Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....
Xaqiiqdii waan joojiyey muqaalka alle ayaan naftayda iiga ogaal badan sxb c/taxman
1.wxaan soo dajin laha Sharci shaqala xoog uyeelaya
2. Shaqooyinka qaarkood inaan loogu tagin dadka dhaladka ah
3.Cashuurta ayaan xooga ku kordhin laha
4. Dadka muwadiniinta ahna shaqo abuur baaxadleh ayaan Usmayn laha iyo dhiiri galin aan oga khafifinayo cashuurta .IWM
🤲🏽🤲🏽
Waa caqli wanaagsan bro
@@sakariyemaxamed9584 in aan wll muwaadiniinta shaqo abuur u sameeno soo kama horayso in aan horta wax soo saar yeelano oo shiidaaladan la qodi la yahay qabiil awgii ayaa la qodi lahaa beerahan aan kasii wada jeedsan lagu laaban lahaa macdanta buuraheena dhooban ee kuwayow na la qaatay kuwa yowna aan la baarin ayaynu hadhaaga ku gaadhi lahayn dekada ugu weyn geeska africa ayaan leenahay oo berbera ah snm ayaa gacanta u galisay imarat ka cabsanaya in ay somaliya kala wareegto marinkaas oo somalia noqoto saylada aduunka ugu weyn wll commen maku dhamen karo
C.raxmaan waan joojiyay muuqaalkii jawaabta iyo anigu waxaan samayn lahaa hadaan raaciyo xaqiiqatan waa mawqif adag wax fikir ah oo sax ii ahna ma qaadan karo waa laba daran mid dooro lkn waxaan garanayaa anigu hal qodob iyo hal talaabo oo cidii aniga iga horaysay markii ay samaysay ayguulaystay ana marwalba aan sameeyo si aan uguulaysto qodobkaasi wuxuu yahay inaan arimahayga illaahay ubandhigo dacfigaygana u cadaysto oo aan waliba cod sare ugu dhawaaqo inaanan isaga la aantii waxba xaqiijinkarayn kolay kutahay inaan cabo biyo kana baryana inuu igu kaalmeeyo kor uqaadka umada islaamka iyo umada muslimiintaba
Wll wllhi adiga ayaa u fikrad qurxoon
MNSHA'ALLAH alle caqliga hakuu daayo
Halka kaga soo xariir karaa ?
Cajiib wlhi fikrad ka wanaagsan waligay maan Arag bro thanks
M.a magac halyeey ayaad huwanatahay #seyfudiin qudus
@@MohammedIbrahim-zy5qs waxaatahay walaal sharaf leh waxaad igala soo xidhiidhi kartaa whats up numbrkan 0634246660
جزاك الله خيرا
Magacaygu Waa cabdirahman Cumar halkanina Waa Waberi media 😊waba ku heesta intaas.
say masha allaah😂
@@mustafabdisalam9119 sax masha allah tabarakalah alle barakeeyo
Ana kula midbaan ahay wlaalkay ridwaan intaas aadbaan ujecelahay ismaan lahayn cidbaa kula mida
Magacaygu waa c.raxmaan cumar halkana waa waaberi media
Illaahay ha barkeeyo wllkeen aaammmmiiinnn
Sxp wlhi waa isaga soo ceshceshta
Kkkkkkm
2021 waxa ii qorshaysan in aan sameeyo marshuuc baladhan oo an ficidoona qofwalba oo somali ah waa mid aan kaga badalayo wadan kayga hooyo wax badan anana is xilsaray rabaygayna waan talasaaranayaa kalsooni wayna waan ku qaba in aan hirgalin doono insha allahu.
aawe hee walaalo barnamujkaagi 2 sanno aya lga joogaye
@@xildhibanada3242noo weedii😂
@@xildhibanada32423sano lga joogaa
@@xildhibanada3242hada 3 Sano ayaa laga jogaa😢😊
@@NaimaMuhammad-kn3lq 4 Sano ayaa laga joogaa wll😂
Mncha Allah bro keep going. Waa channel aan mar walba kala socdo taariikhaha Wadamada shisheeye wll qiimo badan.
