GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2024
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya shirkad caalamka sharaabada la cabo hogaamisa oo qalab kooban isticmaasha tusaale fiicana u ah dhalinyarada raba inay bilaabaan Ganacsi qiimo jaban.

КОМЕНТАРІ • 69

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  5 місяців тому +14

    Fadlan Like & Subscribe Mahadsanid

  • @ahmettQays-w3x
    @ahmettQays-w3x 8 днів тому

    M.allah

  • @melmi3299
    @melmi3299 Місяць тому

    ❤Guul iyo gobanimo ❤

  • @user-sn3tw5xh8f
    @user-sn3tw5xh8f 5 місяців тому +10

    Sakariye kasoo hadal sida basasha loo beerto Sanadka Wadankeenii basasha Waa laga lacagaysatay Soo baadh qaabka loo beerto Sxb

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 5 місяців тому

    Mahadsanid walaal sidaad markasta. Hormarka noola jeceshahay

  • @FeysalCajin
    @FeysalCajin 5 місяців тому +1

    Mashalah waa business muhim ah hada ayan wadna Alle hano sahlo. Thanks sakariye sxb

  • @abdiraxiimofficial7876
    @abdiraxiimofficial7876 4 місяці тому

    Jazakalahu qeran

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 4 місяці тому

    Asw thank you brother 😊😊😊

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 5 місяців тому

    Jasakallah Dr sakariye

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 5 місяців тому

    Masha allaah ❤

  • @cadceedgeedi592
    @cadceedgeedi592 2 дні тому

    Warshada rootiga

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 5 місяців тому

    Legend sakariye

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 5 місяців тому

    Maashaa Allaah

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 3 місяці тому

    Somali youth need lecture abd events abound Hal abur

  • @aadamabdirahmaanaadam
    @aadamabdirahmaanaadam 5 місяців тому

    Shukran sxb

  • @zakibuoy4275
    @zakibuoy4275 5 місяців тому +1

    Thanks ustaad Allaha kaa ajir siiyo

  • @bishaarosubeer71
    @bishaarosubeer71 5 місяців тому

    Allaha kaa ajar siiyo wll, kenya maka bilaabi karaa talow

  • @user-fy7kj3gb1v
    @user-fy7kj3gb1v 5 місяців тому

    Noolow walaal❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 місяців тому +1

    Mahadsanid wll noo soo Badi Afkaartaas Hal abuur ❤❤

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 5 місяців тому

    Waa imisa qiimahiisi

  • @cabdisamad7646
    @cabdisamad7646 5 місяців тому

    Sakariye cabdilaahi cali
    Adeer mahadsanid walhi sida aad noola jeceshahy wanaaga

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 5 місяців тому

    Second mashaallah

  • @AtoreMuslim
    @AtoreMuslim 5 місяців тому +1

    Thank You Very Much brother

  • @yonizriiraash1974
    @yonizriiraash1974 5 місяців тому +1

    ILahaY caqlika haku dayo wll
    Thnz 🫡

  • @Talasame.
    @Talasame. 5 місяців тому

    Asc Sakariye wll sida ugu haboon ee lagu furi karo macmacaanle iyo waxa aan u baahanahay wll igu caawi

  • @cabdisamad7646
    @cabdisamad7646 5 місяців тому

    Adeer video waxad ka soo sameysa
    Garoonka iyo agabkooda iyo
    Inta laga helayo lacag
    Calaa qof 15 kun Kasoo qaad
    Adeer please ka soo samee
    Alaska garoonka

  • @mohamedahmedkhaliif1510
    @mohamedahmedkhaliif1510 5 місяців тому

    Zxp adi goo mahadasan kasoo hadala machine ka biyha nadiifiyo

  • @user-df6tq2fe6w
    @user-df6tq2fe6w 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @weedhsameproduction2606
    @weedhsameproduction2606 5 місяців тому

    mnshl wl barnaamijyada yar yar noosoo badi ka ardey ah

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 5 місяців тому

    Walal sakariye sida dalaga dalka kasoo go’ dib loogu warshadayn karo kasoo hadal

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani 5 місяців тому +1

    Allaha ku dhowro walaal, waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbiso arintaan muhiimka ah,
    Waxaan jeclaa lahaa in aad ka soo hadsho waershadaha yaryar ee sameeya paper cups ka iyo toothpicks ka.
    Mahadsanid markale walaal

  • @m.mshuriye8256
    @m.mshuriye8256 5 місяців тому

    Asc wll wad mahad santahay

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 5 місяців тому

    Waan ku saray likta

  • @abdiasisrashid7985
    @abdiasisrashid7985 5 місяців тому

    Adoo mahadsan qaabka barafka looga dhigayo noo sharax .

  • @haifamoha7140
    @haifamoha7140 5 місяців тому

    Asc wll sakriye menuga miya la iiibsadaa isgna? Mhdsnid wll

  • @Shafie211
    @Shafie211 5 місяців тому

    Oo nio shirkadda magaceeda inaa isticmaalo mxaa qasab kadhigayaa man anigu waxayga iska habaysto

  • @hodancabdi3958
    @hodancabdi3958 5 місяців тому

    Wll wa imisa qiima hiisa

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 5 місяців тому

    Ustaad hilibka qofka gado qalabka iyo qiimiaha u bhanyhy noga samey video.

  • @ayanlesiidow9438
    @ayanlesiidow9438 5 місяців тому

    🎉😢

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 місяців тому

    Mahad sanid zakariye Abdullaahi wll ❤❤❤

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 5 місяців тому

    Firs🎉

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 місяців тому

    Mahad ha kaa gaadho ustaad

  • @ZakiAli-cu6qg
    @ZakiAli-cu6qg 5 місяців тому +1

    first

  • @m.mshuriye8256
    @m.mshuriye8256 5 місяців тому

    Shurkadan side u hir Galina Kara qof jarmalka jooga

  • @anisaisaaqcabdulahi2261
    @anisaisaaqcabdulahi2261 5 місяців тому

    aniga raba ila so xariir walal

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide 5 місяців тому

    dabacaada boorararka kasoo hadal wallal adigoo mahadsan oo qiimo yar ah ugu badnaan 2k$

  • @xaliimoxaajicali5732
    @xaliimoxaajicali5732 5 місяців тому

    Wanjecla ina business samesto xaga dhaqale iku adag fikir iyo qorshana wa heysta😢yap

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому

    Waan dhawnahay Ustaad sakariye mahad sanid

  • @m.mshuriye8256
    @m.mshuriye8256 5 місяців тому

    Surto gal maa tahay wllo in shirkadan wadanka jarmalka laga hir galinkaro

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 5 місяців тому +1

      Haa waa Se Hadaanay Hore ua Jirin Wadanka Jarmalka Waa wadan dhaqaale Leh 😊

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 5 місяців тому +1

    Fakarka waa kafar badan maskaxdayda ku soo noqnoday

  • @ahmettQays-w3x
    @ahmettQays-w3x 8 днів тому

    M.allah