Dhalinyarada waqooyi inta meel is ka dhigtaan mooqifka farmaajo iyo muuse / Dani iyo axmad madoobe markale is ka baara figradii tima Cade xamar iyo hargeysa is ka daaye ee aan raadidno jigjiga iyo gaarisa we gat great somaalia
alllaha raxmaa wadangii time cade qabiilka nacbee ka dhashey somaliland la helo maayo somali ooo dhan nin sidiisa qabyalada u naceb wax ka tarjumaysaa dadka somalialnd inney somali jaceylkeda ka dhab yahey reer koonfur wali maay fahmin wadaniyada reer koonfur wlaal wadankiina gostaa dad wlaala ah an ahaano sid a jabuuti
@@abdinasirdiiriye1631 maxan u siin wayayey mid xil hayn ma jiro hadaad caqli ku shaqeynayo bal wakaase ninka erayadiisa dhuux waar dee isaaq waa hormuudka somalida bal wakaase wax noqda isaaq la anti ncala waxa tihiin ku yale
Alle hunaxariisto marxuunka janatul Fardowsa Rabi hageeyo aamiin amiin amiin yaa Rabi Alle
Reer koonfur hadalkaan mayqiimen waraabe nacuney baynoqdeen dhamaantood Rabigi nagaso celiyey baan u mahadnaqeya Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah 🤲
Sorry wixii idin gaarey😭
lkn in wax qof iyo labo sameeyeen aad umad dhan oo Soomaaliyeed u ga go,daan oo walaaltinimadii iyo diintii naga dhaxeysay nagu ixtiraami weysaan Soo taah ruuxeeda lagama habooneyn.
Dadkii waxaas sameeyay waxey ahaayeen dad jaahiliina maanta se
Dadku dhamaantood waa dad wax barty!
"Dab munaafiq shiday muuminaa ku gubta"
Allow quluubta Somaliyeed Midee😢
Waad mahadstahey lakiin kuwi dubabaadka iyo diyaardaha nodalbadey mayaheen mid iyo laba sidaad Adigu sheegayso waan kaxumey waxii nagudhacay waxaad moodaysey in laba doladood is dilayan maqiyasi kartiid waxii dhacay iyo medkii Aqalada lagudmiyey kuwii madfaca iyo ciidanku magaaloyinka kasareen ee medkoodu wadhnaa wadooyinka xitaa buura hadushooda xabad iska socota ugu imanysay .lakiin idiniku kaldaay hamidooban labadi isutagey 19/60 kii. Iyo dagaalkii somaliya waxu dhacay 19/91 kii. Kkkkkk wayo dee xagiin waxba kamey dhaciin mandaan qaxin 19/88.kii bishii.5 kaldaay dugsigii barlabaan kiyo dakadii xamrbaaleh. Kaldaay seexo duhurks waa bandoow arooso aroorti waa bandoow guryahaanu udhacena inamadanu uruursanena Somalia waa mid Rsgaygii aanu aanu weynay madkoodi hadaanu kasoo gura xabsalo wadareed iyago isku xidhxidhan oo dubloo aas adiguna qluub midoodad uriyaaqeysa kal maan ayanu nahey . ee kueekad inti gabay qiimo badan iyo hees calan ladinso galbiyey huuno idinkan Rabi culeeska hadnka dulqaado anagan nimcad hano siyaadsho Aammiin 😁🤲
Maad Garane, Waraabuhuu Sheekayo, Waa Gumaystihii Tagay,
Hadday reer koonfurku wax fahmayaan intanbay fahmi lahaayeen abwaanku suldaanku kula hadlay waa 1967kii ayaan filayaa alleh ha unaxariisto.....from gobolka Togdheer
Allahayoow Unaxariiso cbdilaahi Timacade 🤴🏽
Anoo qurbaha jooga aad baan oga helay ilaahay naxariisto ha,ka waraabiyo
Waan qiiroodaa mararna waaban ooyaa markaan C/laahi Suldaan geeraaradiisa dhagaysto walaahu wuu itaabtaa Allaah hakuu naxariisto
Viva Abwaanada rer Somaliland
Allah ha kuu naxariisto Awoowe
Cabdilahi Suldaan Timacade
