Boqor Buurmadow oo Bahdilay Kuwii JABUUTI La Saftay, HAWIYENA u Sheegay in Isaaq Xoreeyey.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 61

  • @user-hs2tw2yr5f
    @user-hs2tw2yr5f 5 днів тому +9

    Munaafiqiintii oo is karbaashaysa markii reer Somaliland ku keceen

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 5 днів тому

      Gaarado kuuhesh xaaqa laa kucolowa😅😅😅😅😅😅😅

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 4 дні тому

      dhibka aqoon la aaneed ee xaga siyaasada inaga haystaa waa inagoo aan garan karin qofku marka uu cadow kugu noqdo ka digtoonow kolka uu kula saftana soo dhawee . Somaliland guul.

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 4 дні тому

      Waad iga qoslisay ninkani kolba meel ayuu isku qaadaa

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 5 днів тому +5

    Boqor horta Muuse naca maxaa u keenay waa jeebka dadkeenii hunguri baa qaatay laakiin sidaad qiratay ugaaska waad lajooogtay idinkaa halkaa nadhigay Viva Muuse iyo Somaliland

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 днів тому +4

    Wa Fariid hunguri ba lagu saliday

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 5 днів тому +3

    Wa Runtaa yuhudaa laheshinena Bravo Well Don Gull Somaliland❤❤❤❤

  • @Fransiis
    @Fransiis 5 днів тому +2

    Runtuu Sheegay Boqor Buurmadow Tolkiina Wuula Saftay Isaaq

  • @user-hc5cg1rb5o
    @user-hc5cg1rb5o 4 дні тому +1

    Boqor buur madaw illaahay baa soo hadeeyay

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 дні тому +3

    Madaxda xisbiga Wadani xirsi iyo ciro waa isku mid iyo maxamuud xaashi iyo xisbigiisa kaah waa cadpwga somaliland madax inaay noqdaana. Waa ka xaaraan alshabaab iyo citzaam waa isku mid ilaahay baa kashifaaya cadowga gudaha iyo kan dibadaba ìshalah

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 5 днів тому +2

    Noolow boqor. Cadawga somaliland ilaahay ha jabiyo guul somaliland

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 дні тому

    Masha allah guuul somaliland

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 5 днів тому +1

    I'm la saamaxo ayuu ayuu doonayaa odaygu.wii soo socdaa asylum application kiisii ayuu soo dhiibayaa

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 5 днів тому +1

    HUWAN KALKAAL DOONAYA IN UU KALAAM FAARUQ ISKU MAYDHO. DIIWAANKA
    TAARIIKHDA WIXII DHIB AAD GEYSATEY WAY KUU QORANTAHAY, MAR AY NOQOTONA SHARCIGAA LAGU SOO TAAGI. WAQ LAGU SUGAYAAYE SOO GAL DALKA.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 днів тому +3

    Muwaadin

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 5 днів тому +3

    Mr Buur-Madow you are just showing us your hypocrisy.
    You are part of those who were blackmailing Somaliland existence and independency so stop trying to fool your communities.
    May Allah show you the right path so you can defend your communities and Somaliland existence.

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 4 дні тому +1

    Weeeeey waryaa libaaxbaa ka dhex ciyay mucaaradkii walee hunguri iyo cadho ayaa kula fogaadee nin rageed hadal yaqaan waad u dhalatay lakiin adeer xiniyahagii adaa gacantaada midi ku gooyay oo cadawga isu loogee soo noqo waad ambantee cano qubtayba badhkood la qabayee dalkaaga iyo dadkaaga ku soo noqo waa lagu bahanyahee you welcome .. absolutely maanta libaax madaxaad noo sarantahay.. you welcome 👌💯👌

    • @user-kw9di6lk9t
      @user-kw9di6lk9t 4 дні тому

      Boqor aad iyo aad baad umahad santahay adeer geesibaad tahay waanu kuuducaynay dalkaaga iyo dadkaaga meel kuladhomo ❤❤❤

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 5 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mudiali719
    @mudiali719 2 дні тому

    $20000 dollar na jürin Somali markaa

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 5 днів тому

    Buurmadow somaliland wa dalkagi haka hor iman

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 5 днів тому

    ❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 5 днів тому +1

    Munaafaq isaga ayaa kadan jabuuti iyo huwan buur madow sow kii shaly lahaa ciidanka qaran ka somaliland ayaanu dhex gali

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 4 дні тому

    Hurdadii buu katoosay buur madoow

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 днів тому +1

    Ciidanka Anaa baabiinaya $ 500 ayaan u hayaa. Yaa yidhi ?
    Muuse ta la baday Madaxweyne kasta oo kursigaa kora oo isaaq ah waa Balan inuu hadh gali waayo.

