КОМЕНТАРІ •

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +9

    Garaad Jaamac Garaad Cali Xafidullah cadowgii argagixisada SNM idoor qalbada ayuu jabiyey guuuuull SSc khatumo ❤❤💪💪

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +10

    Allaahu akbar garaad wa runta noolow oo caqliga iyo xooga hakubarakeyo

  • @MahamouMustafa
    @MahamouMustafa 2 місяці тому +8

    Waa runtii cimrigaaga ala haraajiyo landheere laandheere dhalay noolow

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 місяці тому +7

    ODAY DADD KA DHALAY OO LADHOHO. REER WAQOOYI MA JIRO JIHOOYIN KA. HORAY BAA. LOOGU MURMAY IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 GAARD KA GUUD. RYN TA AYUU KA HADLAA

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +12

    rabbiyow barake garaad jaamac garaad cali oo xifdi garaadka daarood

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 2 місяці тому +2

    Maansha Allah Garaadka Somaaliyed ❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    GARAAD JAAMAC ALAHA NOOKAA DAAYO. AAMIIN❤❤❤❤❤0

  • @mohammedhussein6097
    @mohammedhussein6097 2 місяці тому +3

    scw runtu aan aqbalno somali wa somali uun illaah ha u wada tobad keeno amiiin

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +4

    GARAAD JAMAC GARAAD CALI GEESI 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫶🫶💪💪💪👍👍👍👌👌👌

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 місяці тому

    Garaad jaaman Allow daa, waa garaad soomaaliyeed,

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 місяці тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta garaad jamac garaad Ali guuuuuul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdiladiifjaamac894
    @cabdiladiifjaamac894 2 місяці тому

    Aamiin garaad ALE HAKU XAFIDO

  • @mahadhassan8343
    @mahadhassan8343 2 місяці тому +4

    Nin ragga ah weeye

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 2 місяці тому

    Masha alaah❤❤❤ xafidulaah❤

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 місяці тому

    Garaad ku wuu hadlay, halkaan Muse Biixi & regime kiisa ayaa gaadhaiiyey. Markaa Abtiyaashay farah ha laga qaado dhulkoodana ha la amaan galiyo Reer sheikh Isaxaaqow.

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 2 місяці тому +2

    Garaadku waa Sayidkii labaad, yaa taa ila qaba

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 місяці тому

    Garaad guuleyso

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 місяці тому +1

    IsaaQ maba ah badi Muslim Sida muuqato oo aan tv 📺 ka arkayne ayaanataan Viva SSC khatumo State

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 місяці тому +1

    Alle hakuilaliyo garaad❤❤🤲

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 місяці тому +1

    Garaad jaamac garaad cali is not easy

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 2 місяці тому +1

    Guul Iyo gobanimo alle cimrigada cafimad ha ku daro garadka guud ee darood weyne noooloow ina garad caliyoow

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Guul garad jamac garad cali hadalka kugu malnay guuleyso

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +1

    waa run kuwah wax lah so dhaweystoh mah Ahah waa Argagixisoh dhaqan xun ilahay nagumah so celiyoh idor iyo horgaladih lah socday Argagixisadah snm ilahay ha u naxaristoh dhaman hartih weyneh kuwih ku shahiday xoriyadah mantah aan haysanoh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Waa in meel la isaga xiro Idoor

  • @DuulaneMoohamed-zg7fr
    @DuulaneMoohamed-zg7fr 2 місяці тому +2

    M.a Garaad

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 2 місяці тому +1

    Amin

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 місяці тому

    Ssc khatumo mana waa dawlad alle baynu u baahanhey iyo somslia oo mida ah

  • @salmaan6233
    @salmaan6233 2 місяці тому

    Man sha alah

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 2 місяці тому +1

    Garaadkaa guuud❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 місяці тому

    Isaq sidii yuhuudi beey udhaqmayaan ninkii yiraahda nin lasiman baan gumaysanayaa waa dhaqan yuhuudeed somali nin walba gobolkiisii gooseye dhulkooda haku ekaadeen dadku

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 2 місяці тому

    WA LAGU SOO KIRAYSTAY WANAD KA TAAJIRTAY.

