DEG__itoobiya o bad yeelatay &cidanka somaliland o lohanjabay maxamed abib &niciimo qorane o tarxiil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 22 години тому +1

    SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯 SSB ❤ G36 ❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 День тому +3

    Xildhibaan maxamed Abiib Waa inagumayd inagumayd dhalay Wuxuu Doonu Kuhadla Iskahadle Inaigire guuliyogobanimo Soomaaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 21 годину тому

      OGI OGI WAXA HORE LOO YIDHI RUN SHEEG WAA BELO SHEEG IYADOO LA DIIDAYO IN SICAD RUNTA LOO SHEEGO.
      SIDAAS DARTEED MAXAMED ABIIB WAA RUN SHEEGEE YAAN LA DIIDIN OO LALA YAABIN RUNTA UU SHEEGAY.

    • @Hooda36
      @Hooda36 18 годин тому

      @hassanfarah8417 waryaa maxamed abiibi waa qaran dumis waana basaas caadiya wuxuu kashaqeeya burburka Somaliland xassan sheekh iyo ismaciil cali geele ayuu kabaha umasaxaa waa cadowga Somaliland adiguna laid baad tahay waryaa soomaaliland rag baa usoo halgamay adiga iyo isaga isku nooc isku mid baad tihiin anaga hanoo xayeysiin dofaarka caloosha weeyn wuxuu ku naaxay waa cashuurta hoyoyinka market ka tamadhada kuiibsha ee caruurta lagu soo koriyo ayuu cunaa oo lasiiya waa munaafaq waa tuug waana iska hadle inaigire adna isaga kabaha umasaxda waxaad tahay munaafiq sidiisa ookale faqash faqash dhalay bad tihiin hadhagii afweeyne tihiin Allah umada haidinka qabto ameen guul ciidankaqaranka SSB iyo dhamaan ciidabda qaranka jamhuriyada barakeeysan kanaxo nafta waa cadowgu hajabo ameen

  • @Amina-t2y
    @Amina-t2y 19 годин тому +1

    So soco bukud dow faqashyay car sogal SSB 🇦🇹🦊 wata guuullaha wawen kentay ee cabdi madoobe & sarkishi huwan l cuntay guuul ssb ❤️🤍♥️🎉🎉🎉🎉

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k День тому +2

    Xildhibaaan Maxamed abiib waxaan leenahay hadii xaga galbeed cadaw nabada diidani Degaankaaga ku soo duulayaan . Samayso ciidan qabiil.

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 21 годину тому

      OGI OGI WAXA HORE LOO YIDHI RUN SHEEG WAA BELO SHEEG IYADOO LA DIIDAYO IN SICAD RUNTA LOO SHEEGO.
      SIDAAS DARTEED MAXAMED ABIIB WAA RUN SHEEGEE YAAN LA DIIDIN OO LALA YAABIN RUNTA UU SHEEGAY.
      SIDOO KALENA WAXA MUUQATA CABSI KU WAJAHAN ARLADA CIISE IYO GEDABUUSI OO LOO SAMAYSTAY CIIDAN BEELEED.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k День тому +1

    Xildhibaanka Dalkaaga iyo dadkaaga aamin dhaha.

  • @iftin2024
    @iftin2024 День тому +2

    Ina abiib waa nacas.geelihii jabuuti baa ka dhex hadlaya awelba xil buu rabey, ssb iyo g36 furimo cadow bay degan yihiin isaga ma furin baa ku furan mida kale dan iyo markii la difaaciwaayey bay dadkooda inay ku ilaaliyaan u iibsadeen, wuxuu isku dirayaa ciidamada medeniga iyo dawlada.

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 День тому +3

    waar ninkañ waalan
    maxaa wax looqaban waayey

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf День тому +3

    Ooyaaye waa laga dhexhadlayaa waa dhaameelkii jabuuti looga soo dhiibay waa eber..

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k День тому

    Waa meeshii Canfarta iyo ciisaha laysugu dilayay. Biyaha qadhmuunii waa dhiigii labada islamka ihi iska daadinayeen. Is idhi

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k День тому +1

    Porbagabdada joojiya Muuse su gobanimo leh ayuu u warajreiyay xilke. Magaca haka dilina. Sharafbuu ku tegay.

  • @maxamedcabdi4249
    @maxamedcabdi4249 19 годин тому

    Maxanudoorany

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 День тому +2

    Waar nacaaskan oyaye iskamuus yaa kudaaha waa khayiin

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 День тому +1

    Jabhad snm-ta ayaa u talisa gadabursi dad isku talin kara maha gadabursi in loo taliyo mooyane

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora День тому

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 21 годину тому

    OGI OGI MARNABA WAA WAXAAN HABOONAYN IN XUKUUMADDA LOXOSKA AH MW CIRO DURBA LAGU DHALIILO MELE AWAAL IYO WAXAAN LA HUBIN OO KU TIRI KU TEENA.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 21 годину тому

    OGI OGI WAXA HORE LOO YIDHI RUN SHEEG WAA BELO SHEEG IYADOO LA DIIDAYO IN SICAD RUNTA LOO SHEEGO.
    SIDAAS DARTEED MAXAMED ABIIB WAA RUN SHEEGEE YAAN LA DIIDIN OO LALA YAABIN RUNTA UU SHEEGAY.
    SIDOO KALENA WAXA MUUQATA CABSI KU WAJAHAN ARLADA CIISE IYO GEDABUUSI OO LOO SAMAYSTAY CIIDAN BEELEED.