DAGAALKA SAGAL SOMALI IYO SUCDI OO QABIIL ISKU BADALAYA, LISKUNA DHAMAAN RABO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 49

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  15 днів тому +6

    ua-cam.com/video/qu3x40VomeE/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA WAAD IGALA SOCON KARTAA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

    • @IstaahilMaxamed-s4o
      @IstaahilMaxamed-s4o 14 днів тому +2

      Asc mama sethy shegada luul xage ku danbey❤mama love you 😍

  • @rahmohussein3062
    @rahmohussein3062 14 днів тому

    xaqa inaad uhadasho waa wax fiican guuleeso wllo

  • @madinaosman811
    @madinaosman811 14 днів тому

    Maansha Allaah

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 14 днів тому +2

    Nacimo horay u soco my sister kula mid ahay wixi qaldan dhinac loga so jesana qabil wax u yahay malaha ❤❤❤

  • @user-yv9rr4iy2h
    @user-yv9rr4iy2h 14 днів тому

    Masha Allah magaca hoyadey aya wadataa habo hadane xajigada Mohamed la dhaha ani abaheyna Mohamed aaa ladhaha masha Allah keep going hbo❤

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 14 днів тому +2

    Asc abayo Nacima, ilaahey swt xaqa kama xishoodo xaqa kahadal, ilaahaa cabsi kugu leh, horay usoco adoo kale alle ha badiyo bulshada wey u baahan tahay wacyi gelintada🌹

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 15 днів тому +4

    Asc wrwb naciima nalka iyo akhyaarta kale. Horta aniga sagal iyo sucdi dagaalkooda ma wada fiirsan lakin sagal waxan ku nacay cayda bila xadka ah😡subxanallah ma jecli dadka caytama oo wax walba iska dhaha. Naciima waxad ka hadasho wa waxad kaso fiirsatay ee hore u soco👏👏👏👏❤️🌹❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @user-fk7iq4ew6l
    @user-fk7iq4ew6l 14 днів тому +1

    Asc naciimo mashaallah dacaatahay naciimo fariidey alaha kubarakeyo aduun inyo aqiro aduga iyo familkada

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 14 днів тому +3

    Waa loo jeedaa sagal in ay qaldanthy lkn soomaalida qabiil baa qaadey

  • @nimo5432
    @nimo5432 14 днів тому +2

    Waad saxan tahay walal ❤❤❤❤

  • @ShamsaQassim
    @ShamsaQassim 14 днів тому +2

    Asc nicimo Masha Allah runta ayaa kahadashey habargidir aniga ayaa kugarabtagan horey usoco

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 15 днів тому +5

    Sagal inay dulmi wado cunuga xalay dhashay aya arkaya . Ilaahay baa naa dilayee runta sheegayna

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 11 днів тому

    Mashallah xaqa laga ma lexdo

  • @nimo5432
    @nimo5432 14 днів тому +2

    Aniga Aabahayna waa Dir Hooyadayna waa Sacad hadana ma aqoon Sucdi Qabiiilkeeda Dagaalkoodaa iigu horeeyay lkn Sagal Suraan ahay video yadeedaanka arkay
    Sagal mahayn Dadku wuu isqabtaaye Saas las kuma caayo

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 14 днів тому

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 15 днів тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh Masha allhhh ❤❤❤

  • @hanahassanali9108
    @hanahassanali9108 14 днів тому +2

    Walaal xaqa ka hadal mar walba cidna haw jojin

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 15 днів тому +3

    Masha Allaah Abayo keep going You Are right ❤❤❤

  • @aaminaahaaminaah5507
    @aaminaahaaminaah5507 14 днів тому

    Waa sax hadalkaaga qabiil in lacaayo waa ceeb

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 14 днів тому

    Thanks sister ❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 14 днів тому +1

    Absolutely 💯 sucdi waan aaminay qabiil waxba ma iga galin waa gabar soomaaliyeed

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 14 днів тому +1

    Waa sida aad u aragtay sagal dadka dhan aya arken qaladkeda waxa usii dheer kibir subxanallaah marba qofka hadanan la ceshan karin isagana usan ilaahey ka xishoneyn waa xadgudba marka sagal waa xadgudubtay xaqa alaha na tuso waa ka naxay sida ay u dhaqantay

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 14 днів тому

    Maashaa allaah❤

  • @IstaahilMaxamed-s4o
    @IstaahilMaxamed-s4o 14 днів тому +1

    Asc mama naciimo sethy shegada luul xage ku danbay❤mama love you 😍

  • @misshkiinmisshkiin3278
    @misshkiinmisshkiin3278 14 днів тому

    You are good sister. Allah ha isku dumo qalbiyada dadka wax iskuvqaba.

