Ubaxle Media 24
Ubaxle Media 24
  • 1 684
  • 6 165 146

Відео

Wixii XIRSI & XAASHI Hjeclo u Sheegi Jireen oo Benowday iyo Garxajis oo Cadeeyey Go,aankooda
Переглядів 4,8 тис.16 годин тому
Wixii XIRSI & XAASHI Hjeclo u Sheegi Jireen oo Benowday iyo Garxajis oo Cadeeyey Go,aankooda
Beesha GARXAJIS oo BURCO Kaga Dhawaaqday in ay Xisbi ahaan ula Soo Baxayaan Ururka TALOWADAAG
Переглядів 1,7 тис.19 годин тому
Beesha GARXAJIS oo BURCO Kaga Dhawaaqday in ay Xisbi ahaan ula Soo Baxayaan Ururka TALOWADAAG
Macaan Jeceshan Guurguraysa ee Malafsi Doonaysa: Maanso Ka turjumaysa kooxda halkaa fadhida
Переглядів 1,7 тис.19 годин тому
Macaan Jeceshan Guurguraysa ee Malafsi Doonaysa: Maanso Ka turjumaysa kooxda halkaa fadhida
Weli Waxa KULMIYE Ku Soo Qulqulaya Tagerayaal Ka soo digarogtay Mucaradka oo ay Xogtooda soo Ogadeen
Переглядів 1,5 тис.20 годин тому
Weli Waxa KULMIYE Ku Soo Qulqulaya Tagerayaal Ka soo digarogtay Mucaradka oo ay Xogtooda soo Ogadeen
Dhalinyaradi Somaliland oo Xalay Ku dhawaqay in ay Qaranka u hilinayan Musharax Muusena u Codaynayan
Переглядів 4622 години тому
Dhalinyaradi Somaliland oo Xalay Ku dhawaqay in ay Qaranka u hilinayan Musharax Muusena u Codaynayan
Xog ururin aan ku ogaaday cida ay Reer Somaliland u Codaynayaan & Sababta ay go,ankas u Qaateen
Переглядів 6 тис.2 години тому
Xog ururin aan ku ogaaday cida ay Reer Somaliland u Codaynayaan & Sababta ay go,ankas u Qaateen
Caawa & Qudbadaydii Dhiirigelinta Taagerayaasha KULMIYE Ku Soo Qulqulaya
Переглядів 2,6 тис.2 години тому
Caawa & Qudbadaydii Dhiirigelinta Taagerayaasha KULMIYE Ku Soo Qulqulaya
Kulmiyihii Qaxay ee WADANI Martida u Noqday Heestan ayaa lagu soo Dhoweeyey yacnii waa Qaxooti
Переглядів 2,5 тис.2 години тому
Kulmiyihii Qaxay ee WADANI Martida u Noqday Heestan ayaa lagu soo Dhoweeyey yacnii waa Qaxooti
Somaliland oo laga Sameeyey Goob Dalxiis oo Xayawaanka lagu Xanaaneeyo
Переглядів 9552 години тому
Somaliland oo laga Sameeyey Goob Dalxiis oo Xayawaanka lagu Xanaaneeyo
Ururka KAAH oo Wacyigelin Weyn Ka Wada Deegaamada Hawdka Togdheer
Переглядів 6372 години тому
Ururka KAAH oo Wacyigelin Weyn Ka Wada Deegaamada Hawdka Togdheer
Xasan GURGUURTE Mooryantiisii oo isbarooyin u dhigtay bulshadii Somaliyed lacago baad ahna guranaya
Переглядів 1,6 тис.4 години тому
Xasan GURGUURTE Mooryantiisii oo isbarooyin u dhigtay bulshadii Somaliyed lacago baad ahna guranaya
Xoghayaha Xisbiga KULMIYE oo Qaawiyey Kooxdii Sheegatay isbedel doonka Kulmiye
Переглядів 1,5 тис.4 години тому
Xoghayaha Xisbiga KULMIYE oo Qaawiyey Kooxdii Sheegatay isbedel doonka Kulmiye
Garabka Sheegtay isbedel doonka Kulmiye ma Caqligeena ayey Caayayaan aan idiin sheego kuwa ay yihiin
Переглядів 4,4 тис.4 години тому
Garabka Sheegtay isbedel doonka Kulmiye ma Caqligeena ayey Caayayaan aan idiin sheego kuwa ay yihiin
Kulmiye oo Wasiir SAAJIN Hogaminayo ayaa Gobolkii Awdal Gacanta Ku Dhigay
Переглядів 1,2 тис.4 години тому
Kulmiye oo Wasiir SAAJIN Hogaminayo ayaa Gobolkii Awdal Gacanta Ku Dhigay
