Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Siberia dhul aadan marnaba jeclaysanayn inaad ku noolaatid | Heer kulkeedu wuxuu ka hooseeyaa -71 C°

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2023
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 65

  • @cumarxakameeye3097
    @cumarxakameeye3097 Рік тому +7

    Mahadsanid WLL Abdirahman Omar 👍

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Рік тому +8

    Mahadsanid walal Aqoonyahan Cabdiraxmaan Cumar.

  • @4mpodcast
    @4mpodcast Рік тому +31

    Waa ku salaamay wll hada iga dambeyso like ii saar✊️💯

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj Рік тому +4

    Jazaakallahu khay walaal mahadsanid add iyo aad.😍😍🥰🥰

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 Рік тому +2

    somalia waxan dhihi karaa waa meesha ugu cimilo macaan dhamaan caalamka

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Рік тому +4

    Marbaan aaday waan ku dhiman gaaray 😭😭😭

  • @hamsepilot8094
    @hamsepilot8094 Рік тому +4

    alaah ayaa noo nimceeyay mahanaqa ha ilaabina

  • @osmailmugani4395
    @osmailmugani4395 Рік тому +1

    Mahadsanid wlo sidaad noola wadaagtay xogtan

  • @izickdejong1042
    @izickdejong1042 Рік тому +8

    Hadii 1m waxtarayo adigaa uqalmo waana garari doonta insha allah👍👍👌🔝

  • @AbukarChannel
    @AbukarChannel Рік тому

    💯 Codka waa ok ✅

  • @XOGGOOB
    @XOGGOOB Рік тому +1

    Horumar wacan sxb

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Рік тому

    Mahadsanid macalim cabdiraxman

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Рік тому

    M.a Abdirahman Omar guuleyso ❤❤

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Рік тому +1

    Sxb muuqal aan rabay ayaad so gudbisay thnks

  • @mohamoudabdikadir1236
    @mohamoudabdikadir1236 Рік тому +16

    First comment pinned keep going ustaad

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 Рік тому

    Asc waabari man golden voice video ga xiga Canada soo qabo bro

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому

    Acuuuudu bilaah Alle ima geeyo meesha muusku dube ka noqonayo

  • @niger1495
    @niger1495 Рік тому +5

    Waxaan ka mid ahay arday Soomaaliyeed oo ku nool saybeeriya

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +1

      Runtaa da miyaa wll

    • @niger1495
      @niger1495 Рік тому +1

      @@1LAMINE_1 haa illaa 9 arday ban nhy oo rag iyo dumarba leh

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +1

      @@niger1495 Allah Ha idin Amaan sado wll

    • @niger1495
      @niger1495 Рік тому +1

      @@1LAMINE_1 aamiin Mahadsanid wll dhammaanteen

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 Рік тому

      @@niger1495 qabowgan see ugu dulqaadata😂😂

  • @cawilcaalaan
    @cawilcaalaan Рік тому +1

    Sideed wax uhabaysaa muuqaalada Nala wadaag

  • @diazparomedia
    @diazparomedia Рік тому +2

    -71° Qabow lama oran karo under runti qabowga la yaqano wa uu kasi hoseeya -18 ayaan la yaabanen aduunyo

  • @abdullahimohamedabdulle3446

    Ma aragno nimcada oo alla nasiiyay wali heer kulkeen - meenis ma noqonin ama uma dhawanin Alx

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Рік тому

    Sanad wacan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 Рік тому

    Walahi waa nolol Adag

  • @alimekal2705
    @alimekal2705 Рік тому +1

    Ustaad balse codka qaaybta u horeysa waxaa kaqaldan

  • @Apdirahman953
    @Apdirahman953 Рік тому

    Azc taliye c/raxmaan cumar

  • @abdulaahiabdi5617
    @abdulaahiabdi5617 Рік тому +1

    28 minit ayaa. Kuso gaarey

  • @khadaribrahim8442
    @khadaribrahim8442 Рік тому +3

    Fadlan kasoo hadal
    Julian Assange ninka maraykanku raadiyo

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Рік тому +1

    Sxb goobta la dhoho area 51 ee kutaala maraykanka kasoo hadal maxay xukuumadda maraykanku halkaas ku qarinaysa

  • @BOPSi_0
    @BOPSi_0 Рік тому +1

    Walal kasohadal microchip ka Sida ushaqeyo iyo tariqdidsa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Asc mahad sanid ciraxman cumar sxb bye

  • @aweysaxmed11
    @aweysaxmed11 Рік тому

    King baldin iv video kasoo sameey

  • @aweysaxmed11
    @aweysaxmed11 Рік тому

    king baldin video kasoo sameey

  • @maxamuudcabdicasiis9273
    @maxamuudcabdicasiis9273 Рік тому

    Somalia iyo Siberia isku ma aha wlhy

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Рік тому

    Meshani mustaqbal fcn bay ledhy madama cimilada dunidu si kululanayso

  • @ameennikke
    @ameennikke Рік тому +1

    Ruushka waan soo maray🤣🤣

  • @cadaawevedioproducation6511

    Firest comment

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 Рік тому

    M.a

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +2

    Wax ka baro cyrptocurrency!.Aniga wax ma iibinayo.🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
    Waxaan idinla wadaagayaa coinka polygon waa crypto, waxuu qaymihiisa ahaay 2021 0.01 cent sanad kadib wuxuu gaaray $2.92 halkii xabo.Marka hadii aad 10000 xabo heysan laheed markuu ahaay 0.01 cent, tusaale ahaan aadna iska iibin laheed markuu gaaray $2.92 waxaad faa'iidi laheyd $ 29,200. Laakiin dhalinyara badan oo somaliyed war umahayaan suuqan. Walina fursadahii oo kale way jiraan.

  • @Dhugasho1
    @Dhugasho1 Рік тому +1

    Kusoo biira walaalayaal Channalka Aqoonta Dunida waxad ka faaiidaysaa Aqoonta kala duwan Qisooyin buugaag iyo dhiirigelin

  • @alimekal2705
    @alimekal2705 Рік тому

    First pij

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 Рік тому +1

    አምሰገናለወ ጋሼ

  • @osmanomar5845
    @osmanomar5845 Рік тому

    Saxib Serbia is not in Russia
    It is different countries

    • @muhubocuuke1992
      @muhubocuuke1992 Рік тому

      Hhh ina wx fahanta ka muhimsan jawabta wa syberia maha serbia sxb

  • @cnasirboos1843
    @cnasirboos1843 Рік тому

    D

  • @rudwaanmohanat4671
    @rudwaanmohanat4671 Рік тому

    _70 wht fuck 😮😮

  • @muslim1692
    @muslim1692 Рік тому +1

    Alxdullahi Somaliland nabad iyo barwaaqo