Dayacan part 1 ( School Cabtooy ) Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +66

    lagama degaanka aduunka kulaa cabdi cido umadeena maaha team wadada xaqa ❤

  • @najiipkaape
    @najiipkaape 9 місяців тому +17

    salaada hala ogaado dhalin yaro hadii la eedaamo u degdega dhinaca masjidka iyo jamaca ❤

  • @mohambiaden7441
    @mohambiaden7441 10 місяців тому +29

    Ku salin nabigena maxamed 🕋☝ Allah akbar ☝ ☝ ☝

  • @ilkacaseofficial7141
    @ilkacaseofficial7141 10 місяців тому +25

    Filimkan ilaa salaasadii baan sugayaya hadda ayuu isoo Gaadhay. KeepGoing...team wadada Xaqa.

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 9 місяців тому +10

    Qaar badan baa moodaya in qosol iyo meedadaallo loo sameeyey, balse waa ruwaayad ka qiima badan casharro badan oo School-ka lagu dhigo, waa xikmad iyo wax-sheeg halkii ugu dambaysayn.❤

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 5 місяців тому

      ha wllhi wa xaqiiqa somalida ka jirta

  • @zEv533
    @zEv533 9 місяців тому +6

    from ogadenia❤ we love u guys

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 10 місяців тому +13

    Sayidka wlhi waan kuqoslaa ruwaadayadaga keep going prother😂😂😂

  • @user-tx5cg1hv2n
    @user-tx5cg1hv2n 10 місяців тому +29

    𝐊𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐳𝐜𝐰❤

  • @ibnukasirabdinasir7579
    @ibnukasirabdinasir7579 10 місяців тому +11

    The one and only Team wadada xaqa full talent 🎉

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 9 місяців тому +3

    😢😢😢salaadbaa latukanayaa iyagoo maqlaya masaajidkana ma aadayaan xiisad quraanana waala raainayaa ....caqli foorara

  • @AbdinassirAbdullahi21
    @AbdinassirAbdullahi21 9 місяців тому +3

    Sayidka iyo azxbtiisa keep going 💪 👏

  • @sumayaxasan-ou4pg
    @sumayaxasan-ou4pg 10 місяців тому +16

    Sayidka isku xaafadaaan nahay maalin dhaweyd ku arkayey 😂😂😂😂

    • @hhurmo4559
      @hhurmo4559 9 місяців тому

      Ciyaalo 150 👋😂

  • @SharmakeGahayr
    @SharmakeGahayr 10 місяців тому +3

    Nabi maxamed halugu saliyo dhalinyaro

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 10 місяців тому +10

    Wxan suGnaa wa part two oon soo raagin macLin idirs😂❤

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 10 місяців тому +19

    Legend talented 😊❤

  • @hasansuldan8144
    @hasansuldan8144 10 місяців тому +2

    manshaa allah sayidka Barakaysan ale ha ku barakeeyo waaqica jira ayaad ka hadashaaa mar kasta

  • @ansarisaid7677
    @ansarisaid7677 10 місяців тому +3

    Jumca moubarik sayidka barakaysan and team wadada xaqa tell the true hore usocda

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 10 місяців тому +6

    Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my team qofkii 376 Ee video gan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉🎉😅

  • @abdirisakismail7507
    @abdirisakismail7507 10 місяців тому +5

    Ciyaalka cadaanka ah yogurt bay cunan kuweenuna ciid iyo qudhaanjo 😂😂keep going

  • @xamsesheekh5040
    @xamsesheekh5040 10 місяців тому +2

    Waa halku dhig xigmad xambaarsan sxb alle caqliga iyo cilmigaba hadiin barakeeyo maan sha allaah

  • @cabdiraxmaancabdiraxmaan2677
    @cabdiraxmaancabdiraxmaan2677 10 місяців тому +4

    King 🤴 sayidka halkaa kasii yey shaqo wcn zxp ❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 10 місяців тому +3

    Hoosta Ha iga Soo Galin Waan Weeso Qabaahe doofaaryohow
    Walaahi Siduu Ujilaayo Ayaaba Qosol Ah Cajiib Talented Buuxa Sayidka Barakeysan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 місяців тому +1

