KANNA SIIB KANA SAAR/ GABAY/1960-kii Timacade

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Xornimadii G.waqooyi soomaaliya 1960-kii

КОМЕНТАРІ • 37

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 21 день тому

    Maanshallaah, waataa somaalida dhabtaa! Kuwa maanta madaxda u ah somaali waa wada calooshooda ushaqaysta yaal aan damiir lahayn😢

  • @muxumedc.rasaaq183
    @muxumedc.rasaaq183 2 роки тому +6

    Alla subaxaa farxad badnaydee

  • @Thepulhan
    @Thepulhan Рік тому +4

    Gabaygaan waxaa la igo soodiray schoolka si aan wadaniyada uga hadlo
    Maalin ayku beegneyd xoriyadii 1960 {xaawa taako from galkacyo🇸🇱🇸🇴}

  • @mohamedmusse941
    @mohamedmusse941 2 роки тому +4

    Somalia ha noolatay ilahay midnino ka dhiga cadow ilahay hajabo

  • @muuseyaremuuseyare335
    @muuseyaremuuseyare335 2 роки тому +2

    Alle ha naxriisto

  • @XuseenXasan-gi1vf
    @XuseenXasan-gi1vf Місяць тому

    Adbub uufic 🎉ayaha

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 5 місяців тому

    Waa geeraar// gabay ma ahan

  • @abdiraxmankoronto3637
    @abdiraxmankoronto3637 3 роки тому +2

    M.a

  • @daahiyeaxmad
    @daahiyeaxmad 11 місяців тому +1

    Ok

  • @cabdiqaadirxasan4763
    @cabdiqaadirxasan4763 2 роки тому +4

    Ilaahy soomali yed mid d
    Kadhig qab yalada ka sar qalbi gooda

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 Рік тому +3

    Nasiib badnayeena dadkii maalintaa joogay😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @dhimbiilchannel5295
      @dhimbiilchannel5295 Рік тому

      Khasaare ayanu u gudbinay calankaygii an somali oo dhan islahan ku mideeya😮

    • @halhays
      @halhays Рік тому +2

      Dadkii maalintaa joogay maanta calan towxiid ku qoranyahay ayeey sitaan.
      Marada buluuga ahna adduunkay u neceb yihiin.

  • @axmedyuusuf8314
    @axmedyuusuf8314 Рік тому +2

    Maalinti uhoreysay calanka laguso dhaweeyey casimada somalilnd hargaysa

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan1512 2 роки тому

    Walaal maansadani gabay ma aha ee waa geeraar.

  • @rudwaaniid9323
    @rudwaaniid9323 Рік тому

    Gabyaa❤❤❤❤

  • @calixasan8781
    @calixasan8781 2 роки тому +2

    Asc.soomaaliyeed

  • @maxamedabdixashi409
    @maxamedabdixashi409 Рік тому +1

    Alle haw naxariisto

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 Рік тому

    Cajiib ❤

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 Рік тому

    Sixid.
    Horta gabay ma aha ee waa geeraar.
    Midda labaad kanna siib kanna saar ma aha.waayo kanna siib, kanna saar macno samaynmayso.
    Wuxuu sax ku yahay kaana siib kaanna saar!

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Al XAMDULILAH ilah mahad leh iyo inti u dhimatay pray for somalia free somalia

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 місяці тому

    Waanu ku qasaarnay calankan😢

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 роки тому +1

    Aun abwaanku haduu maanta joogi lahaa wixii reer somaliland lagu sameeyey wuu maroora dillaaci lahaa

    • @abdirahmanshire3909
      @abdirahmanshire3909 2 місяці тому

      somaliland kaliya maaha somaliyoo dhan baa is xasuuuqday

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    Sacdiya khadiisad Horyaa Dhalay?

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 Рік тому +1

    Wanu ku qasaarnay calankaan masooyinkaa misankaleh u tirinaynay sorry
    Lakin khald an galnay buu ahaa calankayagii inay somali jacayl nawaalay

  • @abdullahi.yusufahmed5777
    @abdullahi.yusufahmed5777 Місяць тому

    Tuugo weeyo re konfurro😅

  • @Ismaaciil-yw9vb
    @Ismaaciil-yw9vb 6 місяців тому

    1234

  • @aaliyaaadulahi632
    @aaliyaaadulahi632 3 роки тому +2

    💙💙💙💙💙💙

  • @alexiadetroit2760
    @alexiadetroit2760 Рік тому

    De