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 5 днів тому +7

    Buurmadow labadii xaqdarao ku heshiisaa xaqay ku colowdaa
    Dhagaxtii aad Somaliland u maleegayseen ee aad Cadowga kula socotay ayaad marba mid qarxinaysaa Thaariikh Madow ayaad Somaliland ku leedahay waayo Cadow kalkaal ayaad tahay oo u soo Raacday weli faraha kula jirataa oo lagula socdaa waxa aad soo wado 😤😕

    • @user-rn8id1ym4u
      @user-rn8id1ym4u 5 днів тому +1

      Absolutely 💯 you're right

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 5 днів тому

      lakin fariidnimadu isma qariso ee ninku waa fariid haduu maanta gartay tolkaa loo heshii ye isgarabtaag tolkaa

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 5 днів тому

      WUXUU SOO WADO EE AY HESHIISKA KU YIHIIN XIRSI GAAB IYO INA XAASHI BAA KAA MAQANE IS HUBSO.​@@aminafgh2127

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 4 дні тому

      ​@@aminafgh2127Markuu ujebiye ciidanka huwanta iyo sliding inaa madas loo diley qaacan buu kuleyahay.Maanta see aqoonsiga Somaliland ayaa albaaba kasoo xiide huwantii u maashruca kaso qadan jire

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 4 дні тому

      @@hodhomawel1812 qofkastaa wuu khaldamaa waxa u khayrbadan ka khaladka ka noqda ciidankeenana farsamo xumo ayaa jebisaye oday debed joogaa ma jebin taa waxa lagu eedayn lahaa hadii uu tolkii ciidanka waxyeelo lakin waakaa tolkii isaga kasoo horjeestay ee dawladeena jilicsan ayaa ina gabtay ee maalin walba mid agtaagani wuxuu doono samaynay cidina wax ka qabanayn ee aadmoodo inay dhegala yihiin ragii wadanka aynu u dhiibanay

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 4 дні тому

    Habar gidir waa isaaq garbahuu ku duulayay ha noolaadaan meel kastay joogaan .

  • @museosman8296
    @museosman8296 4 дні тому

    Alla ma gabaldayaa hadba sibuu u hadlaa wajiye badanaa iska hadle intaa meediyuu taagan yahay J abuuti soo tii hubka aad ssc ku laynayseeniyo ciidankoodii Berbera bixi

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 5 днів тому

    👏🏽👏🏽👏🏽🫶🏽

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 4 дні тому

    Boqorku waa nin rageed in yar hadii oo joojin lahaa walaah somaliland isaga ayaa ka talin lahaa

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 5 днів тому +1

    Manshalah Manshalah Buurmadow Maanta ya uduceeyay Raqba Waragede Runbushegay kusoco Manshalah

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 4 дні тому

    The unity of the patriotic people of somaliland can destroy both the internal and external enemies. They are now coming to their senses after seeing the resilience and the unity of the people one by one. Let's keep the pressure on this cynical, greedy, puppets, by being a true patriots and give our government a full support against this traitors and evil advocates, under the payroll of villa somalia and other foreign agents. @Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion to the people somaliland !!! 😂

  • @madarcali122
    @madarcali122 4 дні тому

    Burmadow waa boqorka isaaq ciidu la haadlayana waa xisbiga wadani oo cadowga so raaca

    • @dayibmahmud8739
      @dayibmahmud8739 4 дні тому

      Lama aamini karo boqor buurmadaw waa fidmo wade

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 дні тому

    Adiga laftaada ayaa soomaaliland cadawga koowaad ku ah waxba xassan sheekh maxmuud reerkooda ha isku dirin
    Xassan sheekh ayaa ku dhaama waayo reerkiisa ayuu barwaaqo la rabaa
    Maxaad adigu noo tartay soomaaliland umada ayuun baad kala qaybisaa
    Meel uun halaguugu yimaado kolba meel ha ka soo jeesan
    Sawdigii ciidanka ku faraxsanaa markii la laayay
    Waar bal amuurtan eega