Jazakallah illhy haku xifdiyo aftahan hadalka heli og' masha Allah
cilmi u saaxib ah waabari media wax badan ayaanka fa'iiday
Intaas iyo inkasii badan ayanka filayaa
Salaamu llahi calykum 🙋♀️🙋♀️
Rabbi hakaa raali ahaado walaal Abdirahman wali mahayno kii inaga saari lahaa xaaladan ee ahaan lahaa mid ficil sameeya halkii oo ka ahaan lahaa mid af Mcn inagu horjooga
bro waaku salaamay medihaaga aad baan u jeclahay maskaxdaada ilaahay hakuu saaidiyo cudurkaan gumeesiga ayaa inoo keenay hawiye iyo daarood cisaaq waa walaalo waa sadax tuugo oo wadanki gatay oo qabiil lagu difaacayo waa in aan helno dhalinyaro barno qiimaha wadanimada waxey tahay in uusan qabiil eheen waaberi media thnk yuo bro
Sheekoyinka guusha inta jecel like 👍
*Iso booqo sxp*
Guul ayan ku rajeynaya sxb waaberri media go forward
Ilahy dalka ha ino barakeyo, hogamiye muwadin ha tarikh da xusta lkn ma sheg shego waxs ban qabtay isgano waxba qaban.
Afarta xilka u haysta bakhar laga Tajiro rabi ha inga qabto ❤️🇸🇴❤️
Maanshallah, ilaahayo u siiyadi, anagna na sii. Inshallah waynu dalaalaynaa. Mahadsanid
wadani wadani dhalay all guul haku gaarsiiyo
mahadsanid wll apirahman nin iftiin sare kaso ifayo
wll waad dadaalaysa alleh haka abaal mariyo soogudbinta iyo faaida da
masha allah wadani aa tahay sxb, somalida intoda badan wey jifay, tugo aya ka adeganayan, marki ay arkan in ay so kici raban qabyalad aa lagu sexina, ee somaliya illah ha u macino
Masha Allah wllo qiimo badan Cabdiraxmaan Cumar. Hore u soco wllo adiga iyo warbaahintaada Waaberi Media.
❤
Mahadsanid sxb dhiiro gelintaada qiimaha badan
Waa markii igu horaysay oonku soo Biiro waaberi media
Maanshallah wadan ka qofka ugu firfircoon ee wax qabad deg dega la imaan kara waa raaisul wasaaraha
Waxaan arkay dhawaan markii xasaanadii lagala laabtay
Raisul wasaare xasan ali khayee Kenyan ku farax san oo leh "habaxo mudadii uu joogay waxa uu nagali yay khasaare weyn"
(waa qolooyinkii qaadka )
Ugu danbayn alle quluub teena ha mideeyo
Waan ku taageeraa wll horay u soco...
Mnzha Allah bless you apdirahaman
Wlhi 12 sano oo school ah iyo 4 sano oo jaamacad ah iyo sanad oo ika dhiman masterkeyga wax aan ka faaidin ayaan kaa faaidey ustaad cabdiraxmaan cumar
Mhdsnd
M.a wlloh Hore usoco wlhi somalidu waano waxba kuma fanhantee
Dhagar diblumaasiyadeed iyo xeelad dhaqaale ayaan u isticmaali lahaa
Taasi waaba shaqadooda horayna kaa fahmayaan
Muqadimada vedio ga ka bilaabanaya aad ayuu u qurux badan yahay 👍
Hordhac
M.a pro ino so badi fidoyasha ilah haku barakeyo hana ku fududeyo Howshada🤲🤲🤲
Alla ilahay haku dhowro wallo, aaad iyo aad ayan ujecelahay jenalkan ,waxad kuso gudbisa barnamijyo Aad iyo aad u macaan
Waawareey 😟c/raxmaanow noo soo badi muuqalada ceynkan ah after 1yr inaan arko video gan waan ku faraxsanahay 👍👍👍
Su'aasha dambana waa mid aan weli loo dhaba gelin🥺sorry my country 😢 and my somali people
War 10k xaged ka kentay mabul shada rer waqooyiga aya kudu wa tay alaha bara keye anaga konfur shaley iyo manta net mahesan allaha ku barakeyo chennelkaga
Salaatu istikhaaro ayaan tukan lahaa waanan kusocon lahaa go'aankayga oo ah inaan xoog kaga qaado
Masha Allah mahadsanid
Allah keno midkii Somalia oo dhan isku xirilahaa Amiin balse wll adigaba cidkaga fican majirtee noqo midki lagu bararugo mahad sanid
Kaas waa aniga I,n🥰🥰
Mashallah bro wabadan ayaan kafaidanay ilaheey haku dhowro
wallaahi magaranayo xoog unbaan isticmaali lahaa anigoo ku marmarsiyoonaya wadanka dhaqaalahiisa ayey ku qabsadeen awood iyo gumeysi ee sharci kumey qabsanin.