Maxaa Ka Jira WADANI & KAAH oo Kala Shakiyey Heshiisyo ay Galeena Burbureen.
Переглядів 1,5 тис.4 години тому
Maxaa Ka Jira WADANI & KAAH oo Kala Shakiyey Heshiisyo ay Galeena Burbureen.
Taagerayaashii Xildhiban Qodax oo Maanta Buux Dhaafiyey Hotel Maansoor oo ay Kulmiye Kaga Biireen.
Переглядів 1,1 тис.4 години тому
Taagerayaashii Xildhiban Qodax oo Maanta Buux Dhaafiyey Hotel Maansoor oo ay Kulmiye Kaga Biireen.
Xildhiban Qodax & Taagerayashiisii oo KULMIYE ku biiray
Переглядів 5604 години тому
Xildhiban Qodax & Taagerayashiisii oo KULMIYE ku biiray
Gudiga Beesha Reer Sheekh Isixaaq ee Degan Doxa Qadar oo Talo Muhiima u Soo Diray Reer Somaliland.
Переглядів 7484 години тому
Gudiga Beesha Reer Sheekh Isixaaq ee Degan Doxa Qadar oo Talo Muhiima u Soo Diray Reer Somaliland.
Reer Kulmiye Maxaa Niyad Jebiyey Warbixintena Maanta
Переглядів 2 тис.7 годин тому
Reer Kulmiye Maxaa Niyad Jebiyey Warbixintena Maanta
Cuqaasha CIIDAGALE oo Yidhi Ma nihin GARXAJIS
Переглядів 1,5 тис.7 годин тому
Cuqaasha CIIDAGALE oo Yidhi Ma nihin GARXAJIS
Gudiga Beesha ISAAQ ee Degan Wadanka QADAR ayaa Xukumada & Shabka SL Fariin Muhiima u Soo Diray
Переглядів 3,4 тис.7 годин тому
Gudiga Beesha ISAAQ ee Degan Wadanka QADAR ayaa Xukumada & Shabka SL Fariin Muhiima u Soo Diray
Saraakiisha Reer LAASCANOD oo Taageeray Garaad Jaamac Garaad Ismacil Qurbajogodana digniin u diray
Переглядів 2,9 тис.7 годин тому
Saraakiisha Reer LAASCANOD oo Taageeray Garaad Jaamac Garaad Ismacil Qurbajogodana digniin u diray
JAAMAC BAADI oo Hadimoyinkii uu Maleegay ay isagii ku wada Qarxeen Cidlana taagan
Переглядів 3,4 тис.7 годин тому
JAAMAC BAADI oo Hadimoyinkii uu Maleegay ay isagii ku wada Qarxeen Cidlana taagan
Chief Caaqil Cabdikarin Maxamed Obsiiye oo Reer Sool ah ayaa Cadeeyey Wixii Lascanod ka Dhacay
Переглядів 4,4 тис.7 годин тому
Chief Caaqil Cabdikarin Maxamed Obsiiye oo Reer Sool ah ayaa Cadeeyey Wixii Lascanod ka Dhacay
Dhulbahante oo Kala Wada Shakiyey Markii Tala Xumadii JAAMAC BAADI Albaab Kasta Ka Soo Xidhay
Переглядів 2,9 тис.7 годин тому
Dhulbahante oo Kala Wada Shakiyey Markii Tala Xumadii JAAMAC BAADI Albaab Kasta Ka Soo Xidhay
Aqoonyahan Cismaan oo Reer USA ah ayaa ku Taliyey in Reer Somaliland ay Doortaan👉
Переглядів 4,5 тис.9 годин тому
Aqoonyahan Cismaan oo Reer USA ah ayaa ku Taliyey in Reer Somaliland ay Doortaan👉
Reer Awdalow iminka XAMAR Maxaad Ka Tihiin: Musharax SAAJIN oo Reer Awdal Waaninaya
Переглядів 3,3 тис.9 годин тому
Reer Awdalow iminka XAMAR Maxaad Ka Tihiin: Musharax SAAJIN oo Reer Awdal Waaninaya
Xogtii Burco KULMIYE & WADANI Keebaa Reer Burco Dorashada Ku Xoog Badan Doona
Переглядів 9 тис.9 годин тому
Xogtii Burco KULMIYE & WADANI Keebaa Reer Burco Dorashada Ku Xoog Badan Doona
Garaad Gala Dagaalka oo Si Qaawan u Karbaashay Garaad Jamac Garad ismacil & Mamulka Firdhiye
Переглядів 9 тис.9 годин тому
Garaad Gala Dagaalka oo Si Qaawan u Karbaashay Garaad Jamac Garad ismacil & Mamulka Firdhiye

