Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ninka kacbadda dumin doonna dhamaadka aduunka - Wuxuu ka soo bixi doonna dhulka xabashida!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2023
  • Ninka kacbadda dumin doonna dhamaadka aduunka - Wuxuu ka soo bixi doonna dhulka xabashida!

КОМЕНТАРІ • 90

  • @samo____side9401
    @samo____side9401 Рік тому +24

    Intii Kacbada Jecel 🕋❤️❤️❤️💯

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 Рік тому +11

    اللهم صلى على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد ❤

  • @ab2cd1fat2x
    @ab2cd1fat2x Рік тому +9

    Ilaahyow sharta iyo dhibaatada hay gaarsiin kuwa wan-wanagsan oo aad u naxarisato anigo ka mid nafta iga oofso😢🤲

  • @cumarmxmd
    @cumarmxmd Рік тому +5

    لا اله الا الله محمد رسول الله ❤
    ☝️🤲❤

  • @SuhaybkhadarAyjeex-dq6ty
    @SuhaybkhadarAyjeex-dq6ty Рік тому +6

    Waxa mahd le inanu Nolyn qof islama❤❤❤

  • @apdallafaaraxmaxed5094
    @apdallafaaraxmaxed5094 Рік тому +5

    محمد صلی اللّٰه علیــــه وآله وسلم❤❤❤

  • @ASLAMAMIIN
    @ASLAMAMIIN 11 місяців тому +3

    Ku saliya nabigeena scw

  • @farxanabdi7914
    @farxanabdi7914 Рік тому +7

    Codsi wll Abdiraxman taarikhda NFD kasohadal thanks

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Рік тому +3

    ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ

  • @user-cy1rv1dg1n
    @user-cy1rv1dg1n 2 місяці тому

    Ugaas wad mahad Santahy codsi inaa ad daqiqadaha dhereyso thanks bro wlhi ur the best UA-cam Somalida dhaxded and I have been lessening your story long time ago you the fast UA-cam I fellow

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +4

    Cabdi raxman cumar wll waxad kasoo hadashaa wadanka afganistan siduu maraykanku ugabaxay war kamaheline midakale wll horta mashiicaa mise wa suniyiin caadiya kasoo hadal wll😢 cuna qabatayn balagasaray😭😭😭😭😭😭😭😭😭 lacagti yarayd ay haysteenee

    • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
      @Abdi_Rashid_Ozil_Yare Рік тому

      Quruxeey taariiqda taaliban iyo Afghanistan hadaan rabto booqo channelka annag production

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid Рік тому +2

    Asc wallo cabdi rahman wan ku salaamy from somaliland ❤❤❤❤❤

  • @QadarHassan-dn9si
    @QadarHassan-dn9si 5 місяців тому

    Alahayow islanimada nagudil❤❤

  • @saalimabdurashid
    @saalimabdurashid Рік тому +1

    wll qisooyinka diinta nooso badi insha allah alle haku xifdiyo♥️

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому

    mnshllha si wacan ayaad usoo tabisay mowduuca waana muhim markasta in laga hadlo hawlaha noocas oo kle ahaa waana lagama marmaan in ay dadka bartan axdiisata noocan oo kle ahaa, thanks borther Abdirahmaan waberi...........................................

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 7 місяців тому

    Hore ugu soco wllo waxyaabo badan oo manfac leh ayaad soo gudbisaa

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Рік тому

    . mahadsanid ustaad

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Рік тому

    Thank you Abdirahman Omar

  • @user-yi7qj6dr3n
    @user-yi7qj6dr3n 10 місяців тому

    Scw❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому +2

    ❤ Mansha Allah ❤ Kacba❤

  • @FatimaJamac-ss1fs
    @FatimaJamac-ss1fs 9 місяців тому

    Salalahu calayhi wasalam

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому

    Salama brother cabdi rahman Omar adi iyo walalaha halkan kuxidhan

  • @MaxamedYare-ux1mo
    @MaxamedYare-ux1mo 10 місяців тому

    Muhammad rasuullulaahi scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 Рік тому +1

    Codsi ku socda waabari wll wxaad kasoo hadashaa mashruuca Afghanistan ee biyo xidheenka wll codsigayga hadhaafin waabaraw

  • @manamohammed584
    @manamohammed584 Рік тому

    My favourite videoyada waberi media

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Рік тому +1

    Gold voice abdirahMAn waa bari🗜💛

  • @Dhacdooyinka_dunida1
    @Dhacdooyinka_dunida1 Рік тому

    Aynuku Salino Rasulkenii Suubanaa N.N.K.H SCW❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed5701
    @cabdiraxmaanmaxamed5701 Рік тому +1

