IIDLE YARE | HAKABA BINAANSHEE | XUSUUSTII XASAN ADAN SAMATAR 2022 By AFLAANTA STUDIO NAIROBI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 10 місяців тому +8

    Walaahi heestan waan jecelahay lkn waxaan kafahmaa uun mabadbaadiyaa af maxay weeye heestu ilmaadeerayaal
    ..... from Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️
    FG. Marabo inaan cid ku xadgudbo heestooda hadii xumaan iiga argtaan iga raali ahaada anigaa ninxunee igu qaata jaarkiiyoow ilmaadeerayaal Thanks 🙏 big respect ❤

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 11 місяців тому +6

    Hestan wanjeclhy se ma fahmayo hes iyo badh weye from hargysa ❤

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 10 місяців тому +1

      Walaahi sxp aniguba mabadbaadiyaa kafahmayaa Walaahi waan jeclahay heestane afcanfari miyaa heestu
      ..... from Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics Рік тому +10

    Mi city HAKABO🇦🇿🙏💪

  • @miyaashyare1391
    @miyaashyare1391 Місяць тому

    Best song in raxweyn❤💯

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 2 роки тому +10

    Ilahow idle heesahaaa wax kale oguu bedel

  • @AbdimuhumedB
    @AbdimuhumedB 2 роки тому +22

    wll xanun waad somarteee Alle xaduu cafimaad kusiyee waxa ficineed inaa Allah ku xamdisoo oo Xesta aad iskadaftoo

    • @cumarsalaad4989
      @cumarsalaad4989 2 роки тому

      Heestaa horeysay wll

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 Рік тому +3

      Adiga kalaay waxo cuno sii 😔iidle waa nin salada ka tagin fanka ilmo ku korsada!!

    • @AbdimuhumedB
      @AbdimuhumedB Рік тому

      @@naaneey6476 Irzaqada ilahay Ayan sinaya lkn fanka wa xaraan

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 Рік тому

      @@AbdimuhumedB adaa xaram ah!!

    • @AbdimuhumedB
      @AbdimuhumedB Рік тому

      Adabu Ni dhahabu kuwa na Adabu mpumbavu

  • @daacadstudio8438
    @daacadstudio8438 Рік тому +11

    Best of maay song

  • @mujaahidgeesi9514
    @mujaahidgeesi9514 2 місяці тому

    My language and my home buuur _Hakaba😮

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 2 роки тому +5

    Makulawatey makulawatey makulawatey makulawatey makulawatey makulawatey....alle hakamadoweyo fanka

  • @abdisamatabdinasirfolley8835
    @abdisamatabdinasirfolley8835 Рік тому +3

    Walaalkay idle cabdullahi Nune wan kusallamaaya marka xore adeerow waxan ahaay walaalka waxan kacodsanaaya ina gabii ahaan bo fanaanka iska bahdo waaye sabaaba badaan ogeed waad ogtahaay waxii xanuun aad somartaay waxan kujiire dadka kaaqeb qataay lolaalaha hadii walaalow fanaan iska baah.
    Garsiiiya iidle yare please Share 🙏

  • @queendm1317
    @queendm1317 10 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊 thank you

  • @AhmedIsmail-qm9rb
    @AhmedIsmail-qm9rb 10 місяців тому +1

    Idle yare iyo maymay

  • @genyamohamed3678
    @genyamohamed3678 2 роки тому +3

    Mashaallah walashee mcn 💗💗💗

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 Рік тому +2

    mashaallah lkn heesta dhamays tir .....cod hallaasi ah baad leedahay dhab ahaantii erayadii Sahal macalin Ciise

  • @abdiazizedinko2453
    @abdiazizedinko2453 2 роки тому +2

    Hambalyo

  • @khadraquuen7182
    @khadraquuen7182 2 роки тому +3

    Meshad alle baryii lahed mad hada hees kuso labatee

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 2 роки тому +1

    Great brother

  • @mubashirchannel592
    @mubashirchannel592 2 роки тому +1

    Sxp casinimo joji

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 10 місяців тому +1

    Heesta wuu qaldey 😂 fiidley batee bushu laan kortee isgoow badanaa waaye😂

  • @anabibrahim7095
    @anabibrahim7095 2 роки тому +3

    😘😘😘😘

  • @abdirahmanabdullahi
    @abdirahmanabdullahi 2 роки тому +1

    Qolo xishoonaysa hadana Raba inay tuntaan kuwan arooska ah

  • @issackahmed1409
    @issackahmed1409 2 роки тому +3

    Creat

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 роки тому +1

    ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 роки тому +5

    *Lan wiin ma booraaw*
    *Beenaa ogaadee*
    *Ilintee baroorshee*
    *Biyo haan in dareertee*

    • @sacadhassan2854
      @sacadhassan2854 2 роки тому

      Ilintey Baroodshay
      Maaha baroorshee ....
      Afka soo baro kkk

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 роки тому +1

      Widaay, ey baraasa Afmaay? Ha barooy dooga.

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 Рік тому

      @@waryaawariiri1812 pls heestaan waajeclahay iisheeg

  • @jumaana1237
    @jumaana1237 2 роки тому +1

    ❤❤❤🥰🥰

  • @feisalaweisali421
    @feisalaweisali421 6 місяців тому

    Isgow badna muxu kubedely hhhh ereyo jeebkisa ahbu kudarsade 😂

  • @farhiyaissackibrahim656
    @farhiyaissackibrahim656 Рік тому +1

    💋💋💋💋💋💞💞

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 роки тому +2

    Hhhhhhh😂😂 afka ku hdlso mafahmiin

  • @MWALIMU_GURACHA_MEDIA
    @MWALIMU_GURACHA_MEDIA 2 роки тому +3

    Aff abtigey miya Raxwiyn

  • @farxiyocilmi4778
    @farxiyocilmi4778 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️💔💔💔🙏🙏🌷🌷