КОМЕНТАРІ

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 49 хвилин тому

    Kkkkkkkk Digo Iyo Dabas baykal ibinayeen marka horaba lakiin suaal maxey habar jeclo uga kikerter kulmiye iyagaab asaasey hadan heysta gudoomiyahi Kulmiye habar Awal hadaad uga yacdeen kulmiye kusolaabta anagu xusbiba malhine

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 56 хвилин тому

    ❤guul kulmiye ..❤️ Guul somaliland inshaallah ..❤️💚❤️ Thank u Ubaxle 24

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 2 години тому

    Heego kuwan xagay ka soo kicisay? lacagtiiba jindagaagay ayaa ka dhameeyey 🤣🤣

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 3 години тому

    Guul iyo gobonimo Somaliland dhamaan

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 3 години тому

    Reer caynaashe waa basaasiinta faqash 😢😢😢😢gun

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 3 години тому

    Guul muuse cabdale ❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 години тому

    Beeli ma noqoto xisbi Hady noqonayso may soo baxaan somaliland oo dhan kulmiye ayay haystan xisbi leelaysani soo bixi maayo hadany umada wax la lahan oo somaliland aany wax la qayb san ubaloow reerka hawaali waligii garxajis soobixi maayo iyo qolokale toona hadany reer somaliland oo dhan wax wada yeelan tuug tan naga daa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    KULMIYE ISAGA URURKEE AYAA KU LAMMAAN?????

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    HORTA HABAR AWAL KA URURU AHAAN MA URURKA ROODA AYEY LEEYIHIIN?????

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    HABARJECLO TALO IGA QAATA MEEL ISKU RAACA OO AH U CODEEYA QARANKA U CODEEYA KULMIYE XAALADDA MAANTA DALKU KU JIRO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    INA BUUBAA SOWKII EEDEENAYEY CIRRO EE SIDA ADAG U EEDEENAYEY HADANA MA DIB AYUU ULA HESHIIYEY WALAHAY SOMALIAND TAGA SAAXADA SIYAASADA UGU JIRA JARBAY KA TUURAYAAN QARANKAN WAA DANAYSTAYAAL

