Iidle yare | Heesti Abadirow so uruuri caashaqa official music video | Xasusti Hassan Adan Samatar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 чер 2020
  • Heesti Abadirow
    Codka Iidle Yare
    Xasusti Legend Xasan Adan Samatar
    Musiga Legend Xasan Cujeeri Cajami
    Filmed And Edited By Fahad Abdi in Nairobi Kenya
    ©2020 Fahad Abdi Production
    Thanks for Visiting once again
    One love Somali Weyn

КОМЕНТАРІ • 164

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +20

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 роки тому +4

    xulashada maaha e wa ulashada yacnii waxa ad rabto ama rabitaan💞 inaga sax idlow wan ku taagernaye

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 роки тому +4

    waka baxsaty Iidle.

  • @zamzamsabrieosman7679
    @zamzamsabrieosman7679 4 роки тому +3

    Iiiidlooow fanankii fanka lahaa baa tahy Heeso Badan baanka sugeena oo fankii hore ah🤴♥️

  • @maxameddeeqofficial6704
    @maxameddeeqofficial6704 4 роки тому +4

    Iidle yare boqorka codka horay u soco lpx

  • @aminaabdalle291
    @aminaabdalle291 Рік тому +2

    Iidle yare codmcn horay soco walaalkeen

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 4 роки тому +5

    Fanaan legend idle 👏👏👏👏👏

  • @muusiga
    @muusiga 4 роки тому +3

    Heesta wuu ku ciyaaray inankan yari ereyada xitaa wuu qaldayaa

  • @abdirahmanwarfa2683
    @abdirahmanwarfa2683 4 роки тому +4

    Fanaan banaankiisa kudhacay iidle qalbi nadiif big respect bro

  • @user-tg9uc4tb9n
    @user-tg9uc4tb9n Рік тому +2

    idle ❤❤❤❤❤❤❤waan❤❤❤❤ ku❤❤❤❤ tageera❤❤

  • @yuusufaxmed4781
    @yuusufaxmed4781 4 роки тому +5

    Woow fan nooleeye iidle cabdilahi nuune halkeedaad dhigtay heesta. habeen arbaca ah 3-june-2020. Sanad CoronaVirus aduunka kala xidhay.

  • @mustafaxmed9066
    @mustafaxmed9066 4 роки тому +4

    Waad ka baxsatey iidle yare Thanks sxb.

  • @nimconataazha5302
    @nimconataazha5302 4 роки тому +4

    Heesaha Xasan Adan Heestaan Ugu Jeclahay Eidle Go Forward bro

  • @abdisalanmaalin3433
    @abdisalanmaalin3433 3 роки тому +4

    Wooooo💯👌👌👌♨️♨️♨️♨️

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 роки тому +4

    Waa nin aan kufano keep goin bro

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 3 роки тому +3

    fan nooleeye iidle Abdulaahi nuune🔥

  • @princejuba
    @princejuba Рік тому +1

    Erayadii Abaha jacaylka maxamed cali kaariye

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 18 днів тому

    Greetings from toronto ontario 🇨🇦 canada amazing song

  • @abdirahmanmohahanshi5770
    @abdirahmanmohahanshi5770 4 роки тому +3

    Www walee iidle waad keentaY 👌👌

  • @apdiqaliq8978
    @apdiqaliq8978 22 дні тому

    Legend iidle yare waa ku wata❤👍🤘

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому +1

    alla ax ax wlhy xusuus ayu igaliyey wa eraydii abwaankeni wayna alle ha u naxariiste jacayl yahanki faylasuufer maxamed cali kaariye inan aduunka
    ku arkaan jeclaa lkin wuu iga hooseeya

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 4 роки тому +13

    Bal inyar inaga sax iidloow
    Meesha aad tiri xulashada kalgacalka sax maahan sida saxda ah waa
    #Ulashada kalgacalkee sababto ah heestu qaafiyadeedu waa shaqal
    Xarafka x shaqal maahan......
    Bro keep going

    • @abdiwahidomar4171
      @abdiwahidomar4171 4 роки тому

      Vaaaaar vaaaaar mulla madar wlhi was iga qoslisisay sida ninka usoqabatay

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 4 роки тому

      @@abdiwahidomar4171
      Haa saaxiib awal buu copy ku qaadayee hadana wuu sii qalqaldayaa wax caqliga gali karo maahan bro kkk

