@@halkabaroofficialchanel2511 waxba ma dhicin inaadeere "waa duubistii Axmed Mawliid" baad soo celcelisay . Nabar gardaro Alle hakaaga dhigo ee raali ahaw .
mid kale oo u laha lixdankii dhawyd ilaa ladan iyo carshi iyada is liqaysay e cid kale laguma laalayn tusabax go ay sidizi ragi ninma Jiliba mel tag inta ka xauzuta zo radi zxp
Haddii uu timacade maqlilahaa...nin muuse layidhaa baa xabashi lughaya siiyey....timacade wuxuu odhanlahaa waryaaa waananadadii kusoo celiya...iyo digniintaadii yaa ku soo celiya....Alle ha u naxariisteee timocade...iyo meytida islaamka dhamntood....
"Salka aniga oon meel u dhigin wali ma siidayne"! Cajiib sheekhoow!
Masha Allah. Hore uma dhagaysan gabaygan. Mahadsanid sxb Axmed Mawliid.
Machaallah84 c'est moi al hadj AMIRAL Houssein Ahmed douale paix a son âme feu abwan abdillahi isman timacadeh ❤
Maanshaa allaah allaha unaxariisto abwaanka qaaliga ah ee soomaaiyed
Allah ha u naxariisto awoowo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Waa run ninkii seeda weey jecel yihiin
Gumeestaha oo dhan!!
Sanage waage eega eegta iyo anood aar sindhidhay moodo
Wali seetadii way ku xidhantay saanmadowaha
1:31
Qaar kale soo gali zhp
Gabayadanaan hore loo arag inoo soo galiya Mahadsanidiine
Asc gabay ama geerarkan hore uma maqal ee sxb hadad qarkalo la hayn ad hayso so gaali wa gabya qimo badane insha allah mahadsanid
Haye sxb insha allah
Geeraar ma aha, waa gabay.
الله يرحمه
seedaada ood Layl yataad sado ku gaadha...
Waar dee Axmed Mawliidow hadal badanidaa hhhh
Asc maxa dhacay wllo
@@halkabaroofficialchanel2511 waxba ma dhicin inaadeere "waa duubistii Axmed Mawliid" baad soo celcelisay . Nabar gardaro Alle hakaaga dhigo ee raali ahaw .
mid kale oo u laha lixdankii dhawyd ilaa ladan iyo carshi iyada is liqaysay e cid kale laguma laalayn
tusabax go ay sidizi ragi ninma Jiliba mel tag inta ka xauzuta zo radi zxp
❤
masha allah
Xaqiiqdii baaldahaba ayuu taariikhda soomaalida kaga qoranyahay cid saluugta daaye bari iyo galbeed waxaa loo dhagaystaa sida xadiiska
waa tii Surkaa wada gigtayee kibir Saloognayde, Say dheere inuu onkodo lala Saqaafaayay, Subiciyo waxa lagu baqdaa Sadarka Yaasiine, Sabir iyo Salaad iyo Soonkaa lagu Sugnaadaaye, markay Suruqda uun bay indhaha Sare u yuubtaaye Subaxday nicmadu taagan tahay waa sidii kale e' haddii aad is wada Saamaxdaaan Saakaba wuu curane ILAAHII dhibcaha Siin jirayoow way Silloon tahaye
Magaabada hashaada karroon may dhanaan kala e markuu leeyahay abwaanka muxuu kawada
Waar muxuu yidhi Suldaanku….Sunta la isku kaydsaday hubka iyo saandaha iyo xooga submarine ka iyo madfaca saarenee uu ridayo sawaxanka miga jet kiyo Sagalka mirage ga ragan samada kala qaybsadee ganey sawaariikhda qaramadan sardamayaa marbay sabadka jiifeene seef iyo marbay wada lahayd siiqa qaansadee…………. Wali seetadiibaa ku xidhan saan madoobaha