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 5 годин тому

    Miskiina maxa lagu arky ninkn muwaadinka ah

  • @FIGSPrivé
    @FIGSPrivé 5 годин тому

    Walahi wa i farxud

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 годин тому

    WALAAHI DHIIGA REER SHEEKH ISXAAQ AYEY RABAAN IN AY IIBIYAAN OO CUNO KU BEDESHAAN HABARYOONIS MADAXWEYNE MA RABTO EE CUNO AYEY RABTAA KONTON HUDHEEL OO GEELA QALA OO BILAASH AH HA LOO FURO OO DAWLADA SOMALILAND HA BIXISO KHARAJKA HADII TAA LA SAMEEYO LAMA ARKI DOONO HABARYOONIS DAMBE OO KURSI HADAL HEYSA WAA DAD GAAJO HEYSO

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 6 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 годин тому

    IS BEDEL DOON WAA FAQASH DOON WAA HABARYOONIS OO DOONEYSA IN AY DEKEDA BERBERA KEENAN FAQASH DAAROOD SI MARKA AY KEENAN KA DIB AY U SHAXAADAAN HABARYOONIS MA RABAAN MADAXWEYNE IYO IN AY CID XUKUMAAN WAXAY DOONAYAAN INEY DAAROOD SOMALILAND GACAN YARE UGA NOQDAAN SI INTA KALE REER SOMALILAND LOO DHIBAATEEYO OO AY U SHAXAADAAN DAAROOD WIXII REER SHEEKH ISXAAQ GURYAHA KALA BIXI JIREY WAXAA WADEY HABARYOONIS WIXII DHIIGEENA IIBIN JIREY WAXAY AHAAYEEN HABARYOONIS MAANTA SHAQADII AYAA U MUUQATA WAA IN AYNU GACANTEENA KU DILAA HABARYOONIS

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 7 годин тому

    Waar kuwanina maxay ahayeen waxan kala direeska xumi kkkkkkkk hagbadii waa lawaalay

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 8 годин тому

    Muuse biixi doorta heshiiska haydiin dhamaystiree si aqoonsiga ugaartaan, hadaa caqli leedihiin ama Nin kale oo cusub oo dariiq kale idinka tuura doorta

  • @AliAhmed-mu2hq
    @AliAhmed-mu2hq 8 годин тому

    Waad mahadsan hj runta ha ogaato runta. Waadna u cadaysay kuwa intaas moogan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 годин тому

    UBaxle 24 thank you

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 годин тому

    Kulmiya, ucid iyo professor samatar ❤❤❤ somaliland codkeenu waa saas

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 8 годин тому

    Waa kuwii cag meel ka dhigi lahaa kulmiyehoraradii hankan hoose iyo gungurigaba badnaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 годин тому

    XIRSI IYO XAASHI MEEL CIDLA AH AYEY ISKU HEYSTAA WAAYO GARACXEJIS DIYAAR U AHA IN AY MIDNA COD SIIYAAN MANA DHICI DOONTO XIRSI MA SOO DHOWAAN MARKII UU INGIRIISKA JOOGEY AY LAGA TASHADAY LAAKIIN NINKA HADEER AY LA MAAGAN YIHIIN JABKA IYO KHIYAANADA WAA MAXAMUD XAASHI OO AY RABAAN IN AY HABARJECLO KU KALA JEBIYAAN OO KAGA HELAYAAN CODKA MADAXWEYNE LAAKIIN HABARYOONIS URUR NIN HABARJECLO AHI GUDOOMIYE KA YAHAY HAL COD MA SIIN DOONAN

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 годин тому

    HABARYOONIS XIRSI IYO WADANI MAR HORE AYEY ISLA TUUREEN OO AY GO,AAN KA GAADHEEN LAAKIIN WELI XIRSI RUNTA LOOMA SHEEGIN NINKA HADEER AY HAWSHU KU SOCOTAA WAA INA XAASHI KHIYAANO XOOG BADAN AYAA KU SOO SOCOTA INA XAASHI XIRSI MAR HORE AYAA LAGA TASHADAY LAAKIIN WELI TOOS TAG LOOGUMA ODHAN

