IIDLE YARE QORAXDOO AROORTII XUSUUSTII LEGAN XASAN ADAN SAMATAR 2018 BY AFLAANTA STUDIO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 952

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 6 років тому +25

    Xasus Hesstan Hooyodey iyo Aabo Macan Aya dhigaysaan jiraan markan yaraa I still Remember.... walidkey jecelkay sooo maraan maba soo mariin My generation waa Wadadaa ku qulqul .... Legan Hassan aden samatar thanks idile yare sidas uso noola heesaski hore bro

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 2 роки тому +32

    Allha kucaafiyo maalin Chumco ah weeye aan uduceeyno iidle yare
    Oo bilahaan xanuunsanaa🤲🤲

  • @samiasworld3605
    @samiasworld3605 4 роки тому +11

    Ereyadii adeerkay prof Shirwac, heestaan waxa uu ka sameeyay jacaylkii asaga iyo xaaskisa mamo qarad 😍

  • @hogaansan908
    @hogaansan908 5 років тому +148

    Inta 2020 fiirsan doonta like iisaara

  • @caaqilabdiyare4747
    @caaqilabdiyare4747 6 років тому +109

    Ninka ugu dambeyo e daawada hdii ad iga dambeysid fadlan #like ii saar o qof iga dambeyay ina thy muuji 😍😍

  • @ugaaz
    @ugaaz 6 років тому +19

    Hassan Cujeer Saluto 👋🏽 U r the Most Professional Somali Musician Ever.
    Hees aad garaacday oo aan i qancinba waan waayay wlh... iidle Well done 👍🏽 Adigana Eebow.✌🏽

    • @cutiebun566
      @cutiebun566 6 років тому

      Ugaaz Arafat goormad isoo heese adgana bbh

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 6 років тому +20

    Qiimahedii Leedey Qof id Lama Amaano Qalad Looma Heese Qureyshii Hawenkaay 😍
    Iidle Yare
    Abowe Saas Ii Amana Hadii kale lugta Fur 🚶🏻‍♂️🚶🏻‍♂️

  • @naciimahusseincuntomacaan7387
    @naciimahusseincuntomacaan7387 6 років тому +2

    IiDle yare hadii koobaka Somalia labixan lahaa waxaan ku siin lahaan koob dahab ah waad u qalantaa waxaa fanaa buuxa aniga Ahaantey waxaan ahey dakii hore heesah sanka Allah u naxriisto waad keentey iyo hees aad leedahey kuligood nabar 100 waw

  • @ahmedmohamire7268
    @ahmedmohamire7268 2 роки тому +11

    ilaahow caafi iidle yare ❤️❤️ codkiisa mnsha llh 🤲🏽

  • @mariaali677
    @mariaali677 2 роки тому +6

    Allaha ku cafiyo idle yare😢🥺isagoo xanunsan ban dhageysanaya

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 5 місяців тому +2

    Idle the goat 🐐 Abade leysma xaqiro ee bal codkaa qiimeya somaliyey 🇸🇴

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 років тому +1

    *ERAYADII.abdiqadir mohamed shirwac*
    *codkii .xasan aadan samatar*
    *Maaanka iyo maskaxda ma galin dhalinta danbe ayaa hees xasan aadan leeyahay isku dayeysa.... lkn mnsha allah iidle yare heestan si wacan buu u soo qaaday waana faniinta dhalinta yar ee soo nooleyey fankii hore* ❤

  • @ubaxahmed2530
    @ubaxahmed2530 6 років тому +20

    I love him. Best voice Masha’Allah and this is my favorite song ❤️😍

  • @hakimirro9315
    @hakimirro9315 6 років тому +5

    No one can sing this song like Samatar.
    Ma jiro sida qof u heesi karo sida Samatar

  • @israadey405
    @israadey405 6 років тому +37

    Iidle yare hees copy ha qaado lkn heesti meeshede buu dhiga 😍😍

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +7

    Haa hesah Marka copy ku qadan dadka horay u qaday wa inad xustan well done guys
    Qoraxdooo aroorti qeybisay falaraha
    Ama qaanso roobaad ❤️👈
    Hees amaaan iga dheh ❤️

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 6 років тому +8

    Nice bro boqorka fanka danbe king of idle yre god job bro dadkan ku caynaaaya ha ubixin si wdo hawshaada like igu qabta

  • @zamzamosman603
    @zamzamosman603 6 років тому +80

    I swear I fully support this young talented fanan inaba caadi maaha

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 6 років тому +2

    Yaa salaam idle ahyaa fanaan

  • @salmasaid4669
    @salmasaid4669 6 років тому +10

    xidiga kubiiga ku jeclahay Eidle yare😍 inta idle jecel like plz

  • @abdulwahabfarah2517
    @abdulwahabfarah2517 6 років тому +385

    Cawo igu sharfo likes wan in baryaaa tolow balan ayn kugalay...

