RAMADAN - GANACSI GURIGAAGA KU DHEX SAMAYN KARTID!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 167

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +33

    Fadlan Like & Subscribe saar Muuqaalka sidoo kale qofkii raba inuu maalgashado Ganacsigan fadlan Foomkan hasoo buuxiyo 👉🏽 zakariye.com/balan/

    • @11naa44
      @11naa44 2 роки тому

      MashAllah wll ramadantii hore bn radinayey alabtan InshAllah Ramadantan bn udiyaargaroobi

    • @bureqobee
      @bureqobee 2 роки тому +1

      Kaso hadal crepe business

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 2 роки тому +1

      Mashalh maamo waxaan rabaa mids roodhiga lagusameeyo oohowsha iifududeysa kasoo hadal iyadana

    • @majid2968
      @majid2968 2 роки тому +1

      Mid aan saliid lagu shiilayn baan rabaa

    • @faadumomohamedhassan5625
      @faadumomohamedhassan5625 2 роки тому +1

      Walal ganacsiga pharmacy ga kasoo hadal

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi 2 роки тому +38

    MashaAllaah, ilaahay caqligaaga ha kuu barakeeyo. Dhalintii INTOODA badan waxay ku murxeen cay, qabyaalad iyo fitan. Adiguna faa'iidooyin ayaad mar walba noo keentaa. 👍

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +3

      Mahadsanid Alle haku barakeeyo walal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Madaxweynaha daacadaa guubaabada iyo dhiirigalinta umada soomaaliyeed allaah yaxfiduka cimrigaaga illaahay ha dheereeyo

  • @mama2210_
    @mama2210_ 2 роки тому +3

    Jzklaahu khairan
    Aduun iyo aaqiro saad dadka ugu gargaaraysid Allaha kuu gargaaro Aamiin❤

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 2 роки тому +7

    Mashallah waa Ganacsi fiican Ramadanta laga faaido mahadsanid

  • @faadumohani2053
    @faadumohani2053 2 роки тому +3

    Mansha allah illahay miisanka xasanadka hakugu daro talada fiican aad nalawadaagtay

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +7

    Gob gob dhashy zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect

  • @hamdiharako8961
    @hamdiharako8961 2 роки тому +3

    Ilahey haku barakeeyo walalkey. Mar walba wanaaga iyo hormarka aad nala wadaagto wadku mahadsan tahay

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 2 роки тому +1

    Masha Allaah tabaaraka llaah
    Allaahu ma barik 👍

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому +3

    Mashaa Allah wan ubaahanahy mahadsanid inbadan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 роки тому +2

    Ma sha alla mahad said sakariyee kheer alla hakusiyo habo❤👍

  • @abuomarhassan4035
    @abuomarhassan4035 2 роки тому +1

    Asc sekeriye khayr elle haku siiyo

  • @suleymanabib2264
    @suleymanabib2264 Рік тому

    Masha allah l need this but i have no maney

  • @moh4044
    @moh4044 2 роки тому +1

    Mashaalah. Walaal. Ajar. Iyo. Xasanaat Alaah. Hakaa. Siyo Noo. Soo. Badi

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому +2

    Mashallah ♥️ ♥️ Mashallah mahasanid mudane mahasanid

  • @suleymanabib2264
    @suleymanabib2264 Рік тому

    ❤ sxb ninka ku dawada rajo ayu yelanaya thanks

  • @tooxowwallalka6260
    @tooxowwallalka6260 2 роки тому +6

    Masha allah dadaalkaad bulshada uheysid allah kula garabgalo

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 2 роки тому +3

    Waa ganacsi xalaal ah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +1

    Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 2 роки тому +3

    aqligaaga alaha kuu barakeeyo maanshalah

  • @shaficiabdi9363
    @shaficiabdi9363 2 роки тому +7

    Mashalah kan aniga raba dhawr xabo inshallah waana xiligii loobahnaa

  • @suadfarahishag6851
    @suadfarahishag6851 2 роки тому +1

    Subxaana ALLAAH sanbuuse baradho lagumagro

  • @EngineerUsaama-p2e
    @EngineerUsaama-p2e 2 місяці тому

    M.a engineere

  • @maydal6037
    @maydal6037 Рік тому

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @nadiifohassan6789
    @nadiifohassan6789 11 місяців тому

    ASC walaal waxaan rabay guri alaabtiisa oo dhan jiifkii fadhigi qadadi talaajadi cooker kii iyo labo musqulood alaabtooda iyo qarasha ku baxaya qiimahooda si turkiga ugu gato oo aan soomlaiya muqdisho lay geeyo.thanks

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 Рік тому +1

    Inta ka hartey Allaah nabad io cafmad hsgugu garsiyo

  • @umukhansaa4080
    @umukhansaa4080 2 роки тому +3

    Noo soo badi ganacsi oo hablaha guryaha joogo qabsan karo adigoo raali

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 роки тому

    Masha allh anaa ubahnaa ee xagee ka helayaa mishinadan

  • @abdirahmanhassan2534
    @abdirahmanhassan2534 2 роки тому

    Thanks Ustaad

  • @fardowsaumuyahya8018
    @fardowsaumuyahya8018 2 роки тому +4

    Business ayan isleyahy furo inshalah

  • @abdullahikhaliif6563
    @abdullahikhaliif6563 2 роки тому +3

    Qiimaha Qalabkan Makiinadaha Qiyaas waa imiza Eng!!