    Wll cabdiraxmaan cumar kasoo hadal sida ey dowladuhu ukala iibsadaan hubka

  • @Somali450
    @Somali450 Рік тому

    Waa xassan sheekh dulquswaydi ama asiasi afwerki

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp Рік тому

    اللهم صل وسلم وزد وبارك علي سيدنا محمد

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Рік тому +1

    Muuqaalkan 2 maalin aa sugaayey pleas hanagu daahinin muuqaalada

  • @MaxamuudSaalax-go4ef
    @MaxamuudSaalax-go4ef Рік тому

    Thanks sxb

  • @samo____side9401
    @samo____side9401 Рік тому +1

    Anago Nool Iyo Anagoo Dhimane
    Mayeli doono😢🕋❤️

    • @Mind_trainers
      @Mind_trainers Рік тому +1

      Waa amar ALLE wuuna dhacaa wax kma.badali krtid kaliya ku daceeso xilligas in aadan si noolaanin

    • @samo____side9401
      @samo____side9401 Рік тому

      @@Mind_trainers qof muslim oo nool maba jira lagu dhahey wll

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Рік тому

      Anagoo nool waanba dagaallami karnaa lkn hadaad dhimato waxba ma bedeli kartid

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid6675 Рік тому

    Xabashida macnaheedu waa dadka mad madow ama Afrikan gaar ahaan geeska Afrika

  • @pamsitiger920
    @pamsitiger920 Рік тому +1

    Abdirahmaan cumar wllo wlahi aad ayn ugu daga dhagysiga barnaamijyadaada❤

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Рік тому

    Ilaahay daraadii ayaan kuu taageeraa

  • @user-vz3pi2vd7l
    @user-vz3pi2vd7l Рік тому

    Mansha allah

  • @Mohamed_Ina_Dahir
    @Mohamed_Ina_Dahir Рік тому

    النبي المولى محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @sulaymaanibraahimaadan6889
    @sulaymaanibraahimaadan6889 Рік тому +9

    M.a keep going

    • @Mind_trainers
      @Mind_trainers Рік тому

      Ardul xabasha waxa la isku dhahaa ethiobia,somalia,jabuuti,iyo eriteria mrka lga yaaba inu somali yhy

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 Місяць тому

    Waaberi, keep going wll

  • @RufaaciRova-lu5pd
    @RufaaciRova-lu5pd Рік тому

    Scw

  • @Ciise-xalfoley
    @Ciise-xalfoley Рік тому +1

    Nagaceygu waa Aabdi rahman omar halkaani waa waaberi media ki soo dhowaada daawadayaal muuqal krena maanta

  • @CabdiXasan-ez1jh
    @CabdiXasan-ez1jh Рік тому

    سبحان لله ❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare Рік тому

    ﷺﷺﷺﷺ ﷺﷺﷺﷺ ♥️❤️💋💕💕

  • @aminaabdilahi8720
    @aminaabdilahi8720 Рік тому

    Lagend golden voice noo soo badi wllo 🎉😂😂😂

  • @NimcoShaafi-ef1wc
    @NimcoShaafi-ef1wc Рік тому

    Allahu akbar

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Рік тому

    Walalo ka so hadal waxa afrika k dhacaya 🥰🥰🥰🥰

  • @HOYGA__FANKA559
    @HOYGA__FANKA559 Рік тому

    KACBADU__WAA__meel__aadlo_qadariyo_musliminti____MAYE

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 Рік тому

    Xabashida , maxaa daba dhigay , Kacbada .

  • @user-du1nh1cr8i
    @user-du1nh1cr8i Рік тому

    The best of channel waabeeri media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qlutojannah1670
    @qlutojannah1670 Рік тому

    اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد استغفر الله استغفر الله صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @amiinabdihakim7985
    @amiinabdihakim7985 Рік тому

    MAnshALLAH wllky❤

  • @sahracabdiraxmaan1114
    @sahracabdiraxmaan1114 Рік тому

    Qustaantiniya furashadeeda nooga sheekee

  • @Hassankosow
    @Hassankosow Рік тому

    saxib sare kasoxadal khabada kor keda ee diyaradaxa marikarin

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 Рік тому

    Zxp nosoo gudbi tarikhda usama bilaadi

  • @user-dw6vi6xd5r
    @user-dw6vi6xd5r 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 3 місяці тому