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 років тому +141

    Wiilkaan hadaan la is xastaayn waa cud fiican yahay heesta yaaleh la iskuma hayo ee qiimee codka

  • @lilazlovebarcelona8051
    @lilazlovebarcelona8051 6 років тому +137

    Ani wa yabe like xaa Lo tugsadaa ani ma ni tugsanayi ee is kardaa hadaa rer magal tihin😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilwaadqurux9099
    @ilwaadqurux9099 4 роки тому +3

    Heesihi hore hadiiba lasoo cusbooneysinayo iidle yare haloo dhibo asaga bartedi dhigaye 😘😘😘😘

  • @ixsaanproduction3503
    @ixsaanproduction3503 3 роки тому +7

    Aad aad iyo aad heestaas adi yaad ugu sharfilahayd like saar hadaad qof ugu sharfaysid

    • @ilays7406
      @ilays7406 3 роки тому

      Idle yare way shidantahy heestani /7/5/2021

  • @abdirahmancaddaawe5981
    @abdirahmancaddaawe5981 6 років тому +55

    Iidle yare fanaan buuxa waye wlhi
    Waan taageera asow heesaha dadow xada 😂😂😂😂

  • @habibaadow4078
    @habibaadow4078 5 років тому +1

    inta fanan soomali ledahy waxan qadan lahaa iidle cod macaan 100% ayuu leeyahy

  • @hibomuqtar5351
    @hibomuqtar5351 6 років тому +2

    Wow axsan cod macan iyo hees kabasiidaran macaanka iidle yare cod ayaa ku dhamaaday

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane9795 6 років тому +33

    Wraa wlhi iidle Fanaan buuxaa tahy nio
    Like 💗 ha iga baqiilina QaraaboH

  • @somgedi
    @somgedi 6 років тому +68

    Libaax laba ma ahaan coppy ha iska ahaate lkn videoclip waxa lala dhiga malahaan aflaanta pic respect ✊ awoowe yaal ❤️

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 років тому +57

    Oooh when I watch iidle yare singing old songs i feel in love 😢😢😢

    • @tayiboogacayte6655
      @tayiboogacayte6655 3 роки тому +1

      Hope u past from feeling but know at least at love 😂

    • @nalkanalka7286
      @nalkanalka7286 2 роки тому +1

      @@tayiboogacayte6655 klolm
      Pl

    • @suldaanfarey4851
      @suldaanfarey4851 2 роки тому

      @@tayiboogacayte6655 ₩· v· 5b\5¥

    • @leilamohamed9314
      @leilamohamed9314 2 роки тому

      @@tayiboogacayte6655lol I am engaged now with my soulmate alhm 💕

  • @zamcheller
    @zamcheller Рік тому +5

    He made the old song sound much better . Magical voice , justice served MashaAllah well done our favorite fanaan Idle Yare .

  • @isroabdullahiloveyouxaliim4060
    @isroabdullahiloveyouxaliim4060 6 років тому +48

    Www iidlahaan jeclaa nice song xasuusinta ayaan kugu jeclahay walee Fanaan qaaliya ayaa tahay ❤💔💙💙💚💖

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 4 роки тому +6

    qofkii 2020 dawanaya heestan 👍👍👍like igu dhacsii awoowe

  • @omermdshakir4110
    @omermdshakir4110 4 роки тому +2

    Xusuusti hesti ku caan baxday Qarad .. xidigi koxda waberi
    Hasen aden samater ... midhihi
    Abdul qadir mhd shirwac.....
    Tarikhda heesta barta intan qabyaalad ku.mashqushen ...
    All were somali talent
    Wxn idinka samalamaya hoyga fanka somaliyedd. Hargaysa hadhwanaag

  • @farahjama9712
    @farahjama9712 6 років тому +1

    Idle yare waa fanaanka badali kara samatar, cigaaal, mooge, dhuule, poqorka codka.