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 2 місяці тому

    Cali Jaamac Haabiil.
    Toolmoonihii Maxamed(NNKH) baw tegey Ilaahaye
    Tawxiidkuu na faray looxyaday noogu taal weliye
    Waa tiir aan naga liicihayn taanu leenahaye
    Tacabkii be' waa sida Fircoon tab iyo diinaade
    Isagaba badbaa lagaga tegey naarna lagu tuurye
    Kanna taakadaas baw hadhoo waa tukubayaaye
    Ha targaafo sida Towja geel Tuurin baw qorane
    Safar waa la taakulin jiree lama tayiiseyne
    Isna turuqyaduunbuu jaraa timirta cuurtaaye
    Taag niman lahayn iyo agoonbuu ka taajiraye
    Kun towxiidsanaayuu sidii Teys u gawracaye
    Ma Talyaanigaasaa mahdiya tanina waa yaabe
    Toddobuu qabaa naaga xora tuu falaa darane
    Toorkii horeetuu isaaq taw ka soo yidhiye
    Tamaradii Ilaahay ka qaad Timihi Daaroode
    Arasame ma tooxsado fardaha takhantakhoodiiye
    Taag laguma oga Bahararsamii turuqa weynaaye
    Barkadkii tumaadida caddaa tuhunki waa beene
    Garaadka ay tumaaluhu dileen taawishaa qabane
    Tawstuna Cali Geray ku hadhi taniyo xaataaye
    Tunka ka leefa dhiigyo ilmada idinka tiixaysa
    Hadaba toogga baxa waa janada talalaxdeediye
    Tureecada day waataa kufriga nagu tilmaanteene.

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 місяці тому

    Mash allah Amiin Amiin yaa Alle❤❤🤲

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 2 місяці тому

    Garaad ilahay ha ku karaameeyo qofka muslimka ah haduu gaalada jeclaada in kabadan tan muslimka shaki aad u wayn baa jira in uu Muslim yahay iyo in kale (allwalaa walbaraa)ayay hoos imanaysaa

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 2 місяці тому +2

    Nin karmeed rag iyo rabbi yaqaan weeye....

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv 2 місяці тому

    Soomaaliya Soomaali baa leh

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @AaminoAadan-x2z
    @AaminoAadan-x2z 2 місяці тому

    Aamiinaamiin aamiin aamiin aamino aamiin aamiin aamino

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 2 місяці тому

    Dadku waa qabaail, ma jiro wax naga dhexeeya Isaaq, Gudabiirsi iyo Ciise. Dadkayagu waa kuwa Garowe, Kismayo, Gedo iyo Jigjiga deggen. Sidaa ku biya cabba

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 2 місяці тому +1

    Garaad kugu maalay Degmada Tukaraq wxy ka mid ahayd meelihii SNM tu dhib ka weyn i geystay illaahay mahadaa iska leh ka Dulqaaday Jamaahiirtii inaga Shahiiday Qabriga alle ha nuuriyo

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi 2 місяці тому

    From samaroon taariikhdu hada uun ma xusin jamaahiirta horay ayay sayid maxamed ugu gargaareen oo ladagaalamay gaalo uu isaaq watay hadaanahay gedibiirsi aan ku dayano dadkaas sharafta leh runtana isku sheegaya waar ree awdaloow xilimaad beenka waynaanaysaan

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Habeenki iyo maalinti midun cab gacaliye

  • @BarwaaqoXasan-c7h
    @BarwaaqoXasan-c7h 2 місяці тому

    Ninka waa in a soo qabtaa?

