Ruwaayad Cusub Dilkii Xalaasha Ahaa Qaybtii 1aad Sayidka Barakaysan Ubax Anshax Iyo Cabdi Cido

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 373

  • @daauud77
    @daauud77 2 роки тому +28

    Dadka badan waxay u arkaan riwaayad kaliya lkin waa fariin waaqica oo xaqiiqooyin badan taabanaysa keep going team kiina oo dhan

  • @apdiwazacvirgil7800
    @apdiwazacvirgil7800 2 роки тому +113

    Nᴀʙɪ ᴍᴜʜᴀᴍᴇᴅ ( ɴ.ɴ.ᴋ.ʜ )
    ɪɴᴛᴀ ɪʟᴀ ᴊᴇᴄᴇʟ 👍

    • @haaji1
      @haaji1 2 роки тому +2

      nabigayayga waxa aan u quu dhnaa intaa iyo wax ka badan waxba nala ma aha liken yAR OO NIN CADAAN AHI SAMEEYAY

    • @MASLAX4K
      @MASLAX4K 3 місяці тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 2 роки тому +84

    Ninkani Waa Legend wllhi Isagoon waxba jilayn Haddaad Aragtid sidiisa Ayuu Qosol uu Yahay wllhi Nin Garanaya Uun Baa Garanaya ,🤣🤣😅😅🥰🥰

    • @abokorabco9393
      @abokorabco9393 2 роки тому +2

      Haa wllhi waa funny socda shp garanaya uunba garanaya

    • @sacadguntigaab2957
      @sacadguntigaab2957 2 роки тому +1

      Idiris
      Ciyaala xawaadle waliba madarasadi xawaadle cidi dhigan jirtay before 2009 uu garanaya ninkan

    • @sacdiyomacalinshukran6855
      @sacdiyomacalinshukran6855 2 роки тому

      Masha allh xafidakalh Sandra barakaysan

  • @hudeshachannel4616
    @hudeshachannel4616 2 роки тому +33

    Sayidka barakaysan legend bro iyo team kaagaba waxan leeyayhy keep gion wlle dad jira ayaa tihiin 😍😘

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 роки тому +26

    Ninka Keliyee Nolosha fahansan😁😂😎team Sayidka Barakeysan keep goin

  • @abdiasismuse2034
    @abdiasismuse2034 2 роки тому +18

    Hadaad daawanayso vediogan oo 1million gaadhay fadlan Like saar 😂

  • @zamiirromeo2679
    @zamiirromeo2679 2 роки тому +4

    Nabiga kusaliya scw

  • @furaattube9434
    @furaattube9434 2 роки тому +18

    Tabtii xaaji cabdi cabdillahi kulahaa🤩🤩🤩🤩🤩😂😂😂😂

  • @waqallyrics2776
    @waqallyrics2776 2 роки тому +16

    Wllhi ninka nin lamida wllhi maan arag idiris ilig keep going pro

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 2 роки тому +5

    Adiga iyo azxaabtaada kaleba aad baan iddin salaaamayaa
    Waxan idinka soo salaaamayaa CANADA 🇨🇦🇨🇦

  • @specialtoagree4236
    @specialtoagree4236 2 роки тому +16

    Ilaah baa igu og nafteyda ayaa idinka hesha
    Caadil imaam recovery hhhhhhh great to see you again bro

