1979kii | Maalintii la qabsaday kacbada...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    1979kii | Maalintii ay weerarka ku qaadeen kacbada...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 202

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 роки тому +39

    Instagram 👉 instagram.com/abdirahman_waberi/?hl=en
    Facebook 👉 facebook.com/waberi23/?ref=settings

    • @KaatunMedia
      @KaatunMedia 3 роки тому

      *Ma qaan cida comentigan aqrin doonto balse waxa aan kugu duceenaya in illlahay hoyadaa janada fardowsa geeyo chanalkeyga subcribe isaar ifkaa la isugu yahay wl aakhiro waxba la isuma ahan wl* ua-cam.com/channels/9stRUlX2mVU4sL9SJL5_vw.html
      *KAATUN MEDIA*

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 3 роки тому +1

      Cidamadii Calamka Islamka ka yimid madan kusoo darin way sida Pakistan 🇵🇰 okale 🤔

    • @MayranCali
      @MayranCali 10 місяців тому +1

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane5502 3 роки тому +36

    Cabdiraxmaan waabari aqoon yahan soomaliyeed hore usoco

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 роки тому +8

    Af duub io kacbada wlhi maan maqlin intaan noolaa abid mana islahayn kacbada aa laqabsadey mar ama waa laqabsan doonaa lkn taariikhdan adaa ii faaideeyey Jazaka Allah my Teacher

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 роки тому +25

    Magacaygu waa *Cabdiraxmaan Cumar* halkanina waa *Waaberi Media* ku soo dhawoow muuqaalkeena maanta. Mahadsanid

  • @cabdinuuraadanjaamac6212
    @cabdinuuraadanjaamac6212 Рік тому +4

    Ilaahay hakaa abaal Mariyo saaxib
    Noo soo badi taarikhda dunida

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Рік тому +3

    Mahasnida cabdi raxmaan Cumar in badan walaalo 💖💖💖💖💖💖😎🙏

  • @hamzehazzanezze892
    @hamzehazzanezze892 3 роки тому +5

    Allow kacbada noo ilaali🕋 aaamiin

  • @zuhaybabiib4665
    @zuhaybabiib4665 3 роки тому +14

    *Gaalo waligeed naga hadhimayso"😔

  • @maxamedgaraade2770
    @maxamedgaraade2770 3 роки тому +4

    Walal codkada alala ku barakeya masha alah

  • @faadumomuxamed8137
    @faadumomuxamed8137 3 роки тому +8

    aad iyo aad baa umahad santahay wall arrintan in badan baan raadinaayay wax igahaqabtira horay usoco wall 🙏🙏🙏💯💋💯🙏🙏💋💯💯

  • @fireplays10h
    @fireplays10h 3 роки тому +18

    Best channel on these days😍😍😍❤

  • @musamusamm6418
    @musamusamm6418 3 роки тому +5

    allahuma saali calaa nabiyina Mohammed scw

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 роки тому +6

    Maansha allah dhacdadaan wax badan ayaan rabay in aan ogaado sida ay u dhacday lkn Nasiibwanaag maanta ay ogaaday. Mahad badan waabari media

  • @MohamedAhmed-nr7dk
    @MohamedAhmed-nr7dk 3 роки тому +46

    Abdirahaman waabri
    Intadan muqalka bilawin waxaan Jeclan lahaa
    Inaad na tirhdi
    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  3 роки тому +24

      Mohamed Ahmed insha,alaah wll waan qaatay taladaada waadna mahadsan tahay❤️

  • @hamseomer4191
    @hamseomer4191 3 роки тому +8

    Ilaahay ha inoo sooceliyo madaxdiihore ookale

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 3 роки тому +5

    Wlhi shekadaan hbnhore baa wllky nooga sheekeynayay wxana lasheega sacuudigu 5000 oo xujeey ah ineey uga dhimatay lkn eey qarinayaan bpse xaqiiqda allaah ayaa og. Shukran alha ku barakeeyo ustaad