    Subxnllllh nin madow aaa😢😢😢😢😢 Allow ka magn galy dhibkaas

  • @maxamadaadan2456
    @maxamadaadan2456 Рік тому

    Zxp please waxad kaso hadasha spg commando 😢

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Рік тому

    Halkanina waa waberi Media

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Рік тому

    Kas waxan filaya hoyadiis xita wali madhalan ayeeydis aya hada gabar yar ah lakin kas hooyada dhali doonta maxay nasiib xuntahay😢

  • @user-lt9kq6br4e
    @user-lt9kq6br4e 10 місяців тому

    ilahoow hanala sugin markaa 😢

  • @haykalabdi86
    @haykalabdi86 2 місяці тому

    Ethiop wye somalnd ayaa usahashy saa bad ay katilabilahayen ayay siyen 😂

  • @maxamadaadan2456
    @maxamadaadan2456 Рік тому

    Keep going pro 🎉

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Рік тому

    Aan sii xasuuqee xabshida e

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Рік тому

    XaDiiskan saxiix miyaaa walaal

  • @mahadabdi7959
    @mahadabdi7959 Рік тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️ 💜 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikhaaliqmahadMahadgacmagooy

    Keep going❤❤

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Рік тому

    Waa mar muslimiintu is badaleen, that means madhawo😢

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 Рік тому

    Soomaalinimada waxaa horyaala loolan adag OO ah inay diintooda ka difaacaan Xabashida

    • @Hana571
      @Hana571 7 місяців тому

      Walal hada ayee ugu daranthy xavashadi bad aya lasiyey

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Рік тому

    Obama ayaan moodi jiray ninka kacbada duminaya

  • @maxamedcumaryuusuf9492
    @maxamedcumaryuusuf9492 6 місяців тому

    ❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤❤NABIGA❤KU❤SALI❤SCW❤

  • @iptisam3125
    @iptisam3125 9 місяців тому

    Masiixdajjal iyo juuj wama juuj yaa si horeyo inu dajal cawar so horeyo ayn maqlayr

  • @axmednuur618
    @axmednuur618 Рік тому +1

    Ninkaas saan filayo waa dhashii jabrati . Abrahan waxa uu ku aftirsadaa jabrati . Xiriirbana labadooda ka dhaxeeyo .. 😂 ee somali yeey iska jira ilma jabrati oo aad ugu badabn bariga africa..

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 Рік тому +1

      Waaa siilka hoyada nio waad ciilantahay qof calosha kabukka tahay jabarti waxa Kaso jeda culimada diinta iyio xrnimadada ku difacayey Ahmed gurey iyo said maxamed ina gunmeed yahow🏴‍☠️💪💪

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Рік тому

      ​@@mohamedalpha1644isaga kugafay waxanu ogayn sida inuu qaybka ogyahay taasina waa dambi wayn markaa adna haku dambaabin wll hooyo lama caayo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      @axmednuur618
      Subxaanallaah. Adiga ma Nabiga SCW ayaa kuu waramay mise. Yaa kuu sheegay magacaas aad sheegtay. Ogow waxaad kahadleyso waa Qayb, qaybkana Allaah SWT uunba og iyo intuu usheegay oo Nabiyadiisa ah CS. Nabigana waxaa laga wariyay intuu dhahay: - " Qofkii igu been abuurta hadiyaarsado booski Naarta kagali lahaa"

    • @axmednuur618
      @axmednuur618 Рік тому

      ​@@mohamedalpha1644😅 waxaan filaayaa inaadan taarikhda waxba aadan ka garanayan ee aad un sheeko xariiriid latimid meesha .. Axmad guray mahayn dadka aad sheegtay waa reer zylac . Waxa uuna hogaamijiry saldanadii Adal . Ruuxa kale ee aad maga ciisa sheegatay ragii baacsanay baa ku jees jeesay oo ugu yeeri jiray wadaadka waalan 😅😅 . Hooyadan waad cayday .af xumo soo maaha raadkii xabashida dumin gaadhay kacbada .. dumin doonto dhamaadka dunida ..😮😢

    • @axmednuur618
      @axmednuur618 Рік тому

      ​@@hafsaali4297😂 khaybka iyo waxa qoron baad isku qaladay oo aad kla saari la adahay .. ugu horey soobaar waxa laga hadlay iyo wax ay yihiin run mise been . Waaqic ama qiyaali 😊❤

  • @ifkaaxmad6786
    @ifkaaxmad6786 Рік тому

    M •

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Рік тому

    Scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤

  • @sadaqilmi4415
    @sadaqilmi4415 Рік тому

    Scw❤