Fikirkygu ani Wxu NoqdEy. InaaN XooG kaga Qaddo. Maalgazhayadazhu hyzka YacaNe. Pl wN eegi MazkXda Mahatirna🤔
Go forward pro 👏
*Iso BOOQDA saaxiibayaal*
Mahadsanidiin Dhaman rer waaberi media
waxaan si caqliyaysan ukicin lahaa shacabka oo aan usheegi lahaa sida ay wax ujiraan iyo inay dalkooda badbaadsadaan,waliba sida ugu fudud oo ah in aan gaar gaar ula kulmo bulshada qeybeheeda kala duwan.
mahadsanid.
Cimrigaga alle haku barakeyo
Mashllaha bro walhi waxaa tahaya qoof indhaha ufuro somali nooolaaw walala somali
Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo wll
Walalkey mcn wa runtaada ilahey ha KU xafido wllo mcn
Bro keepgoing
Mnzh allH mY foverate chanel👍
Wow thnz Abdirahman
Waan joojiyay muuqaalka
Wxan cadaadis iyo canshuur kordhin kusameyn laha shirkadahaas waxana kagees sameyn laha kuwa kaleh oo dawladu leedahy kadibne shareka ayaan qiimo ugu soo bandhigi laha
Mhsanid
Bismilah bisinkaan ku bilaabayaa.
Waxaan qaadan lahaa go aan adag oonan kasoo noqonayn
Waxaan samayn lahaa
Cashuurtii aan ku yeelan lahaa hadaan anigu awooda sare leeyahay ee aanan ka qaadi jirin baan soo dalici lahaa taasaan ku qancin lahaa la wareegista iyo in aanay maalgadhadayaasha kale uga cabsan dalkaba
Mahadsanid bro
Hore usoco sxb c/raxmaan
Keep going waberi mediA
Mahamtir mohmet geedigii malyzia👏👏
Labo mid ayan samayn laha, 1: canshuuro badan ayan ku so rogi laha markii ay bixin wayaana wan la wareegi laha ama 2: Eedeymo been ah ayan dusha u saari lahaa ama khalad yar oo ay galaan ayan wax wayn ka dhigi laha si aan ula wareego
#5:55 waxaan xidhi lahaa gudoonka shirkadaa kadibna xilka ka wareejin lahaa
Noo sobadi wll muqalda noocaan tanks😇💕💕
Guuuuuul warta mahdiir mahamed🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪💪💪💪💪
Waxan zamayn lahaa gacantaan Ku dhigi lahaa milatariga dhaqaalaha iyo siyaasada dalka ka dibna dhaqankii ayaan doo ceshan lahaa gumaysuhu baabi'iyay we dalkaygu markii hore asalka ulahaa waxaan Ku xukumi lahaa diinta iyo dhaqanka suuban ee islaamka 😷😷🔥🔥👍
Wa muuqaal muhiim ah good point
Hal muuqaalo oo dhiiri galinaa inoo hadhy oo faah faahsan
Zxp mcn c/rixmn barnaaamijyada guusha wadamada noo zoo badi
M,allh wllkyga qaliga ah waa runta
Waa dhci laha walhj
Warkaa oo kale soo badi
Road to 100k الطريق إلى ١٠٠الف👊✅❤❤
Muqaalka wa istaajiye ustaad marka isku dayo go.aan ka aan qaadan lahaa aniga waqtigaas wa cad yhy waxan qaadan lahaa isla go.aanki uu qaatay reysulwasaahara sabb too ah waxn ku qasbanhy inan dalkeyga xureeyo oo an hor mar is gaarsiiyo aniga kadib dunida kale iyagaa iso baahan doona
Thanks
Engriska dalka joga ayaan wada cojin lahaaaa ilaa ay dalka kabaxan shirkadahana xog ayaan kula waregi lahaa
Wxaan sameen lahaa wxaan ku kordhin lahaa lcgta kirada laga qaado iuo canshuraad dheeri ah ayaan saari lahaa, shirkadaha dalkana wxaan u sameen lahaa ( subsidy= jeer dhaaf )si aan u dhiira galiyo shirkadaha dalka
Mahadsanid
Sheekada guusha jeff Bezos ninka dunida uga tajirsan nala wadaag abdi rahman cumar wabari midia
