Somaliland oo Gulaysatay, Jabuuti oo Wareertay & Gurguurte oo Waqtigiisii Wareeg ku Dhamaystay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 128

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 місяці тому +16

    Madaalaha Aan ka daalin difaaca qarankiisa Suxufi Ubaxle Media 24 Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin insha Allah Mar labaad Baynu dooran Madaxweyne MBC ❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 місяці тому +9

    Ubaxle 24 tv guulayso mujaahid noolow adeer,guul somaliland ❤❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 місяці тому +9

    Mujaahid ubaxle mahadsanid mujaahid muuuse Biiixi codkeena ayanna ugu hiilaynaynaaaa inshaallah dhawaan filo guulo waaweyn oo isdaba jooga ah.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 місяці тому +5

    MashaAllah Amiin amiin Allah ha ino xafido dalkena iyo Madaxweyne Muse Bixi. Guul iyo gobonimo. Wad salamantahay Ubaxle Média.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 2 місяці тому +7

    mashaa allaah
    اللهم احفظ اهلنا وبلدنا من كل شر

  • @OsmaanAwAadanHersi-fh7ue
    @OsmaanAwAadanHersi-fh7ue 2 місяці тому +6

    Thank you ubaxle media 24tv difaac qaran

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 2 місяці тому +2

    Mash Allah guul guul Somaliland 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 2 місяці тому +9

    Lulululululululu Guul guul guul Somaliland Insha Allah Masha Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🦁🦁🦁🦁💯🦁🦁🦁🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤️❤️❤️

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 2 місяці тому +5

    Guul iyo gobanimo jamuuriyada barakaysan Guul madaxwayne Muuse Bixi Cabdi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 місяці тому +5

    Khayir sheeg gesi halyey qaraan guuuuuul SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 2 місяці тому +3

    Manshaallah guul mahadsanid ubaxle waynu guulaysanaynaa inshaallah ❤❤❤❤ ❤

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 місяці тому +3

    Abdirahman Ubaxle. Guulayso Walaal, markaan daawado Warkaaga walaahi waanigaa dhaartee waan farxaa. Somalilander haduu jito waa adiga. Niyadaad noo dhistaa,rajada wanaagsan. Waayo qofku haduu dalkiisa jecel yahay wanaaga dalkiisa ayuu sheegaa.
    Good luck wherever you're

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 місяці тому +2

    Somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤maansha allaah madaxweyne muuse biixi iyo ubaxle media geesi qarankiisa difaacaya ❤❤❤❤❤❤

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 2 місяці тому +4

    Allaahu akbar wa Lillaahi Alhamdu

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 2 місяці тому +1

    Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland guul mudane madaxweyne muse bixi Cabdi Allah ha xifdiyo 🎉🎉🎉🎉

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 2 місяці тому +1

    Masha’Allah tabaraka’Allah mudane Muuse Guul iyo Gobonimo👏👏👏

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 2 місяці тому +1

    Halkaa kagahay halyay qaran Ubaxle media 24👍👍👍

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 2 місяці тому +4

    Mashaa Alaah guul guul guul somaliland iyo madaxwaynahayaga aanu jecelahay mudane Muse Biixi Cabdi xildiid jiro joog ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 місяці тому

    Alxamdulillah guul Somaliland InshaAllah

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 2 місяці тому +2

    Manshallah Manshallah Ubaxle guuleyso walal alleh ha ku sharfo muwadiin dhabaa allah ya dawiil ciimraag geesi qaran ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 2 місяці тому +2

    Waarishayaash muuwadin7nta reer somaliland e dhabtaah waa geesiyada Ubaxle iyo Ibrahim Caydid geeleesta walalayaal alleh ha idin xaafido diamantring ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 2 місяці тому +2

    Masha allah mujàhid ubaxle geesi qaran noolow warunta madax wryne muuse waanin iskukalsoon allah cimriga iyo caafimafkaba hawdaaye xasan gurguurte kabihiiba kadhamadey rifrifbu yeeshey somaliland guul ❤❤❤❤❤

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 місяці тому +3

    Mashaallah inader guuleyso

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 місяці тому +4

    Thank you Ubaxleh media!!!!

