Wararkii u Danbeeyey Ciidamada Beelaha Habarjeclo oo Kasoo Horjeestay in La Qarameeyo & Ina Abiib oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 52

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 21 годину тому +17

    CIRO WUXUU DOONAYAA IN UU HUBKA DHIGIS KU SAMEEYO CIIDANKA SSB EE HABARJECLO WAA IN AYNAAN KA YEELIN NACASNIMADA UU INLA SOO DOONTEY GUUL SSB❤❤❤❤

  • @mustaphedaahir4221
    @mustaphedaahir4221 21 годину тому +2

    TAAROOW SXB WAANU KU TAAGEERNAAYE WARKA SOO DHAMAYSTIR WAAYO IDAACADA KALIYE EE AANU DHAGAYSANO AYAA TAHAYE 🙏

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 20 годин тому +2

    Waa dulmigii ay kagaleen ciisaha

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 21 годину тому +3

    iyadoo xuduuda la soo xidhin cidna la qaramayn maayo horta wadanka xuduudahiisa la soo xidho ila hj dhan noqon mayso askare hubkoodana dhiibi mayaan si fuduuda

  • @fadumosahra4754
    @fadumosahra4754 19 годин тому

    Caqligu ha shaqeeyo huwan oo ay sool uga soo carareen sidee ku keeneen qaramayn. Horta wadanka sidiisii iyo ka fiican haku soo celiyeen

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 годин тому

    SSB Ayaan laydin khiyaamayn Haday Dawladu wax idin siinayo halkeed joogtaa ha laydinka siiyo❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 18 годин тому

    Taartv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯 SSB G36 waxay u tagan yihiin dufaaca caruurtoda iyo dumarkoda iyo xolohoda

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 годин тому

    Ciro wuxuu RABAA inuu hubka dhigin ku Sameeyo M8shaar yar ookhiyaamo ah diida❤❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 20 годин тому +1

    ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 20 годин тому

    Waa runti nabadoka ❤❤❤❤

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 11 годин тому

    Nooliw adeer inta ad garad jamac badi usheegtay ee runta ah

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 19 годин тому +1

    NACASYAHOW REERYOONIS ADIGA AYAA QAWLEYSATO EE KADAA CAYDA UMMADDA NEEF XOOLO AH

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 13 годин тому

    Ogaadeenoow qaniimada volcano ha inoo soo gura waalayaal berbera kaluun ama malaaygaba ma cune marka laga reebo libaax badeedka ee idinkuna calfan maysaan walaalayaal volcano inoo soo qaniimeeysta aad dhuxusha ka reysataane awoowgiin allah ha gubee

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 18 годин тому

    Laba cisho kahor baa aduunkoo dhan laga dhegaystay warkan aad maanta sheegayso update noqo waxaagu waa too late

  • @SalebaanCaare
    @SalebaanCaare 21 годину тому +1

    3❤❤❤❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 19 годин тому

    Soodhaceey ❤

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 11 годин тому

    ABAAL AYAY INga mudan yihiin ciidamada mahad canbaashe magayan in waxkale lagu sheego

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 годин тому

      Waa wada jawaasiis haw tagaan tolkood ciidankeenay wanjalayaan sidii horeba ay u sameeyeey

  • @MukhtarMohamed-h6h
    @MukhtarMohamed-h6h 21 годину тому +1

    Toos

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 21 годину тому +1

    ❤❤❤❤

  • @CABDIRIXMANSICIIDXUSEEN
    @CABDIRIXMANSICIIDXUSEEN 16 годин тому

    2:09 2:11

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 годин тому

    Ilaahay Cimriga iyo Caafimaad Ka ilahay hakuu barakeeyo SMAROON WALAAHI MUJAAHIDIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faysalaadan-wo5nu
    @Faysalaadan-wo5nu 16 годин тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 20 годин тому

    SSB MAXAA HUBKOODA LOGA DHIGI WAABA CIIDNKA MARKAA DADKA HALA XASUUQO MIYAA?

