Adigaaa oromo ahee haka fanina dadkaada anaga waxaba iskuma ninhine alle ayaa ku ku mahadasana in uu ka qaaday dhulkuu ay umda somaayeed ku l canfartu ku dhamaysay in uu saa ka dhigye
Sow kuwii soomaalida baabi 'iyey ma ahan,adeer dumar uur leh ayey dooxeen ee masiibo ha Ku habsato.qof walboo dulmi geysta sidaas ayaa loo imtixaami ee dulmiha iska ilaaliya soomaaliyeey. 8:33
Nin waliba si buu u fakaraye anigu waxan u malaynayaaba waba qiyaamihi baa soo dhaw allah khayr haka dhigee ALLAHU AKBAR ALLOW KHAATUMADA NOO HAGAAJI OO NA CAFI INSHA.ALLAH
Wax bad la dhaho ma jirto ee Waxaa kasoo baxay xaqii dadka marasta muslimka ah ee somaliyeed waayo dhulkii ay somalida ka barakiciyeen waxay ka dhiseen kaniisado, dalimka rabi haduu qabto si xun ayuu qabtaa markaay Somalida barakiciyeen xitaa masajidii iyo guryahii dab qabadsiyeen ayaga oo kitaabka quraanka ku dhax gubeen , boqalaal qof ayaay noolasha ku gubeen markeey qabteen
وما نرسل با الاءيات الا تخويفا Aayaad matusino dadka ila waxan ula jeednaa buu alle leeyahay inay cabsadaan ayaa ugu tala galnay oo alle usoo laabtaan 😊
Abii baa qarxiyey badii soomaaliyeed ayaa miino iyo bam lagu xidhey ama dhulka bada u dhoow ayaa miino lagu xidhey abii axmed siyaasadiisa weeye reer galbeedka ayuu la kaashadey soomaaliyeey wax fahan dhulkee iyo badii ayuu miino ku xidhey si uu badeeba ujeexdo siyaasada abii axmed fahmo dhulka canfarta ayuu ku bilaabey miinada si uu uqaato badeena waxa uu usocdaa dhulka soomaaliyeed iyo canfarta iyo itoobiya ayuu rabaa inuu isku furto reer galbeedku wey la ogyihiin bambo iyo miino ayaa dhulka bada u dhow ayaa lagu aasey ama lagu xidhay wax fahan soomaaliyeey abii axmed waxa uu usocdaa dhulka iyo bada soomaaliyeed reergalbeedka ayaa la og waxan abii axmed
Qofkasta oo daawanaya muqalkan dhul ayuu fadhiyaa ama kuhurtaa xasiloon ilaahay haloo mahadnaqo waxaas oo shara ayuu alle inaga hayaa alxamdulilaah laahi rabil caalamiin
KU SHUKRIYA ALLAHA AWOODA BADAN OO INA RISAAQA SW
KUNA SALIYA NEBIGEENA SCW
SCW SCW
ILAAHOW KHYR AYAANU KAA BARINAY ADUUN IYO AAKHIROBAY
ILAAHOW NAGA MAGANGELI SHAR ADUUN IYO SHAR AAKHIROBA
Alxamdulilaah rabilcaalamiin
Asc walaalayaal soomaaliyeey waan din salaamey fulcaanahaan Ethiopia inkaarteenii ayaa kudhacdey ilaah ayaa noo gargaaraya alxamdu lillah
Inkartee leedahay moryan moryan ku dhashay dhac boob dhiig
People MUST obey Allah and join Islam as quick as possible.
