmedkooz5197
    @inahahmedkooz5197 Рік тому

    Wiilashan run bay Ka hadlayaan waa xaqiiqada jirta iminka

  • @abdiraxmanmustafe2687
    @abdiraxmanmustafe2687 Рік тому

    Waa wax jira oo imika taagan dhulka somalida

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640

    Micnaha riwaayada waxa kuu sheegaysa inta yar ee ku daba duuban waad mahadsantaahy saydika

  • @ahmedtolka6052
    @ahmedtolka6052 Рік тому

    Horay u soco abwan ❤😂

  • @awedlawfirm
    @awedlawfirm Рік тому

    Waxa halkaa iiga muuqata jn said sayidka barkaysan iyo dumarka somalidu isnaceen

  • @hoodofarxaan8384
    @hoodofarxaan8384 Рік тому

    The legend

  • @newoats
    @newoats Рік тому

    #we proud our Hablahena somaliyeed

  • @themafianboy8870
    @themafianboy8870 Рік тому +6

    6:37 Ku iibsadii misaajidka weeye😂😂

  • @abdiqaniahmet6755
    @abdiqaniahmet6755 Рік тому +3

    Ana wasiir xabad yaroo gAbanoo gambarka leeg oo aan ku qabooba rabaa lacgta wan diri👍😁

  • @sulthandaade6228
    @sulthandaade6228 Рік тому +1

    Part 2

  • @khadarmaxamud7746
    @khadarmaxamud7746 Рік тому

    Waxan waxa u hysta fanii

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому

    Legent alway lengent

  • @user-yg9tm7pj8d
    @user-yg9tm7pj8d 5 місяців тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂

  • @aatochannel35
    @aatochannel35 Рік тому

    Waan sugayna

  • @khadarapdirahman9763
    @khadarapdirahman9763 Рік тому

    Frist comanti😂

  • @bashir871
    @bashir871 Рік тому

    Legend s

  • @aatochannel35
    @aatochannel35 Рік тому

    Abwaane khaladaadki soo daa

  • @1cent187
    @1cent187 Рік тому

    Wallhi zxb runtaa kahadasha 🦾

  • @guuleddiamond3704
    @guuleddiamond3704 Рік тому +3

    Sayidow Khaladaadki Riwaaydan Soo Raaci wll 📌📌 please 🙏

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 Рік тому +1

    Wr idirisow zxp wxd soo celisaaa ruwaayadihii macalinimada

  • @cumarmaxamed7276
    @cumarmaxamed7276 Рік тому

    hore usoco zp🤴

  • @user-bu3el1rh2w
    @user-bu3el1rh2w Рік тому +1

    Dadka diinta haya hadii lagu jeesjeeso waxaa ka dhalanaaya mataqaana?
    Baraha bulshada layskama sogalo adaan wax aqoon

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому

    Halkeedad dhigtay sayidii

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h Рік тому

    Muse iyo wasiradisa dadka shaqaysanaya dhibaya aya ka hadashay halkeedi dhigtay

  • @FunMotivatation
    @FunMotivatation Рік тому +4

    ASSLAM ALIKUM to all of you also add english subtitles that we should also understand hahha which one language you people use btw love from PAKISTAN

  • @marwaansulayaman3782
    @marwaansulayaman3782 Рік тому

    Kuwa hadhay sowmaad rasayn 😃😃

  • @deviboy
    @deviboy Рік тому +3

    Finally
    Lkn sxp I think inad ka hadlaysed ninki haysan jirey dakada berbera 🤣🤣🤣🤣