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 5 днів тому

    Buurmadow waxba kama tareyside borame ee iska aamus qabyalad baa kudishaye😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci 3 дні тому

    Benaleh shadire ayad ka ahayd jabuti miskin,Gadhxajisba abal naguleh

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 4 дні тому

    Magacaa be' bal wuxuu cantarabaqash meesha la soo fadhiistay eega!! Wuxuu isku khaanad ku riday Mujaahidiintii gobanimo doonka ahayd ee Daraawiisheed iyo gumaystayaashii. Bal ogow wuxuu doonayaa inuu inaga iibiyo sababtii uu mar kasta shisheeyaha u raacayay.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 дні тому

    Been Madow ilaahay Cadawga dalka Iyo dadka ha Tuso.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 5 днів тому

    Buur madow waa nin balaadhan nacasnimona ka dheer ,(Ninka wax ku yeela ayaa waxna ku tari kara ) laakiin Doqoni waxna kuuma tarto waxna waa ku yeeshee,Buur madow waxa uu ka ciyaaraa Heer international ah halka kuwo badan oo ma gudbayaala oo aanu Tooshkoodu dhaafsiisnayn Xaafada gudaheeda ay cumaamado iyo shaal beena inoo soo hagoogteen ,waa nin Aftahana taariikh badan oo Geeska Africa ah iyo dunidaba haya waa nin laambada ka bakhtiin kara kuwo badan oo gagi cidlo ah ka booteeya ,waana nin Garan kara siyaasada cadowga kuna dhiiran kara inuu NO yidhaa,
    warkiisaa maanta waxa uu hawada ka saaray dacawooyin meelahan ka ciyayay .
    somalilandna waa halkii Somalinimadaa ay dhulka jiid jiideen laga baadi goobayay ,Aduunkuna diid shantii , Somaliyina diidaday in labadii midoobay wax wada yeeshaan ,
    somaliland waa dawlad ka wada da, wayn somalia iyo jaboutiba ,waxaan wanaag ahayn uga soo kordhimaayaan hadii ilaahay garansiiyo ,

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v 5 днів тому

    Habar jeeclo mucarad koodu tolnimada kama tegaan . Weldone boqor

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 4 дні тому

      Kii ciidanka ujebiye miyanu aheen Ninians nhnnnn

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 днів тому

    Waa Beenaale kuwa uu.u.oolaynayo ee WADANI & KAAH ayuu umada ka jeedinayaa.
    CAQLI AYAANU.LEENAHAY.

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 4 дні тому

    Hoyadadii Hurada lahayd was shalay bay ahayd markasad lahad SNM dadka ladhafiyey oo babanay Aya waxa na bad badiyeh HG, Marka ad Ina egade ledahay Cawan ayaad ahad markii lagu lahaa HJ muuse wakaa

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 5 днів тому

    ❤❤❤good waxgaradku wasida
    Buurmadaw waa mucarad hadana
    Dalkisa waxa usookordha ma mucarado waxan iskahadlaya eejabuti lasafani mucaradad
    Waxbakama garanayan😂

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 5 днів тому

    Maantay Boqorkii.aad.sheeganeysay.ayaad.tahay.ayaan.qirayaa😊

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 5 днів тому

    BUUR MADOW, MAANTA CADKIISA HALOO TUURO!!!!!.WAAYO DHIIGII ISAAQ BAA KA SOO BAXAY!!!!!.WAX BADAN OO AANAN KU TAAGEERIN BAA JIRTA, LAAKIIN MAANTA XAQIIQDA AYUU TAABTEY!!!!!!.

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 5 днів тому

      Qiirada raqiiska ah la fadhiiso. WAXA AANAD OGEYN BOQOR BUURMUNAAFAQ WAXAY ISLU ODYIHIIN HUWANTA GUDAHA SIDA XIRSI IYO INA XAASHIVIYO SHIRQOOLADEY LA MAAGAN YIHIIN QARANKA. ISQGU WAQ MA XISHOODE MARKA LAGU SHUBTO.