Iidle Yare Heesti Dadka Ha iska weyneyn Official Music Video By Fahad Abdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Iidle Yare Heesti Dadka ha iska weyneyn Official Music Video
    Filmed And Directed By Fahad Abdi
    Please Like, Share and Comment
    One Love Somali Weyn
    ©2020 All Rights Reserved

КОМЕНТАРІ • 102

  • @najmaartan3472
    @najmaartan3472 3 роки тому +11

    Ilahay maxamed mooge ha u naxariisto amiinta iidhaha ❤️🥰 awoowgay

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 4 роки тому +13

    Heestaa waxaa leh maxamed mooge liibaan mujaahid alla yaa raxma dhimashadaadii fanku wuu dhintay wlhi

    • @iqraquruxsansidiihooyaded3676
      @iqraquruxsansidiihooyaded3676 3 роки тому +1

      Heesta waxa iska leh fannanreer djibouti haya ku Hess 1973 abdi Nuur iyo hodan

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@iqraquruxsansidiihooyaded3676 beenta jooji

    • @tripleC22
      @tripleC22 3 роки тому +1

      Heestaan dhowr faanaan ayaa qaaday asalkeeda wxaa leh cabdi nuur alaale wxa uuna siiyay mahomed mooge liibaan
      Inta kle ee qaaday heestaan wey kufsadeen erayadiina wey ku dheeleen dhowr meel ayeee qaldeeen
      Haba ugu darnaadeee iidle yare 🥰🥰🤣🤣😂😂

    • @rahmaaraye9564
      @rahmaaraye9564 3 роки тому +2

      Dad an fanka taarikh diisa waxba ka ogeyn b isugu yimi yaab rer jibuti erayo miisaan leh maba sameysan karin xiliga mohamed moge liban ba qaade waxana laha hadrawi ama abwan kle.o rer zomaliland ah hestuna jacayl maaha e wa siyaasad siyad bare lagula hadlaayo

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@caashaqalbi882 Run waaye walaal waxaa lahaa Aun Ibraahim Gadhle oo reer jabuuti ahaa.......C/nuur alaale ayaana ugu horeeye

  • @boodka3
    @boodka3 3 роки тому +4

    saaxiibkey iidle waa dadaalay waxa uuna soo noolooyay fankii hore lkn kaliya waxa uu is weydariyay labad beyd marka heesta sidan ayay aheyd markaa uu ku luuqeynayay Alle ha u naxariistee Mohamed Mooge Liibaan
    Dadka hayska weyneyn
    inaad kali wax garad tahay
    hayska dhigin walaaley
    Ruux waadi fidin jiray
    marbaa laga wareejaa
    kii shalay wacnaabaa
    maantaba warwarayee
    anigaba waqtiga qaar
    sida wali siraataa
    warka layga guri jiree
    waxse wiiqay taladee
    weydeeyay raganimo
    hadba waaga joogaad
    latihiin walaaloo
    waji lacagabey dumar
    wacadkab kuu iibshaan
    Sida wabi qulqulayiyoo
    waadigaa xareedee
    shimbiruhu kawaabtaan
    weedhaadu inanyahy
    waa lagaa wareerayoo
    isla weynidaadunaa
    waxaa thy masheegtee
    wacdaraha adduunkana
    waxaa laga wareystaa
    ruuxii wax garadee
    adigoon waaya arag noqon
    cirka haysku waabine
    naftan waalanaysaa
    waano kaama maqashee
    haddii aad maanta wacanthy
    maku waari doontaa

  • @abdishakuurnour1419
    @abdishakuurnour1419 2 роки тому +3

    Legend maxamed mooge 🎙 hesta kusoo baxaa soo fiirso lkn iidle nin codleh hestan ifka u jeclahay xili walpa dhageesta alle haunxariisto mooge🙌

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 2 роки тому +2

    Ina mooge codkisa
    Lama keeni karo
    Lkn fanki hore in laso
    Nooleya mesha taal🙏👑

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 роки тому +2

    Mahamed mooge alla ha u naxariisto

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 4 роки тому +5

    King of Kenya iidle nice song

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому +5

    15 sano kohor
    Iyo cairo
    Allow adaa Xaal og

  • @apdirizaknaik593
    @apdirizaknaik593 4 роки тому +26

    Erayada heesta wxa leh abwanki weynaa ibraahim gadhle wuxu sameyy 1973 wxana lo saneyay cabdi qays o ku booqdaY jibouti abwaan kadibna wuxi ku idhi wll martibn ahee riwayada aan sameyy aan anu idinka horeyy kdip wa lo daya hdans mid labaad ayuu yidhi i daaya sidasu abwaanku k sameyy heeska .....liketa igy qabta zxpyl