    Wallahay Xaqiiqo Weeye Dhabah Mawduucanu Kahadlaya Maanta.
    Subhan Allah🥹

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 10 місяців тому +13

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Assad98
    @Assad98 10 місяців тому +2

    Xaqiiq jirta waaye Wa runtii Ninkan Wa legend walahay

  • @hhurmo4559
    @hhurmo4559 9 місяців тому +2

    Siwacn baad noola hadasheen team xaaji raamaale 👋👋qosol ahaanbaad ngu fahansiisay

  • @user-jn7bi2dq5r
    @user-jn7bi2dq5r 10 місяців тому +7

    Saxarada kaadidaaa ka dhaw kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Kaftaniyomaad
    @Kaftaniyomaad 9 місяців тому +6

    Isagoo Xasharaad Taqsiin San Bad Arkaysaa😂😂😂

  • @safaaragsan3710
    @safaaragsan3710 10 місяців тому +7

    RUWAAYADAHAAGA SCHOOLKA CABTOOY BAAN UGU JECLAHAY😂😂😂

  • @ibraahimxassan6199
    @ibraahimxassan6199 10 місяців тому +8

    Talented❤😊😊

  • @najiipkaape
    @najiipkaape 9 місяців тому +2

    Heesta old memories bay noo tahay ❤😂

  • @aasyamohdaahir2236
    @aasyamohdaahir2236 10 місяців тому +3

    Wacyi galin dhamaystiran dhinac walba hore usoco 🫡

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 9 місяців тому +2

    Qaabka losoconaayo funny 😆 sayidka barakaysan cadima iyo asxaaptisa 😂😂

  • @Nawalmila2
    @Nawalmila2 10 місяців тому +1

    Mashallh team wadada xaqa horey usoda

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 місяців тому +1

    Wow 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 10 місяців тому +4

    Team wadada xaqa ❤️❤️🐐

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 10 місяців тому +3

    Wuu is ku cumaynayaa halkaa waala xajinayaa aar kanaaaa😂😂😂

  • @Marshmalloshorts
    @Marshmalloshorts 10 місяців тому +3

    Tallent + Dhiiri Gelin

  • @a.c_____man38
    @a.c_____man38 10 місяців тому +3

    Team wada xaqa waxaa tihiin dadka kaliya een ka tageero baraha bul shada

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 місяців тому +1

    Waa runtii wllhi wxnu wax ubaranaa waalidku yaanu ku qabsan hadanu dhameyna wllhi wan tahribayaaaa😮😮😮

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 місяців тому +3

    Very talented artist

  • @Primecrown01
    @Primecrown01 9 місяців тому +1

    Correct wlllhi✅

  • @Iskoblo
    @Iskoblo 5 місяців тому

    Walahi runta qof aan ka maqlo oo aan adiga ahayn ma aqaano mudo 5 sano ah ayaan ku daawanayay 😎

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 місяців тому +1

    Wow

  • @ayanlecaynan-co3mq
    @ayanlecaynan-co3mq 9 місяців тому +1

    Legend law lawayay zhp soo noqo

  • @axmedCiise-yy7lv
    @axmedCiise-yy7lv 10 місяців тому +4

    Farta taag hadii lagu odhan jiray samuirada masax🤣🤣

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 місяців тому +1

    Shcoolkayga saasa biya dhacay. 😂😂😂

  • @muscabmaxamed7428
    @muscabmaxamed7428 9 місяців тому +1

    Prt2 la soodhqso❤

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 10 місяців тому +5

    Lama qosLO Unee xaqiiqDa u ka hadLayO fiiRiya😢❤

  • @MAAN10.
    @MAAN10. 9 місяців тому +2

    Zxp runta ka hadal baad is leedahay lkn dad badan ayad wax barashada nacsiinesa🫵ka fiirso zxp muqalada way fcn yihiin lkn qaladka ardayda ku muuji🫡🫡

    • @hiboibrahim8643
      @hiboibrahim8643 Місяць тому

      Wll waxbrashada waa in la baraa waxa anfacaya imaka gaaladu ma oga aakhiro marka wuxuu baranaya wixii aduunka ah marka maanu fiqi tafsiir siiro caqiido haday jirtana waa fara ku tiris