  • @user-xo5eb6yv9n
    @user-xo5eb6yv9n Рік тому +2

    Wll mahadasanid codkaaga allaha hakuuu barakeeyo man sha allh noo soobadai muuqalada mahadasanid wll

  • @fatimamuza383
    @fatimamuza383 3 роки тому +5

    mahadsanid alle ha ku siyaadiyo cilmiga

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 9 місяців тому +2

    Xaramka iyo kabcada barakaysan ba Allah ilashanaya

  • @bashirmusa7476
    @bashirmusa7476 3 роки тому +75

    my favourite youtubers❤
    1:Waaberi Media
    2: Tanaad
    3: ogaansho
    4: Dadwaynaha
    5:maskax quudiye
    6: yislam Omar
    7: ogaalka dunida
    8: Ogaal cusub
    9: maanta
    10:maanta 2
    11: maracade show
    12: xuseen kurdi
    13: horufadhi media
    14: ayuub yuusuf sakiin
    15: idaacada buulo xuubey

    • @AB-xg2jt
      @AB-xg2jt 3 роки тому +2

      1:HORUFADHI MEDIA
      Suleiman hashi and ENG yassin
      Same all they are best youtubers

    • @hafsaabdi1729
      @hafsaabdi1729 3 роки тому +3

      Anixata kudar sahanka Xogaha

    • @mohamedabdullahi5708
      @mohamedabdullahi5708 3 роки тому +5

      Sahankaxogaha

    • @zuhaybabiib4665
      @zuhaybabiib4665 3 роки тому +4

      😊wllhi Anna sidoo kale intaba wan dawadaa, waxaa kadhiman oo kaliya,'SAHANKA XOGAHA"💥💥❣

    • @zuhaybabiib4665
      @zuhaybabiib4665 3 роки тому +4

      "Annaga production "😘

  • @ajomar5049
    @ajomar5049 3 роки тому +2

    Ugaaas marka hore Salaan
    Marka xigtane wa ku mahadsan tahay sida quruxda badan markasta wax noogu so tabiso Wa samiga Abdirahman oo joga Germany meeraha hawada aya jeclan lahaa ina markan so qadato Thnx wa ku salama

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 3 роки тому +2

    Hore u soco wll

  • @user-uv2gw5kj8n
    @user-uv2gw5kj8n 3 роки тому +5

    رابع شخص كنت بعرف ده قصة كاملة 🌠

  • @suxufisalmaan7524
    @suxufisalmaan7524 3 роки тому +5

    Mansha Allah Alle haka abaal mariyo walaal allena janadisa hakugu geeyo faafinta xaqqa

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 3 роки тому +23

    Waberi Media❤ wht a great and trusted Vedios🔥

  • @faraxtoosane3136
    @faraxtoosane3136 3 роки тому +2

    Xaqiiq badan ayaa kaa qarsan ee fadlan sifiican u soo diyaari barnaamijkaan

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +9

    Sheydaan ibnu salmaan waa nacas magac islaam wato lkn gudaha ay kaga jirto gaalnimo jeceel Allah ha innaga qabto shartiisa