    • @MohamedAli-le9tp
      @MohamedAli-le9tp 4 роки тому

      Hadad run shegesa waxad gadi lehed hestada so

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 11 місяців тому

      @@MullaMadar
      Dhaliil jeclida laxyey 😡
      Idle sanad Ka hor meel u maray Cid mari karto majirto🌍

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 4 роки тому +2

    Uur beysta qaadka ah shiekhi alkumayoow abaadiroow soo aroori caashaqa intaas buu fanaanka muujin waayey sida kale heesta halkeedi buu dhigay
    Iiidle yare waan wataa

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 4 роки тому +32

    Adna wax kaama dhibeyso anna waxbey iitartaa haiga xaasdin waa walashaaye

  • @alidhuubow3306
    @alidhuubow3306 4 роки тому +7

    Inaa cusbeeniisay ayaa welibo dhadhan uyeeshay macaan legend salaan sare 👌🏼

  • @xaxaleofficial5471
    @xaxaleofficial5471 4 роки тому +4

    Xasuus sxb

  • @adangeedi3691
    @adangeedi3691 2 роки тому +1

    Ildle yare waad Kenty heesstn

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +3

    Waaaaaruntaa

  • @wadanistudioofficial6858
    @wadanistudioofficial6858 4 роки тому +23

    HHHHHHHHHHHHHH IIDLE XULASHADA MA AHAN EE WAA ULASHADA MAXAA YEEELEEY HEESKU QAAFIYADA DIISU WAA SHAQAN INTAAS IYO MEELO BADAN AYAAD ERAYADA KA QALADEY ISKA SAXKEEP GOING BRO

    • @MCX6244
      @MCX6244 4 роки тому +1

      Sxbow bal ulashada maxay macnaheedu noqonaysa

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 4 роки тому

      @@MCX6244 rabitaan weeye walaal.
      Waxa uu qofku usho waa waxa uu rabo

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 3 роки тому

      @@MCX6244 uulashadu waa doorashoo raabitan

    • @abdirahmanwehliye368
      @abdirahmanwehliye368 2 роки тому

      Dad yar oo ila fahmay ayaad ku jirtaa
      Inad afsomaliga ku xeel dheertahy aya ka horeyso

  • @maslaxyareofficial9629
    @maslaxyareofficial9629 4 роки тому +8

    Hees iyo bar ..

  • @mohamedgaiye7860
    @mohamedgaiye7860 4 роки тому +5

    Legend idle Yare 😍😍😍😍

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 4 роки тому +2

    Si wanagsn Ayaad u kufsatay wa saxantahy keep going Al fanan iidle copy ✅

  • @faraxibrahinfarax11-jh8zk
    @faraxibrahinfarax11-jh8zk 5 місяців тому +1

    2024 jacayl iyo dookh isla baahay niyad an kla jrclyn naxariis iyo nacayb 😢 jvyl 8sano la soo noola an hada ka samray 😊

  • @zoasmr4862
    @zoasmr4862 4 роки тому +3

    Fahad cade libaax ween keep going

  • @abdukarimabdulkhadir7307
    @abdukarimabdulkhadir7307 4 роки тому +2

    Halkeeda aya dhigtay al fanan idle yare
    Waxbadan ayaan ka sugeyne hestan

  • @abdulbarre8407
    @abdulbarre8407 6 місяців тому +2

    Eri dhabanka geeluba goortuu ilmaha tabo, halkii lagu oodiyo isagoon rungtii imaan afka baad ma gelin karo ololkana ma daayee. Waa hees aad iyo aad u qiimo iyo qaayo badan.
    Erayadii Maxamed Cali Kaariye laxanka iyo ku luqayntii Xasan Aadan Samatar.

  • @amalowpr
    @amalowpr 4 роки тому +3

    Fahad waa nika aan kahelo cameradisa wlh br hore u soco

  • @ruuneyqaali9428
    @ruuneyqaali9428 4 роки тому +3

    waaaaw axsan cod idle yare keep goin wallkeyga

  • @hon7086
    @hon7086 4 роки тому +2

    fahad abdi horay u soco my bro

  • @ismaciiladam852
    @ismaciiladam852 4 роки тому +3

    Waaaaaaaaw axsan cod

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Рік тому +1

    Heeskan
    Halkeedii
    Ayuu dhigay
    Iidle zxp qaali horay usoco
    Marwalba waxaan ahay
    Taageerahaga 1aad 🙏🙏🙏🏆

  • @iqtisaaddecoration1250
    @iqtisaaddecoration1250 4 роки тому +3

    My bro iidle yare jecliya miss you

  • @Qayad
    @Qayad 7 місяців тому +1

    Hadad u jeedo heestu markay bilabanayso waxa ka horeya calanka khaniisinta hadad ila aragtay like ii saar