Haldoor buu ahaa c/lahi suldan timacade walahi waan ilmeyay allaoow unaxariso
Markii lootageba waxay bilabeen eexo iyo qabiil dakad laxidho xukun lasku koob iyo dil iyo dhac tiibu arkay timcade Allé hunaxariiste. Dugsigii baarlmanka dakadi xamrbaaleh waa 19.61 kii kķkkkķ Rabgi faqash nadhaafiyoow Waa Mahadsanid
Dhalinyarada waqooyi inta meel is ka dhigtaan mooqifka farmaajo iyo muuse / Dani iyo axmad madoobe markale is ka baara figradii tima Cade xamar iyo hargeysa is ka daaye ee aan raadidno jigjiga iyo gaarisa we gat great somaalia
Wlhi waan qiirooday
Wax dhab ah buu ka hadlay
Alle ha u naxariisto
allaaya raxma waxuu la hadlyadaa rasirwasiirii ugu horeeyey somali cabdi risaaq alaaya raxmaa isna gabygan waxuu ii cadeynyaa somalidii hore dad dhaqan leh buu aha oo imaan leh gabygayaa waxuu yadhi mid waa dacwadeydaa oon waan ugu danbaysiin hadaa somalida dacwadey horeysiiyaan waa dad haraadan wanaagaaa doodaa kama bilaabaan waa dacawada doodaa ku bilaabaan
2021 ayan ku dhagaysanaya YALLE UNIVERSITY halkan waxa ku jirta wadaniyada iyo Somali jacayl dhaba - iyo dareen dhaba ( ● woqooyi waa dadka keliya ee 5 somali isku keeni karta , wayo suuganta ayaa halka jiifta oo ah dareenka aadamaha lagu bedelo 😭😭
Ilaa + gaarisa we gat great somaalia aduun aakhiro kala wayn
Allow unaxariiso asaga iyo inta lamida ah waxoo ahaa muwadin waxa soo socda tilmaama kabixinjiray
War koonfuri intay waqooyi raadinay ayey alla barigii ilawday waxan odhan lahaa a deer waqooyi tashadeene allaa kariim
Wlhi wan jidhidhicooday ma garanayo waxay ii saameeyan geeraarada abwan timacade AHUN
Inta 2019 iLa daawanaysa Like ta saara
aleha unaxariisto abwaan aad u qalli ayuu ahaaye kaasoo kale inagdhalan maayo somaliland kadhalan maayo
alllaha raxmaa wadangii time cade qabiilka nacbee ka dhashey somaliland la helo maayo somali ooo dhan nin sidiisa qabyalada u naceb wax ka tarjumaysaa dadka somalialnd inney somali jaceylkeda ka dhab yahey reer koonfur wali maay fahmin wadaniyada reer koonfur wlaal wadankiina gostaa dad wlaala ah an ahaano sid a jabuuti
Ilaahay hawnaxariisto abwan soomaaliyeed ooqaaliya wadani dhaba
wax uu ah waddani dhab ah ilaahay ha ka waraabiyo naxariisti jano
Ilaahay haw naxariisto abwaanka
Xornimadii inaga luntay ayuu ka qomamaynayaa
Wuxuu ahaa nin aragti fog
Reer woqooyi oodhbaa wadaniyiin ahaa 1960ayay bulaacad kudhcday midnimo aywaseen Bay koonfuri raadinaysaa reekuu kafhashay iyagoo nool ayaa ceelal laguguray kaducaysta woqooyi hadii lake waligiinba sidaasaad ahaanay saan
Waa ruunta Rabgi nagaso ceshay baa Mahadsa iska leeh Alxamdulilaah
Allaah hownaxariisto alful mara janatul fardowsa hageeyo
Janatul fardowsal aclaa
Alaa yarxama cabdilaahi suldaan tima-ade
Illahay ha unaxariisto
Cabdarashid Cali sharmarkee ayu aha
ALLE HAW NAXARIISTO
aamiin ilahy ha u naxaristo
Allaha u naxariisto Abwaanka soomaaliyeed
alle naxaristii jano hakaa waraabiyo
Eebbe haw naxariisto wuxuu ahaa halyeey qaran
Mashallh
Ilaahay ha u naxariisto
Somalay ilahay ha inamideeyo. Cadawgeenaa badan.