Illahay ha is raciyo shanta somaliyad o khyr dhaxdoda siyo amiin from borame
أللهم آمين يادالجلال والإكرام ☝️
🤲🤲🤲
Itoobiyaan ku way ka adkaadeen soomaalida iyaga oo kaashanaya gaalada reer galbeedka Inshaa Allaah illaahay ayaa naartaa inagu kala xidhi halkaana soomaali u soo dhaafi maayaan horgalada iyo dabaqoodhigana waa lalayn
Inay kacbada weeraraan ayay doonayaan soomaali dhoohaneey
Somali ALLAHA xafidho dhamaan dhiib wayee so dhameysteen😊🤲
Abiy ahmed badi soolaamiya laga kari waayaye bad noor ah ayaa allaha kusaladay subxaanalaah
Alhamdulilaah 🤲 ilaahow umadeena Somaliyeed iyo indii muslim ah haka badbaadi Ameen yarabi 🤲🥺
مبروك مبروك عليك يا ابي احمدمبروك
A lesson from Allah(swt)
Subxaanallaah ilaahow muslimiinta kabadbaadi
Ale how gar garo wlalahayo xabashida iyo canfarta iyo oromda alle how gar gaaro Amiiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@MadarIlkacase-v2s hooyadaa dhaliga ka wase ma cadawgaaga baad u ducaynaysaa, ilaahay masiibo ha ku rido Ethiopia iyo waxa ku noolba eyda
Adigaaa oromo ahee haka fanina dadkaada anaga waxaba iskuma ninhine alle ayaa ku ku mahadasana in uu ka qaaday dhulkuu ay umda somaayeed ku l canfartu ku dhamaysay in uu saa ka dhigye
Sow kuwii soomaalida baabi 'iyey ma ahan,adeer dumar uur leh ayey dooxeen ee masiibo ha Ku habsato.qof walboo dulmi geysta sidaas ayaa loo imtixaami ee dulmiha iska ilaaliya soomaaliyeey. 8:33
@mahadmahad1055 sxb soomaalidu waa bilaa damiir Ethiopia bay u ducaynayaan
Ethiopia waa daal muslimaku ku badanyahay habaarkuna ma fiicna dhiibka ku dhacaana waxba inagso gadhaye waxba ha ha barina idiinku toobaad keena oo qabyalada iyo dhiigina dadanaya oo aad naar isku gelaysaan iska daaya oo ilahay xagiisa u nooqda somaliyeey idinkiba qabyalaad iyo qudhiin isku dhameeyay somalibaan ka baqayaa iin ilahay cadaabka ifka uguso saaro oo dad muslima oo xaqa gees maraynu nahay oo qabyalad iyo xuumaani khairkod ka reebtay ilahayoow noo gargaar
Nin waliba si buu u fakaraye anigu waxan u malaynayaaba waba qiyaamihi baa soo dhaw allah khayr haka dhigee
ALLAHU AKBAR
ALLOW KHAATUMADA NOO HAGAAJI OO NA CAFI INSHA.ALLAH
Dee waaba sidaas
Waa dad muslimiin ah cafarta iyo xabadhidu waa walaaladeen allow.u gar gaar aamin.
Habaarki matidy somaliyeed ay laayeen ba ku dhacay canfarta
Canfar injerley ha olosho ha olosho waxaa ku dhacsay nabsigii ay ka golden galbeedka sitti ay maatada iyo maxasta ku barakiciyeen kuna xasuuqeen🥲🥲
Itoobiya: Ilaahay burburka iyo barakaca ha u siyaadiyo.
Dhawrki sano ee danbe canfar waa lakari waayey Allah ha qabto 😢😢😢😢
لاحول ولا قوة الابالله العلي العظيم
اللهم نصرهم نصرا مبين يا الله يا رحمن ارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahu Akbar allahu Akbar subhaanallah
SUBHANALLAH...SUBHANALLAH...SUBHANALLAH
Subxaana laah. Xamdiga ilaahay hala badiyo.,ilaahaw sahal amuuraha. Muslimiinta danbigoodii ayaa batay. Soomaaliyeey dhiiga bini aadamka dhulka ka joojiya, yaan cadho alla idinku dhicine
Allah idiin siyaadiyo folkanaha iyo Qaraxa dhulka hadiin diido holca bi idnilah
Subxaan laah alaahu akbar
Inaa Lillah wainaa ileyhi raajcuun❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM
❤❤ Sallalahu calaihi wasalaam❤❤❤😊
Waa Awooda Allsha weyn oo Immaradka Gumeystasha Canfarta Xasuuqa kageysatay Degeanada Siti.Rabiga weyn ayaan weydisanayaa in Yuhudda munafaqyada Carapta uu kuhaligo Siiba kuwa u adeega Gumeystayasha Cadowga islamka ah.