  • @cmn1290
    @cmn1290 2 роки тому +24

    Magacayga akhri ❤

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 2 роки тому +2

      Ana kadran adiga😁😂😂

    • @saynabmahamed569
      @saynabmahamed569 2 роки тому +1

      Yaan ahy aad ijeclaatide

    • @cmn1290
      @cmn1290 2 роки тому +1

      @@saynabmahamed569 soomaali soo matihid

    • @cmn1290
      @cmn1290 2 роки тому +1

      @@engmuuseofficial1519 thanks

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 2 роки тому

      @@engmuuseofficial1519
      Anph kzih drn adigh 😂😂

  • @alsacaadamedia6516
    @alsacaadamedia6516 2 роки тому +6

    Wiilkani waxa uu gudbinayaa fariin aad udheer uu garan karo qof wax garad ahi markaan caqliga saliimka ah ku eegno maqaalkan aniga oo rayigayga kufasiraya waxay iila eekaatay wakhtigan aynu joogno dhalinyaradeenu gaar ahaan hablaha inyar mooyaane inay badi ahaan qunqunyar uga sii fogaanayaan ku dhaqankii diinta islaamka ,guryahii lagu ogaa kabaxayaan cidlana ubaxayaan , dharkii xidha layidhi iska siibayaan waalidkii adeeca layidhi utalinayaan ayna ta ugu daran tahay in ay soo baxaday wax layidhi dabshid oo ay hablaheena iyo wiilasheenu ay xalaashadeen inay habeen madaw meel kabaxsan magaalada dabkusoo shitaan taas oo ay samaynayaan wax uu illaahii ina uumacay cadho galinaya , natiiijaduna tahay inay hoos udhacdo guurkii xalaashahaa iyoqiimihii dhalin yarnimo ee lagu faani jiray gaar ahaan hablaha iyo wiilasha waxan kula dardaarmi lahaa usoo noqda illaahay qalbigiinuna yaanay ka madhnaan cabsida alle.

  • @ibnukhadarofficial1686
    @ibnukhadarofficial1686 2 роки тому +25

    The first view

  • @wllahmedac7042
    @wllahmedac7042 2 роки тому +30

    Wlhi sayidka barakaysan wd iga qoslisy 🤣🤣🤣🤣🤣horay usoco
    Never go back my brothers

  • @nazriinkalgacal2676
    @nazriinkalgacal2676 2 роки тому +11

    Best film keep going my team

  • @anoah1517
    @anoah1517 2 роки тому +6

    I promise to meet you when I come to hargeisa such genius guy Masha allah

  • @hickmanofficial4247
    @hickmanofficial4247 2 роки тому +8

    Tabtii CABDI xuseen ba la ii hayaa kulahaa😅😅😅

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +5

    Cabdi cido iyo Guuleed mooyee inta kale qofka matalayaa ma Idiris baa mise mid ay usu eegyihiin baa kula jira Idiris.

  • @sultanfarhan1775
    @sultanfarhan1775 2 роки тому +11

    Keep going sayid ka barakaysan lph

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 2 роки тому +22

    😂😂😂🤣🤣odeyga iyo islaanta sey iskugu tirinayaan ban ku qosley 😂😂🤣😂🤣

  • @maxamedzakimcmofficial1799
    @maxamedzakimcmofficial1799 2 роки тому +7

    Wwwwww ala maxan sugaayay filmkasta ooo aaad jilaysaaan abwaan sayidka barakaysan iyo dhmn team #wadadaxaqa keep going

  • @cabdiraxmaanciise5984
    @cabdiraxmaanciise5984 2 роки тому +6

    Riwaayadu waa bilaa jaqaaye

  • @abdirahmancboyofficials4505
    @abdirahmancboyofficials4505 2 роки тому +10

    Wllllhi team saydka barakaysan fani baad tihiin keep going #LEGENDS

  • @muxamdgazair5680
    @muxamdgazair5680 2 роки тому +6

    Nin aan jeclahay sayidka barakaysan ♥️🙏🏾

  • @KurulusOsman-12374
    @KurulusOsman-12374 2 роки тому +10

    Idiris waxad tahay walhi talente leh keep going

  • @ZUHAIPZUWEYZ.
    @ZUHAIPZUWEYZ. 2 роки тому +10

    Legend LapO maaHa zayidka barakayzan Keep Going BrotheR

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 2 роки тому +10

    The true meaning Of legend 🙌

  • @fuaadjunior6735
    @fuaadjunior6735 2 роки тому +26

    Sayidka absolutely well done,,,, wx yar hablaha riwaayada laso dhigeeysid un wx yar tell them to dress up well..