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 годин тому

    LAGAMA YAABO IN UU GACANTIISA COD SIIYO URUR UU NIN HABARJECLO AHI GUDOOMIYE KA YAHAY WAA XAQIIQ LAAKIIN WAXAA JIRTA KHIYAANO KU DHICI DOONTA LABADAA NIN EE HABARJECLO EE INA XAASHI IYO XIRSI DHOWAANA WEY ARKI DOONAN HABARJECLO HA ILAALISO MIDNIMADA HABARJECLO YAAN BEEN LEYDINKU KALA QEYBIN WADA JIRKA AYEY GUUSHA HABARJECLO KU JIRTAA

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 9 годин тому

    Odayaashan waa in ay siyaasada ka dhex baxaan waa yaab soomaaliland ilaahay ha u gargaaro

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 9 годин тому

    Xirsi iyo xaashi AAN OOYE ALBAABKA IIXIRA 😂😂😂😂😂

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 9 годин тому

    Qabyaaladu waa 💩 ufff

  • @abham8021
    @abham8021 9 годин тому

    horeba sheekadani way u cadayd ninka meesha lagaga guuraya inuu yahay xirsi sababtoo ah HJ marka laga reebo ahmed faarax wadani cod xisbi siin mayaan lakin kaah ayay siinayan garxajisna waa la ogaa inaanay wadani cod xisbi siinayn madama xisbigu gacantooda kabaxay markaa heshiis hoose ayay galeen xisbi ciidagale inay soo saaran mahdi buubaa. xirsi halkaa suuquu ka baxayaa lakin maxamuud xaashi cod kama rabin garxajis isaga codkiisu waa HJ badideeda iyo Habar carfaan iyo reeraha kale somaliland wuxu kahelo waanu soo baxaya. saddexda xisbi soo bixi doonaa waa Kaah, Kulmiye, iyo Hillaac ama horseed.

  • @Isaqgirl4lyf
    @Isaqgirl4lyf 10 годин тому

    UCID political party masakiinta u fiicantahay free education sinaya aniga aderkay muse hadi araren UCID support u noqonlaha wa smart candidate Faisal Ali warabe wadanka jecelyahay I think he deserves chance.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 годин тому

    Mansha allaah Ha burqato guul jsl iyo Kulmiye guuuuuuuuuul

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 11 годин тому

    Garxajis sheekadoodo waa waxkasta aniga ayaa ku fiican waa layaab

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 11 годин тому

    Ciidagale iyo faysal Cali waraabe labaatan sano ayuu ordayay,ceeb badanaa inay habar yonis xaasidaan ayay ku balameen😅😅😅😅😅

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 12 годин тому

    Maxamud xaashi haloo sheego in Xirsi khiyaameyn rabo hhh

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 12 годин тому

    40jir 40Million laga cunay? 60jir buuguu qoray loo adeegsadey, masnta Ciro ayaa mudan inuu buug ka qoro siduu u rartay Xirsi gambadh markuu buudhi madhan ka kireeyey ee uu waliba igu riix ku qanciyey. Waddani doqon ma weydo... Taariikh baa qormeysa 😅 Ogaadheen buudhi laga kireeyey ayaa lagu qoslayey 200sano. Xirsi siduu isaga xalayo boodhka buudhigan iima muuqato 😅 Buuga Xirsi: Miyi ilaa Madaxtooyo. Buuga Ciro: Gambadh iyo Gambo Beri waxa jirijiray Gambadh, umada daalan ayuu nasin jiray oo uu Gambo kaga qaadan jiray inay ku fadhiistaan. Maalin cad, odey ciroole ah oo daalan ayaa kor yimi Gambadh, ciroolihii baa weydiistey gambadhka inuu nasiyo. Gambadhkii baa u balan qaadey ciroole inuu nasiyo, balse isna wuxuu ciroolihi ka dalbadey inuu markuu bad yahay nasiyo, isna xambaaro oo uu hadh gaadhsiiyo, maadaamo oo ay cadeedu kulaatey. Ciroolihii baa yidhi waa hagaag. Ciroolihi markuu dareemey inay badhyuhu u nasteen ayuu iska kacay oo uu iska dhaqaaqey. Gambadhkiibaa xanaaqay, cirooloow sowteynu heshiinay? Ciroolihibaa intuu iska watey dhutintiisa ayuu yidhi, oo miyaanad arkeyn inaa dirqi iyo bakoorad kula siqayo, taydaanan qaadi kareyne, maxaan ku xambaari? Yaa khaldanaa ma Ciroolaha balan qaaday wax taagtiisa ka badan? Mise Waxaa khaldanaa gambadhka badhyo daalan u xamiley inuu ka fa'iido? Hadaan jaamac jiidho iyo maro jeexdo ku dhicin Gambadhku wuu sahlanyahay 😅