    • @iqraquruxsansidiihooyaded3676
      @iqraquruxsansidiihooyaded3676 3 роки тому +1

      Ciyaalka soo qorayo Mohamed moog iska leh waxa uu sheeg taliraa da heesta ma garanaya

    • @jamaalaadan-om2ej
      @jamaalaadan-om2ej Рік тому

      @@iqraquruxsansidiihooyaded3676 dee heesta ina mooge ayaa ugu horqaaday adeer

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 роки тому +7

    legend iidle yare keep going

  • @barkhadlemacalinjamacmacal361

    Dadka hayska waynayn xaliimo kuusey

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 4 роки тому +5

    Keep going fahad abdi

  • @kassimjunior9995
    @kassimjunior9995 4 роки тому +2

    Idle yare masha allah walahi codkaga waa cajiib

  • @sadamnoormatan324
    @sadamnoormatan324 4 роки тому +7

    Keep going legend idle🤝🤝🤝

  • @fatxi200axmad8
    @fatxi200axmad8 4 роки тому +5

    Legend of Music Cujeeri. Big respect 🤛

    • @fatxi200axmad8
      @fatxi200axmad8 4 роки тому

      By Mohamed addow

    • @shairmungani7833
      @shairmungani7833 11 місяців тому

      ​@@fatxi200axmad8 You're right bro, Xasan Cujeer is a real legend 🎸

  • @AiInsightHub1156
    @AiInsightHub1156 4 роки тому +5

    Masha Allah bro sln sare mudane idle yare

  • @FarhiyaSharif-rq6bf
    @FarhiyaSharif-rq6bf 11 місяців тому

    Idle legend waaye

  • @mahrezbwoy2052
    @mahrezbwoy2052 4 роки тому +4

    Keep going bro fahad abdi

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 2 роки тому

    Wiilkeenna❣❣❣

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому

    Keep going Rasuulkena Muxamed Scw Love

  • @khadranasabkamila9028
    @khadranasabkamila9028 4 роки тому +4

    My fanan hore soco

  • @jabirtache2533
    @jabirtache2533 4 роки тому +2

    Legend yare

  • @berlinmohamed9075
    @berlinmohamed9075 4 роки тому +2

    Keep going my brother

  • @abdulrizakahmedyussuf3338
    @abdulrizakahmedyussuf3338 2 роки тому

    Finally wan xelee from my Roshni

  • @dahabocali6633
    @dahabocali6633 3 роки тому +1

    Best remember mohamad moge liban

  • @asaimupdull601
    @asaimupdull601 4 роки тому +4

    Fuadii can see your became a pro camera man

  • @SALMANABDI55
    @SALMANABDI55 4 роки тому +7

    Keep going blood fahad..I believe in you 🔥💯👏

  • @oderodalmas7459
    @oderodalmas7459 4 роки тому +3

    Congratulations bro..good work

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 роки тому +4

    Fanny iga dheh iidle yare

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 роки тому

    Mahamed mooge al fanaan codkada macaan thanks very much

  • @nasraali3029
    @nasraali3029 2 роки тому

    Wooow idle codkaga waah manshalaah

  • @aishahluul2164
    @aishahluul2164 4 роки тому +7

    Keep going cousin🥰

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 4 роки тому +7

    Mesmerized voice.
    Keep upwards & towards brother

  • @abdullahiibrahim1344
    @abdullahiibrahim1344 4 роки тому +3

    heeti Mohammed mooge xasuus ayaa I galisay 1993 😥😥😥

    • @iqraquruxsansidiihooyaded3676
      @iqraquruxsansidiihooyaded3676 3 роки тому

      Heesta Mohamed moog ma leh ee waxaa iska leh abdi Nuur iyo hodan

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      @@iqraquruxsansidiihooyaded3676 maxamed mooge liiban ayaa leh

    • @tripleC22
      @tripleC22 3 роки тому +1

      Maxamed aadan dugsiiye io faadumo axmed 1973 intee ku ilawdeen🥰🤣✌

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 4 роки тому +1

    Best chanal

  • @Mustafaalidahir
    @Mustafaalidahir 4 роки тому +1

    Caadi maahin qatar

  • @queenmustalifa7288
    @queenmustalifa7288 4 роки тому +4

    Keep going wll

  • @hakiim7408
    @hakiim7408 4 роки тому +6

    Waara idle horta ma gaartid ale ha uu naxariste marxumka hesta iskale. Lkn t
    You tried....