Asc walalahyga somaliye itobiya ikarti somalida ku dhacday walahi
Ilaahey ha naga gooyo
Alxamdulillaah illay waxaan ka baryeynaa anag iyo cafarta inn uu bad na kala dhixdhigo
Wax bad la dhaho ma jirto ee Waxaa kasoo baxay xaqii dadka marasta muslimka ah ee somaliyeed waayo dhulkii ay somalida ka barakiciyeen waxay ka dhiseen kaniisado, dalimka rabi haduu qabto si xun ayuu qabtaa markaay Somalida barakiciyeen xitaa masajidii iyo guryahii dab qabadsiyeen ayaga oo kitaabka quraanka ku dhax gubeen , boqalaal qof ayaay noolasha ku gubeen markeey qabteen
Ilahayow qatumada nohagaji
Inaaliilaah waa inailahi rajicun
مبروك مبروك عليك يا ابي احمد
faliye iyo quburada Aduunka waxba kamashegikaraan wayo wa Awooda rabi Alaahu A kibar
እግዚኦ ማህረነክርስቶስ እግዚኦ ማህረነክርስቶስ እግዚኦማህረነክርስቶስ😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔ጌታሆይ ማረን ይቅርበለነ
ALLAAH SW WAXA DHICI DOONA IYO WAXA HADA DHACAYAYA ASIGA MOOYEE CID KALE MA OGA OO CAALIMUL GEEYB U AH ALLAAH SW WAXANI SIDA CAD ALLAAH BASAR IYO CAQLI FAHAM AYUU NASIIYEY ANIGOON WAXKALE KA SHEEGEEYN WAXAAN ORAN KARAA CAQLIGA UU ISIIYEY ALLAAH SW IN AAY TAHAY MUSIIBO ITHOPIA UU ALLAAH USOODIRAY MASUULIYADAANA UU ABII KIBIRKA UU KIBRAY UU JAARKIISA HUBKA ISUGU DHIIBAYO SI AAY ISUGU DILLAAN IYO KIBIRKA UU KU YIRI XOOG BAAN KU QAADANAYAA BADAHA DIRISKA MID KAMID AH IYO SALDHIG MARKA XOOGAA IYO KIBIRKAA UU SHEEGTAY AYEEY MUSIIBADAN KAJAWAABEYSAA WAA HADUU WAX FAHMAYO HORTII AYAA NINKII FIRCOON AHAA KIBIR KU YIRI ANAA RABIKUM ACLAA OO AH ANIGA AYAA RABIGIIN SAREEYAHA AH ,AH MAKA KIBIR IYO XOOG WEXEEY U SUGNAATAY ALLAAH SW KII KIBRO SIDA FIRCOON WIXII KU DHACAY OOKALE AMA KABADAN WAA HADUU KIBIR IYO XOOG KAN ALLAAH AHEEYN QOFI SHEEGTO U DANBEEYNEEYSA WIXII FIRCOON KUDHACAY WAXANA ITHOPIA KADHACAYO WAA ABII XOOGA IYO KIBIRKA UU SHEEGTAY UU BIYIHII WADAMADII UU ALLAAH SW UGU DEEQAY KA JARTAY AANU ANAGA KAMID NAHAY MUSIIBADU ALLAHA KUUGU FOGEEYO AYAAN LEEYAHAY ASIGA IYO NETANYAHU
armee soomaaliya qarqidoontaa malasheeyag alle hanagabadbaadiyer
Ethiopia will be next yugozlavia, 8 small countries kkkkkk
Subxaana ilaahayayow waa taada.horta dhulkan cafartu weligiiba wuu lahaa folkaanaha.xaga eritria markad u socoto buuro madow ayaa lagu arki jirey.
Somaliland itobata guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
وما نرسل با الاءيات الا تخويفا
Aayaad matusino dadka ila waxan ula jeednaa buu alle leeyahay inay cabsadaan ayaa ugu tala galnay oo alle usoo laabtaan 😊
سبحان الله العظيم ☝️
Yaxafiid naxafid
Asc sxb marka hore waan kusalamay anfac midhiya waxan kujiraa sanada 7/1/2025
Okay
Shuran yaarabi ilaahoow usiyaadi kubaabihi cadawgeena😂😂
Canfar dambigii xoollo dhaqatada ciise ka gashay ayaa ku soo baxay ha ku socoto😂
Waa jaanuda allah xaasbunalah
ALLAAH SWT CIIDAMADISU MAYARA HADAY KU QABTANA KAMA FAKATI YAA ALLAAH HALAAG KUWA ISKU KAAYO DIRAYA O HUBKA NAGUSO DAABULO WAA ETHOPIANKE
YAA ALLAAH CASHAR UDHIG CID WALBA O ISKU KEN DIRTAY HADAAN SOMAALI NAHAY
Miyaad sheekeyneysa mise war baad noo warameysa
Inaalilaahi WA inaa lilaahi Rajicun
WA NABSGIBADA SOMALI IU DILKA MUOSLEMENTA CIIS
Subhana laahi cadiim
nih lei yxa eil y aoku dxyieto
Biyaha kulaylka waxaa keenayaa dabka lakiin markay qaboobaan waa badwayn insha alah
Xidiga Alla kuma siiyo inkaar yohow
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Warya ben badnida gariga iyo volcano waa Kala labo gariga
Sanadi lasoo dhaafay ayaa nagu waralinaysaa ee iska sax sxb
Sumxaana alaah ilaahay ha inoo gargaaro haloo gurmado dadkaas bara cay maanta cafar iyo soomaali ma joogto
Masha allah
Subaxlaha .alahu.agbar
Ha dhihin, dhulka soomaalidu degto ee waxaad dhahdaa dhulka soomaalida. Aad ayey u kala duwan yihiin, dhulka soomaalidu degto iyo dhulka soomaalida.