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 місяці тому

    Weligi Cadawga Somaliland ma guulaysti Insha'Allah Guul iyo barwaqo aya y danbaynaysa Somaliland. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 місяці тому +2

    Ilahay hagarab galo
    Mj somalilnd
    Aaaaamiin

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 місяці тому +2

    Thanks ubax le media

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 2 місяці тому

    rabbi ha xifdiyo geesiga qaranka jamhuuriyada barakaysan hogaanka u haya ❤❤❤❤❤cabdiraxman ubaxaxle really somalilander rabbi ha ku dhawro adna ❤❤❤❤ guuul guul reer somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 місяці тому +1

    Masha alla tabraka raxman Guul somaliland

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 місяці тому

    MashaAllah tabarakaAllah thank you geesi qaran

  • @cabdicasiiscali9253
    @cabdicasiiscali9253 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤ somalind waa udhimanayna

  • @cabdicasiiscali9253
    @cabdicasiiscali9253 2 місяці тому +2

    ❤❤❤ubaxle mr daljir kharban ku rajaynaya

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 місяці тому +3

    Geesiga qarnka somalilaan gulayso mahadsanid ❤❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому +2

    ❤❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 місяці тому +3

    Ha waasheen

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi 2 місяці тому

    mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @axmedadensamatar
    @axmedadensamatar 2 місяці тому +3

    2daasi waa mafiyada adunka .

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 місяці тому +2

    Guuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 2 місяці тому +1

    Madaxweyne SomaliLand Mudane. Muuse Biixi Cabdi Guuuuul iyo Gobanimo 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❣️❤️‍🩹🥰🥰❤️‍🩹❣️💜💖🩶💕🩶🩵 8

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 2 місяці тому

    Faallo xiisa badan. Run baan u qoslay. Salaan macaan!

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 місяці тому +5

    Horumarka somaliland ayaa dhibato iyo hurdo la'aan ku riday ,dekedii barbara iyo heshiiska etoobiya iyo somaliland, allahayow xasidnimada iyo sharkooda nag bad baadii ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 2 місяці тому +1

    Guelle caalol waxa dadkisi u gooaya caajo iyo daarxuumo dadki reer jabuuti waxa xoolahi dhulkoda cuuna niin afrikanska iyo ki qadadween e basiska aha guul somaliland manshallah Manshallah ❤❤❤Ubaxle guuleyso walal

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up 2 місяці тому +2

    Aderothank you ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedMuslimMaxamedMuslim
    @MaxamedMuslimMaxamedMuslim 2 місяці тому +3

    Xasan sheekh waxba kama noola ismaaciilna dhiilkaa ka buuxsamay ayey ila tahay ubaxle difaac qaran

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 2 місяці тому +1

    Thank millions you inader qali nolow

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 місяці тому +1

    👍👍👍👏👏👏💓💓💜❤️🌹🌷💕🎂mashallah soomalilnd guuuuuuuul

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 місяці тому +2

    Hanbal Jamhuriyada barkaysan ee ah waddanka 55-aad ee qaarada Afrika hanbalyo Madaxweyne Negeeye !

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 2 місяці тому +1

    Mashallah.. May God grant you strength .. Your defense of our beloved land and our people shows that you are a man of principles ..
    Praise be to God for defenders like you brother..
    We are all behind you, and we appreciate your professional work that you are doing..
    Thank you ( UBAXLE MEDIA TV ) ❤️💚❤️

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 місяці тому

    guul qaranka somaaliland

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 місяці тому

    Guuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah somaliland anoladu 💚🤍❤️🎉🎉🎉

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 2 місяці тому +1

    Thank you my dear Mr Ubaxleh for encouraging our people.
    My Allah protect and give comfortable life and long health to our heroic President Muse Bixi Abdi .
    May Allah destroy all our enemies both inside and outside Somsliland.
    May Allah fulfil our dreams as an independent, internationally recognise and prosperous Somaliland.
    May Allah unite all our Somaliland communities and guide them to the right path.
    Ameen Ameen Ameen
    Insha’allaha

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 2 місяці тому

      Aamin mashallah ❤ ilahooow hanka qaranka ka dhabeee inshallah sii nabadaaa

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 місяці тому +3

    raboow dhawr somaliland

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 місяці тому +1

    GEESI GEESI DHALAY 👏

  • @CabdiQatro
    @CabdiQatro 2 місяці тому

    Noolow malarkey runtaad kahadashay maasha Allah illaahy haywood siyaadiyo nimcadaas rabi nasiiyaye cadawgeeni cagta hoosteeda insha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤masha allha

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 2 місяці тому +1

    GUUL DOWLADA JAMURIYADA SOMALILAND WANA LAMA TABTAAN

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому +1

    Dawlada Ethiopia warqad Deg deg ah Ayuu udirty maamulka djobuti waayo faragalinta Somaliland kuhyso ayey uga digty wle

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 місяці тому

    Ubaxle media l got your congratulations thank you very much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedCali-d8q
    @AxmedCali-d8q 2 місяці тому +2

    Asc muwaadin ubaxle halyey qaran

  • @kaltunawdaahirgaax2116
    @kaltunawdaahirgaax2116 2 місяці тому +2

    Guuuuuuuul muse bixi

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 місяці тому

    Masha Allah, I like the way you make our people understand what is going on. Most of our people don’t get it yet the game president played with his enemies 😢. Guul iyo gobanimo for Somalilad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 2 місяці тому +2

