КОМЕНТАРІ •

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 2 місяці тому +9

    Allah dhuulka lajaro Ethiopia

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 місяці тому +6

    Waa la afgebin Waana lagu guuleysen isha allah qeer noqon

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 2 місяці тому +3

    HASSAN GURGUURTE AYA LA AFGANBIN LANA DILIN

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 2 місяці тому

      Beentaa LAANGAAB 😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 місяці тому +1

    Allaw abiye ka qabo itoobiya iyo geeska Africa waayo waa qof caqli xun oo dagaal ooge ah

    • @farhanhassan72
      @farhanhassan72 2 місяці тому

      Maxa kawadaa ilaahow abiy itobiya ka qabo, ma itobiya kanaxysa

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 2 місяці тому +1

    ADIGU UGADEEN KA AHOW ETHIOPIA 🇪🇹

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 місяці тому

    Asc Abey hala Afgembiyo insha Allah waa nin aan imaan laheyn oo Rabo in ow xoog ku qaato bada somaliya walaahi ma arkeysid dhul ama Bad somali ledahay .ninka Rabo in ow Afgebiga Allah ha u fududeeya sidii mrsha uga baxo Abey Axmed waa daalim aan imaan laheyn xasbunAllah wanicmalwakiil.Abey Axmed

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Abiy way u dhamatay wayna bur buraysa insha Allah Cadawga umada somaliya insha Allah

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 2 місяці тому +5

    Okey

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 місяці тому +2

    Waa kan beenlihii k

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 місяці тому +2

    Jamca Beenale 4 Sano OO Beenale
    KU dhagysaneyne😂

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar 2 місяці тому

    Waa la af ganging Mar dhaw in sha allaah

  • @KhayreAli-q7m
    @KhayreAli-q7m 2 місяці тому +1

    ISMAACIIL CUMAR GEELE
    AYAA KU JIRA ARINTAAS SIDII FARMAAJO OO KALE.

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 місяці тому +1

    Jaamac Xaardareershe

  • @Godir9752
    @Godir9752 2 місяці тому +1

    Abii ahmed iyo muse biixi iyo natani yahuu tolow maxay kudanbendonan?

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 місяці тому +1

    Sawirka muuqdaa waakii adisababa qabsaday waa tegreegu qabsadren ethiopia

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 місяці тому

    Khatar sidaa u khatar haday Ethiopia ka jirto inuu sheego maxay noqon kartaa waa tala xumo abiya sheegay taas oo muujinaysa Taag daradiisa laakiin waxaan umalayina yaa inay jiraan kooxo kale oo aan la ogayin oo iyana wada shaqada oo kale waana kuwa dhaqdhaqaaqa wada

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 місяці тому +1

    DAMEERKII FARAX MACLIN CAR KA HADAL ADOON YAHOW CAR KA HADAL WAXA KINIYA KA DHACAYA MA ADIGAA KU DHACA

  • @IbrahimMohamedyusuf
    @IbrahimMohamedyusuf 2 місяці тому

    In Ethiopia burburto aanku ducaystaa wlhi illahow kala yaaci Ethiopia ada gaboowday gumeystaha madow

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 місяці тому

    Haddii afgambi ka dhaco iyo haddii kaleba damaca itoobiya ma baaqsanaayo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 місяці тому +1

    Kani waa benale

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 місяці тому

    Jaamac (Xaardareershe )..

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 2 місяці тому

    You should talk about what happened to Farah Moalim 😂

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 місяці тому

    Jaamac (Xaardareershe)

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 місяці тому +1

    Cagdheer mar hadaad guumaysi ku jirto miyaad kala jeceshay miskiin kii qabsadaba mar haday ku.abaahiyaan 😅😮

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 місяці тому

    Jamacoow hadakas wan ku farxnay lkn naga hubi in badan ayaan ku dheysanaa adiga iyo guleeed Noor ilka case

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 2 місяці тому

    Waar niyaw waan kaa shakiyay hadalkaaga
    Horta waa suaale ma waxbaad yara fuuqfuuqsataa

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 2 місяці тому +1

    Waad riyoonaysaa

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 2 місяці тому

    Ethiopia haduu abiy katago way burburi o oromo yeeli mayso nin ah oromo ahyn hadu jogana ahmaro iyo tigry maraban

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    M.sanid .

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif 2 місяці тому

    Waxay. Kadhigantahay. Waan. Idin laynayaa dad. Aan dabilahayn. Ayuu. Rabaa in. Uulaayo

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому

    War iska amus gaalada hanokalamacan baluulyohow

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 місяці тому

    Sidanwarbixinta kafahmay afganbigu hadamahan manasurtogalikaro madamaqawmiyad kasta tankale iskailalinayso balsehada larabo insargalkan dawlada lasogaliyo aynatahay qorshe maraykankuwato ahna sargal siwayn dacad uguahanjiray maraykanka cabsigalinta aby hadi lagugulaysto olasogaliyo dawlada kadib weye afganbigu wasehadii uyelo aby axmed inkasto ukuhanjabay najidadu sida sudan inaynoqonayso

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 місяці тому +1

    Waar tzadkas waa libaax tigray ah kaasu futaduu ka wasayaa abiy ahmed oromka oromku dhalay

  • @SuhaibMahamed-md9vh
    @SuhaibMahamed-md9vh 2 місяці тому

    War GAZA SOO BADI

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 2 місяці тому

    Jaamac galad horaa loo cadeeyey inuu garac yahay oon somaliba ahay weyna ka muuqataa dhiig somaliba malahan waa tigree oo habar uureeyey oday uu ku abtirsado marka uu qeyliyey Tolkien baa yiri waa wiil ee iska korso marka daarood inaad maanta iska horkeento waxay cadeyneysaa garacnimadaada ee ku soco meeshey kula gaartaba

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 2 місяці тому

    Abiyi axmeed wuxu kacabsada magaca tigre noockasta ha ahaado amxaaro iyo oroomo dadba uma arko abiyi axmed
    Aahkirkiina tigre ayaa dili doonta
    Baastar abiyi axmed

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 місяці тому

    Abby axmad khalkhal baa ku yimid haddii uu og yahay cidda afgenbiga kuwado isaga oo aamusan ayuu wax ka qaban lahaa surtagal maahan in uu udigo cadowgiisa isaga oo nolosha ku qaban karo

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 2 місяці тому

    Dadbuu dubirabaa

  • @ahmedmohammedibrahim4781
    @ahmedmohammedibrahim4781 2 місяці тому

    Df D f

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 місяці тому

    You laying is not tpilef down laying hi is boco haram