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 років тому +58

    Amazing this guy he has a magic voice wlhyy masha allah he is one in millions ❤❤❤👏👏👏

  • @canabcabdullah8743
    @canabcabdullah8743 5 років тому +7

    iidle yare qosolkagalen iska jeclahy lacala Nairobi hadan imado salanta Ugu horeyso adile kabilaba lkn blz Hees canab ah iisoqad igana ilaali heesihii hore haiguso xadin mid cusub😁❤❤

  • @balqiisahassan9141
    @balqiisahassan9141 6 років тому +2

    Iiidle yare fanaan buuxa💜💜💜

  • @abdirahmanearly6173
    @abdirahmanearly6173 6 років тому +1

    idle lacag Allah siyoo ilen waxu yiri lacag hadu hela fanka wau iskadafa.....anywei nice voice brother

  • @AbdallaTeam
    @AbdallaTeam 6 років тому +74

    Codka:100%
    Music:60%
    Duubista:70%
    Edit:100%
    Labiska:99%

  • @missmohammed4400
    @missmohammed4400 6 років тому +12

    Mansh allah boqorka coodka king 🤴🏿 of voice

  • @aziaayansana3552
    @aziaayansana3552 6 років тому +9

    iidle yare love fanaan

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 6 років тому +1

    dadba leh hestan wa hees hore hadana igu horeysa wuna kabxsady 😄😄😄😄😄 yan laxasdin fankii hore in lanoleyo sunne weye

  • @mahamuudjowle3949
    @mahamuudjowle3949 6 років тому +72

    Wlhi Codwaan kuu qiray Iidle yare

  • @horyaalshariif2951
    @horyaalshariif2951 6 років тому +129

    Codka100%
    Stylka 100%
    Laxank 100%
    Copy ga 100%😂😂😂

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 6 років тому +2

    Waad keentey wlal codkisi weliba waad kabadeseey xasan aadan samater😘😘😘😍😍

  • @sagalubax
    @sagalubax 6 років тому +9

    Heesta aan ugu jeclahay intuu xasan aadan qaaday ❤

  • @salaadaalta1327
    @salaadaalta1327 4 роки тому +10

    Masha alah sxb adbaad ucod ficantahay keep going

  • @quruxleedasomaliwaynfadumo5703
    @quruxleedasomaliwaynfadumo5703 6 років тому +10

    erayada prof shirwac wonderful

  • @fatushmcncadey869
    @fatushmcncadey869 6 років тому +1

    Waxaan ku jeclahay idle yare hees walba uu qaado copy iyo waxay tahayba barteeda ayuu dhigaa ishabaxar thanks mr idle

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 місяці тому

    Qiimaheedi leedee
    Qof mildan lama ammaanoo✔️
    Sida roob qayoodoo
    Saxansaxo qabow laad
    Laabtayda qaadee✔️

  • @sadiaabdi8035
    @sadiaabdi8035 6 років тому +3

    Somali fananka ugu codka mcn idle yare 😍😍😍😍😍😍

  • @dubaaqmedia1925
    @dubaaqmedia1925 6 років тому +10

    dhaman Intii commenting bixisay wad
    mahad
    santihii
    special thanks xasan cujeeri
    iidle Yare
    Dalsan Maxamed
    iqra yarey
    nasiib
    cali

  • @amiinokhalifabdi4942
    @amiinokhalifabdi4942 6 років тому +1

    idle waa axla fanaan oo qarnigaan jiro

  • @roodadhuux1249
    @roodadhuux1249 6 років тому +1

    Iidle yare fanan Somaliyad weye nolow fanankina

  • @axmedomar7771
    @axmedomar7771 6 років тому +210

    ninkaa yar wan taagera cod faseexa ayu leyahay,nimanyahaw hesaha xasan aadan dib u wada cusbonesi ku dheha qodhyo xeraale!