    • @mousamooge8228
      @mousamooge8228 Рік тому

      NINKA MIYAA DUMAR KEENAY MISE AABIHII AYUU GANACSADE KA DHIGAY KOLAY NINKII WASAQ WADAABA WUU ISKA DHEX ARKAYA RUWAAYADN

  • @mohaned7
    @mohaned7 Рік тому

    Ina abdinuur aawy

  • @abdulabdihamiid9062
    @abdulabdihamiid9062 Рік тому +2

    Hhhhhhh

  • @abchirmoussa8328
    @abchirmoussa8328 Рік тому

    3:40

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому

    Ayaanta waa shaqo gabtay abwaane so noqo plz

  • @coachmaryama
    @coachmaryama Рік тому

    Waxaa ugu qosol badan ta loogu talogalay Samsamta qaylada badan iyo ta yaree Sariibada tagta. Ganacsigiina meelkasta wuu galay Dee Rahana way cunaan aniguna Raha ayaan ukeenayaa😅 illeen waa ganacsi uune

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 Рік тому

    maguursatay wali
    haa
    kuye maxaad aragtay
    abwaan sayidka waa wax kale

  • @mohamedkayzeapdi7467
    @mohamedkayzeapdi7467 Рік тому

    zyidka kusoco pro

  • @ahmedabdi2753
    @ahmedabdi2753 Рік тому

    Talent ku dhigle

  • @A-ABDI-74
    @A-ABDI-74 Рік тому

    Albaabka xirta ajiija ji tacni jajiii

  • @wallaalkasamalida329
    @wallaalkasamalida329 Рік тому

    😁😁😁😁😁😁😁

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 Рік тому +1

    Hhhhhhhhhh tani Riwaayad way dhaaftay wlhi waa wax jira
    Waxaad tihiin, dhalin yaro waa qica Og oo Indheer garad ah
    Alleh ha,idin xafido dhamaantiin
    Group waddada Xaqa

  • @qoriinthebuilding2185
    @qoriinthebuilding2185 Рік тому +2

    Buul yar bad gasha🤣😄😄

  • @safiyayuusuf2845
    @safiyayuusuf2845 Рік тому +2

    Asc wll

  • @samiirmaxamed5098
    @samiirmaxamed5098 Рік тому

    Baanku xaguu ku yaalla

  • @cadnaancr1132
    @cadnaancr1132 Рік тому

    Kkkkkkkk so 👍 good

  • @apdifatahhazzan2200
    @apdifatahhazzan2200 7 місяців тому +1

    Sheikha korontO maa QapsaTeYy😂

  • @hasanhusein6831
    @hasanhusein6831 Рік тому

    Nin markaaan arko qosol iqabtaaaa,😁

  • @mustafejr3460
    @mustafejr3460 Рік тому +3

    12:47 Sayidka af chines ka waa taqaanaaye wan u sheegay kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @apiipck1042
    @apiipck1042 Рік тому +1

    Gabdhihiipa alaabaka dhigten be😹😹

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Рік тому

    Khaladaadka soo galiya plz😆😆🙏

  • @mohamedshariif2600
    @mohamedshariif2600 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂
    Wa sheekada dhan siyaasada Somaliya kasocoto

  • @KayseKayse-xe5qv
    @KayseKayse-xe5qv Рік тому

    Waxkale wlhi filmkan

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali Рік тому +1

    Garac weeyi Jayne Caadiya Inuu Ku Hadlayaad Moodaysaa wllhi 🤣🤣🤣

  • @mohamedhasan4653
    @mohamedhasan4653 Рік тому

    Sayidku Barakaysan
    Soo Jeedin Walaal Waxan Ku Soo Jeedin Lahaa Inad Bertii Tiktokta Aad Kuso Gudbiso Maansooyinkaagii Laba Dareen Pls Pls Walaal
    Taageerayaal Farabadan ayad Halkaa Kaga timid Walaal

  • @mohamedzulaymaam4949
    @mohamedzulaymaam4949 Рік тому

    Cadar baad la wareegta kulahaaa

  • @shekhawi
    @shekhawi Рік тому

    Kkkkkk

  • @wallaalkasamalida329
    @wallaalkasamalida329 Рік тому

    War Hala iisoodhibo muqdishan ka Soo dalbanayaye wasiir

  • @suhaybeman6597
    @suhaybeman6597 Рік тому

    Zhp imika nooma soo badaside noosoobadi video yada wall