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 2 роки тому +2

    M.a sxb aad aayaa ula socona muqaladada wili waa kuwo wax tar le ee sxb naso badi

  • @farhiyasabriye9362
    @farhiyasabriye9362 Рік тому

    Asc walaal hada kohor waxaan kuu soo qoro masaj please ila so xirin

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 2 роки тому +2

    Waa fikir ganacsi aad u wanagsan lakiin waa mashruuc qiimo ahaan badan ayan filaya madaba 3 ilaa 4 machine loo bahanyhy

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 2 роки тому +1

    Thanks brother 🙏 💙 ❤️ 🙌 💯

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 11 місяців тому

    Somalia korontadaa qaali ah

  • @masoudabass3525
    @masoudabass3525 2 роки тому +2

    Machallah wll hore ou soco

  • @ammarahmed2659
    @ammarahmed2659 2 роки тому

    Màsha allah walaal xageee Laga helaa iyo qiimihisa

  • @deekroshin6249
    @deekroshin6249 4 місяці тому

    Wll Zakiriye qalabkan muhim Ayaan u Ahay ee sideen ku heli karaa bal Taas igu caawi wll

  • @hodanmaxamedfaraxhodan5111
    @hodanmaxamedfaraxhodan5111 2 роки тому +1

    Abti wan ku slam waxan joga gado gar ahaan balad xawo wan ku faiiday

  • @Kpopdancing9
    @Kpopdancing9 2 роки тому

    Walaaloow xageen ka helaa Mogadishaan joogaa

  • @faisalsaidmahamud7484
    @faisalsaidmahamud7484 2 роки тому

    Mahadsanid Zaki.

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 роки тому +1

    Walal somali waxa anfacaayo mashin aan koronto ku shaqeen waayo korontada waa qaali

  • @drshafzaabdirhman3144
    @drshafzaabdirhman3144 Рік тому

    Wll mashiinada baradhada iyo basashu ma koronto ku shaqynayan

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 роки тому +1

    Qalabka roodhida fudud ethopia ayanku arkay nosogali insha allah wadmahadsantahay

  • @mohamedabdi8112
    @mohamedabdi8112 9 місяців тому

    Imisa waayey qiimaha?

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому

    Mashalah walal waruntaa jisklhu qer mashalh

  • @alihaaji6737
    @alihaaji6737 2 роки тому +1

    Masha allh wll qiimahoda labada machine kan folyada iyo kan qudarta

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 роки тому

    Jazaakallaah kheyran

  • @MaxamedIsxaaq-h6r
    @MaxamedIsxaaq-h6r 5 місяців тому

    Wcs wll horta waa mahadsantaxay fariin teydana sigaar ah u fiiri waxan ahY will dhan yare ah oo joogaa magaalada baydhabo nio waxan raadinaayey barnaamish noo can oo kale ah mark wll mishinadan qiimahooda io sida aan ku helicopter laxaay ayuu ubaaxanaxay❤❤😢😢😢

  • @MustafeMaxamed-re8fk
    @MustafeMaxamed-re8fk Рік тому

    Machines qiimaha nala wadaa inshalaha

  • @hadalyarhowlbadan
    @hadalyarhowlbadan 2 роки тому +1

    Walal waad mahadsantahay aniga Waxaan rabay warshad caanaha ah waxaaan haystaa 1800 geeel ah Waxaan warshad yar oo caanaha

  • @nimcomuuse6958
    @nimcomuuse6958 2 роки тому

    Jasakalaha khayr

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому +3

    Masha allah waa mahadsantahay

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 2 роки тому +1

    Ma sha'Allah, ustaad.

  • @khaalidyare4369
    @khaalidyare4369 2 роки тому

    Wll makiinda sanbuuska qimaheeda iisheeg

  • @fizaiss5876
    @fizaiss5876 2 роки тому

    Mansha allaah wall xage kahelikarnaa

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 2 роки тому

    Sakariye cabdulaahi please 🙏 anigaa raba ii soo dir

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 2 роки тому +1

    Maashaa Allaah

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 Рік тому

    ❤❤❤

  • @hassandahirmuhumed
    @hassandahirmuhumed 2 роки тому

    Zakariye sxb qaab aad ushaqaynjirtay waad badashay qiimaha sheeg alaabta

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому +1

    Mashalah walal jisakalahu qer sidacda ilahbaa kugu jewellery wankusoo gobi inshalah shaqo la aanbanaheysa

  • @raxmafaarax410
    @raxmafaarax410 11 місяців тому

    Walal hargeisa makaheelaya

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 роки тому

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer walaal

  • @bintielmiabdi1136
    @bintielmiabdi1136 Рік тому

    Asc walaal waxaan kaa rabaa inaad igu caawisid adigoo raali ah mashiinka qudaarta sanbuska jarjarta oo aad u yar yareeyneysa adigoo aad u mahadsan

  • @yusufahmed9848
    @yusufahmed9848 Рік тому

    Qimaha waa imisa ?