  • @kaysefarah8913
    @kaysefarah8913 4 роки тому +4

    Iidle Wuu Fiicanyahay Lkn Erayadii Buu Aabohood Kuwasay Ololreenka caashaqa Iguhelay aduunli'i Ulashada Kalgacalkee Uurnibiri Iga galay Anbabaxa Talaabada Anigoon Itaal Hayn Waa Sidaa Heestu
    isagu Wuxuu Yidhi Olol reenka Caashaqa Iguhelay aduunli xulashada kalagacalkee Buu Ka Dhigay Waa Ulashada Kalgacalkee Heestan Waxa Layidhaa Ama Halkudhegeedu Yahay Abaadiroow soo Ururi Caashaqa Ama Abaadir Hadba Sidaad Utaqaan Erayada Abwaan Maxamed Cali Kaariye Dhakhtarkii Jacaylka Lagu Naanayso Riwaayadii Ha waalaado Jacaylku oo uu alifay (Xasan Genay) ayay heestu ku jirtay Codka Iyo Laxanka Xasan Aadan Samatar

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +2

    Caaaashaqa

  • @mohameddore8670
    @mohameddore8670 4 роки тому +14

    The only man who stand for himself
    Salute you mr legend/#idleyare

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +2

    Okeeeeeey

  • @maxamedcabdi9874
    @maxamedcabdi9874 2 роки тому +1

    Axxxx iyo hees

  • @Rayanbajaj
    @Rayanbajaj 4 роки тому +3

    Keep going wlkey mcn fuad the one &only camera man

    • @FahadAbdi
      @FahadAbdi  4 роки тому

      Thank you my queen sister🙏🏻❤

  • @abadirali7057
    @abadirali7057 4 роки тому +1

    Abadir aaliidhahaa like iguhimaamada

  • @omarsharlot6865
    @omarsharlot6865 Місяць тому

    Unigiisa qaadka maahan waa uur beeysta qaadka ah iga sax

  • @maxamedqays1631
    @maxamedqays1631 4 роки тому +3

    Hassan adan samatar woo nolyahay
    Sxp iidle isku xishow

  • @FooleeyShidane-ik8rw
    @FooleeyShidane-ik8rw Рік тому +5

    Legend idle🎉

  • @Santiago-vr1df
    @Santiago-vr1df 4 роки тому +3

    Sxb qali Wankuaminsanahay 🔥🔥🔥keep rocking until u reach your destination

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 4 роки тому +2

    Nice song king iidle yare

  • @farhanbarre9509
    @farhanbarre9509 4 роки тому +10

    Inta ila aragtay ninkan inu gacnta isku xaday inti dayax lagu mashqulsana liketa dhac

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 11 місяців тому

      Jaahil inuu waxas sameyay cadeyn ma u heysaa?
      Dockayeer looma baahna
      Masuulka Ka dhamoow dhadhan ba tahaye

  • @omerreese7984
    @omerreese7984 4 роки тому +3

    Erayadii Aabahii Jacaylka WAABERI ! Abwaan Marxuum Maxamed Cali Kaariye WAANA QISO Dhabba Oo Abwaanka Ku Dhacday Heestuna Waa Mid Erayo Culus Ku Jiraan Ninkii Fahmaya Uun Baa Fahmaya ! Idle Yare Meelo Badan Buu Qaldaayaa !

  • @hanadhassan5074
    @hanadhassan5074 2 роки тому +1

    Wakahaya xariif

  • @abdiqanishiriigstudio3256
    @abdiqanishiriigstudio3256 3 роки тому +3

    Heestaan mxd ka tidhasndeen soomaaliyeey

  • @looriinaqalbiaadan5622
    @looriinaqalbiaadan5622 4 роки тому +2

    Idle nin fny ah❤❤❤❤

  • @libandubane5551
    @libandubane5551 4 роки тому +1

    De only Camera man an aminsanahay Fahad keep going bld

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 3 роки тому +2

    olol reenka cashaqa igu heelay adunee
    xulasha kal-gacalkee uur nibiri iga galay
    ambabaxa talabadaa anigoo itaal hayn
    by samatar

    • @badeed1523
      @badeed1523 3 роки тому +2

      *Ulashada* weeye zxp maaha *xulashada*

  • @soomaaliofficial1111
    @soomaaliofficial1111 3 місяці тому +1

    Iidle heesta waa la keentay zxb raga ninka ku xamanaaya in uu gacan isku xaday waa uquuri laAdihiin quruxdiisa ninkh Somalia ma joogo meel jawi mcn buu joga camera Dana waa sii cadaysay

