#HUBKII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому +3

    Mareexaan waa ineey soo ceshadaan dhuusomareeb iyo inta ka maqan inshaAlaah habargidir dhul maleh gaalkacayo Majeerteen waa ineey baraxleey ka safeeyaan habarbooto inshaAlaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubax3018
    @ubax3018 Місяць тому

    Hubka hadeey hg leedahay
    Maxaa ka macnah oo daris beey
    Yihiin hg waataqaan ilkayar sida
    Looga magto wlhiy weey eedi doontaa caabdwaaq aadan yabaal usoo aroor abaalna kuuma erganee waanu arkeenaa
    Mareexan hafarxan caawa afkey ku qosleen bey ku ooyi doonaan

  • @shukriabdi4808
    @shukriabdi4808 Місяць тому

    😂maansha alaah mareexaan qanimo ilmo adeer cadowgiina hoos shurun shuur ha ooy0 h0rusocda ilmmo adeerayaal

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +1

    Sidaabaan waligeen uga adkayn Habarkintir, labadaas doofaar oo caada qaatayaasha ah iyaka xitaa waa dhigteen,waa la dilay.

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v Місяць тому

    adeerow hubkan lagamahelo lagamana isticmaalo Ethiopia 🇪🇹 sidaas darteed meesha laga keenay Ethiopia maaha ee meel kale ayaa laga keenaye hala sheego somaliyey OKI

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Місяць тому

      Itoobiya ayaa la keenay kaalay adiga beeneey Itoobiya waa cadawga koowaad ee Soomaaliya cidii hubka soo dhiibtay waa la og yahay Itoobiya

    • @user-co3rr1jr7v
      @user-co3rr1jr7v Місяць тому +1

      @@sadiyaali9508Walaalkay somaliyed Ethiopia hubka ma sameeyaan way soo iibsadaan hubka noocan ahna xataa ciidankoogu ma isticmaalan lagamana yaqaano OKI sidaas darteed anigu waxan aamin sanahay inaan laga soo iibin Ethiopia laakiin waa la soo marsiiyay oo meel kale ayaa laga soo iibiyay OKI

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Місяць тому +1

      ​@@user-co3rr1jr7vadiga itoobiya maxaa kaa galay itoobiya miyaa tahay calaa kuli xaal itoobiya ayaa laga soo iibsaday waa la ga xoogey kuwii soo gatay gardaroole ma guuuleysto itoobiya waa cadaw waana ku jihaadeynaa inshaAlaah

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Місяць тому

    😝👎