Madaxweyne Siyaad Bare Meeqa mar ayuu xiray Sheikh Mustafa ismail Haruun?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #Subscrib #Share #Like

КОМЕНТАРІ • 388

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 2 місяці тому +11

    Dawlad la'aan waan noolahay weligeyna maan arag dawlad soomaaliyeed laakiin diin la'aan ma noolaan karo Alxamdulilaah😢 Alxamdulilaah

  • @khatraabdi6174
    @khatraabdi6174 3 роки тому +127

    Masha Allah may you live long life.... i love you for the sake of Allah i can't sleep even a single night without listen his waacdi😘💟💕💞💖💝💓💗

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Рік тому +42

    Allow xafido sheekh Mustafo wallahi
    Wax badan aya ka bartey 😍.
    LAXOWLA walla Quwata illa Billah.
    Uma arko Qabiil iyo Qurun waxaa iga Muuqda diintana Macaan.

  • @alibihar7230
    @alibihar7230 3 роки тому +31

    Sheikh mustafa xajii ismail haruun m.a Islamic preacher may you live long

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @liban.2249
      @liban.2249 Рік тому +1

      @@m.k.7788 sxb, meel walba ayaad joogtaa macne la'aanta faafis iska da ee isku xishoo

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Рік тому +62

    *SHEEKH MUSTAFOOW SIWALOOD ISU DHULDHIGTO WAXAAN MARQAAATI KANAHAY IN AAD TAHAY NINKA SOOMAALI OO DHAN LOOGU JECELYAHAY AMA DIID AMA DOON SHEEKH*

  • @AbdiRahamn-vq2be
    @AbdiRahamn-vq2be Місяць тому +2

    Greatest preacher ever I seen ❤Alle ha ku barkeyo❤❤

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому +31

    Masha allaah shikha mustafa xaaji ismacil harun allaah ha ku xafido amiin Amiin Amiin yarabi 🥺🤲

  • @lilmo3962
    @lilmo3962 Рік тому +16

    Mashallah sheikh mustafa is my favourite sheikh walaahi kheeyr alaha ku siiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 Рік тому +14

    MAASHA ALLAAH
    Shiikh Mustafa Guuleeyso
    JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW
    ALLAHA kuxafido aamiin yaarabi
    💯💯🙏❤..

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 3 роки тому +34

    maa shaa allaah ilaahaw kaa ajar sii
    aduun kana kor kiisa iyo hoostiisaba allaha ku gu xifdiyo cilmigaagana barako alaha ku dheeho alaahuma aamiin

  • @asmaa5466
    @asmaa5466 Рік тому +21

    Ax sheick mustapha qof samiir badan baa tahay allaha ku barakeeyo

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +12

    Maashaa allaah shiikh mustafe shaqsi aan ku daydo

  • @AishaCudey
    @AishaCudey Місяць тому +1

    ماشاء الله ❤ عفا الله عما سلف ❤

  • @maslahosman9695
    @maslahosman9695 4 роки тому +21

    Maasha allah
    Sheikh iska cafi ajir aan dhamanin allaha la siiyo

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457 Рік тому +19

    mujrimkii maxamed siyaad bare ee ummada xasuuqay,culimadana qaar u laayay iyo qaar uu xabsi bila maxkamad ku xukumi jiray ee musqusha dadweynaha dalka Nigeria ku dhex bakhtiyay Allaahayo naarta ugu hooseesa geli abaddan,isaga iyo kuwayawga taageersan aamiin aamiin daa'iiman abaddaa.