  • @MaxamedMuslimMaxamedMuslim
    @MaxamedMuslimMaxamedMuslim 2 місяці тому

    Maxaa ka cabaadiyey duqa laas caanood ma cidbaa ugu tagtay

  • @HodanCiise-tl3yu
    @HodanCiise-tl3yu Місяць тому

    Garaad garag ado nool is ass nolol kuu ma talo adigo todobatan jiir ah nasabadi muran. Kuu jirta Allah akbaar

  • @abdiibraahimMaxamed-f7k
    @abdiibraahimMaxamed-f7k 2 місяці тому

    Caaac caaac

  • @abdirashidboqortooyo7286
    @abdirashidboqortooyo7286 2 місяці тому

    Waxaanu idinka hadhayna marka NFD iyo DDS ay noqdaan soomaali weyn lkn sheeko jilicsan baad haysa inta kuwaasi maqanyihiin.
    Dhiiguna waa sida aad ubilowdo wuu soconaya.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 місяці тому +1

    Garaad Muuse biixi diinta islaamka in uu haysto ma shaki baa kaagajira waa warweyn arinkaan inkasta muuse biixi shirkii jabuuti ee sadexgeesoodka ahaa intuu ka baxay uu amxaar u galay reerka isaaq ahaa taa diintiisa ayay wax u dhintay ogaada,

  • @Djibsoule029
    @Djibsoule029 2 місяці тому

    Waxba ma tihin oqoyi la'aanti garaad beenaale xisho nin wayn oo iska hadlay wa geed qolofi ka dhacday oo madaxa ku faruuqe

  • @xaashicumar5134
    @xaashicumar5134 2 місяці тому

    Ninba soomali inbuu oo taye intaad xidh xidhatay xaalkoo gal caadifad iska dhaaf
    Waxan filaya inayda khayr uwadin adiyo siyaasi toone

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 місяці тому

    Good ❤

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 2 місяці тому

    Aakhiro waa la waydiina dadkii dhintay muse biixi iyo garaad jaamac ba muslimow nabada ka shaqeeya

    • @123yus
      @123yus 2 місяці тому

      Aakhiro naftaada uga feker garaad jaamac gurigiisuu difaacansyay maxaad ula simaysaa kii kusoo duulay adigu haku dambaabin waxaadan hubin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Garaad Cali cidna ma dulminin.
      shacabkiisi ayaa cadow Ku soo duulay inuu difaacana
      Xaq ayuu u leeyahay.

    • @maxkaawialhashimi6880
      @maxkaawialhashimi6880 2 місяці тому

      @@batulasmail8261 ilaahaybaa cadaalad haya

    • @maxkaawialhashimi6880
      @maxkaawialhashimi6880 2 місяці тому

      @@123yus goormuu muslimku dhulka kala yeeshay islaamku waa walaalo jiidh qudha ahe

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 місяці тому

    Garaadka alle hadhowro oo haxafid waa naadir runtii hogaamiye isim ah siyaasiya soojireen ah hadal cad geesi ah weeye

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 2 місяці тому

    Ilow iidoorka ishooda kaqabo

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 місяці тому

    NIYOW odaygan xoolaha ahi ma xishoodo miyaa hadana diintii miyuu u soo dhigtay waxan xagee lagu gumaysan jiray calaacql badanaa.

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 місяці тому

    Xafidullah garaad jaamac

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 місяці тому +1

    Ninkaan ayaa af yaqaan

    • @ya3746
      @ya3746 2 місяці тому

      Waxa fahma qof ku
      Qanacsan waxa u yahay

  • @ahmedyousuf1008
    @ahmedyousuf1008 2 місяці тому

    Fidma wadaha somaliyeed waa galadagaalka ilaahay aya kaa xisaabin dadka kushintay meeshaa

  • @MadoobeCabdi-o3h
    @MadoobeCabdi-o3h 2 місяці тому

    Snm.awr.bay.cano.kalisyaa

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 місяці тому

    Waarbal dhageysta jaahilkan dhurmaya ee reerkiisina gacmaha dhiiga ugeluyey cid kaqabatana ma heystaaan aan Alleh Aheyn

