- 21
- 130 855
kaafiye media
Приєднався 17 кві 2020
Halkaan waa kaafiye media wll Subscribe saar si aad u hesho warar xaqiiqada ku saleysan iyo darsiyo diini mahadsanid
XAASKA CATOOSH YARE OO AFKA KU FURATEY/SIR BADAY KA SHIFTAY/CATOOSH YARE
XAASKA CATOOSH YARE OO AFKA KU FURATEY/SIR BADAY KA SHIFTAY/CATOOSH YARE
Переглядів: 64
Відео
King ck oo gaaray 600k Subscribe/sabata
Переглядів 463 роки тому
King ck oo gaaray 600k Subscribe/sabata
Dalka France | faransiiska | xaqiiqooyin iyo macluumaad
Переглядів 1,5 тис.4 роки тому
Faransiiska waa dal dhaca qaarada yurub
Hindi afsoomaali cusub 2020 dagaal fanproj hd|| film hindi afsoomaali cusub 2020
Переглядів 1,3 тис.4 роки тому
Hindi afsoomaali cusub 2020 dagaal fanproj hd|| film hindi afsoomaali cusub 2020 Hindi afsoomaali cusub 2020 fanproj dagaal iyo jaceyl
DAAWO QURUXDA MUQDISHO 2020
Переглядів 1,2 тис.4 роки тому
Daawo quruxda muqdisho 2020 Muqdisho ayaa aad u koreysay sanidihii lasoo dhaafay
QISO HOOYO WIILKEEDA U BIXISAY WADNAHA/NAXDIN?
Переглядів 1934 роки тому
Hooyo wadneheyga ayaan kuu bixiyey
Afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkey
Переглядів 7454 роки тому
Afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkey 15 July 2016
KANNA SIIB KANA SAAR/ GABAY/1960-kii Timacade
Переглядів 123 тис.4 роки тому
Xornimadii G.waqooyi soomaaliya 1960-kii
Cabudwaaq oo lagaarsiiyey qalabka Covid19
Переглядів 184 роки тому
Cabudwaaq oo lagaarsiiyey qalabka Covid19
Abwaan:cali shan iyo toban Dardaaran iyo Duco
Переглядів 6594 роки тому
Abwaan:cali shan iyo toban Dardaaran iyo Duco
Cajjiib cajiib.dheh ilaahay madhamaanto
Maanshallaah, waataa somaalida dhabtaa! Kuwa maanta madaxda u ah somaali waa wada calooshooda ushaqaysta yaal aan damiir lahayn😢
in dhoweydba waa taan sahladay, sadarradaydiiye ma safaynnin maansooyinkaan, saayidkow helaye seerkuleer ayaamahan ma bixin, soonfur dabadeede subixii dhammaadaba mar baan, saari jirey luuqe siddo la qabsaduu leeyahay iyo, subucyo dhaadheere labadaba markuu seego, wayga surgucantaaye an safeeyo maansada tixdii ay, sihatay laabtiiye Anigoo sebi uun aho sita leebiyo qaansoo siigadoon isku aasiyo sabo reer ka fogaanninoon la ii aamminin soofkiyo saacan maanta an joogno gabaygu waygu sugnaayo suxufiinta dhawaaqdana Anigowgu sarreeyo e haddii aan sixi waayo ama aan sarsarriigo ama aan sarmaseejo ama aan ka salguuro ama laygu saluugo saamiciinta maqlaysaay i su’aalo hadhowto Ilaahaan waxba seegine subuciisa Quraankiyo sabbaxooyin ku sheegayow Saciiro iyo Naciima Rabbigii kala seerayow marka suurku dhawaaqo e la soo saaro makhluuqa shaqiga iyo saciidka maalintaad kala soocdo dembigaannu samaynnay Rabbigayagow naga saamax subciyoo ka dukeeyaye sawd kaleetana waa soomaaloo calan taagta saakay noogu horreyso in sidayda tihiin iyo in kalaanan saxaynnine saddex wiig iyo maalmo haddaan soor cuni waayo safrad laygama yaabo sari mayso naftaydo e saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar ka siddeetan sabaan calankaannu sugeynnaye sahankiisa ahaynow seermaweydo hillaacdayow sagal maanta darroorayo siigadii naga maydhayow saqdhexaannu ahaynne kii soo saaray cadceeddow samada kii u ekaaye xiddigaa mid la siiyow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar saalixiinta Islaamku sirta kay ku arkeenow saahidiinta Quraanka subcisaa Jimcayaashiyo sibyaanta iyo haweenku calankay sahadsheenow cidina kaanay na siinine Saadir noogu yaboohayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar sankuneefle dhammaanti khalqiga kii u sinnaayee mid saaxiib la ahaynow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar kii saaciddada keenayow sedadu kay ku xidhnaydow sallaankii istiqlaalkow seyruuqii Afrikaadow siraadkii na iftiinshaye Soomaaloo dhan xorreeyayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar faralka iyo Sunnaha waxii diinta ku saabsan cadna kii saddexeeyayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar kii gumeysiga saaraye isticmaarki sumeeyaye seedihii kogsanaa iyo seetadii naga gooyayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar Soomaaloo is cunaysa oo isa seegan dhammaannoo saqda qaylo dhawaaqdiyo sulub laysu cabbaystiyo hadba soof la xabbaadhiyo sarraaraa demin weydey kii laydhiisu na saaqdayow kii sadqeeyey qabaa’ile (isu saaray gacmaayee) saf walaala ka yeelayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar nimankii na siraayaye waax-waax noo kala saaftaye solanaayay cadkeenna innagoo dhexda suunku sabarkeenna qarqooray kii sadkeenna cunaayay sarartiisa ka muuqdaye surwaalkii ka yaraadaye daaro loo sibidheeyiyo sariiraa lagu seexdiyo kabadh suuf laga buuxshiyo mid baabuurka safeeyiyo sagaal booy iyo kuug iyo aayad saarta carruurtiyo weliba seeska lahaa kii sabaanka u laabayow saaxirkii kala guurraye sarreeyow ma nusqaamow an siduu yahay eego e kaana siib kanna saar sooljarkaa hubka qaataye intuu soodhka ku taagay u diyaara salaantiyo saraakiisha amraysaay sifihii isticmaarka ka siyaadiya maanta sibilkeennaan ag joogow sibirtiisa istaaga nin walbaa sigib beelo sarrow taaga gacmaayo sacabka isku garaaca o nin walbaa saddex goor Subxaanow waa mahaddaa dheh! Xog-maansada: Aftahan.com
Tuugo weeyo re konfurro😅
Adbub uufic 🎉ayaha
Waanu ku qasaarnay calankan😢
Xxfyyg
Al XAMDULILAH ilah mahad leh iyo inti u dhimatay pray for somalia free somalia
Waa geeraar// gabay ma ahan
1234
Ok
Cajiib ❤
Gabyaa❤❤❤❤
Sixid. Horta gabay ma aha ee waa geeraar. Midda labaad kanna siib kanna saar ma aha.waayo kanna siib, kanna saar macno samaynmayso. Wuxuu sax ku yahay kaana siib kaanna saar!
Wanu ku qasaarnay calankaan masooyinkaa misankaleh u tirinaynay sorry Lakin khald an galnay buu ahaa calankayagii inay somali jacayl nawaalay
Maalinti uhoreysay calanka laguso dhaweeyey casimada somalilnd hargaysa
Nasiib badnayeena dadkii maalintaa joogay😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Khasaare ayanu u gudbinay calankaygii an somali oo dhan islahan ku mideeya😮
Dadkii maalintaa joogay maanta calan towxiid ku qoranyahay ayeey sitaan. Marada buluuga ahna adduunkay u neceb yihiin.
Gabaygaan waxaa la igo soodiray schoolka si aan wadaniyada uga hadlo Maalin ayku beegneyd xoriyadii 1960 {xaawa taako from galkacyo🇸🇱🇸🇴}
Suda Tîmac
Waa geeraar// gabay ma ahan
Sacdiya khadiisad Horyaa Dhalay?
De
Alle haw naxariisto
Walaal maansadani gabay ma aha ee waa geeraar.
Ilaahy soomali yed mid d Kadhig qab yalada ka sar qalbi gooda
Aaamiin
Aun abwaanku haduu maanta joogi lahaa wixii reer somaliland lagu sameeyey wuu maroora dillaaci lahaa
somaliland kaliya maaha somaliyoo dhan baa is xasuuuqday
Somalia ha noolatay ilahay midnino ka dhiga cadow ilahay hajabo
Asc.soomaaliyeed
Alle ha naxriisto
Wll soomali ayaan joog qiima inteeleeg ayaa igabaxsa markaan soo aadyo
Alla subaxaa farxad badnaydee
M.a
💙💙💙💙💙💙
Wax kle
Woow
Hormar wcn wll anigana isoboqo
Ok wll
Nabad iyo barwaaqo
Maashaa Allaah qurux Muqdisho cadeey ❤️🇸🇴 thnx 4 ths video Kaafiye media👍🌻
Mahadsanid wll
Waku sameey wll osmaneey
Waan kaa qaaday sxp
From Kainan Abdilahi 💯
Thanks sxp
M.a
M.a keep going pro
Keep going pro
Wlhi xusus 4 sano kasoo wareegtay allow muslinka badbaadi meelkasta oo ay joogaan
Bastard, cheater,rascal,cheat me 😡😡😡😡😡😡😡😡😡
Rascal,bastard, Cheater,
Masha allah mahadsanid sida aad noogu soo gudbiso barnaamidyada
Masha Allaha ❤️❤️❤️
Motivates
Aacha laga
Claasic lady
Videogan inta da wanahyso fadlan Madoneysa sida computer cml inad ugu editing gareysid mobelkada video fadlan subscribe saar thanks ua-cam.com/video/3GxnMiMOhGg/v-deo.html