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 Рік тому +2

      Amiin yarabbi Amiin Allaah mumma Amiin 🤲 ‏إجهنم في بيتك

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому +4

      war wuxuu ahaaa isageee utaale xisaabtiisa na laguma dhiibinee taada ka shaqee oo janna rabbi weyddiiso wlhi ban qof dhintay naar ku habareyn saa jaaniska aan heyso ma heysto qofkaasuyeee

    • @najmaabdillahi8230
      @najmaabdillahi8230 Рік тому +2

      Adiga rabi naarta hakugu fogeeyo Aamiin

  • @hamidajamac1894
    @hamidajamac1894 Рік тому +6

    Wanjeclahay sheikh mustafa, Allah habarekeyo

  • @ShirwacAhmed
    @ShirwacAhmed 2 місяці тому +1

    Masha allaah shiiqunaa mustafa alle cimrigaaga iyo cilmigaga alle haku barakeeyo

  • @HungulYoutube
    @HungulYoutube 2 роки тому +7

    masha allah shekh mustafe allah ku barakeyo

  • @AbdikaniMohamoud-ml4ge
    @AbdikaniMohamoud-ml4ge Місяць тому

    Cafimaadka iyo caqliga alaha ku barakeeyo shikh Musatafa Haji Ismail

  • @nuraabdi4225
    @nuraabdi4225 Рік тому +3

    Allah cilmiga Iyo cimrigaba hakuu barakeeyo Sheikh mustafa X Ismail

  • @DAYAXMEDIANEWS
    @DAYAXMEDIANEWS 2 місяці тому +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 роки тому +11

    Masha Allah tabaraka raxmaan 🥰

  • @Muna_Dalac
    @Muna_Dalac Рік тому +10

    I love this sheikh for Allah's sake. I can't even sleep a night without listening his preach. (Wacdi)🙏

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 Рік тому +2

    JazakAllah kheyr sheekh mustafa xaaji ismaaciil xafidakAllah

  • @omarune5775
    @omarune5775 2 місяці тому +1

    Live long life sheikh mustafa

  • @ahmedabdimalikshire9434
    @ahmedabdimalikshire9434 3 роки тому +17

    يا رب ارحمه يا رب ادخله جنتك 😭😭😭

  • @AwoMahamedhassan
    @AwoMahamedhassan Місяць тому

    Masha allah sheik Moustapha allah ha ku barakeyo

  • @mahamedabdikadir96
    @mahamedabdikadir96 Рік тому +7

    Ninkaas sheekha ama akhri ama iska tag yidhi abaal weyn buu dadka u galay, waayo maanta lama heleen waagaas cajaladaha uu sheekhu duubay. Haddii uu dhintay Eebbe ha u naxariisto.

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Рік тому +14

    Mansha allah waxaan layaabay niman maanta culimada lagu tiriyo oo Dawladii kacaanka ahayd ee heerkaa ka maraysay diinteena suuban difaaca una baroorta oo dhaha somaliya iyo siyaad bare ayaa somali u fiicnaa, subxanallah

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому

      Adiga hadaadan Marqaati ahayn waxay Dowladii kacaanki Somaaliyeed samayn jirtay, haku cadaab mudan ee khayr sheeg ama iska aamus, waa xadiith saxiix ah, qof Bashar ah wuxuu sheegay oodan hubin haku Duulin, for ur own good, waa iga nasteexo, adiga kuu roon

    • @najmaabdillahi8230
      @najmaabdillahi8230 Рік тому +3

      @@AMATALLAAH-qd3pq oo see ugu cadaab mudan hadaan run ka hadlo , dheh dee runtaa cadaab lagu galaa 😂

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Рік тому +1

      @@AMATALLAAH-qd3pq ma ku fahmin ma sheekh mustafe waxa uu ka sheegay ayaan la hubin miyaad u jeedaa mise asaga sheekha ayaad leedahay iska hubsada inuu been sheegayo, anigu sheekhu wuxuu sheegay ayaan ka duulay oo tilmaamay inay culimada qaar ka mid ah siyaad dambiguu ka galay diinteena suuban iska indha tiraan oo waliba amaan kala dul dhacaan. bal hadaba adigu waxaad iigu soo jawaabtay fasir u jeedkeeda aan ku fahmee adoo mahadsan.🤔

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Рік тому +2

      Dowladu waxay dadka u xidha si ya I ilaliso amniga dhulka iyo dadka melkasta aduunka waqtiga wax kasta la hubin jiray aduunka. Hada wax dhacay iyo waxan la barin aya nalo keena