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 5 місяців тому +1

    Alle ha ku sharfo sho abdirahman omar

  • @Amiino___
    @Amiino___ 3 роки тому +6

    Mashaallah

  • @mohamedismail6494
    @mohamedismail6494 3 роки тому +5

    A/rahman omar keep going teacher

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 3 роки тому

    Thnk You waaberi medai

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 3 роки тому +2

    Lengend Apdirahman😍
    100k HaLa Gaadhziyo Apdirahman Omar😍

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 3 роки тому +4

    Sxpyaal Sahanka xogaha
    Soo booqda iyo waaberi media mahadsanid

  • @tafojr942
    @tafojr942 3 роки тому +3

    Mnsha Alaaaah kor usoco

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 3 роки тому +6

    Mahadsanit bro

  • @kaptanbarbaroosa8907
    @kaptanbarbaroosa8907 3 роки тому +1

    USTAAD taarikhaha soo badi

  • @imandhol408
    @imandhol408 3 роки тому +1

    Thanks 😊

  • @Abdikm
    @Abdikm 11 місяців тому

    Mansha Allah ❤🎉🎉🎉

  • @legendboy2396
    @legendboy2396 3 роки тому +5

    M.allah waxaa kahelay qaabka hadalka mr waabari🖤

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 4 місяці тому

    Best chanel❤❤❤❤❤

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 роки тому +2

    M.a keep going

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 3 місяці тому

    Walhi waligay ma maqlin mahadsanid macalin😊😊

  • @AyaaleXasan
    @AyaaleXasan 4 місяці тому

    subaxanllaha wali mailing ❤❤❤

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 3 роки тому +1

    Masha alah Horay usoco walal

  • @yasminhassanismailomer2995
    @yasminhassanismailomer2995 3 роки тому +4

    MashAllah wllo aqoon yahan keep going

    • @CabdicasiisMaxamed-pq2qt
      @CabdicasiisMaxamed-pq2qt Рік тому +1

      Ozil The Same time for me a call when I have to a bit creme the shindig to a bit creme the shindig to a bit creme the shindig to a bit creme the shindig to a bit creme the shindig to a bit creme the shindig

  • @isaragashacabkamahad8108
    @isaragashacabkamahad8108 3 роки тому +2

    Keep going

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 роки тому

    Wcs mahadsanid sxb

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km 3 роки тому +1

    Mashalah macalin codkada mcn waye

  • @dahirusman968
    @dahirusman968 3 роки тому +1

    M.a walal cabdiraxman

  • @honkeyofficial4820
    @honkeyofficial4820 3 роки тому +3

    dhamaan asxabta sharafta leh cudsi #subscribe#

  • @axmedidiris4297
    @axmedidiris4297 3 роки тому +1

    Cl rahman omar hore usoco zxp qli

  • @umiwacaays7641
    @umiwacaays7641 2 роки тому

    Masha allaah

  • @mohamedbashow8556
    @mohamedbashow8556 3 роки тому +1

    MashaAllah

  • @CabdiWahaab-nh8xu
    @CabdiWahaab-nh8xu 6 місяців тому

    Keep going 🏃🏃🏃🏃🏃🏃

  • @Ladykhalifakhalif
    @Ladykhalifakhalif 3 роки тому +7

    Waligeey maba maqliin wallahay 🙄🙄🙄🙄

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 3 роки тому

    M.a thanks teacher keep going 💖💖💖💖👍👍👍👍

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 3 роки тому +2

    Allahu akbar❤💚

  • @albertakameri7441
    @albertakameri7441 3 роки тому +1

    BEJT RABBI JESKUN KALBI ALLAHUMMME erzukni zijareh fi bejtike ...Aminnn☝ people who attack Qaba are cursed

  • @axmedyare5762
    @axmedyare5762 3 роки тому

    Dadaal kuuma yara saxiib horey usoco

  • @SabarinYusra-gp5lo
    @SabarinYusra-gp5lo 9 місяців тому

    Xasbunallaahu wanicmal waking

  • @muscabbinuumayr5698
    @muscabbinuumayr5698 3 роки тому +9

    Sxb qisadi mahdikas lasukayo qisadisa iyo tilmamihisa muqalo qoni ah kasosamey mahadsanid

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 роки тому +1

    MshAllaah

  • @bashir871
    @bashir871 3 роки тому

    Cabdi raxmaan cumar waan kusalaamy sxp

  • @jamacomarali9662
    @jamacomarali9662 2 роки тому

    keep going

  • @muxidiinabdi3206
    @muxidiinabdi3206 3 роки тому +6

    waaberi media marka hore السلام عليكم ورحمة الله وبركاته marka xigta wll waxaan rabaa inaan xog kaa siiyo mahdiga sifaatka lagu garanayo zamanka uusoo baxayo calaamaadka uu leeyahay iyo axaadiista ku soo aroortay iyo juhamyaan waxa uu yari nabigu