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 2 місяці тому

    Waar Ninka Cusbiitaal maxkadaa ah geeya maa faayobaa

  • @moali-zk8qe
    @moali-zk8qe 2 місяці тому

    garaadow qandaraaskaa aad milyan neerka ku noqotay malin dhaw aykasoo dhamanaysaa

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 місяці тому

    Jiho waa jiho jahanab ah oo snmland

  • @hindiawardere4912
    @hindiawardere4912 2 місяці тому

    Warnta Garadguleysa

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 місяці тому

    Muse ayaa halka ku gaadhdsiyaaye

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 2 місяці тому

    Waar bal eega waxan naaquska xaar garaad xaar weyne nacas makrafoon helay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 місяці тому

    Garaad tantaada raaco hanagu dulxumaane.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому

    Garaad qac baa kasisay snm

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    SSC waa siilka saado cali

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Dhaqan xumo aan islaam shaqo Ku lahayn fir baad u ledihiin. Hadii nasab tihiin gaalada baad nici lahayden. Farajankii idin kuday baad nashalayseene.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    idoor waqooyi waxay kudaboolayan been yacni waqooyi oo dowlada ba koonfur oo dowlad kale ah lamidoobaysa taasna wa lagu fahmay

  • @KhalidAli-we6sc
    @KhalidAli-we6sc 2 місяці тому

    Cabaad😂

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 місяці тому

    Mr gala dagaalka

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому

    DADKISI WU MADHIYEY INTI XOOGA AHA IMINKANA DUUNYO DEEDI AYU USOO DHIGTAY

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 2 місяці тому

      Adiga maxoola sii yaa lagu yidhi adiga kuwiina 500 aha ee xeryaha lagu haysto iyo 3000 iskumalinta ladilay malaha idiin maba xisaab Sano garaad jaamac wa halyay Ana hadaan ogadenahay kan garad kan oo kale hadaan haysan lahayn geeska Africa waa hore yaan qabsan lahayn
      Dhulbahante way nasiib badan yihiin intay haystaan garaad jaamac garaad cali

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 місяці тому

      Beentii uu garaadku sheegayy ayaad isku sheegaysaa. Beenta iska daa oo xaqiiqda aamin

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 місяці тому

    Ninka sidaa u hadlaya ee ummada sidaa u aflagaadaynayaa ... aabihii iskuulka sheekh ayuu wax ku bartay oo lagu soo koriyay

  • @apdiqadirhussen9743
    @apdiqadirhussen9743 2 місяці тому

    Waar dhulbahantaw anana dagaankayaga nooga baxa hadaa wado noolaanshihii diideen

    • @Harriss223
      @Harriss223 2 місяці тому +1

      Dadka dhulbahante ee dhlkiina joiga ama laaya ama adoonsada ama iska masaafuriya waa sheeko idiin taala laakiin waxaanu isaaq ugu dhaaranaynaa qofka isaaq dhulkayaga cag soo dhuga inaanu ku dillo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Gala khamriga garaadlaawe

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    GARAD LAAWE ISAAQ DHULBAHTEY UMA GACAN QAADIN MAAD JOOGTUD ISAAQ ADOO SIYAD BARE HAYTA WAXABA KA QADI WAYDEYO SNM

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Hahahshssh been Baan LA idinku canqariyey. Dawad siyaad bare wax ba maydaan yeelina. Muqdisho baad noqotay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    GALA DAGAALKA DHIIG MUSLIM BAAD WABIIL KU DAADISEY.KIBIR BAA KA MUUQDA YAA YISHAA ARMIHA DIINTA AFWEYNAA WAX KA SHEGEY ISAGOO XAARAYAA NAFTA LA BAXDEY MUSQUL DUSHEED ADNA TAAS BAA KU SUGEYSAA HADAAD DIINTA MOOFO IN DHULBAHNTE AMA DAROOD QIIMEEYO KA MUSLINKA AH KA DIIN KAKE HAYTAA

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Waxaan filayaa caqli aqooontada waad KA aradan tahay. Dadka garaad u halgan ayna kam mid baad tahay. Waayo aqoon LA. An iyo garaad LA.aan.baa Ku hayso 33 been lagu akhriyey.