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 2 місяці тому

      ​@@shonazef7351
      Ila hada ma is bedeshey

  • @sadaamxiis3801
    @sadaamxiis3801 3 роки тому +10

    Sheekh mustafa sheekh naguweyn

  • @awaaleh5454
    @awaaleh5454 Рік тому +4

    Soomaalida sidaada oo kale allaha ka wada dhigo adna uduce sheekh mutafe

  • @exposinglexisocean2956
    @exposinglexisocean2956 3 місяці тому +1

    Masha Allah sheikh ❤❤❤♥️💯🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ananinformationseeker8044
    @ananinformationseeker8044 Місяць тому

    Mcha allaaah she mustafe ❤❤❤❤1❤1

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 роки тому +9

    Masha Allah waa sheekh usra fiican ka soo jeeda

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 3 місяці тому +2

    زادك الله في علمك وعمرك يارب الشيخناالعزيز

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir 3 роки тому +8

    Msha alah alaha ku barakeeyo

  • @nimcoxuseen5875
    @nimcoxuseen5875 3 роки тому +8

    Maa shaa Allaah

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Рік тому +6

    Masha Allah Baadiyaha in lagu dhalo waaba wax fiican oo dhaqayiirtii waxay caadeysteen waayadan dambe in islama docda ka jeexaaan ciil ay u qabaan islaamihii hore baadiyaha loo diri jiray

  • @ozmanhussein-9630
    @ozmanhussein-9630 Рік тому +2

    Ilaahay ablkka jana fardowsa allha kadhigo insh allH

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 Рік тому +1

    Mashallah sheikh Mustapha haji Ismael Allah haku barakayo

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Рік тому +5

    Dadka sheekada misaajidka U yimada
    Oo aan sheekha warkiisa laga maqlin Karin .ayaan xinaaq ugu dilay.

  • @hakanofficial4264
    @hakanofficial4264 3 роки тому +6

    Mash alah sheikh all ha ajar

  • @MaxamedBuuyow
    @MaxamedBuuyow 2 місяці тому

    Masha allaha

  • @Barwaaqohussien
    @Barwaaqohussien Рік тому

    Ilahyy cimriga io caafimadkaba haw dheereyo zh.mustafe x.ismail haruun❤

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 3 роки тому +10

    masha Allah ❤💯❤💯🤲

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse Рік тому

    Allow cimriga kuu dheereey ❤sheikh mustafa iyo shuyuukhdeena kle 🥰💜

  • @abdiyusuf4389
    @abdiyusuf4389 Рік тому +4

    Maalintii dowladii siyaad bare burburtay baan bartay macnaha sura faatixa kahore macalin kasta ood waydiisaa anaa kubarin buu odhanjiray laakiin may fulinjirin

  • @axmedibraahinxasan3829
    @axmedibraahinxasan3829 Рік тому +1

    Alla ha barakeeyo sh.

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 2 місяці тому

    Dhaman shekhda somali oo dhaan we love you❤

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim5438 Рік тому +2

    MA SHA ALLAH SHEIKH

  • @qalidawil4640
    @qalidawil4640 4 роки тому +9

    Mncha allah

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому +2

      Khaalid Cawil
      MaaShaaAllaah ✔ ch ❌ n ❌
      Maa Shaa Allaah ✔ ch ❌ n ❌

  • @xubihadi8244
    @xubihadi8244 Рік тому

    Wwwww Masha Allah may Allah prolong your life, can't spend days without your lecture and lessons

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Рік тому +3

    Tusaale fcn baad u tahay somalida macallin allah ha ku xafido

  • @zuperkaafiozeyn3800
    @zuperkaafiozeyn3800 2 місяці тому

    M.a Sheikh mustafa xaaji ismaail 2024 ❤🎉

  • @xusendiiriye3316
    @xusendiiriye3316 Рік тому +1

    M.a sh mustafe allaha kuxafido

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 Рік тому

    Mansha Allah sheikh mustapha ismail haji Islamic education has helped his people in the world.