  • @abdullahiahmed5738
    @abdullahiahmed5738 2 роки тому +6

    Best in the world bro sayidka barakaysan

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 2 роки тому +12

    Waxaan raba in aan ku akhriyo naxwe waa Dixiii kulahaa 😁😅😅😅 Idiris kulahaa 🤣😂😂

  • @abdifitah.adoonkialle8275
    @abdifitah.adoonkialle8275 2 роки тому +6

    صلى الله عليه وسلم🥰🥰

  • @khubaybproduction6677
    @khubaybproduction6677 2 роки тому +7

    Khubayb Production ku soo dhawoow Adoo mahadsan

  • @ibraahimmohamed4448
    @ibraahimmohamed4448 2 роки тому +7

    Gabadha jiliin keedu ma wacna. woxoga tababaray u baahan tahay. araweelo ba ku wacayd booska.

  • @alahicumer8613
    @alahicumer8613 2 роки тому +5

    Masha allah fidiyoyo aad ufiican duuptaan allaha nibarakeyo

  • @mohamedabdihakin2410
    @mohamedabdihakin2410 2 роки тому +5

    you are fantastic bro ALLAH Bless you sayid you are creative man ❤

  • @mjguure9257
    @mjguure9257 2 роки тому +3

    10x pro sayidka barakaysan iyo cabdi cido iuo teem ka kaleba🌎

  • @hodoahmed7392
    @hodoahmed7392 2 роки тому +6

    Horay usoco sayid lama joojiyaan 😛😛😛😎

  • @cadnaandayib5897
    @cadnaandayib5897 2 роки тому +2

    M.a wllhi talent ayaad ku jogtaa maqaxida pro ganariya weye thanls so dheh

  • @abdiladhiifmohamed7097
    @abdiladhiifmohamed7097 2 роки тому +2

    The Frist one o idin leh hore usocdo wangsan

  • @siciidabdi4210
    @siciidabdi4210 2 роки тому +5

    Sxp wlhi legends baad tihine
    Manta hal meel an kaa saxno
    Dumar inaad matasho iskuna egaysiso ma banaana
    Wa talo sxiptinimo

  • @husseinmohamud4187
    @husseinmohamud4187 2 роки тому +4

    Salaan sare abwaan sayidka barakeysan cabdi cido iyo teamka dhamaantiiba

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 2 роки тому +2

    Sayidka barakaysan qaybta haweenka sida ayeeyo gabar gali please madan wayin gabar wax idinla jishee please waa iga talo

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 2 роки тому +5

    talented young man mashaa allah nice job.🥰🥰 keep going

  • @abdisalamahmed483
    @abdisalamahmed483 2 роки тому +4

    Sayidka bakakaysan waxa aan leyahay isaga iyo tiimkisa horay usocda

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 2 роки тому +5

    Waaar saaxiib jilidda islaanta aadbaad ugusoo baxday deee

  • @hamzikmahamed2867
    @hamzikmahamed2867 2 роки тому +9

    Ilaa ciradeeydi ayaa albabka taalo oon kusoo maray 😅😂

    • @mahdi5968
      @mahdi5968 2 роки тому

      Wa erayga ila qosolsiyey😂

  • @xamsetukaale1521
    @xamsetukaale1521 2 роки тому +3

    Teamka wadada xaqqa runtii waxaan ka mid nhy taageerayaashiina .
    Lkn
    Laba arimood ayaan is qabanayn
    Music / inla shabaho ama la matalo dumar / in gaalo la matalo
    Iyo
    Waxaan is qabanayn wadada xaqqa ayaan ka turjumaynaa

  • @AkmG_
    @AkmG_ 2 роки тому +1

    Boqortooyo zydka barakaysan adi iyo TEAM kaagaba aad ayaan ii diin taageeraa NEVER GIVE UP 💯🌏💝