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +2

    Uruuuri

  • @munawarsame2906
    @munawarsame2906 4 роки тому +1

    Fuaad horay usoco

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 Рік тому +1

    Heestan Waxan daawaday 2 July 2020

  • @bariidoofficial2732
    @bariidoofficial2732 4 роки тому +2

    Keep it up ma bro

  • @7NewsSomalia
    @7NewsSomalia 4 роки тому +1

    Horay usoco saaxiib

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +2

    Inta amiinsan hees taan in 1m views dhaafi doonto

  • @user-hy8my9fj8r
    @user-hy8my9fj8r 4 роки тому +3

    👌💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @ronaaldoyare5774
    @ronaaldoyare5774 3 роки тому +5

    Heesta copy ku ficantahay nabe hore soco cod 100 🙏🏽

  • @zaniira7705
    @zaniira7705 4 роки тому +3

    💖

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +1

    Ww keep going idle Yare

  • @maxamedmaxamoud7807
    @maxamedmaxamoud7807 2 роки тому +1

    Nice song

  • @xidiigtamuqdi3987
    @xidiigtamuqdi3987 3 роки тому +2

    mashalah

  • @ayuuzhpea8067
    @ayuuzhpea8067 4 роки тому +3

    Dadka qar inta ay xalay kaliya Dislike barten baa idle yarena lagu qabtey😂🤔

  • @adanyare9027
    @adanyare9027 4 роки тому +2

    Nin culos horay usoco wll qli

  • @abdisalan4956
    @abdisalan4956 4 роки тому +2

    hees aan kasugaayay inaa soo coopiso

  • @kimdaud1173
    @kimdaud1173 4 роки тому +1

    Keep going wlal fahad

  • @mohameddahirabdullahi1352
    @mohameddahirabdullahi1352 4 роки тому +2

    Iidle walalow fananinti dhinty heesahodi aan kugu ogene Ma kuwa nool baad u badalaty😂😂😂🙏🏽

  • @AMIIR_ZAKI
    @AMIIR_ZAKI 4 роки тому +5

    Idle copy right miss you alot my friend.

  • @happyface5372
    @happyface5372 4 роки тому +2

    Horay Uso pro Wad kuso baxda Heesa copy ga👏

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +2

    Soooooo

  • @sharuuyoung8726
    @sharuuyoung8726 3 роки тому +1

    Abtiyow wad kabaxsatay

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +1

    Oooookeeeeey

  • @zubeirsomali1519
    @zubeirsomali1519 4 роки тому +4

    Wow wa muqal ad u qurhoon keep going brother fahad abdi young talent camera man nd currently the best camera man in Nairobi

  • @ushirikaproduction7337
    @ushirikaproduction7337 4 роки тому +1

    First

  • @zubeirsomali1519
    @zubeirsomali1519 4 роки тому +5

    Idle yare what a song keep going brother idle

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +2

    Haaaah

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому

    Heeeeeeh

  • @wondergames7146
    @wondergames7146 2 роки тому

    Ulashada kalgacalka maaha xulashada kalgacalka

  • @abdirisaqmohamed440
    @abdirisaqmohamed440 4 роки тому +4

    Legend idle❤💯

  • @kampalalyrics5482
    @kampalalyrics5482 4 роки тому +9

    Heestan oo Lyrics Ah
    Halkaan kadaawo
    ua-cam.com/video/g5rDJ4bRGyo/v-deo.html

  • @xaxaleofficial5471
    @xaxaleofficial5471 4 роки тому +1

    Hi

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 4 роки тому +1

    Ulashada Kalgacal halka ku laabo

  • @abdimalikmahdi
    @abdimalikmahdi Рік тому

    Abdimalik Mahadi

  • @hascolgnd8012
    @hascolgnd8012 4 роки тому +3

    Combination of two great artists FAHAD$IDLE

  • @sadiasaid4458
    @sadiasaid4458 4 роки тому +1

    Keep going pro iidle yare best cod

  • @codkashacabkagarisa0077
    @codkashacabkagarisa0077 4 роки тому +4

    Si inkaran ayu uqadey hhhhh heeesta

  • @mohamedhassan8952
    @mohamedhassan8952 4 роки тому +2

    Intaad SAMATAR heesahiisa kufsanaysay. Taan ayaad toos uga rafatay