waxaad tahay wiil ay ku duugantahay maskaxdiisu fikir saliima allah ha nookaa xifdiyo adiga iyo inta kula midka ahba wll Cabdiraxman
Keep going pro
Mach Allah Hore usoco dhamaantiin
60k waxaa kaaga haray 2k hormar wacan iyadoo 100k waan arki doona i.a
Cabdirazman zhp go forward
Sxp waan istaajiyey muuqaalka si fiican yaana uga fikiray waana go'aan adag balse danta shacabka ayaa wax walba kaweyn (waan is taajin lahaa si cabsi la'aan)
Keep going akhiii
koley waan ahaanay meshaaan waxaan noqonay nin #kaloorado hilib guriga ugu buxaan hadana laf eber muud muud sanaya
Taas waan kaa diiday munaafaqiinta qabiilka caabuda waa soomaalida waxaan qaybsanayn oon qabiilka caabudi jirnay intuunan gumaystuhu imaanin
C/rahman sxb waxaan joojin lahaa maalgashiga shirkadaha
Hore u soco
Asc waa magacygu waa apdirhmn qadashada go'aan waa mid aad u adag in markiiba si dhakhso ah go'aan lo garo lkn ani ka fikirkega ahaan waxay tahay waxan ogahay in wadankega io shacbkega ay wax faa'ido ahi ugu jirin go'ankayguna wuxuu yahay in aan mudo 24 saac ah uqabto inay sharciga kuhoryimaad lana xisaabtamo kadib ay wadanka kabaxaan
Qabyaalada hadad ku kufrisaan, gumeyste waad ka guuleysa iyo jawaasiista u shaqeeya
Warbixin muhiima
Waaa (dilemma) Laba daran md dooro. Ka aniga ahaan waxan talo galin laha dhaman inta aaan caqliga saliimka ah ku tabahayo o aaan ka simanahy fikirka(nacaybka shisheyaha iyo ilaalinta danaha dalku kuqabo isla kuwas aan ncbnahay) kadibna talada ugu wanaagsan ayan ku dhaqaaqi laha anigo ilahay la kaashanaya
waxaan baraarujin lahaa shacabka wllo bal iiga soo jawaab
Keep going zxb qli
Macalinkeen hadaa jeceshahay like isaar 👍🙏
Go'aan kaliya oo aan qaadan lahaa waa in aaan canshuur dheeraad ah kusoo roqo iyo baarisfarabadan iyo shuruudo wiiqaya ganacsiyaasha gumaystaha
Sirdoon u gaar aha intaan u sameyo malinba mel ka so galin laha dadkyga
Tusale haddi mid shaqo gabo nin somaliya halka galin laha
Dabeeto kuwaas la galiyy dhaqaale u gar ah u samayn laha
Go forward bro that Is he a country money
Wali wa e jogaan Gumestaha sxb
xoog baan kula wareegi lahaa xeerarka iyo qawaaniinta caalamiga ah wixii an waafaqsanayni dembi maaha oo waa wax hantida qaranka lagu maroorsanayo
Keep goin pro wabari
Waaberi MAHADSANID
Gorgortan ayan la gali lahaa shirkadaha si an xubno ugu yeesho gudiga Boodhka shirkada 😇😇
qofkii raba inuu kobco iimaankiisa muxaadarooyin qalbiga taabanaya iyo qisooyin ayaad naga helaysaa alle hakuu qoro ajarkaagee nagu caawi subscribe wll
Asc asxaabata qaali
ishaaah waxa qabalahi aqoyaanaka ayaa laa tashalah
Nus milyan subscribe baa u qalantaa c raxman cumar❤
12 minute aa malasia ugu bixi lahey sidii khyre😅xilibanadha somaliya Allaha caqli fcn siiyo
Zxb abdirahmaanow please Somalia kashekey waahubaaaa in reee guubaaboyaaan please marwalpo video walpe 2daqiiqooo udanbeeso kuguubaabi somalinimada tolbelay dalkeyga waaalagusanoyaaa 😢😢
As/ck waan idin salamay markii ay noqo labadaran mid doro go akonkay gii oo ahaa in aan ka dhabayo in aan garsiyo himiloyinkii San iga talagalay sii Sii aan usamatabixiuo dadka iyo dalka