  • @craxiindaud4163
    @craxiindaud4163 2 роки тому +10

    keep going bro

  • @khaalidtabliqichannel5216
    @khaalidtabliqichannel5216 2 роки тому +15

    Nɪᴏ ɴɪɴᴋᴀᴀ ʀᴀᴀʀᴋᴀ ɢᴏ,ᴇɴ ᴇᴇ ɢᴜᴜʟᴇᴇᴅ ᴡᴀᴀ sᴘᴇᴄɪᴀʟ ʟᴇɪᴅᴇs😅😅

  • @maxamedaadanmaxamed1442
    @maxamedaadanmaxamed1442 2 роки тому +9

    Keep going legend

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 2 роки тому +2

    Sayidka Bareysan legend of legends 😍🥰😍😍😍

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 2 роки тому +14

    Dhmntinba Guulaysta😍😅

  • @Mousta_alpha94
    @Mousta_alpha94 2 роки тому +6

    Isafarigare lambarkaga 😂😂😂😂😂 Abdi cido

  • @nuurcademaxamed145
    @nuurcademaxamed145 2 роки тому +11

    𝐌𝐬𝐡𝐥𝐡 𝐤𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠 𝐬𝐡𝐩

  • @yaaziinvlogs9467
    @yaaziinvlogs9467 2 роки тому +6

    Legend keep going 🙌

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 2 роки тому +11

    It left us in suspense. Eagerly waiting part 2

  • @sadaamdhuux0634
    @sadaamdhuux0634 2 роки тому +4

    Sayidka barakaysan legend

  • @abdirizaqrashio1230
    @abdirizaqrashio1230 2 роки тому +2

    Alle ha idin ka raali ahaado

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 2 роки тому +9

    Hhhh another level sayid Barakaysan 😄😄😄

  • @ubahibrahim71
    @ubahibrahim71 2 роки тому +1

    Walhi wanku qosla wilkan allah haku barakeyo huno wan iska kin jeclahay and your team

  • @naajid1
    @naajid1 2 роки тому

    in Dagaalkii UXUD la isoo Jabiyay ayaad Mooddaa ,,, Aaar Ninkanaa Walaahi daacad baa uu iiga qosliyaaa viva sayidka

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud 2 роки тому +5

    Wlhi wu iga Qosliyey ninkani😂😂

  • @mustafejimcaalemustafe2875
    @mustafejimcaalemustafe2875 2 роки тому +6

    Keep going pro 👍

  • @axmadkafimohamedxaji6747
    @axmadkafimohamedxaji6747 2 роки тому +13

    Develop your talents brothers

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 роки тому +11

    Waar idirisoow sawdigii waxbarashada dalka aad u dhalili jiran jamacad iyo schoolba inan sidii loo bahna wax logu baran mantana dee wabad noo xayaysinaysaye hadaba mideen qadaanaa hee😁👍

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 2 роки тому +1

      @Zekaria Mohamet way dhici kartaa zxpo

  • @suhaibabdi
    @suhaibabdi 2 роки тому

    Qaybta hore ee videoga waa marketing inta fahanty like dhac ku siiya

  • @drzeefofficiall1514
    @drzeefofficiall1514 2 роки тому +1

    Masha allh abwaan sayidka barakaysan and asxaptiisa keep going

  • @zahraabdilahiali5774
    @zahraabdilahiali5774 2 роки тому

    Vidiogii igu fcnaa een ka daawaday hore u soco wll khayr alle ha ku siiyo

  • @marwaanabdirahmanmusse6474
    @marwaanabdirahmanmusse6474 2 роки тому +4

    Mashallah wlhi waxaan kugu tilmaamo ma garanayo waxaad tahay shaqsi ka qiimo badan koox dhan Mashallah aqliga allah haku siyaadsho 🤣🤣

  • @asiisaabdirahman5245
    @asiisaabdirahman5245 2 роки тому

    Idiris ilig caqliga iyo cimrigaba alllaah hakuu barakeeyo wllo waad iga qosliseen adiyo kooxdaadu 😅😅😅🥰🥰❤️❤️✋

  • @mrjamaltawakal2496
    @mrjamaltawakal2496 2 роки тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @haji509
    @haji509 2 роки тому +5