  • @Narkoedits
    @Narkoedits 9 місяців тому

    Pure talent xaqiiq dacarta ka qadhaadh weeyan wlhi

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 10 місяців тому +2

    Please filimada. Noocqna joojiya. Ciyaalka dawanaya. Jadibna. Subaxii bay macalinka sida ula dhagmayaan. 😢

  • @user-xh9ws3tl7i
    @user-xh9ws3tl7i 9 місяців тому

    Wadadada xaqqa team ka kaliya ee UA-cam ka daawado❤😊

  • @fihiimacabdi6980
    @fihiimacabdi6980 5 місяців тому

    Sax wllhi waan waynayi waxa barashadii halbil oo lawayayi baa itaxankii la igaga sarayi wllhi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah 10 місяців тому +3

    😂😂 qorunka qurunku dhalay kulahaa😂😂

  • @aflaxtube1979
    @aflaxtube1979 9 місяців тому +1

    Cqiiq weye😊

  • @user-qq4nl2mp5m
    @user-qq4nl2mp5m 10 місяців тому +2

    Waar sayidka nio ruwaaydaha noo soo padi walhi aad baan ugu qoslaa pro😂😂😂😂😂😂

  • @khaalidyousuf
    @khaalidyousuf 9 місяців тому +1

    Xaqiiq walhi 😢

  • @user-ml8qq2fc6p
    @user-ml8qq2fc6p 10 місяців тому +2

    War garca dhukuran baa iga qosliyy nio😅😅😅

  • @AliUsmanJama-jm6xb
    @AliUsmanJama-jm6xb 5 місяців тому

    Dhalinyaro salaada iyo waajibaadka Alle aad haloo ilaaliyo

  • @xamsemaxamuud9174
    @xamsemaxamuud9174 10 місяців тому +2

    Xaqiiiqada ka hadashy❤

  • @user-sn8tl1rr1r
    @user-sn8tl1rr1r 10 місяців тому +1

    Legend adeero raamale

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 10 місяців тому +1

    Shaacita iskaamku waa in la ilaaliyaaa

  • @ashakouRyoUsUF
    @ashakouRyoUsUF 9 місяців тому +1

    HDL xaqiiqa😊

  • @RamadanHasan-rz6fu
    @RamadanHasan-rz6fu 10 місяців тому +2

    🎉Wacyi Galin dhamays tiran😮😊

  • @houssienalimoussa4134
    @houssienalimoussa4134 10 місяців тому +1

    woow way ficanctahy lkn niyow codsi ayan wta sxb horyna wan kaga codsany sayisdkow waxad rubayadka samysa carabya iyo falstiin pro pls 🙏🙏🙏🙏

  • @NURSE-Hassan
    @NURSE-Hassan 10 місяців тому +2

    Cordkas iyo kofiyadas so ma dhamadan😂 😂😂

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 10 місяців тому +1

    Wa arimo jiro wllhi

  • @aiderusahmed1312
    @aiderusahmed1312 10 місяців тому +2

    Good 👍

  • @hamseqaysar7660
    @hamseqaysar7660 10 місяців тому +2

    RuNta In LaYsKu ShEeG0 Ma XuMa hadana WaaN iska Idh0 TiRnaaa 12 sano school ah iyo 3 oo JamaCaDaa MaaNtana DhAweeYaaN AhaY shahaaD00YiNkii KHAANAD BAY IGA BUUXAAN ANIGUNA TAAWAR BAAN H00SRAAGANAHAY 24 SAAC 😢 ILAAHAY BAA IN00 MAQAN 😢😢

    • @abdifatahmohamed1288
      @abdifatahmohamed1288 10 місяців тому

      😢ader wax kuumaanan barin si aad bariiska ugu dhacsato oo kaliya ee naftaadaanu ku dhisanay gaasdhagoolayahaw.