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 роки тому

    Wan kugu darsaday igu soo darso adana🌷🌷

  • @milgomawliid4987
    @milgomawliid4987 2 роки тому

    Asc wll ani ahaan waxaan rabaa ta sabuska folyada lagu samenayo wll qimahoda waa imisa

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 2 роки тому +5

    Video-kasta oo aad soo duubta anoo daawada , balse kan waxan ahay first.

  • @fadxiyaibrahimroble
    @fadxiyaibrahimroble Рік тому

    Waa imisa

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 2 роки тому

    Inshalah ilahow nagarsii

  • @zeynabahmed8432
    @zeynabahmed8432 Рік тому

    Wll adban kuğu xiranahay

  • @xamdiaxmed198
    @xamdiaxmed198 2 роки тому

    Mahadsanid sanid walal allha kubarakeeyo

  • @xamsecabdi8679
    @xamsecabdi8679 2 роки тому

    Zxp waas oo dhan waxa ka muhiimsan in uu sanbusahaagu saliid badan lahaayn wll

  • @hawoluul4104
    @hawoluul4104 2 роки тому

    Maasha Allaah.

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 2 роки тому

    Qiimahoda sogudbi wll adoo raliya mahadsanid

  • @khaalidgaming4414
    @khaalidgaming4414 2 роки тому

    Waa imisa midka foolyada iyo kan qudaarta jawaab walaal

  • @abdirazakarab2666
    @abdirazakarab2666 2 роки тому

    Qalabkan oo dhamaystiran baan rabaa sideed iigu soo iibin kartaa bro

  • @KourrechaAhmedAbdirahman
    @KourrechaAhmedAbdirahman 11 місяців тому

    Masha allah allaha gobarageyo

  • @munodheemanofficial7719
    @munodheemanofficial7719 2 роки тому

    Wan rabaa ee iwrn xagen ka helii karaa

  • @akdream5313
    @akdream5313 2 роки тому

    Wll Mashiinasaan Halkee laga Helayaa ?

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 роки тому

    Masha allaha my brother

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 2 роки тому

    Masha allaah

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 2 роки тому +1

    Waan saaray likta

  • @Kpopdancing9
    @Kpopdancing9 2 роки тому

    Asc wll

  • @nadiifoxuseen7318
    @nadiifoxuseen7318 11 місяців тому

    M a wllky

  • @kaltunomer984
    @kaltunomer984 2 роки тому

    Khayr Allaah haku siiyo wllky hada ayaan kugu soo biirey qiimahana noosoo sheeg qalabka lagu iibsanayo

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 роки тому

    Birta canjeerada dubta ee korontada ah ee axmaarada kasoo hadal walal

  • @elmihmohamed6312
    @elmihmohamed6312 Рік тому

    Asc, masuul, number kaaga whatsapp-ka waa ii shaqeeyn la yahay ee xagee kala soo xiriiri karaa. Thank you

  • @naadiyamaxamuud6756
    @naadiyamaxamuud6756 2 роки тому +1

    sekeriye wllo fariin baan kaaga soo diray qabyt email fald ii soo jawaab.

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 2 роки тому

    Asc waa imisa qiimahiisu fadlan noo soo sheeg

  • @mansurabdisama8860
    @mansurabdisama8860 2 роки тому

    Wll wan ubaahan nahay laakiin marka hore lacak beyrabtaa

  • @ibrahimjajow1512
    @ibrahimjajow1512 Рік тому

    Price please

  • @naimaosman6931
    @naimaosman6931 2 роки тому

    Wlaal ma ii so iibinkartaa makinada qudrada sida basasha barashada iwm

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 роки тому

    Qimaha soo qor

  • @mulki5176
    @mulki5176 2 роки тому

    Allaabtaas xagerlaga helaa

  • @ismaciilcali4240
    @ismaciilcali4240 2 роки тому

    Xagee laga helaa

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 роки тому

    Qiimaha wa Imisa makiinadan samusa ah

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 2 роки тому

    Machine magaciiis wll

  • @abubakarmukaram8417
    @abubakarmukaram8417 2 роки тому +1

    Sxb makiinada baradhada jarjaraysa qiimaheed

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 роки тому

    Walal Türkiye kula jogaa sidan ku heli karaa