    Ku wataa mY kinG 😍

  • @abdimahdi2980
    @abdimahdi2980 2 роки тому

    .mAsha allah waad iha qoslisay sxb jabuuti ayaan kasoo salaamaya

  • @Suldaansaid
    @Suldaansaid 2 роки тому +12

    Keep going my bro

  • @cabdiraxmaan61
    @cabdiraxmaan61 2 роки тому +3

    daawadaha koowaad

  • @cabdiraxmancali4962
    @cabdiraxmancali4962 2 роки тому +15

    legends 💯🙏

  • @nasradahir1250
    @nasradahir1250 2 роки тому +3

    Masha allah

  • @cabdirashiidgiire9939
    @cabdirashiidgiire9939 2 роки тому +1

    Mansha allah tabarkalah dirisle keep going

  • @mowlidabdi7473
    @mowlidabdi7473 2 роки тому +1

    saydka bro wxd ka soo hadasha wasarada diinta iyo awqaafta iyo bandhig faneedkii kiin jama

  • @abdulrahmansuleiman9804
    @abdulrahmansuleiman9804 2 роки тому

    Mahadsanid zayidka waxaan kaaga baranay aflaam qiimo badan oo wacyigalin iyo dareen diin jacaylba ka kooban, lkn filimkan imika hal qalad ayaa kujira waana role ka aad qofka dumarka aad matalaysid, nabigu waa uu nacdalay ragga dumarka isku eekaysiiya iyo dumarka ragga isku eekaysiiyaba arrin fududna maaha fadlan intaa sax

  • @zaamiyaaaden2720
    @zaamiyaaaden2720 2 роки тому +1

    Man of the mach Guled sibibix
    😀😀😃marka inanta laga qorayo

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 2 роки тому +1

    Walhi barteedii ayaad dhigtay zxb legends guulaysta

  • @thebestofficial3308
    @thebestofficial3308 2 роки тому +1

    Saydka barakaysan

  • @yahyaroble8639
    @yahyaroble8639 2 роки тому

    Gabadhuu iinay duuqa sugayso aya uufahmay☝️☝️☝️

  • @l7932
    @l7932 2 роки тому +2

    Hore u soco walal

  • @zahraabdilahiali5774
    @zahraabdilahiali5774 2 роки тому +1

    Ilaahay ha kaa farxiyo markaan mudugo yar dareemaba videogaa gaan daawadaa😍😍❤

  • @hipomohamed096
    @hipomohamed096 2 роки тому +2

    Kulaha Goblan bn ku dhimaneyna malaha legend idiris😂😂😂😂

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 2 роки тому

    *Sayidka Barakeysanow waa Adiga Iclaankii. Tabliiqa jeediyay Ma TabLiiQ Kuttabo. Xoor ah MiYaa Noqorey*

  • @medysmart1059
    @medysmart1059 2 роки тому +1

    Sayidka it's me mohamed Djiboutian
    Keep going my freind

  • @alahicumer8613
    @alahicumer8613 2 роки тому +3

    Niyaw waad fiicantahay ee sheikh nimada sharafta hakadilin

  • @channeldadyaraha9406
    @channeldadyaraha9406 2 роки тому

    Sayidka Barakeysan Zhp Madaxa ayaa iisaran Thy adigiyo AzxpTapa keep going...

  • @anyone2973
    @anyone2973 2 роки тому +2

    Gulled waan wataaa

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому

    Alle caqliga hakuu barakayyo adiga iyo kooxdadaba

  • @bile-25
    @bile-25 2 роки тому

    Sayidka barakeysan nin iga qosliyo waaye runtii

  • @waayoarag6915
    @waayoarag6915 2 роки тому +8

    😂😂😂25+25=⚰

  • @mohyadinhassan
    @mohyadinhassan 2 роки тому +1

    Wlhi grca carbka la'a ee gerashlaha wa legend

  • @dannabnews301
    @dannabnews301 2 роки тому +2

    Legend Keep Going Pro

  • @faysalcabdiraxmanfaysalxaw6123
    @faysalcabdiraxmanfaysalxaw6123 2 роки тому +1

    Masha Laah saxb aad ban kutagyeer