  • @fatimamohamed7257
    @fatimamohamed7257 Рік тому +3

    Masha allh sheqeyga 💕

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Рік тому +3

    Sheekh ✔
    ismaaciil ✔
    (AFSOOMAALI)

  • @SAMATARE
    @SAMATARE Рік тому +5

    Allaha ka abaalmariyo sheekhaan

  • @ismDirir
    @ismDirir 6 місяців тому

    Asc shiekh mustsfe masha allah markii aad sheegtay dugsigaa farsamada gacanta ee burao itp technicl inistitute burao somalia aad maantaummada somaaliyee u tahay ama aad nootahy aqooniyaan suxifiy philosophay nologie quraan kariim and xadiis and tawxiidka masga allah ❤❤جزاك الله خيرا ❤🎉

  • @najmaabdillahi8230
    @najmaabdillahi8230 Рік тому +3

    War baad wey Deen markaad ka hadleysiin geesigii somali Ziyaad bare ❤❤❤

    • @abdlleomari4313
      @abdlleomari4313 Рік тому +2

      Aaamus hoy doqonyexey sheeqa hushmey

    • @najmaabdillahi8230
      @najmaabdillahi8230 Рік тому +1

      @@abdlleomari4313 caqli xumidaa horta wll heer ay gaadhay waqtigiisii somalia may gaadhin maanta mise waxaad ahayd qudhunland horta iyagaa la'aan tii faa'ido ku qabee 😂😂

    • @najmaabdillahi8230
      @najmaabdillahi8230 Рік тому

      @@abdlleomari4313 mida kale geesigayga iyo sheekha maxaa Kala galay ????? Caqli xumo iyo doqoniimo isku darsatay

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Рік тому

      @@abdlleomari4313 Shiikhu ma in kirin dowladu waxa so bartay o ah tacliim bilasha iyo amni, anaguna ma haysano wadankenana cadow aya ka adeegta maanta iyo dulmi o allah raali ka ahyn

    • @xundubcade-uq5cw
      @xundubcade-uq5cw Місяць тому

      Manooca diinta kasoo horjesta ee yidhi ragiyo dumarkaa siman isagoon ilahayba sidaa odhon ​@@najmaabdillahi8230

  • @Axmadsaciid-u5l
    @Axmadsaciid-u5l 2 місяці тому

    Alle haku barakeeyo Al sheekh

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 3 місяці тому

    Macquul sanaa shiikheenu sharaftu waadiinteena islaamka maansha alaah

  • @yuusufabdisalam1
    @yuusufabdisalam1 Рік тому +1

    mashalh shiiq mustafa cimrigags ha raago

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 Рік тому +1

    بارك الله فيكم

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Рік тому +1

    TAFSIIRKA MEELKASTE MASJIDKASTE MOWLAC AAN WAX LAGA BARANEYN MA JIRIN

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Рік тому +2

    sheeq mustafe Allaha xafido Amiin

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +3

    Mashallah

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Рік тому +1

    Masha allah sh mustafe

  • @abdiyarebashiir9683
    @abdiyarebashiir9683 3 роки тому +5

    Xafidu LAAHU Sheikh Mustafa xaaji Ismaciil Haruun

  • @shamsamohaa3457
    @shamsamohaa3457 Рік тому

    Mashlh my fav sheikh ilahow cumri dheer o cibatha leh

  • @CrashiidXuseen-nb7ot
    @CrashiidXuseen-nb7ot 2 місяці тому

    . M.a shl mustafe

  • @abdiaziizsaid8999
    @abdiaziizsaid8999 Рік тому +2

    M.a

  • @محمدعبدالرحمن-ت2ج7س

    Maa shaa Allah illaahay ha ku xafido anagana ha nagu anfaco

  • @jimcalemohamed5053
    @jimcalemohamed5053 2 роки тому +6

    Sh.mustfe
    Xqiiiqtaan wuxu ahaa nin ku Xiisabtamahaa
    Wakhtigizaa
    Wagaa uu jedo
    Runtii ninki alle fahmziyo aynunbaa fahamahay

  • @habiibo3465-oi6so
    @habiibo3465-oi6so 2 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @monstersamator5288
    @monstersamator5288 4 роки тому +15

    Somalida tumaal qabil umaleeyan.