    • @halimoaddan5128
      @halimoaddan5128 6 років тому +2

      axmad omer n ll

    • @sedraaml9701
      @sedraaml9701 5 років тому +1

      axmad omer anigaba sidokale codkiisa wan jclahay iyo muuqiisaba waa qof farax san marwalba smile fcn buu leeyahay

    • @sirali579
      @sirali579 4 роки тому +1

      Bd ma keena hajji ahmed omar😂😂😂😂

    • @museahmedabdirahman5861
      @museahmedabdirahman5861 4 роки тому +1

      Idle yare Fanan an tagero nolaw intay nololi jirto

    • @moha.arlaadi
      @moha.arlaadi 4 роки тому

      Faseex mise sifeex😂😂

  • @bashiirbarre5804
    @bashiirbarre5804 6 років тому +39

    Waaaaaaaaaaaaw cod mcn boqorka cod Ka idle yare

  • @iskufilaninaqaasim2521
    @iskufilaninaqaasim2521 6 років тому +1

    allah allah waah wah axsan yaqey aniga meel ayeey iga taban hestan ex xasan adaan samatar axla cod iyo sarem xasuus badan

  • @issahassan9576
    @issahassan9576 6 років тому +1

    Fanankan yR waa tageraa lkn heestan sharaftoo ugu dheelay hadii aabaha xasan aadan samatar laka soo tago qofka labaad oo keentay waa guuleed axmad cod maa tirahdaa hal hal oo ukeenay guuleed axamad 👏👏👏👏👏👏👏

  • @sucaaddheeman2174
    @sucaaddheeman2174 6 років тому +6

    Jiririco igu kacday 😂 wllhi
    Keep up idle 😍

  • @maxamedsaalax7223
    @maxamedsaalax7223 4 роки тому +3

    Iidle c/dulahi iidle yare good inkasto oo leyahy xusuustii xasan aadan samatar good big bro my sister my bro like iisar😍

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 6 років тому +1

    Idle ninka kaliya fankii hore soo noleeyo pig lovE❤

  • @cabdiraxiincismaandanbi8600
    @cabdiraxiincismaandanbi8600 6 років тому +1

    M.a sxb idle walahiyoo waad hakaajisay alaha kuhagaajiyo

  • @abdikanihajjiabdull859
    @abdikanihajjiabdull859 6 років тому +3

    ani wn ka hely hestn inti ila jirta like IGA dadale hhhe

  • @samarahmed8894
    @samarahmed8894 6 років тому +9

    قريشتي هوينكا I like it

  • @omarshiiqaadan4067
    @omarshiiqaadan4067 5 років тому +1

    Iidle yare sxb kaciil bax waqtigaaga sifcn baan kutageraa
    Codkaaga %100

  • @nasirhussein2816
    @nasirhussein2816 6 років тому +1

    Fanan jirO boqolkii boqol

  • @xaliyepoi7659
    @xaliyepoi7659 3 роки тому +4

    iidle yare LEGEND wakuwata keep Going

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 6 років тому +7

    Wow he gave the song justice well done

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 6 років тому +1

    Heestaan aad baay ku ficantahay Iidle Yare coodkiis iyo waxan ka helay musiga casriga ah.

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 6 років тому +1

    Absolutely Absolutely
    My favorite fanaan Somali
    Adaad baan ayan kakamahad ciliniyaa
    Xasustii samatar

  • @murzijaamac2169
    @murzijaamac2169 6 років тому +9

    Beuitifull voice👏👏👏👏👏

  • @sahusni8008
    @sahusni8008 6 років тому +4

    Download qofka fast firiye oo kaxumaday like hasar0 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому

    Ka daawo HANOOLAATO channel qisada heestani ku timid. Waa qiso aan la dhacay wallaahi Qarad iyo prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac oo ahna abwaanka allifay heestan una allifay marwadiisa Qarad. Jaceyl qiimo leh.❤waaka aynu wada raadineyno dhammaanteen😢♡

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 6 років тому +2

    axYa song iidle yare NoLow sxb

  • @aamino9768
    @aamino9768 6 років тому +4

    Iidle ilove you wallahi

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 6 років тому +3

    Idle yare Boqortoyo cadowga u nolow 💞💞💞💞 💪💪💪💪💪💪

  • @hafzoabdiaziz3667
    @hafzoabdiaziz3667 6 років тому +1

    wlee ninkan eedle yare fanka codkiisa ayuukujogaa iyo quruxdiyo jiniyadihiisa manshalah 1na codkiisa wlee