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 4 роки тому +2

      Asaa ka cod mcn

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      @@mohamedhassan-yc2cw yaan lagu yaabin

    • @hakiim7408
      @hakiim7408 4 роки тому +1

      Ma noqon kartiid garsoore hadiba kalliinta codka ad siisey idle yare. Idle isaaga xata wu ogahay inusan gaarin Mohamed moge🙄

  • @shaffamani6125
    @shaffamani6125 4 роки тому +6

    🇹🇿🇹🇿

  • @sadiaabdiaziz2325
    @sadiaabdiaziz2325 4 роки тому +4

    Keep going ilaa naarta

  • @keeneylucky3480
    @keeneylucky3480 4 роки тому +2

    Allah naga qabto Corona

  • @alkaboy5689
    @alkaboy5689 4 роки тому

    Keep going pro iidle

  • @cabdicarlo8323
    @cabdicarlo8323 4 роки тому +4

    2009 xasuus wlh

  • @nuursheick1182
    @nuursheick1182 2 роки тому

    haa wlhi idle yare salan sare

  • @hassanomar5856
    @hassanomar5856 3 роки тому

    Can't forget the moment we spent after shooting this video

  • @fadumosalad9747
    @fadumosalad9747 3 роки тому

    Hestaa wali waye

  • @sabaxcumar5727
    @sabaxcumar5727 3 роки тому

    2020 xasus

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Alxmdulilah heesymahi

  • @safiaabdi625
    @safiaabdi625 4 роки тому +1

    Wewe

  • @zaniira7705
    @zaniira7705 4 роки тому +4

    😍😍😍😍

  • @setnetchannel7489
    @setnetchannel7489 4 роки тому +1

    Madex koopiga Iidlayare

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 роки тому

    Hesta waxa qaadi jiray mohamed mooge liban abwanki sameyey na wuxu uga dan laha siyaasad afwayne lola jeeday

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    iskaqabiyo rabi baaigarali ah manadonyo nin heesayo ngkasto inukusuro rabo

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 4 роки тому +7

    Iskada inad u dhaweyse cod libaaxle ina mooge maba hayside mxd heesi Hhh war naga xishoo ileyn abuurta Illahey 😂

  • @hasankaafitupe4903
    @hasankaafitupe4903 4 роки тому +7

    Hahahahahaha
    Iidle heesaha coppyGa ayuuba kucOd mcaanyahy that is whay uu coppy badanaa uqaaDo

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 4 роки тому

      👏😂😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣

  • @ibrahimMohamed-fb6yt
    @ibrahimMohamed-fb6yt 4 роки тому +5

    Haddana ma ina Mooge ayaad u soo dhigatay Allah maxaad kufsiga heesaha khabiir ku tahay.

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 4 роки тому

      Asaa ka cod mcn

    • @ibrahimMohamed-fb6yt
      @ibrahimMohamed-fb6yt 4 роки тому +2

      Mohamed Hassan asaa ka cod macaan nacas waxaagugu waa bacaac

    • @abdirahmanmohamud2212
      @abdirahmanmohamud2212 4 роки тому

      @@ibrahimMohamed-fb6yt ruuxii heestaan ku dhageestay maxamed mooge ee iidle ku arkaa laameeryo ow u dhimanaa xaqiiq wye taas codkaan kii mooge meel islmagalaan

    • @nuuribrahim3131
      @nuuribrahim3131 4 роки тому +1

      @@ibrahimMohamed-fb6yt ma moogee ayuu gaadhi karaa hayska hdlin nacasyow

  • @ayaanle7812
    @ayaanle7812 3 роки тому

    Eidlę

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 роки тому +5

    Yaa kuu fasaxay heesaha Maxamed Mooge useless yohow

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Рік тому

      Maxa kaaga quseeyo gorofyey ma maxamed mooge baa tahay adi?

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 2 роки тому

    Heeestaan dadku waxay moodayaan jacayl sida ay usoo copy yeynayaan heestaan. Waxaa. La qaaday 1773 waxay ka mid ahayd heesihii lagula dagaalami jiray siyad barre oo muddo dheeer xillka hayey. Heestaan oo dhamaystiran waxaa qaada m mooge waxay ka bilaabataa erayadaan..
    Waxaan ahay nin waayaha aduun wax uuga muuqdaane waxyu iguma soo dago hadana wax ima seegaane

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Duqa jecelkisabaxyo

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 3 роки тому

    Adigoo waayo arag
    Cirka ha isku waabine
    Nafta waalanaysaa
    Waano kaama maqashee
    Hadii aad maanta wacan tahay
    Maku waari doontaa

  • @Hamsedhoolayare
    @Hamsedhoolayare 3 роки тому

    Reer xamarow heesa kufsiga ka daaya nimayow wixina walaaqdo kkkk

  • @maxedmaxamud9429
    @maxedmaxamud9429 2 роки тому

    O

  • @hassanyelle8018
    @hassanyelle8018 3 роки тому

    Hhhhhhhhu

  • @manowmontalivo727
    @manowmontalivo727 4 роки тому +3

    Keep going fahad abdi