  • @almissurad44
    @almissurad44 2 місяці тому

    Siilka hooyada aya naga dheexya

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 місяці тому

      Alla maxay soomaali idin kala baratay idinka iyo nimankaas aad wada deganeydeen dad run ku nool oo aflagaadado la maran iyo dad been ku nool oo cay mooyee aan wax kale qoreyn. Dadku waxay akhrin karaan ayaa la qoraa

  • @UpthirahmanGavi
    @UpthirahmanGavi 2 місяці тому

    Iska.da calaacalka garaad sidii aad somalind Mar uun ugu noqon lahayd ayaad garan la dahaye Mar uun yaa somalind cafis kuu waydiiya.ayaad ku jirtaa mana soo noqonaysid walaykaa tahay halkaas busaaradu hagugu disho adiga iyo intii caloosha u shaqaysanjirtayba

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 місяці тому

      Kuwa burco Ku gaajaysan maad wax siisan walee adigaa II bahan poo busaridi Ku dishay haragaysa iyo burco iyo berbera is waraytay. Laan gaab baa tahay.

  • @Djibsoule029
    @Djibsoule029 2 місяці тому

    Been ayaad sheegtay xariif graadow

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 2 місяці тому

    Dhulbahante adigu kataajirtay wixii dhintay waxba kaamagalin

  • @DeqaXaji
    @DeqaXaji 2 місяці тому

    Khasab ayaad ku ahaanaysa gobolada waqooyi ama ooy ama qaayli illahay ayaa gobolada waqooyi kaa dhigay car kaalay iska saar aduu

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 2 місяці тому +1

      Futadaad ka tiri !
      Deegaankaagu hadduu ku deeqiwaayo, waa lagu deeqsiin,
      Ama waa idinka raraynaa

    • @dhamaysinajamac8192
      @dhamaysinajamac8192 2 місяці тому

      Ilmo Abarsoland, Garaadka Masha Allah dhaha. Reer Awdal iyo SSC wa tageen. Idinkuu Abarso jooga 😂

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 2 місяці тому

    Adeer Hawiye kuma rabo kumna yaqaan Isaaq ayaa ilaahay ku baday caqli yeelo.Walaahay Dhulbahante weligii silic iyo dulli ayuu ku noolaan doonaa hadduu Isaaq ka cararo

    • @hodannur2268
      @hodannur2268 2 місяці тому +1

      Adigu midna ma they aflagadad dad

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 2 місяці тому

      Ina adareroow dadka idinkaa sii fogeynaya. hadii sadaxda xisbi isaaq madax weynaha isaaq. Wasirka arimaha gudaha isaaq waxirka arimaha dibada isaaq kan maliyada isaaq taliyaha milatariga isaaq taliyaha poliska isaaq mareyaha dakada iyo kar airport ka isaaq gudomiyaha guurtida isaaq. Ina aderoow maxaa lagu soo noqdaa ii sheeg

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 2 місяці тому

      Dhulbahante cid uu ubaahanyahay majirto oon Allah ahayn waxbana cidi Kama qaadi karto ama oy ama dhuus dhulbahante waa SSC khaatumo

    • @AbdiqaniArtan
      @AbdiqaniArtan 2 місяці тому

      Ahmed Caliyow xukunka xun ee jaahilka Muuse Biixi wuu dhamaaday wax yar baa u hadhay.waxaa aad tirisay waa jifada Muuse Biixi xitaa Isaaq kale ma'aha.ta kale sidee maamulka uga qayb geleysaa haddii ilaahay dalkaagii kugu diray oo Xamar iyo Hawiye lagaaga taag la'yahay

  • @amalabz1469
    @amalabz1469 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