    Nolowww ubaxle cadawga jaban

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 місяці тому

    Wa gesinimo hanbalyo geesiga qaranka jamhuuriyadda somaliland aguulaystu Insha-Allaah

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 місяці тому +2

    Muuse waa geesi qaran dalkiis dhiiga buu ushubay hadan lagam hoos bixinkaro

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 2 місяці тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Ubaxle media inaadeer waan ku salaamay ,warar xiisa leh oo aan kala go lahayn ayaad noosoo dirtaa waad ku mahadsantahay
    Sidaad wadanka daacadda ugu tahay difaaciisa muhaahid qaranbaad tahay

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 місяці тому +1

    Geele iyo Xassan safar labadooduba way waasheen malaha cid Cilaaj gaysana way waayeen

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 місяці тому +2

    Ubaxle miidiya geesi qaran soomaalilaand

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 2 місяці тому +1

    Thanks we all native

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 місяці тому

    Guul somaliland

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 місяці тому

    ilaaheyna oran

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 2 місяці тому +1

    Duriyada Reerka u Dhintaa waa H J

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 2 місяці тому

    Mansha alla guuuul

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 місяці тому

    MUJAAHID C/RAXMAAN CALI UBAXLE INADEER ILAAHEY RAALI HA KAA NOQDO IBNU XALAAL NASAB NASAB DHALAY OO IGU BANAAN ILAAHEY HAKU KARAAMEEYO IF IYO AAKHIRO LABADABA HALKAA KA WAD DIFAACA QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 місяці тому +2

    Waxa uu u sheegay in geele doofaar uuu masuuuliyadiii Egad uuu la lumay

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 місяці тому

    IsmaaciiL cumar wuu jabhadaynayaa wlhy waan qoslay😃

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 місяці тому

    Guul

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 2 місяці тому +1

    Ubaxle media mujaahid madaale, baal dagaba taariikhda ayaad ka gashay.
    Halgankii 88 kii wali wuu socdaa,
    مشكور ما قصرت
    بارك الله فيك انشاء

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 2 місяці тому +1

    Ubaxlow noolow labdaba madaxa ayuu wareeriso kagags xidhay muuse

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 місяці тому +3

    waad ku mahadsan tahay falanqaynta arrimaha taagan. Kuwa Somaliland necebku hayso oo dhan waxay kaa gubeenayaan runta hadalkaaga

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 2 місяці тому

    Maansha Allaah waa mahad Alle somaliland waxay gaadhay guul wayn waxaan rabaa in ay shacabka somaliland ay gacmaha is qabsadaan oo tuugta gudahana gacan bir ah laysaga qabto oo idhaha aad furtaan cadawga gudaha ka feejignaada

  • @YahyeTore-h8t
    @YahyeTore-h8t 2 місяці тому

    Muuuse biiiix cabdi guuuuul

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому +1

    Halgamaa sare

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 2 місяці тому

    Waarun taa walahay waaba ninka u yeedhay horjooge firdhiye😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому +1

    MUXUU YAHAY SHIRKA QAYBTIISA LABAAD LA RABO IN UU KA DHACO BOORAMA EE LAGA SOO ABAABULAY JABUUTI DOWLADU MA LA SOCOTAA?

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 2 місяці тому +1

    Doowan siidii boqooradi faransiska Antonnete ayaa doowan qoorta loo deeren😂😂😂😂😂

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 місяці тому

    hainooguyeerina. waankareysaney kuwaa uff

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 2 місяці тому +2

    ❤✅❤️💚👍😀

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 2 місяці тому +1

    Hantida kaliya ee Somali leedahay waa badaas. Si loo badbaadiyo,Gobalka Awdal Jabuti hala raaciyo. Axmaro wax afka u galiya bad ayay rabtay SNM ayaana u galisey

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 2 місяці тому +1

      Mhnafaaaq adu xamaaar amxarka shegaysooo ka saar dalkaga kuma dhacdin idinkaa u futaaa xun xasan iyo gele

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 місяці тому

    WAA FARIID MUUSE WALAAHAY KURSIGA HAYSKU RUXO.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 2 місяці тому

    Ilaahy raga ubaxle oo miidhan hanooga dhigo

  • @haydar378
    @haydar378 2 місяці тому

    🎉congratulations

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 місяці тому

    ODAYGA QAARKA DANBE KA BARARAY CUSBADAA KU BADDAN IYO MACAANKA.

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 2 місяці тому

    Kkkkkkk muj Ubaxle media 24 ❤❤❤😂😂😂 Geele desperate

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤kkkkk

  • @mahadahmed5252
    @mahadahmed5252 2 місяці тому

    Ismaaciil cumar geele xaalkiisu wuxuu marayaa "Nin daad qaaday xunbo cuskay".

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 2 місяці тому +1

    Waxaas baa faala ah. 😂