  • @BARFASOOR
    @BARFASOOR 10 місяців тому +1

    WEYSADA HA IGA JABIN AAAA 😂😂😂😂

  • @cabdiqaadircismaan1953
    @cabdiqaadircismaan1953 9 місяців тому +1

    Wllhi marka funnyga laga yimaado xikmadbaa ku jirta

  • @shuraybabiib9418
    @shuraybabiib9418 10 місяців тому +1

    Sayidka barakeysan ❤

  • @user-rn2ip6lx4h
    @user-rn2ip6lx4h 10 місяців тому +1

    Hard work

  • @user.apdikaafi.moore.2121
    @user.apdikaafi.moore.2121 10 місяців тому +2

    Walahay waaraftay 😂😂😂

  • @abdifataaxabdala4315
    @abdifataaxabdala4315 9 місяців тому +1

    Qaladaadka fadlan noosoo tabiya😂😂

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 10 місяців тому +3

    Walee iyo bilee fikirkaas Waan kula qabaa sxb runta ayaad ka hadashay

  • @UbaxHassan-yp9ss
    @UbaxHassan-yp9ss 10 місяців тому +2

    Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 місяців тому +1

    War Sarkhaankan Dibada Isagatuura😂😂😂😂

  • @aflaxtube1979
    @aflaxtube1979 9 місяців тому

    Maddadaalo Wacyigalin waqaca Wadanka kajira

  • @wonderfootballvideos5044
    @wonderfootballvideos5044 10 місяців тому +2

    abwaanku si fiican ayuu u hadlay walaahi

  • @abdirahiimyousuf149
    @abdirahiimyousuf149 8 місяців тому

    Oromada kaga soohadal zxp❤

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 9 місяців тому +4

    This is not funny this is a serious issue that needs an action!!!

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 9 місяців тому

    30 waxa halkaa inadhigay System-ka waxbarshadeenay ka muuqataa. Somali baan ilbixin aduunku isagaa manhajkiisa dajista .

  • @MyMusic-ic1id
    @MyMusic-ic1id 9 місяців тому

    Dhibku wuxuu ka jiraa macalin 40 sano soo dhigayey uun primary ama secondary macalin aan dacalayn iyo dawlad aan fadhiisinayn macalimiinta waa weyn waa in xaqooqa la siiya lana fadhiisiyaa si dhiig cusub oo dhalinyarta tusa in dalkaba ay horaw mar kusamayn karaan tusa

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 8 місяців тому

    Saxarooyinka aduunka😂😂😂

  • @aliwatson4053
    @aliwatson4053 10 місяців тому +1

    kkkkkkkk dameerkiinu ma haydarolig baa ku lahaa😂😂😂

  • @Kaftaniyomaad
    @Kaftaniyomaad 9 місяців тому +1

    Nadal Nadal Dhalay😂😂😂

  • @user-ko6mb4zv2b
    @user-ko6mb4zv2b 10 місяців тому +1

    Id idadiii kulahaa 😂😂😂

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 9 місяців тому +1

    Dadka waa la yapay marka xaqiiqda laga Hadlo way qoslaan😢😣☹️

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 10 місяців тому +1

    Ciwaanka idilay 😂😂😂😂

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 10 місяців тому +1

    🎤 ka nagu soo hagaajiya plz

  • @kaderAhmed81
    @kaderAhmed81 10 місяців тому +1

    Team wadada xaqa timer lafa kujirta ya ila fahmay

  • @yaasiinismail9728
    @yaasiinismail9728 10 місяців тому +1

    Wllo jaqaaye meeyey kuma jiro film kane ??

  • @laylaadan
    @laylaadan 10 місяців тому +1

    Wa runta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 10 місяців тому +1

    xaaji alle ubaahne siduu utaagan yahay markuu ardayda dhegaysanyo😂

  • @F2th1_Deak
    @F2th1_Deak 10 місяців тому +1

  • @yaziit
    @yaziit 10 місяців тому +1

    fasalkan saaqidiinta ah kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 10 місяців тому +1

    sayidka barakaysan jilistaadu waa good lkn gashka marka aad samaysanaysid meesha ku dheji xabag iyo balastar u isticimaal ka daa gacanta aad mar kasta ku hayso

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 10 місяців тому +1

    Xasharad taqsinsan😂😂😂