How's the behavior of the animals in the area 😮🤔
Abii baa qarxiyey badii soomaaliyeed ayaa miino iyo bam lagu xidhey ama dhulka bada u dhoow ayaa miino lagu xidhey abii axmed siyaasadiisa weeye reer galbeedka ayuu la kaashadey soomaaliyeey wax fahan dhulkee iyo badii ayuu miino ku xidhey si uu badeeba ujeexdo siyaasada abii axmed fahmo dhulka canfarta ayuu ku bilaabey miinada si uu uqaato badeena waxa uu usocdaa dhulka soomaaliyeed iyo canfarta iyo itoobiya ayuu rabaa inuu isku furto reer galbeedku wey la ogyihiin bambo iyo miino ayaa dhulka bada u dhow ayaa lagu aasey ama lagu xidhay wax fahan soomaaliyeey abii axmed waxa uu usocdaa dhulka iyo bada soomaaliyeed reergalbeedka ayaa la og waxan abii axmed
Dhoohan jaahil ah waxaani foolkaano waaye Baro horta awooda Alle iska hadle hanoqonin
subxaanallaah😭😭😭‼️‼️‼️
Is it formation rift valley😮
(1) Wadanka Ethiopa, Volcano badan ayaa lagahela…ka akhrista Wikipedia (Ethiopia Volcanoes)
Volcano ee hadda oo kuyaala xuduudka Ethiopa iyo Eritrea, waxa layiraahda *Erta Ale* oo lagawada (Smoking Mountain) ama (The gateway to Hell).
(2) Wadanka Dijabuti, waxaa jira Volcano layiraahdo: *Ardoukoba* ka akrista Wikipedia (Dijabuti Volcanoes)
Mahadsanidiin.
allu akbar
حسبي الله ونعم الوكيل لا ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب إليه
Alaah.haidiin.saqiro
ma wareersanyahay wariyaha kulahaa 7 janaury 2024 ta😂
Xoolaha dhegaha hadaan laga sarin jana aduun iyo jana akhira la heli
Subxanallah
Abii axmed bad jeexanaya liidkaas dilaacayana isaga miino ku xidhay b
Buska iyagaa Gubay Waa Qorshe
Dawladu ka soo shaqeysey
Waxana saarna buska Ciidan iyo
Waxany ka baadhayan Macadan Qaliya Sida diamondta okle
Wana Laga Helaa Qaraxa folkanaha
Subxaanallaah
Alxamdullillaah
Mujrimiin Hassan Sh
Inalila wa ina warajucun alaha qarir kadigo
Subxaanallah yaa rabi
Yaa Allah
Xasbiyallaahu wa nicmal wakiil
suura gal ma tahay in dhulka aad jilicsan lagu lagu tijaabiyey
Asc wll Allah usiyaadiyo cadaabta itoobiya intii ay kasoo xiritey biyihii webiga niil ee ay kunoolaayeen suudaan iyo masar ayaa hadana anaga Naga Soo raadsatey bad yaa waaye cida itoobiya laheshiin?
Subxanalah subxanalah ilahaw ka qabooji
Wa farxad in aduunka lagu cadasbo wa yaanada iyo wici la socdaba
Maanta ilaahay haga magan galo
انا لله وانا ليه راجعون تلك عذا ب الله
Dulmigee dadka muslimka ah osomaliyed ekuwadeen Buu alle mucjiso ukene mala dhihi karaa
Canfaartu haa iskaga guuraan duulka😅😅😅😅
Sübhanallah
Kan Jiri kaanka Sita
Ee kushubaya baasiinka
Ee Loo sheegayo dhagayso
Camera , camarad baa ku haysa
Ee iska daa waa ka Dhigya Dhulka
Bad miyey dheheen bisinkow alow intii islaam ah adiga kurumeysan kabad baadi
dhulkena ayaa mina laaahi nooga soo noqonaya ay gumeystayashii rer galbeedka naga bixiyeen ayaa minalaahi noogu soo noqonaya
Subxaanallah
Subxanallah yaa rabi
Waa.aw00dailaahay.muslimiintu.waainaykucibroqaataan.
Sobxaan.alah
Wahey Africa hurudooy macdantii too dahabkii too shidaalkii aynu qodan weyne hello year no calaalka in hala gabdho
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂 bad aan helnay iga dheh