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому +1

      aniga waxa aan kuu sheegayo hanti aduun kuma rabo whatsupkaada iisooqor ama keyga igala soo xariir 252617329856 walal waaiga codsi

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому

      anigu waxbadan ayaan ka aqaanaa mahdiga axaadiistiisa lkn baraha bulshada shacbiyad kuma lihi dadbana magaarsiin karo arinkaan sidoo kale anigu editing ma'aqaano

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому

      waxan ka murugooday inaysan dadkoono aqoon ulaheyn mahdiga

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому

      waliba xili uuwaqtiguusu dhawaaday

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому +1

      walaalkeeyow shegyu hadii uu iqlaas lee yahay waa socda anigu arinkaan wax caanimo ah kuma rabo xitaa anigu youtue wax masii dhigu hadana talada iguuma jirto inaan waxsoo dhigo lkn kaliyah aan kawada hadalno arinkaan kadibna barnaajimka diyaari kadibna qadka soo gali ugu danbeyn walalkeygow waxaan kaa rajaynahayaa inaad tixgaliso codsigayga

  • @cabdiayro163
    @cabdiayro163 2 роки тому

    Wa marki ugu horaysay ee galo gasho xarmka inta u kasaray galadi nabigu scw ee u kaqariyay sucudigu dunida muslinka inay gashay galadi farnsiska

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi5202 3 роки тому +3

    Qisadan wax bdn ayaa ka qaldan wayo faranciska ayaa galy dagalka iyo kacbada wxayna ku buufiyeen gas sun ah wxaana dhinty dhamaan wuxi ku jiray kacbada wxaa sirtas kashifay sargalki waty cidanki faranciska oo hda hoolgab ah

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 3 роки тому

    subxanallaha wali ma maqlin

  • @abdirahmanmohamad3965
    @abdirahmanmohamad3965 3 роки тому +4

    Caadi ma ahan 😂

  • @bishaarxanshi8904
    @bishaarxanshi8904 3 роки тому

    Horey uma maqal wll waad mahsantahay

  • @axmedkalluun2912
    @axmedkalluun2912 3 роки тому +1

    Scw

  • @nuuneyarewayne2335
    @nuuneyarewayne2335 3 роки тому +2

    First one

  • @aminomar4523
    @aminomar4523 3 роки тому

    Alle ha dhawro xaramka

  • @jookar1143
    @jookar1143 3 роки тому +6

    Soomaalidu awood bay lahaayeene 1979kii maxaa yaga ciidan looga dalban waaayay mise waaa layasayay

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 3 роки тому

      Waala yasaaye.

    • @yaasirmaxamed4656
      @yaasirmaxamed4656 3 роки тому

      @@monstersamator5288 no

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 роки тому +1

      Xilikaas carab nacableeye noo ahaayen ma iyagaba na yasi kara

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 роки тому

      Qabriga nabiga ninki difacay somali aha🙃saudi ka xun galada oo nagey sa not arab oo dhan

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 роки тому

      Dhul an lahena Ina dhimana oo mahen.xaramka saudi ku yale iyaka Ina difacan laga rabay

  • @libantoyote9942
    @libantoyote9942 3 роки тому +2

    Asc

  • @haybeismaaciil4515
    @haybeismaaciil4515 2 роки тому

    Mumaaradii ugu weeyneed qarnigii la Soo dhaafay ee daaha dabadiisa ay ka maamulayeen yuhuudu maqaarsaarka ah ee iska dhiga carabta.