allah u naxariisto waxuu ahay abwaan qiimo badan
2020
Ilaahay haw naxariisto aamiin
Alle ha unaxariis abwaan wadani timacade
llahy janatufardawsa
hakawaraabiyo
taariikhdu waa 1964tii meeshu waa xamar exrw clrisaq xaaji xusen ayaa ayuu ku amaanyaa mar uu booqon rabay gobalada woqooyi
Maha wll xamar waa degmada kalabaydh waxaa halkaasi marayay madaxwaynahii ugu horeeyay ee somaliya cabdirashiid
Timacadde waa awowgay wuxu ku tiriyey kalabaydh oo gabiley dhanka galbeed ka xigta
WAXBO KAN MA KASAAYO WA QADAAD WAYNTI ISKA DHAFA
❤❤
Waxa uu ahaa shakhsi ehlu khayra
Alla haw naxriisto
Raxmatullaahi cayelk
ilaahoow u naxariiso wadani timacade
Ilahy ha naxariisto
Duqaydii baarlamaaankaay labadaa kaladaaayoo yaan ladaymo LA,aaane
Wllhi waayo arag Somalia siday ucunoqabataynaso somaliland oo at uleedahay Berbera daadku haqaado oo dooni yaanay kuleexan
Somaliland oday waxgarad ah ayay lahayd
abdi waa abdi riisaq rasal wasarhii somali waqtigaa alalaya raxmaa mid iga caawa abdi risaaq ma nacbee reer waqooyiga sidaa baan maqley wax baan hubinyaa
Abdullahi Omar Ali Abdullah Mahan abdishari ee Wa Abdullah ciise weysilwasrihi ogu here oo xornimada Kenya
allh unaxariisto
Ax Alle ha u naxariisto
Timacade waxuu ahaa dhaxal kabaxay u Mada
Reer koonfureed waà dad qadhmuun ah wlhi
Mukhtaar Abdirahman isaaq 27 sano ayey meesha ka qaylinaayne dadka la degan maxay ka siiyeen maamulkooda sida samaroon ,ciise,dhulbahante iyo warsangeli jawaabtu waa waxba waxii dhan isaaq ayaa isku koobay marka cidna eedeyn ee afkaaga hagaaji jaahil baa tahaye
@@abdinasirdiiriye1631 maxan u siin wayayey mid xil hayn ma jiro hadaad caqli ku shaqeynayo bal wakaase ninka erayadiisa dhuux waar dee isaaq waa hormuudka somalida bal wakaase wax noqda isaaq la anti ncala waxa tihiin ku yale
Ilaa halgankii axmed gurey kii daraawiishta ilaa xornimo raadintii soomaaliya ee 1960 weli ma arkin nin isaaq ah oo ka dhex muuqda
Waar koonfur nabsiga waqooyi ilaa 1960 sida xun ula dhaqmeyso waaka go antahey anagana waanala hadheen samaroonka sheegtana anaa ka dhashey wasir . Mdx kuxigen mdxweyne intaba waka kasoo qabteen wana wdn lawada leeyhy somaliland ee indho adeygnimada naga ilaali .
@@abdinasirdiiriye1631 BACAAC
Wooow
ilaahay howna xariisto
aammin
Ilaahay u naxariiso
abwaan dhaba
tolow hadan muxuka odhan lahaa tan tagan
Nasiim Ali 😭😭😭😭iga aamu walahi waan ooyay.
Allow naxarissti jaano sii
Allle jano fardawsa haka warabiyo
alle ha u naxariisto
aallayaa Raxma raaximin waxaa u ahaa wadani aan danley aheen allow ku naxariiso aamin aamin
Allaha u naxariiato
Mo
Mo
Aamiin