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +1

    🎉🎉

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Рік тому +1

    ILAAHAY BAA MARQATI AH MAALINTA QIYAAMO WAA LA WEYDIN DOONAA

  • @amiinahmedMahdi-dx8sl
    @amiinahmedMahdi-dx8sl 10 місяців тому

    Sheekha iyo unti Islamaba janada ha geeeyo

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 3 місяці тому

    Allah u naxariisto

  • @snw9257
    @snw9257 Рік тому +2

    Masha Allah tabaraka Illahay ha ku xifdiyo

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Рік тому +2

    Tafsiirka meelkasta iyo misaajida kabixi jirtay

  • @mygift2152
    @mygift2152 2 роки тому +4

    I love this sh

  • @carab9868
    @carab9868 Рік тому

    Shiiqoow alle hakuxifdiyo illaahn cadawga hakaaqabto jisaakalaahu qeer

  • @FeisalmohamedMaah
    @FeisalmohamedMaah 2 місяці тому

    اللهم بارك لنا شيخنا

  • @nuurxayir4884
    @nuurxayir4884 Рік тому +1

    Mash.allah

  • @mukaramasayid3855
    @mukaramasayid3855 2 роки тому +2

    masha Alah

  • @oubahmika4700
    @oubahmika4700 Рік тому

    Masha Allah sheehk

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
    SHIIQA MACULUMADI LA DULMAY KU JIRTAY

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +2

    شكرا لك

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Рік тому +2

    Lacallahul khayre
    Dhibti dhacday khayr iyo dhib bay isugu jirtay

  • @nasromaxamed5485
    @nasromaxamed5485 Рік тому +1

    M.a 🥺🥰

  • @BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg
    @BUKHAARICABDISABBANBukha-gg5cg 2 місяці тому

    اللهم اغفرلى ذنبى كله دقه وجله واوله واخره وعلانيته وسره

  • @Fatim_alpi
    @Fatim_alpi Рік тому

    🥺♥️ Masha Allah

  • @abdiaissa8380
    @abdiaissa8380 Рік тому

    M.a sh mustafa alla ahaxafido

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Рік тому +2

    Sheikh mustave haji IsmaciL haruun

  • @yanyocombe1872
    @yanyocombe1872 Рік тому +3

    ISAQ CUQDAD LA'AAN AH
    WAA KAN
    MASHA'ALAH

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому +8

      Maasha Allah baad iska leeday,immisa jeerbaa😂aabbahaa laxidhay.?

    • @axamedadaan5887
      @axamedadaan5887 Рік тому +4

      Hakuuwaso isaaaq

    • @hiboaadan8365
      @hiboaadan8365 Рік тому +4

      Adiga cuqdada isaaq goormay kaa bixi adba waad cuqdadaysan tahee sheekh faraha nooga qaad

    • @hanasdaahir6033
      @hanasdaahir6033 Рік тому +5

      Isaaq dadka kale waxay kaga fcnyahiin taarikhda so marta way xafidaan sida caalamka oo kale somaliduna waxay u haystaan inay cuqdadaysan yahiin waar waa dad taarikhdooda ilaashada waana sababta maanta dhulkoodu u nabad u yahay

    • @hiboaadan8365
      @hiboaadan8365 Рік тому +1

      @@hanasdaahir6033 bagaad u sheegtay wllo

  • @farahababulofarahbahsane
    @farahababulofarahbahsane 7 місяців тому

    Allah habarakeyoo❤

  • @sadiiqhusein7112
    @sadiiqhusein7112 Рік тому

    Shekhow adna maku xiray siyaad bare
    Shekhan waan jeclahay cadowga unolow yaa sheekhuna