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 6 років тому +1

    Barteedii waadhigtay libaax aan taagero Eidlo Abdullahi Nuune 👏👏👏👏

  • @zamzam5302
    @zamzam5302 6 років тому +5

    Wwwwww idle yare adaan kuu tagera ku jecliyaa 💗💓❤🌷🌺🌹👈👉☝🖒👆✌

  • @naimaarif5781
    @naimaarif5781 4 роки тому +7

    Love this song 👌🏽🥰

  • @ccasiisoffcial6139
    @ccasiisoffcial6139 2 роки тому +1

    Ale ha caafiyo iidle❤️

  • @maclimdhanasaleebaan3219
    @maclimdhanasaleebaan3219 4 роки тому +2

    Iidle yare inan ayaan udaayey walahay waan ku salamay sxb

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 6 років тому +4

    Si aan caadi ehen ayaa u qaday . Idle dhamaan heesiihii hore kuwooda uga qatarsan no so cusbooneysii .

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 років тому +9

    my favourite song currently

    • @backupdevice2699
      @backupdevice2699 5 років тому

      My mom annoys me with this song so I hate it

  • @mohamedabdi849
    @mohamedabdi849 6 років тому +2

    Cod waa loo dhashaaa iidle libaaaxx

  • @salaadaalta1327
    @salaadaalta1327 3 роки тому +2

    Inta dawaneyso 2021 like ta ha iladafin

  • @bellakiin
    @bellakiin 6 років тому +28

    Aniga maba jecli hees cusub sababta hadda heesaha xusub waa tacbaan sheeko cml waaye ixiii fanaaniintaan cusub ha qaadaano heesihii hore si loo xasuusto markasta iidle yare nice try waa soo dhaweysay go ahead

    • @bashalliqaye4187
      @bashalliqaye4187 5 років тому

      kkkkkkkk wad iga qoslisay wlhy wall. Heesaha cusub waa tacbaan kulahaa kkkkk. Waa runtaa hees majirto hada..

    • @mohamedxassan9147
      @mohamedxassan9147 4 роки тому

      Hhh

  • @ismacilnuur9665
    @ismacilnuur9665 6 років тому +3

    Ninkaan cod waa ku dhamadaay fanaaan ka cod macaan ma arkin balse walaka hees macaan yahay

  • @kikidouloveme2649
    @kikidouloveme2649 5 років тому +1

    Cod mcn iyo qalbi nadiif igu dar sady idle fanan ku garo maleh abti 💖💖🎻🎻

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 6 років тому +2

    Barteda dhigte my lovely fanan😍😍😍😍

  • @zalmanpinuozman8250
    @zalmanpinuozman8250 5 років тому +3

    Iidle yare hdn ku arko IiDaadi zoo Xazuuzta Kitapka
    ✔✔✔✔✔✔✔🇸🇴idiN ku fnh zhant zomalia

  • @qadarxasan3422
    @qadarxasan3422 5 років тому +6

    waan idinsalaamay inta daawanweysa 2019 fadlan like iisaara

  • @kingofsoomaalia8310
    @kingofsoomaalia8310 5 років тому +1

    Masha allh iidle Yare waad cod macaan tahay my nice horey u soco in badan l raspect you

  • @aminawordaabdi2666
    @aminawordaabdi2666 6 років тому +1

    Heesta waaqatr masha allh fananka idle allaha deysto en heesto qoral mala helaa plz wn ubahanhy wey iso jidaty

  • @mowfarah252
    @mowfarah252 6 років тому +4

    Idle yare he is legend broo

  • @ahmeddhagane2547
    @ahmeddhagane2547 6 років тому +2

    well done Idle.Heesihii hore aan kugu ogahay.. heeso waa kuwii hore waxa kale ufffff....

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 5 років тому +1

    Heesta waxes Alifay...Abdulqadir Mohamed Shirwac(high school History&GeographyTeacher)...waxaa looqaaday oo kadibne Xaaskiisa noqotay Marwadiisa(Qarad Haji Cilmi) waxaa uu udhiibay saaxiibkiisa(H.A.Samatar oo markaa Fresh ahay) ....Haddane Mr. Eidle yare waa kufiicanyahay

  • @adnanhaji1422
    @adnanhaji1422 6 років тому +3

    aflaanta Sami cade One love❤❤