MAKUU SAXAN YAHAY NADAAFADDA WAJIGA? SALIIDDA SALIID AYAA LAGU DHAQAA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @shukribeuatyone
    @shukribeuatyone Місяць тому

    Mashaa Allah

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 Місяць тому

    Maashaa Allah Allah ha idiin xafido Adiga iyo dhamaan Familkaga.

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Місяць тому +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @fufugdgfgy5104
    @fufugdgfgy5104 Місяць тому

    Asc abaayo qeer alha ku siiyo nabarka inaa kula soo xariiro an rabaa

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f Місяць тому

    masha allah xabiibtii shukran anigaa ugu horeeyey❤️❤️❤️❤️abaayo luuqa fiiri

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d Місяць тому

    Wllo waykam w agabadhi kulahayd jidhka dhan aya ixanunaya dhabar xanun lugha xanun jilbo xanun siba ma ihiy kicida igu adag xata wllo adiga is ahaw kalay aya itiri jaza akalaa khaur

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d Місяць тому

    Wakusaray nacima shukran supcreper

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshaallah mahadsanid nacimo ❤❤

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 Місяць тому

    Asalaamu calaykum abaayo naciimo abaayo waxaan soo jeedin lahaa in aan ka hadalno in aan samaysano shirkado ama is kaashato ku taba bareyso umadeena ku nool wadanka dhexdiisa sida beeraha kaluumaysiga cilmiga xoolaha ariga loda iyo geela si ay ugu raaxaystaan wadankeena quruxda badan ooy uga maarmaan dulaysiga alshabaab iyo ma gafe on ula tartano umadaha kale oo aan u ilaalino mustaqbalka ciyaalkeena on ubarno jaceelka wadankeena iyo dadkeena sida inaan barno inaan qabiil qabiil ka fiicnayn oonsku duubnaanaa ❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤aad baan idiin jeclahay shaqaa sharaf leh raaxo in loo soo dhoofo inaysan fiicnayn gaaladaan wadankooda iyagaa dhisteen marka soomaali yay sugaayaan in uu wadanka nin kale idiin qurxiyo sida turki iyo kuws kale oo noo imaadaan Maya Maya aan u istaagno wankeena gacmo wada jir bay wax ku gooyaan soomaaliyeed isku duubni 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 Місяць тому

    Habraha xabiibo caaunaayo kasoo hadal abaayo habiiba adow tiktok

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d Місяць тому

    Xanunka ihaya wajiga xata isbadal igagadhacay anu dhalin yar ah ilmaha kowad dhalay ma aqan dhaqtarka wax kushegaya malaha bes waxyar kushegayan sidi wan ahay

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f Місяць тому +1

    abaayo ani shalay aan cod kuusoo duubay hadaad i xusuusato waa qoftii gacmaha kabuubyada ku soo waydiisay insha allah abaayo markuu telephone hagaago aad noo soo jawaabi dhibmale xabiibtii ❤

  • @AminaYusuf-i1f
    @AminaYusuf-i1f Місяць тому

    Asc Xabibti, Adey waaye anaa kusoo weydiiyey waad iiga soo jawaabtay JAZAAKAAAHU KHEYR. Hada waxaa kuu dhiman inaad sidaan oo kale noogu soo samee clip adoo ka hadlaayo Noocyada aan isticmaali karno SERUM ka. Shukran xabibti

  • @farxiyomaxed1433
    @farxiyomaxed1433 Місяць тому

    𝗺𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐧𝐢𝐜𝐢𝗺𝗼 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝗼 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐰𝐥𝐥 𝐤𝐚𝐧𝐢𝐢𝐠𝐢𝐠𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝗺𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐢𝗺𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐧𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝗺𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