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 17 годин тому

    Isaaq isagaa somali ugu jecla inay midawdo lakin daaroodbaa kharibay
    Intaan somali kale la gaadhinba

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 20 годин тому

    Ssb.waa.Cidamo.utaagan..Difaaca.deegamada.habar.jeCLo.dawLada.somaLnduma.TaaL.iLa..NabadgeLyo.dhacdo

  • @ibra8409
    @ibra8409 15 годин тому

    Eebow iiwad sheekada 😂

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 20 годин тому

    Ssb sfcn bay UGA jawaban Ina ooyaya

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 21 годину тому +1

    Ha is daba saqlayso abti.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 17 годин тому

    Habarawal heeryada ha iska qadan igu sawirta aan hargeisa dhaafsanayn ha soo dhaafan goobaha naf waaga ah ha iska soo xadiriyan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 годин тому

      Jabahadaa futo awale xarantaa kuu noolkaha ahaa

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 20 годин тому

    Habarjeclooy waa la idin siyaasadaynayaa waa hub ka dhigis hadii la idin qarameeyo cidna iska celinmaysaan waa la idin qabsanayaa hadhow amar uunbaa la idin siinayaa ha yeelina iska ilaaliya in la idin qarameeyo

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 10 годин тому

    Qran baa lagu faan qabiil waxba kuu Soo kordhin maayo hebel hebel qabiil qudha ayay nu nahay walallkay muuse .magac fiican Baad ka tagtay haka daba tagin

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 19 годин тому

    Waar man ago nago shagaya daarycoon ha lagu kala xishodo inabti

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 17 годин тому

    Wadanku ciidanka qaranka ha xoojiyo
    Kuwa sspna waa in laqarameeyo waayo qaranka marxalad xunbay isla bar bartagen inay ciidanka cawiyaan

  • @MahdiSiciid-v4j
    @MahdiSiciid-v4j 20 годин тому

    Ina cambaaashe madaxweynaha mustàqbalka smliland

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 годин тому

      Ina cambaashe ha ku biiro tolkii jawaasiis dambe somaliland uma baahna

  • @MaxamadFaarax-k4w
    @MaxamadFaarax-k4w 21 годину тому

    Wiil

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 3 години тому

    Daaroodoow volcano 🌋 naha inoo soo qaniimeeya berbera kaluunkii aad dooneyseen wuu guuray dhanka muqdisho buu u guuray biyo dhanaan lee waaye ee volcano 🌋 ku soo wayseeysta oo ku soo cibaadeysta dhiiga muslimka dambigiisa lagu maydhaa ee iska soo maydha dhiigii dacawaley walaalayaal hore u gaadha dambiga iska soo maydha
    Daaroodka tabarta yar dhiiga muslimka ha isaga soo meydhaan ee hore u soo gaadha qaniimo baa halkaa idinku dhow
    Aga aga awoowgii allah ha gubee inoo soo qaniimeeya aan dhuxusha ka reysanee aga aga waar malaha waaba dahab tv 📺 warka gaadhsii cagdheer cagjar murayada madoow ee uu dacawalay u soo gashaday ku soo cadee volcano 🌋 dacawaley waxaad ka dhigtahay aad si fiican aad u aragtide

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 19 годин тому

    Yan la aminin darood

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 15 годин тому

    REER BURCO WAX HA FAHMAAN.
    NINKANI REER BURCO LA HADLO MAAYEE, WUXU LA HADLAYAA QOLADAN AY JAARKA YIHIIN OO AY XINIF WEYNI KA DHAXAYSO.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 20 годин тому

    Waaryaa kawalaq-walaqsiiye afsoomaaligaagii waa soo yaraanayaaye bal cagga miyiga 1 bil joog oo soo kalabaro geedaha iyo balaha yaryar ee dhuuracasadu u weynyaha.

  • @SalebaanCaare
    @SalebaanCaare 21 годину тому

    1

  • @SalebaanCaare
    @SalebaanCaare 21 годину тому

    12rrt

  • @cabdiraxmansaleebaan8636
    @cabdiraxmansaleebaan8636 21 годину тому

    Dameer tvi

  • @XamseXasanyuusuf-tj1ln
    @XamseXasanyuusuf-tj1ln 16 годин тому

    ❤❤❤