  • @hamzecumar6385
    @hamzecumar6385 3 роки тому +4

    Xaramka ilahay ayaa ubalan qaaday amaan

  • @cabdirisaaqyare43
    @cabdirisaaqyare43 3 роки тому +1

    Subxaanalaah

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 роки тому

    Kama daalo waaberi media wan idiin baryaa subscribe hala saaro wlhi hadaa saari karo 1000 subscribe wan saari lahaaa keep going waaberi media

  • @umiwacaays7641
    @umiwacaays7641 2 роки тому

    mahdiga calaamadihiisa muqaal nooga soo samee fadlan wscm

  • @somdragon2503
    @somdragon2503 10 місяців тому

    🎉

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 роки тому +2

    Waaberi media

  • @nasraabdallaibraahiim6637
    @nasraabdallaibraahiim6637 3 роки тому +1

    Asc Ma maqlin waxaas mahadsanid walaal

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 3 роки тому +1

    Ciidamada franciiska aya ka soo saartay moye wax lasoo tawbaray majirin Sirkaal ka mid ah aya ka sheekaynayay Weriye nadaare turjimay qofkii rbo

  • @AnasMahamoud-lg2kh
    @AnasMahamoud-lg2kh 24 дні тому

    Wad mahad San tahay

  • @safiyagsaleeban8822
    @safiyagsaleeban8822 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭

  • @iltirehayehomar4648
    @iltirehayehomar4648 3 роки тому

    Asc wllo Abdirahman omar,, waxan rejaynayaa, inaad cafimad qabtid, lnk hal sual wllo xikmadu iyo caqliga badan maxa lodhashaa ama wax lakasbado.
    balse majiraan wadoyin ad ku noqonaysid qof caqli badan handaad iyo xikmadleh, caraacdid? 🤔
    I hope you'll answer with my question 🤞❤

  • @hudaguletomer6024
    @hudaguletomer6024 3 роки тому

    Wll kanalkagu imsa snno ayuu jira

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 роки тому +1

    Maantan idinkusoo biiray saaxibyaaal

  • @jeeskaaxmad1142
    @jeeskaaxmad1142 3 роки тому +2

    Number 7

  • @mousamohammadmousamohammad2729
    @mousamohammadmousamohammad2729 3 роки тому +1

    Waaberi

  • @somfilmandmusalsal1202
    @somfilmandmusalsal1202 3 роки тому +2

    Wabari media aad ayan utagera Kanalda aan dawado wa ku wan
    Ogansho
    Manta
    Ogalo dundia
    Tanad
    Ileys
    Arimahena
    Asad haigo
    Ck
    Dirisle
    Hosow
    Muniir

  • @hamzemuuse9796
    @hamzemuuse9796 3 роки тому +1

    Sxb waxaanu kaacodsananynaa inaad mahdiga wax nooga soo diyaariso

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 3 роки тому +5

    Mahad sanid wll

  • @dekaibrahim5145
    @dekaibrahim5145 3 роки тому

    Djibouti bu ku nolyahay

  • @Fidow88
    @Fidow88 3 роки тому +1

    Waligey maanan maqlin warbixintaan in kacbada mar weerar lagu qaadey oo maanta ayaa igu horeysa.

    • @Fidow88
      @Fidow88 3 роки тому

      Waad mahadsantahay ustaad Abdirahman

  • @emancade8304
    @emancade8304 2 роки тому

    Goralka nagadhaf

  • @Hiddadhawrchanel
    @Hiddadhawrchanel 3 роки тому +1

    taariikhdan wax badan ayaa ka khaldan waayo juhaymaan waxaa xaramka ka saaray ciidankii faransiiska halkaan waxay ku laayeen muslimiin ilaa hada aan tiradooda la garanayn

    • @muxidiinabdi3206
      @muxidiinabdi3206 3 роки тому

      walaal waaberi media wax kama qaldana lkn asagu xogta uu hayo ayuu sheegay

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 роки тому

      Isaga xogta uu haayo ayaa sidaas ah lkn waa run xujeey bdn ayaa halkaas ku dhinteen

  • @princesssaymo2468
    @princesssaymo2468 3 роки тому

    Asc wll wax ma nooga shegi karta
    Wa kuma mahdiga uu nabigu scw uu sheegay astamihisa adigo mhdsn?

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 3 роки тому +1

    Runtii waa khalad arinkaasi