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 12 годин тому

    Alaylahe runbad shegtay

  • @iftin2024
    @iftin2024 12 годин тому

    Mr hashi wuu soo baxayaa ina ubaxlow waxba ha is xiijin hashi iyo.hirsina laba nin oo isku mida ma ah hashi waa ruug cadaa siyaasiya afkaaga xun ka jeedi gaadhi maysid munaafaqada iska daa.

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 12 годин тому

    Subxanalah allahu akabara oo Reerku maxaye isla daba yacayena hadeya xusbi doonayena maxa uso sare wayena faysal cali warabe hadeya rune shegayan maxa u tageri wayena cabdilahi Dahabe isguba wa xusbe cuseba r maxa jaha wareraka ku rideye Reer ka maxa isla daba yaceyan Daha e meye so sarena faysal maye so sarena wa cajine cidena u codeyna mayeso Ciro dhukure waligoba ha iska dalane faysal aya joga hade garxajise waxa la isgu qabanayo faysal cali wareba

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 13 годин тому

    Alaylehe xirsina hayga tago yuu waxba itarine

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 13 годин тому

    Haberjalo like Hersi and mohamood Hashi stooled the Haberjalo proudness? Why does Haberjalo exist now r slaves to garhajis tribe ? Shame shame shame to Haberjalo fagash left behind fagash student financed by Garhajis 😂😢😮😅

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 13 годин тому

    Waanu Soo dhawynaynaa baaqaa tolkayo aynoo cadeeyen hadaanu nahay h j waad mahdsanthin

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 13 годин тому

    Why Haberjalo r joined garhajis party? Why Haberjalo like Hersi to be slave to Garhjes Haberjalo never be slave to garhajis tribe party Haberjalo like Hersi never been a slave to Garhajis 😅😂😅😢

  • @iali8540
    @iali8540 13 годин тому

    Faysal iyo Cabdillahi Dahab iyaga miyaa laga Guuray.

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 14 годин тому

    Qolyaha halkan ku jiraa ha fahmaan Qorshayaasha dhaadheer Waa Kaartadii KAAH wadani baa laga guurayaa si H/j xisbigeedu u noqdo KAAH

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 14 годин тому

    Badbaadada qaranku muxuu ku jiraa buu yidhi ? War anaga wax aragnay?

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 14 годин тому

    Ubaxle maad fahmin sxb waa heshiisyadii Kaah iyo Ciro midka mida oo ahaa in Wadani ay ka guuraan meeshay doonaan haw guuraane Garo ama ha Garan Kaah kaah guul

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 14 годин тому

    Habar jeclooy garxajis waa kaa 😢😢😢😢😢😢intaan meelba la gaadhin baa laydinka dul guuray.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 14 годин тому

    Dadka kulmiye ayey iska wada xaadiraayan wlee

  • @Abz_146
    @Abz_146 14 годин тому

    Beeni radmaleh habar jeclo haku qusato iminkaba haka tashato wax lagu khiyanaynayo