  • @qajo9403
    @qajo9403 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 15 днів тому +2

    Manshaallah alxamduillah dab naag shido qatar waaye ninka qabo ma ceshen karo aduunka manta naagaha taliyo saas la arkay

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 14 днів тому +1

    😂dad waxaan aragnay sucdi qaladki dhakada kasaray o sagal na dificaya calashan waji aqoon dartiis subxanalaaah

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 14 днів тому +1

    Naciima Cayda iyo Afxumada waa wax Qofku kala yimaado Gurigii uu kusoo koray Illaahay Varabkeena Dadka Islaameed ka nabad geliyo iyaga Shartooda hanagaga filaado

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 14 днів тому +2

    Naciimo Soomaali, hadii ay dulmiga iyo xaqa ka hadlaayaan oo qofki gardaran qabanaayaan. Horumar aduun iyo mid aakhiro ayey gaari lahayeen kadeed aduunyo kuma jiri lahayn.

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l 14 днів тому

    الله يحميك من كل شر

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 14 днів тому

    Waa sax

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 13 днів тому

    Sax

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 14 днів тому +2

    Sagal waa naag aad uafdheer oo aad uakhlaaq xun oo saaid ucay badan marar badan baa arkay iyadoo caytamaysa

  • @ardoisse3486
    @ardoisse3486 14 днів тому

    Naciima xaqadkahadashay waamahadsantahay

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 15 днів тому +1

    Sagal waxeeda wa ka dareey horta af dheerida ku nacaye ma shiixdo waaye marki la duubayo flimka xata ma aha qof degan quran inla saro ay rabta qoftas

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 14 днів тому

    Maansha allah nimco waxaa tahy wax garad
    Qofka waxaa akhlaaqdiisa soo saara diinta xishoodkiisa
    Xaqiiqdii qofka markuu jaahil yahy oo hadane lacg leeyahy waa xayawaan oo kle waxy rabtey iney ku gumeysto lkn ilaahy waa caadil xaqa wuu soo saaraa

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 15 днів тому

    LABAADII ISKU DHAACDO WAA LAGA DHAAX FAIDESANA DAADKA XUNXUN AYAA BAATEEY

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 15 днів тому

    Naagtan wejiga cad oo isfiiqday uma begin Nimcoy wakumahadsantahay inad xaqa uhiiliso qabiil iyo qabyaalad waa waxa dalkeni naga dumiyay

  • @Aminadayax
    @Aminadayax 14 днів тому

    Waxaan waa laysla ogyahay naciima yeyku danbaajin

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 14 днів тому +1

      Dadka ay naciimo ay ka hadlooyso ayaa ka mid tahay😮😢 subhanallah wax laysla ogyahay ma jiran dagalka wuu jiraa. Nacimo qabiil ma necbo ee runta ayeey sheegtaa xitaa aniga dad qabiilkeyga ka soo jeedo way karbashtaa😂😂 mana ooga xumi maxaa yeelay xuman ayeey ka aragtay mana ka xigo ha karbashto wixii qaldan oo dulmi wado❤ well done Nacima horey u soco sister❤❤❤

  • @marshalbenjamin
    @marshalbenjamin 14 днів тому

    wan qoslay waalahi nin ba iqaba miyay tiri 😂🤣 jarer ba ku qaba ee nin kuma qaabo taakale subcribe uma saaro dadka bila aqliga aado kaaale eee ku mashqula jaahilin adookale waasucdi iyo sagal iyo nicmma jarer wa sadex jaahil🤣😂🤣

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 13 днів тому

      Subxnallh wllo qalbigaagu wasaq badanaa illhy ka cabso jarer ku lahaa jareerku bini Adam maha miyaa illhy ka cabso wllo

    • @marshalbenjamin
      @marshalbenjamin 13 днів тому

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq wa bini-adam jarertu sida nacima jarer lakin ilaahay wuxu jarerta u aburay si an folxumada bini-adamka u ogaano sida uu ilaahay curyaminta u aburay si bini-adamku ugu taamilo qaato